SHOWGII ABDULQADIR JUBA IYO MINNEAPOLS FULL DAAWO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Abdulqadir Juba Midnimo
    Midnimo Features Multi-week Residencies with Somali artists from Minnesota and around the world

КОМЕНТАРІ • 304

  • @luulhusseinlatiish5520
    @luulhusseinlatiish5520 7 років тому +88

    nasab iga aamusi horta ciyaalkan playback nagudilay
    big legend juba👍👍

    • @Ramdelfalcao2024
      @Ramdelfalcao2024 5 років тому +2

      luul Hussein latiish 😂😂😂😂😂

    • @mohamedmuse369
      @mohamedmuse369 5 років тому +3

      luul kkkkk Haa wlhi

    • @ibrahimabdulle8206
      @ibrahimabdulle8206 3 роки тому +1

      😆💘 😆

    • @muscabyare
      @muscabyare 2 роки тому +3

      Weliba waxaa kaga sii daran musica waxaa tumaya Waa cadaan siduu ila haysta caadi mahan wuu ku baashaalay

  • @anisamohamed9284
    @anisamohamed9284 5 років тому +10

    Juba waxaad u egtahay 20 jir waa dacafnimada dadnimadaada wadaninimadada intaasba waa waxaad la ifeyso aduun iyo aakhiraba janonku waar .. markaad emotional noqotay waan KU dareemay bilad dahab oo share iyo wadaninimo KU dheehan nooooloooow. Nasabnimo KU dhimo juba nooloool. Waxaan KU duceystaa inaan wadanka KU kulanno kuligeena in Sha ALAH.

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 8 років тому +58

    Jubba fanaan Qaran....nooloow. Cashar wuxuu siiyey fananiinta da'da yar ee een arag wali iyadoo live loo heesayo. Dhanka kalana wuxuu tusay waxay soomaalinimadu tahay. mahadsanid.

  • @ayaandiiriye8113
    @ayaandiiriye8113 5 років тому +15

    Qiiiro ayaan dareemay ooooohay somali 😭😭😭😭😭

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 6 років тому +24

    muuqaal aan daawado ka qurux badan wali ima soomarin. Juba Fanan Qaran nooloow👏👏✔

  • @abdulkariimmohamed9392
    @abdulkariimmohamed9392 3 роки тому +19

    Inta kusoo caajistay dhageysiga Al-fanaan socdaal farta taaga ☝️ 😀

  • @youngmoha5759
    @youngmoha5759 5 років тому +14

    Macalin Wax Laga Barto ayaa tahay Legend Abdikadir Macalin Omar Yusuf Jubba

    • @maryamakeyf5847
      @maryamakeyf5847 2 роки тому

      Boqortoyo jir oo joog sidaad magaciisa u weyneysay Allah ku sharfo dadkan aqoon uma lahan jubba lagend🥰❣️💕

  • @aishaabdullahi105
    @aishaabdullahi105 4 роки тому +5

    Playpack dadki ku heesaye khamiis ayaa la quusta wlhi abdikadir juba waqti walba waa libaax un❤❤❤❤❤❤

  • @abdiqanicade1736
    @abdiqanicade1736 7 років тому +19

    The only one fanaan Aan tageero wllhi mixed bay baratee waatane Caano ka dhan legend juba we luv so much

  • @gamayare2767
    @gamayare2767 6 років тому +5

    Wa fanan dhankasta ka dhamaystiran oo is huba waliba live Ka aya wax wax walba cadayn u ah
    Jecela dowlad nimo fanan qaran #juba_somali_fanan❤️❤️❤️🇸🇴❤️❤️❤️

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 роки тому +2

    Aderkey rabi cod waa siiye Alle Waxan uga baryaaya Inu Cimriga Cafimad ugu Daro Abdulkadir mocalim jubba ❤️❤️🩸🩸🩸

  • @ayaandiiriye8113
    @ayaandiiriye8113 5 років тому +7

    Ooooooof oooooof wax iifarxd in cadan tumayan music somaliyeed iyo heeeso somaliyeed juba taaageeero number one leng 💐💐💐💐

  • @mohamedcabdulahi6975
    @mohamedcabdulahi6975 8 років тому +19

    fanaan Qaali ah fanaan somaalinimada kuweytahay fanaaan wadani ah fanaan taageero u ahay

  • @abdifatahomar7042
    @abdifatahomar7042 6 років тому +13

    Jubba Denbigaga Allaha Dhafo Qalbiyo Badan Ayaad Dhaqaajisaa Somalia Waa Mid

  • @jihaanjibril6109
    @jihaanjibril6109 8 років тому +51

    Respect al ustad al fanaan JUBA......microphone xidhan oo aay afka hor dhigtay baratay cashar bad u dhigtay fanaaninta hada jirta.

