ABDIQADIR AJ & AMINA AFRIK 2016 HEESTII UGAASO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 105

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 7 років тому +17

    Heestan markaa dhagaysanayo xaaskeyga ayaan sii jeclaadaa anoo leh
    NO 4 XAAS 🤣😂
    😘 Nafta soo ilwaad quruxeey
    😘 Aragaaga may jaman
    😘Ayaankey kamaan taginee
    😘Eebe maysku keen simay

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 5 років тому

      @SC Ali after 2 years ma ila haysaa caawa kkkkkk

    • @suhuurmaxamed3535
      @suhuurmaxamed3535 4 роки тому

      Saasaan kugu ogahay Mana iftads iska ilaali meel kale lahana so galayo 👃

    • @barwaqobilan8574
      @barwaqobilan8574 2 роки тому

      @@wiilkaReerCigalle ilaa imika ma oydaa tolow 😁😁😁

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo 2 роки тому +1

      @@wiilkaReerCigalle walaalo waxaad tihiiin kuwii aan dumarka la guursan jirin. Your wife is lucky women. If you cigalleh is the when I know.

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 2 роки тому

      @@FaadumoArdo Cigalle kuweed taqaan ina adeero

  • @noura0022
    @noura0022 7 років тому +6

    😍😍 adaan kaa ilaashaday intaa wiil asaagyee 😍uurka iyo laabtiyo qalbigaan kaa ilaashadayee ❤ taloow goormaan ku odhan ku uqalma erayadaan 😴😴

    • @faizaFunny780
      @faizaFunny780 7 років тому +1

      Noura 002 imika midka luuqyada la istaagto ku barafee 😂😂😂

    • @omar-farouqabu-muctasim7865
      @omar-farouqabu-muctasim7865 6 років тому

      @@faizaFunny780 idaa dee huuuno inanta ha iga maagine..aney i doneysee😉😁

    • @faizaFunny780
      @faizaFunny780 6 років тому

      omar-farouq Abu-Muctasim hhhhhhhhh haye ha,socoto hawshu

    • @omar-farouqabu-muctasim7865
      @omar-farouqabu-muctasim7865 6 років тому

      @@faizaFunny780 adina halkaa kaga hay huuno

  • @barlinhaji453
    @barlinhaji453 5 років тому +4

    WALAALAHEEN REER JABUUTI WAA DAD QALBI WANAAGSAN ILAAHAY HA DHOWRO MEEL WALBOOY JOOGAAN WAAN JECELNAHAY MADAXWEYNE ISMAACIL CUMAR GEELE HA NOOLAADO FOR EVER❤❤👍😍MA ILAAWNO ABAALKUU NOO GALAY FROM MUQDISHO👍👍❤

    • @mustafamuse-hz1jb
      @mustafamuse-hz1jb Рік тому

      ❤❤❤❤ Somali wa Somali aad baan u jeclahay caasimada umada Soomaaliyeed ee muqdisho

    • @HoumedAli-p9m
      @HoumedAli-p9m 10 місяців тому

      👍👍👏

  • @asmacabdi9296
    @asmacabdi9296 5 років тому +2

    MashaAllah heestan waxku hesijiray inadeerky Abees Allhe haw naxaristee

  • @mustafamuse-hz1jb
    @mustafamuse-hz1jb Рік тому

    Cabdiqadir ❤ Amina Wa hees macaan horay u socda dhamaantiina waan idin jeclahay ❤

  • @hibofaarax5076
    @hibofaarax5076 8 років тому +11

    hambalyo walalheeyga jabuurti cadowgiina
    Allaha jabiyo my second country 😍😍😍😍

    • @sihammohamedsihamsomali9625
      @sihammohamedsihamsomali9625 7 років тому

      hibo faarax 91 kkkk hestan amiino intey bixin soman dhageysan jirin xasus

    • @hibofaarax5076
      @hibofaarax5076 7 років тому

      Kkkkkk haa qaali meel walba maila joogta xasuus waaye heestan waqti ayan ku bixiyay inan fahmo Erayadeeda 😍😍😍

    • @garadgiama3862
      @garadgiama3862 7 років тому

      hibo faarax jag sen department for gdjkkshxbhri

  • @onlysomalivision4484
    @onlysomalivision4484 8 років тому +7

    The Younger Musician : Qasim M. Karama !!
    Nice Music Production Realy Good

  • @ayancadey9846
    @ayancadey9846 6 років тому +3

    Heestan original keda ya qaday plz hala isheeko asxabey

  • @faizaFunny780
    @faizaFunny780 7 років тому +18

    Masha allah hablaha reer jabouti qurquruxbadanaa khaasatan gabadha timaha maashmaashka ka dhigatay ee dharka madowga iyo huruuda xidhan quruxbadantaa cidii taqaan ha igu salaanto intii ila aragtay quruxdeedana liketa ha ku jiido

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 2 роки тому

    Meeshan ma Ottawa ayey horta ahayd? I love love this song . Tonight I am listening this song.

