asc walal aad baad u mahadsantihiin in aad noo soo deysan filimaan wacyi gelin ah oo ku saabsan waxa dalka ka dhaca ah xagna mada daalo ah waxtar wayn bay noo te qolyaha yaga dalka ka maqan ee qurbo joogta ah waan jeclahay musasal kiina ama filimaantiina i like your flims to you oll you are best in somali land contry
#guroow bro plse and plse adoo ilaalinaaya diinteena adoo ilaalinaaya dhaqankeena hablaha ruwaayada kula jilaya kadaa gacantada aabad tahay caruur dhalay ma jeclid in hablahaaga nin sidaa yeelo kaaga daran ruwaayadahaga dad yaryar iyo dad waaweynba dawaanaya youtuberskana far kastoo ay qaadan waa la daawanaya sumcadaaduna wxy ku jirtaa gacmahaaga iyo dhaqankaga🙏🏼 #jooji wixii diintena lid ku ah🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
Halka soo galad alsxabta
Wow legeng
Ismacil cabdillahi cali guri barwaaqo
Ale haku sharfo sxb ✅
Guri Barwaaqo Subscribe ii Saar pro
ismaail Apdilahi guri barwaaqo legend ❤
Gurey ku wataa sxp🌎💖👍
Waxkastoo macan waxa ka macan Hadalka allah hadaa igu Raacsanthy like isaar wlle _/_Allah dartiisna subiscaribe igu sar
Xishod xujada kala tag dadka
First one from laascnod love ku.ha dhargo😃❤
Viiv lascoond
Asc zxp
maJaajilayste kaa wayn maJiro manta GuroW hore u socoH ❤️❤️
Calihhhhhhh
Caan Caan Dhalay Qosolka iga Dhameysay Walaahi 😁😁kkkk
Guri barwaaqo and seydhiye cadawgu darajada hawaayo niow 👊🏻❤
Wxn Ahay ninkii ugu Horeeyey ee like saarey Haduu kusoo Gadho massage kaygu Haka bixin odoon like igu tixin🤜🖐🏻
Warya ninkasi mukhtar miyanu aheyn 😹👍
@@abdeek_.othman waa isagiiYe iwrn mazuuL🤣🤣
HADAD ADOO AMUSAN COMANT AKHRINAYSO LIKE ISAAR 😍
Hhhhh😀😀😀walahi wa riwayad asala z p gurow keeep going pro
Guri Barwaaqo Gabadhu Sheeko Reer Xamarka way kugu Fahantee Sheeko Jabuuti u Saar 👍👍👍
Alle hadafkaaga iyo ula jeedkaaga haku rumeeyo waliba 24 saac gudahood ee like+subscribe iisaara wax weyn maaha mahadsanid.
Astaqfurulaq😂😂
asc walal aad baad u mahadsantihiin in aad noo soo deysan filimaan wacyi gelin ah oo ku saabsan waxa dalka ka dhaca ah xagna mada daalo ah waxtar wayn bay noo te qolyaha yaga dalka ka maqan ee qurbo joogta ah waan jeclahay musasal kiina ama filimaantiina i like your flims to you oll you are best in somali land contry
Wr adeer Gurow wa anıgııye ayeydaa la gubyee love ka yare cas iga saar neo no.1
Foosiya ninkeedo maanta pin igu qabo.🙋♂️😂
GURI NIO VIDEOGA KAN XIGA WAA INAAD CIMAAMADA ISOOSAARTAAAH🤴🤣🤣DARWISHNA WAAN AHY PRO
Inta ka xun Ina la dhibo oromda like I sar😊
Qaybtan Beerkaa i Xanuunay wlhi Qosol Dartii😂😂😂😂😂
Wlhi zhp gureeeyow ruunti waaxad nin funny ah waan suugi layahay next story.