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 7 років тому +4

      Jihaan Jibril Alleylehe cilmul fan baa kuu bilaaban sidaad u garatay ayaan la yaabay. waayadaan dadbaa yiraahda fanaaniin baan nahay. aan masrax toosa soo istaagi karin.oo hal heesba aan korka ka qaban kareen.

    • @somaliaelites2042
      @somaliaelites2042 3 роки тому

      Very true indeed Juba legend

    • @somaliaelites2042
      @somaliaelites2042 3 роки тому

      ua-cam.com/channels/A6zLqZtA2akWC0kBz8oT0w.html

  • @aweysgacalofficial3738
    @aweysgacalofficial3738 4 роки тому +6

    Heests shiribka xitaa cadaanka Ayaa lajabinaayaan qolada musiga jubb nooloow fanaan qaran🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @warsanabdi2086
    @warsanabdi2086 9 місяців тому +2

    Jiilki hooyaday iyo Aabahay la kacameen anu maanta so gaadhay Alhamdulilah illahayow cimriga cibaadada iyo cafimadka no barakee

  • @ultimatetelevision723
    @ultimatetelevision723 2 місяці тому +1

    That is my little boy hoobalada waaberi Somalia God help you forever ever

  • @Abdisharoobe
    @Abdisharoobe 8 років тому +25

    Wadani Dhab Ah Legend Welcome back Dad Waa Dad kii Hore Heesana Kuwii Hore

  • @dimplekhadijah2593
    @dimplekhadijah2593 7 років тому +18

    1900 kala hadki u jiray una hesi jiray and still he looks young masha allH

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 роки тому +6

    Muuqalku Qaalisanaa kunjeer hadan kusoo ceshto kama daalo dadka Fanaaninta isku sheegin wx kabarta Juba😚😍Juba Fanan Qaaliya💖

  • @PrettyiinPurple
    @PrettyiinPurple 6 років тому +22

    The most handsome somali man ever lived 💜Jubba 💜

  • @TUSMEYN
    @TUSMEYN Рік тому +3

    İ will not trust if someone says " i watched this video without having goosebumps. " Abdulkadir Juba is one of the finest. Historical play👏

    • @moe895
      @moe895 Рік тому +1

      Yeah he's one of the best especially heestiisa dalkeena oo cabdulqaadir Juba ee daawo dacalada that song never got old😍🥰🥰👏👏👏

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 4 роки тому +9

    I was there one of the best live music ever..felt like I was Curubo or tiyatarkii

  • @mariamufs2023
    @mariamufs2023 6 років тому +8

    Markaan seexdo on kaco qalbigeygad surantee si kalente how qabin caadi maaha 😍😍 juba cumri iyo cafimad ku waar insha allah inta dambo wadaniyada ku dheehneed waan kula dareenay wlhi

  • @suldamahmed1040
    @suldamahmed1040 7 років тому +7

    fanaan sidas haka ahado 👍axsan alfanaan jubba

  • @ainabcadeey
    @ainabcadeey 8 років тому +14

    Jubba 4ever 💕 talent Instruments player😍😍

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 5 років тому +4

    in U waddani dhab ah Yahay Jubba hadalkiisa Qiiradaleh ka daremeysa Nolow Adeer 🌹🌹🌹🌹🌹👏👏👏❤

  • @eyni1994
    @eyni1994 8 років тому +17

    Liban wareysi kasoo qaad jubba wadani dhab ah ❤️🔥

  • @maxamedfowzi3720
    @maxamedfowzi3720 5 років тому +3

    Shan iyo tobansanno ayaan difooso u ahay.dabcan wey jiraan kuwo iga waqti dheer caruurteyda waan uga sheekeen doonaa.
    Fanaan mugga weyn ee wadiniga ah.allow cimrigiisa ubarakeey

  • @maxamudliiban1795
    @maxamudliiban1795 8 років тому +3

    juba abwaanada waa siduu u sheegay Lkn Xasan ganey wuxu yidhi xaga baadiyaha malaha dhaqanka kaga haboonayd in uu ereyga hore u waayay laga yaabee Legend juba