  • @caashakaneeco5544
    @caashakaneeco5544 8 років тому +17

    waaaaw hablaha reer jibuuti waa qurux midhan

    • @faizaFunny780
      @faizaFunny780 7 років тому

      caasha kaneeco beentaa maaha walahi wada style iyo qurux

  • @raadraacmedia7721
    @raadraacmedia7721 4 роки тому +1

    ❤ku ahay heestan xasuus galaa markaan maqlo heeskan

  • @peterjean6475
    @peterjean6475 8 років тому +2

    vive amina afrik merci bcp j ss un fan de toi

  • @qooryarestudio
    @qooryarestudio 5 років тому +6

    Heestan anigo aad uyarban jeclaa oo baadiye kunool radio aabahay soo iibsaday ban habenki ladhagaysan jirey idaacada ama radioga jabuuti ban aad udhagaysan jirney hadana waxa idinku soo maqan heesti Geeluba Ugaasoy iyo codadki cabdinur allaale iyo Rooda Axmed xasuus qiimo igu leh

  • @MohamedAhmed-tt2kw
    @MohamedAhmed-tt2kw 8 років тому +5

    Abwaanka miraha sameeyey, laxamiistaha, muusikiistaha, iyo labada fannaan codkooda iyo hab masraxeedkooda intuba caadi ma aha. hambalyo iyo salaan dhammaantiin.

    • @hiboabukar1849
      @hiboabukar1849 7 років тому

      Mohamed Ahmed

    • @leomessi3507
      @leomessi3507 6 років тому

      Mohamed Ahmed heestan horay baa loo qaday .fanaaninti horee ayaa hesta qaaday.

    • @leomessi3507
      @leomessi3507 6 років тому

      Mohamed Ahmed fanaaninti hore ee jabuuti ayaa lahayd.

  • @equtorialworldnews1525
    @equtorialworldnews1525 6 років тому +3

    Heestan ilaa caruurnimadi waa jeclaa noolaada afrik iyo aj

  • @paultikiba3493
    @paultikiba3493 8 років тому +7

    great colabo and well dressed beautiful sisters on the dancefloor to back the whole session up too ooooraaaaah

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +3

    legend is back OLD is gold 🦻

  • @Kadar_osman99
    @Kadar_osman99 7 років тому +4

    music aad macaan I LOVE YOU AMINA DJAMA

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 4 роки тому +1

    Heestan waa igu socota

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier3649 2 роки тому

    "Indha-garadaan dumar ka rabay adiga weeyaan"
    2021......

  • @ao-cy2fr
    @ao-cy2fr 5 років тому +2

    Who's listening 2019🏅👊

  • @leylamohamedsalad5593
    @leylamohamedsalad5593 6 років тому +2

    Www nice waad iga hadan tahay heestan.lol

  • @xasanmahdiaraye1027
    @xasanmahdiaraye1027 4 роки тому +1

    Heestii Cadi Nour Alaale Iyo Rooda Axmed

  • @HoumedAli-p9m
    @HoumedAli-p9m 10 місяців тому

    AMINE VIVE la paix VIVE NOTRE PRÉSIDENT DE LA RÉPUBLIQUE DE DJIBOUTI SON EXCELLENCE ISMAÏL OMAR GUELLEH VIVE UNITÉ ALWAHDA MIDNIMO ET INKIITINO ALHAMDOULILAH ❤.

  • @HoumedAli-p9m
    @HoumedAli-p9m 10 місяців тому

    Ok parfait cette chanson bravo ❤❤ pour deux.

  • @quenayaanita2507
    @quenayaanita2507 7 років тому +2

    Music aad umcn 😍😍😍😍

  • @farhiakayse8020
    @farhiakayse8020 8 років тому +1

    woooow AJ and A.afrik mana ooyo mana amuusnade

  • @abdirahmanxassan1580
    @abdirahmanxassan1580 7 років тому +3

    nice song I love to much

  • @mouniralihassan7318
    @mouniralihassan7318 2 роки тому

    Une belle chanson 🎧 Amina afric la voix d’or habo ✌️

  • @amiinaraab5020
    @amiinaraab5020 Рік тому

    gabaygii Rage ugaas 😇

  • @hodoabdi4011
    @hodoabdi4011 8 років тому +9

    maxaa dumarka style kaliya ka wada dhigay timaha

  • @asmacabdi9296
    @asmacabdi9296 5 років тому +1

    Hore usocda my dadkygii gol iyo gobanimo

  • @macab6141
    @macab6141 3 роки тому +1

    Camera man gabadha uu ku haysta yaa ila arkaa????🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xayaadxaamud6599
    @xayaadxaamud6599 6 років тому +1