Cood saad uu badshay kaa helaay markaay timid inaanti aad romantic baraysay 🤣
🤣🤣🤣🤣🤣 inta fahansan in guri barwaqo koodh suitkisi loo kenay dhac like ta
Inta ilaa part 1 iyo ilaa part 10 lasocotay filimka Araweelo Ha ismuujiyaan All my people
kkkkk inti donaysay inay marqudha fashilanto like
hmmmmm Guri parwaaqo team 😄😄😂😂 wlhi meel mcn ayuu marayaa taxanuhu waxaan sugnaaba waaa part 11 .. Nagazoo dadaji Gurow zhp 😂😂
Kkkkkk wlhy guray madaxaan ku sitaaa wleee inankii imanada
Keeping go brother
kkkk kulaha ila mushqusha ayaan duubnahay keep goin guri vs saydhiye iyo sidoo kle asxbta kale ee qayb ka ah filmka
from Djibouti
Guri barwaaq0.. wllee.waku taagera😍👌
Guray wn ku taageernaa Gar io Gardaba you deserve keep giong pro👍👍👍
Kkkk guri barwaqo qosol manta keep going leggend 😅😅😅
House Barawqo😂😂😂😂😂😂
Cida dawanaysa 2021_😎 please liketa isara
Keep going wllkay ismacil ❤
7:00 "haa kama reebto" guri barwaaqo waan kuwataa libaax 😂😂
IzmaciL abdiLaHi caLi GuRi BarwaaQO BiG LeNGEnD 🥰🥰👌
Guri barwaaqo wllhi funny taageero wacan kuu ahay gurayow
Guribarwaaqo kkkkkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ar zxp manta Cimaada Igu tuura Allaan idinku dharshee 100 like igaadh siiya
Xalqadii ugu macaanayd buu marayaa walahi keep going
Wlhi the best one so far
Guri barwaaqo waxba lagama qaban karo iyo cali oromoba😂😂😂
Guri brwqo jiro oo joog zhp ku wataa adiga zaydhiye zhp hore usocda zhp 🖑✌
First person saydhiye wata yaa igu raacsan like isaara
Ahahah waa iga qosol siisen wlhi😂😆wan ka helay riwaayadan soo dhakhasad
Guri barwaaqo waad iga qoslisay hore u soco
Keep going suhayb saanjo cabdikariin sadhiye guray
Wallaahi Ali Oromo waa funny 😆 😄 🤣 😂
😂😂😂😂😂😀😀 guri barwaaqo oo yaaban maanta ayaan arkay kulahaa mahamed abdul qaadir ayaan garaacay walahi waan qosly bro salan sare
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣waar ma boqol bay ka cuntay 🤣Ragbaa markab ka degaaye iyo siduu hadalka u bedelay wlhy so funny🤣
Alloow yaanay haween noo tashan😀😀
Wlhi mr guri barwaaqo waa runta kulaha gabadha ayaa daacad ah ku fara adayg wlhi xasuus ayan xasuustey sln sare from Columbus ohio
Am one wllhi 12 second omg ❤👑
Msha ala adban idin tegara guri
😂😂😂😂😂😂😂
Amina i arkaay iqariyaayba ku xigta way fashilantay maanta
USMACIIL ABDULHI CALI ALHA KU DAYO TAGERE JUUXA ZAYDHIYENA HAKA REEPIN
Wad ku salamay suldaan guri barwaaqo
Kusoco House barwaqo eheheh Diigadada Iga qabso ana Digayga kaa qabsanaye🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Guray tii Qabsaty ban la Yaaby😂😂😂😂
Guray bro qosol baad isku celicelinaye😆😆😆
laaillaaha ilallaah guribarwaaqo maanta wadhibaa karaacady markuu arky jacaylkiisii walaahy waaflim xiisoleh noogusoodhakhso gury xalqada xigta
Guro zxp waad nagu raagtay maanta
Yeeelo
Walaale janalkeeyga soo booqo🙏🙏🙏🙏🙏