  • @abdirashidmursal8586
    @abdirashidmursal8586 7 років тому +32

    shanta somaliyeed aloow isku keen amiin

  • @teamwaayaab4602
    @teamwaayaab4602 5 років тому +6

    Ilmaha sanadan socdaan mawa tagnankaran intaan kkkkkk juba caadi maaha masha allah

  • @salmahassan423
    @salmahassan423 8 років тому +9

    Wadani dhab ah Alow noo daa .LOVE U JUBA

  • @zuhaypzacad2261
    @zuhaypzacad2261 6 років тому +3

    Ciyaal play back makrafonka daminayo ayu fariin wacan udiray walee somalida qarnigan jogta wax latirsan karo ama garo jubba walee wana la helaynin nolow boqorka codka😍😍😍😍😍

  • @nuurtohassan8524
    @nuurtohassan8524 5 років тому +5

    Big legend juba jecliyaa fanaan laba ma ahan❤❤

  • @ahmedhajji8456
    @ahmedhajji8456 4 роки тому +3

    20/11/19 the hero Abdulkadir macli cumr juba makarafon dansan qof kuqaylinaya fanan makushegikrnaa ader wax la imada ciyaal hada

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 3 місяці тому

    Great song hesaha jeclahay ka mid tahay safar ban u baxaya sibiq ba igu galay sahalna wa uso noqon

  • @xeefogerrard6055
    @xeefogerrard6055 7 років тому +2

    He is really legend Juba Dadkii Hore Iyo Dadka Maanta Isku Garaad Maaha Rag Wa Ragii Hore One of the best our legends Ilaahayow sida Cabdiqaadir Jubba da'da naga dhaaf. Xitaa ilig kama dhacin. Long life Fanan Kuma Odhan Karo Waayo Dadka Maanta FanaANiin Aakhiro Saman Qaar Aan U Bixiyay Ayaa Magici Fanaan Dilay Ee waxan Ku odhanaya Dadkii Hore

    • @nasraabdullahi2569
      @nasraabdullahi2569 2 роки тому +2

      Maxa Waxa uheysata 70 jir businka kuwi fanka uga so horeye ba wali heesayo

    • @nasramahamed7460
      @nasramahamed7460 Рік тому

      Juba isagoo yar oo iskooll dhigta ayuu ku biiray fanka

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 6 років тому +6

    Star waaye abdulkadir jubba👍👍👍👍👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mahadcade4650
    @mahadcade4650 4 роки тому +8

    Really juba is a great actor and a great musician band also great artst and a drictor

  • @mahadcade4650
    @mahadcade4650 4 роки тому +4

    What a legendary man juba used to be in wabari group. No1

  • @cabdiraxmaancabdilaahi3442
    @cabdiraxmaancabdilaahi3442 6 років тому +11

    Legend may allah give u good health wlhi he is wadani dhab ah allow daa somalia
    Somalia hanoolaato

  • @ibrahimabdi4475
    @ibrahimabdi4475 3 місяці тому

    abdulqadir juba Legend ❤❤🇸🇴🇸🇴🦁🦁👑👑

  • @abdullahimusse8695
    @abdullahimusse8695 7 років тому +5

    mashallah c/qadir jubba jir oo joog yaa ustaad

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 роки тому +1

    Kuwa Muusika Garaacaya Weligood Waaberi Ma Gaarayaan But Juba he still Legend!!..thanks.

  • @amalhersi2038
    @amalhersi2038 5 років тому +4

    Long life abdiqadir moalim juba❤❤❤💟💟❤

  • @MJRashiid
    @MJRashiid 4 роки тому +6

    Original voice without studio effects at its best

  • @cabdiwalisabriye8519
    @cabdiwalisabriye8519 5 років тому +2

    Juba fanan cod mcn styler aqonyahanimo iaku darsadey wadanimo allah ku dhowro aamin

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +1

    Waligiis muuqalkan ma dugoobayo Live + live weeye wlhi Dadka fanan isku sheega Fananinta hore wax kabarta😆 Jubba Legend of waaberi.❤️

  • @mahadmuhammedissekulmiye1858
    @mahadmuhammedissekulmiye1858 Рік тому +1

    C.qaadir jubba heesahaaga murtidooda ayaa aad u sareyso live markii la dhaho Cod ma heysid.

  • @leilamohmod6600
    @leilamohmod6600 5 років тому +5

    de one and only legend❣❣❣❣

  • @mohamedahmed-tz9kx
    @mohamedahmed-tz9kx 6 років тому +5

    yaaa salaaam fanaaaniintii hore waxay haybad uleeyihiin heesaha live ka ah fan jira iga dheh

  • @cadde7som
    @cadde7som 8 років тому +5

    jubba walal wadaniyah fanaan qaran hadalkaga waa waraya si ilmaha awowe u nhy u dareeman

  • @ultimatetelevision723
    @ultimatetelevision723 2 місяці тому

    He my little boy hoobalada waaberi not diserved in to kill his heart 💖 he beyond best garden City or studuim in that city
    Is he missing his theatre or theatre missing him,God save hobalada waaberi,

  • @nasteehocaday7717
    @nasteehocaday7717 4 роки тому +2

    waxan dawanaya manta oo ah 18. 11.2019 jubba 👍👍👍👍👍👍👌

  • @ateyeelmi3550
    @ateyeelmi3550 8 років тому +5

    Qof soomaali ah ooyidhaahda soomaliy ha noolaato waamaa dhulka uGu danbeysey? One of the best our legends! Viva juba, Heesta qeybtii Hibo nuura ayaa habooneyd iney iyada kula qaadeyso sidii aad uwada qaadeen waayo waayo.

    • @lulu52kim31
      @lulu52kim31 7 років тому +1

      love you jubba.💗💗💗💗

  • @h-mohamed4224
    @h-mohamed4224 5 років тому +3

    Mnsha allah the only taageeri juba

  • @alinurhaji1936
    @alinurhaji1936 7 років тому +7

    my favourite music

  • @murbocabdi6777
    @murbocabdi6777 8 років тому +28

    somalinada wa lo dhasha lkn layskama keeno legand jubba
    1:9:59 hargeisa

  • @suadegge8864
    @suadegge8864 4 роки тому +4

    Big Legend Jubba❣❣❤🙏

  • @ayubyano2378
    @ayubyano2378 4 роки тому +1

    Abdulqadir JuBA lengend🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mahamedyusufm6428
    @mahamedyusufm6428 4 роки тому +2

    Mashalah juba fanki was noolaaysay alaha kinooleeyo walal

  • @HamidtheOncologist
    @HamidtheOncologist 4 роки тому +7

    what a legend! i grew up listening to this guy

  • @husseinolad4297
    @husseinolad4297 6 років тому +1

    Mashaalah the best Abwaan of all times! Markasta Soomaliya ayuu afka iyo qalbiga ku hayaa inay israacdo oo noolaato!

  • @hudaa6245
    @hudaa6245 7 років тому +9

    Long life Juba

  • @cabdiwalisabriye8519
    @cabdiwalisabriye8519 5 років тому +2

    Legend juba wadani dhab ah Alla. Maxuu Somali wanag LA rabaa

  • @SharmaakeSharmaakecabdullahi
    @SharmaakeSharmaakecabdullahi 3 місяці тому

    Ax att wallahi waan la ilmeyey siduu uga xunyahay wadanka ilmaha uu ku dhalay siday noqon doonan illhay wadanka nabad ha nooga dhigo

  • @ubahadey2888
    @ubahadey2888 5 років тому +7

    1:28 I love u jubba

  • @Redmensupportes
    @Redmensupportes 3 роки тому +3

    Legend weye wlhi Juba

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 7 років тому +10

    Fanaan kaliya maahid muwaadin dhaba meel walba saasuu ula hadlaa qabiilka daaya qabiilka daaya Jubba nooloow nooloow walaal.

  • @highflyer215
    @highflyer215 2 роки тому +2

    That's what I call fanaan, and complete one

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali8833 6 років тому +3

    Waaw qalab latumayo caadi mahan super our legend nolow

  • @zuadnuur1691
    @zuadnuur1691 5 років тому +5

    Illow mar uun itus juba 2019

  • @Walkingnomad.
    @Walkingnomad. Рік тому +1

    legend Juba , gabadh aan is jeclayn markay iga cadhooto ayunban ugu heesi jiray " qalbigaygad sudhante sikaleto haw qabin '''