WAAN WADA SUGAYNAY GURAYOOOW❤❤
😂😂😂😂😂😂 walaHi maanta beer casaad😂😂😂
Maasha allah horumar wanaagsan walaalaheey
Nio heedhe imika aamini lcgta ma sidanby u jeceshy mize waa peen 150 uruursato😂😂
Waa qosol riwayadaan ninkan oromada matalaya riwayada sii macaaneeyay
Zanjo or Ali orom الله يحفطك اخي
😍first person
Hhh
Hhhhhhh
Goood my sis
QOFKII SADDEXAAD WEEYE LIKE IIS AAR ILAAHAY DARTII
Tuugsiga jooji nacaladyay
Mr.Guri barwaqo and Mr.sidhiye tagero buxa
Wadadkii baa soo qaracaaya😂😂
Kulha ma digag banu nahay guray barwaqo umadena maaha🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ninkii guri barwaaqo balaayo ayuu qoorta la galey 😂😂
#guroow bro
plse and plse
adoo ilaalinaaya diinteena adoo ilaalinaaya dhaqankeena hablaha ruwaayada kula jilaya kadaa gacantada
aabad tahay caruur dhalay
ma jeclid in hablahaaga nin sidaa yeelo
kaaga daran ruwaayadahaga dad yaryar iyo dad waaweynba dawaanaya
youtuberskana far kastoo ay qaadan waa la daawanaya
sumcadaaduna wxy ku jirtaa gacmahaaga iyo dhaqankaga🙏🏼
#jooji wixii diintena lid ku ah🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
guribarwaaqoy filmkan waa kii ugu macaana walee filmskani hindi iyo turkiba meel buu saaray sxb
GuRi Barwaaqo ma jaajilayzTaha KaliyEe iga Qosliya tEeGeero buuxda keep going
🤣🤣🤣🤣🤣🤣Allah beerka ma noooli mrkii gbdha timid gurey wuu is badaley hhhhhhh macowyahay kullh 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣inta u danbeysa uqosol bdb 😢🤣🤣🤣
Kkkkk qoslay🤣😂
GuraYoow bacawyoow qosol lee hanagu dilin bacawyow 😁😁😅😅😅😅😅😅😅
Asxaabay barnaamidkiina qalalaadka baan ka helaaye INOO soo daawa aniga iyo intii taageerta
Siduu isu gurda raaciyey guri barwaqo narkuu atkay sxbadii reerxamarka jeclayd hhhhhhhhh so funny
Guraw pro waanu kaa haynaa
Guri Barwaaqo ❤️😎❤️💯💯
GURUGII MAYDAAN DHISANAYN 😂
I can't wait part11
Barawe iyo jubada-dhexe 🤣🤣🤣🤣
Guray kula hayaa taa sheekada libaaxa jecel 😄😄😄😄😄😄
First view☺
😅😅way igu socotaaH
Anaa u horeeya😂
Keep going zhp guri vs saydhiye
Fidnimo ragii lacagta ka dhamaysay😂😂
Guroow filimkaani wlhy waa mid cajiib ah uultumada filimka noosoo dhawee abti
Waa like I saara
Guru barwaqo kutagera bilhi fni mathy Dee hory usoco
Waaaw mashaa allah sidan u sugayey
Keep going team Gbtv lkn caruurna way ku dawadne guroow hadalda qaar cagta u dhig ✌️
Guri barwaqo iyo seydhiye filimada waan la soconayee la soo dheereya wlalayaal inkasto dunidu iska hawl badantay hdana waxkasta idinku qadate also dhakhsada 🖐️
Shekada qaybta ormada ee lacagta laga cunay anay iga hadlaysa😃😃😃😃😃
Op walaalka wayn zee layay nooh poowe
Wallhi cajiib weye ruwayadani dhaman jilayashu wa wada dad diyarsan m.a
Inta samaha jecel like saara
Fashiluu guray iyo amina 😍🤭🤭🤭🤭🤭
Guray wlhi riwaayadu meelay ku dhamanayso garan maaYo
First view
Guri barwaaqo inta taa geerta like saara 😜😜😜💯💯✍