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 3 місяці тому

    Qalbigeyga suran tahay ❤❤❤❤Song

  • @ibrahimabdi4475
    @ibrahimabdi4475 3 місяці тому

    The legend 🇸🇴🇸🇴👑🦁🦁❤❤

  • @cabdiwalisabriye8519
    @cabdiwalisabriye8519 5 років тому +2

    Juba jir o jog madaxwenaha somaliya next future hadu alle yiraahdo

  • @fatimaadam4576
    @fatimaadam4576 8 років тому +3

    wooow masha Allah

  • @cabdishakurqalbi1320
    @cabdishakurqalbi1320 2 роки тому +1

    Juba waa libaax aan liicin waligii we love juba

  • @mohamedhoh9588
    @mohamedhoh9588 4 роки тому +3

    2020 no more *playback* 🙏👌👌👌

  • @majorabdihakeem4414
    @majorabdihakeem4414 3 роки тому +1

    Ilaahow dhalkeyga idheeso. Juba one of the legends ifka nolow

  • @queenjasmine7250
    @queenjasmine7250 5 років тому +9

    One of the most handsome man in the world 🌎♥️ 😍😍 Stiil he is more handsome than this generation 😍 true legend 😘😘😘😘😘♥️♥️♥️

    • @ubahadey2888
      @ubahadey2888 5 років тому +2

      Anab i love him ❤

    • @queenjasmine7250
      @queenjasmine7250 5 років тому +1

      @@ubahadey2888 love him 2 ♥️

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 5 років тому +3

      Anab Abdullahi war ninkan ilmihiisaa idin le eg ka leexda dhoociloow 😂😂

    • @gureyfoodball
      @gureyfoodball 5 років тому +1

      @@wiilkaReerCigalle kkk been ma aha lakin quruxdisu wakhti ayay ahayd hada waa anaga yakhi

    • @gureyfoodball
      @gureyfoodball 5 років тому +2

      @@ubahadey2888 kkkkk ka leexo aabahay

  • @cabdiwalisabriye8519
    @cabdiwalisabriye8519 5 років тому +3

    Juba waa fananka kaliyah ee had iyo jeer asaga iyo hanuniyaba waxay kahadlaan wadaniyada iyo daljecel

  • @nabadchan1762
    @nabadchan1762 Рік тому

    What a legend 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ live hees eh cot waa kaa kanaa fankii oo sax ah noo socdaal iyo playback ❤🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kawsarhashi3296
    @kawsarhashi3296 3 роки тому +1

    One of best Somali singer

  • @rashidmohamud1396
    @rashidmohamud1396 7 років тому +3

    What a show......

  • @kivanc1089
    @kivanc1089 6 років тому +6

    Legends never die

  • @GanacsadeCabdi-sf4cx
    @GanacsadeCabdi-sf4cx 6 місяців тому

    Thank you abdulqadir juba

  • @naagtaloogaliwayay7319
    @naagtaloogaliwayay7319 6 років тому +2

    My fanaan qaran love u jubba

  • @moe895
    @moe895 Рік тому

    Woow c/Juba xasuusintii somaliyeed one of the best fanaan and music's is very good 😍🥰🥰👏👏👏 ooh he cry because of wadan jaceyl anagaba north America kula joogna jube i love you as a sister original from wardhiigley xamarjadiid aah i cry with him ilaahow dalkeenii nabad nooga dhig i missed that too😍🥰💚💖💛💖💙🤍💙🤍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali8833 6 років тому +5

    Heesta warsheekh cadi mahan

  • @iloveyougeeziyadasomalilan7601
    @iloveyougeeziyadasomalilan7601 7 років тому +12

    liiban waraysii kaso qad jubbo

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 7 років тому +2

    Mansha Aallaah juba waa wadani dhab ah nolow

    • @Bashi869
      @Bashi869 7 років тому

      Fadumoooy walaaleey nagadhaaf cayaarta ninkani haduu wadani yahay wadankiisii kamasoo carareen

  • @GanacsadeCabdi-sf4cx
    @GanacsadeCabdi-sf4cx 6 місяців тому

    Mirihi bare mahamed fiidow Bara leant

  • @ZahraDiinIslam
    @ZahraDiinIslam 2 роки тому

    Thank you for your time today good

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 роки тому +1

    Wllhi waa fani ku lahaa nimankaab biiz mayaqanin😄😄😄😀😀🙃🙃

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 7 років тому +14

    Jubba is different somali singer I hope he doesn't like speed music that they use Somali singer

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 6 років тому +2

    Axsan fanaan qarran nolow jubba

  • @muuseabdulkareem8172
    @muuseabdulkareem8172 5 років тому +1

    masha alh fanaan jira