    Woow dadkaygi iyo dalkaykii hoyo nolada

  • @cjofficail1778
    @cjofficail1778 8 років тому +3

    Nic waqal and AJ amiina boqotooyo

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 4 роки тому

    Heestan 2020 ban ku haysta...Amina Afrik❤️

  • @farhanahmedd2744
    @farhanahmedd2744 8 років тому +2

    cajiib AJ fanan cod mcn iyo amino africa

  • @clarionshewall749
    @clarionshewall749 6 років тому +1

    musigu kiisii maaha hesta aad ayaa loo bahdilay hesta way macaantahay

    • @engyahyahaajiali292
      @engyahyahaajiali292 6 років тому

      CLARION&SHEWALL SHIPPING SARL sxb hestan original keda yaa qaday

  • @abdishakurmuse4116
    @abdishakurmuse4116 6 років тому +1

    Waa dad waqtigooda qadanayo isdhaxyaac lamaha

  • @FAAD21
    @FAAD21 Рік тому

    What a song

  • @cabdirisaqmohamedadencabdi9194
    @cabdirisaqmohamedadencabdi9194 7 років тому +2

    Woow Codka wanaagsan

  • @omarjunior9290
    @omarjunior9290 6 років тому +1

    Hees miyeey dileen mise waa aniga uun originalka igala macaan

  • @aliismail770
    @aliismail770 8 років тому +1

    kkkk kulahaa abadkiisa wuu qaldayaa midhkaa fanaanku garnaayo mudhaha
    waa abeerkiisa ha odhan abdulqaadir abdkiisa

    • @iliasismail6827
      @iliasismail6827 7 років тому

      Ali Ismail haa sax waa abeerkiisa wuu dhex galgashay xabadaa

  • @bahjasahal1187
    @bahjasahal1187 7 років тому +2

    waaaw nice song

  • @mahamoudahmed9105
    @mahamoudahmed9105 Місяць тому

    Aniguba ayamahan kuman arag urkaba darada asqoway mana ooyo mana aamusnade Naftuba soo ilwad quruxey aragada may jaman

  • @zinakhan8881
    @zinakhan8881 8 років тому

    waw fina kvinnor som dansar och hon som sjunger och han

  • @khadracisman1777
    @khadracisman1777 7 років тому +2

    fanaankan Qooto Qooto ayan ku bartay inuu heeso maan moodayn

  • @ibraahimaweys2103
    @ibraahimaweys2103 Рік тому

    Naartuba shaqo ayey rabtaa 😢😢😢 wlhi 😅😅😅 yaap

  • @macab6141
    @macab6141 6 років тому +1

    AJ yaa islaha fanan culus buu noqon? Aniga maya

  • @wahidazizi7762
    @wahidazizi7762 Рік тому

    💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @abdulazizkaamill4235
    @abdulazizkaamill4235 7 років тому +1

    nice

  • @Destinyofficial792
    @Destinyofficial792 7 років тому +1

    Waw

  • @wiilgaldogob5276
    @wiilgaldogob5276 8 років тому +1

    ayankay kama tagine alla ma isku seen simay

  • @hanadsiciid1672
    @hanadsiciid1672 6 років тому +1

    Kkkk war gabaygii baad hees ka dhigteen

  • @ahmadnuur1411
    @ahmadnuur1411 7 років тому +1

    eshcalaa murti

  • @madiifiqi1008
    @madiifiqi1008 7 років тому +1

    caadi ma ahan looma kala harin

  • @hawanature9053
    @hawanature9053 4 роки тому

    hobaladi reer RPP WAX ISKU STYLE KALIYA WEYE HHHHHHHHHHHHHHH Allow naaga Sahal

  • @nadifosharif2659
    @nadifosharif2659 8 років тому +1

    Mohamed

  • @wiilgaldogob5276
    @wiilgaldogob5276 8 років тому +1

    eesh calaa hees

  • @qalanjoqamar181
    @qalanjoqamar181 8 років тому +1

    caadi ma.ahan

  • @wahidazizi7762
    @wahidazizi7762 Рік тому

    🕟

  • @awayswaldeawayswalde3388
    @awayswaldeawayswalde3388 2 роки тому

    1.21m 🤭🤭🤭

  • @obka1164
    @obka1164 8 років тому +2

    EESH CALAA HEES LOL

  • @craxmndhanbali
    @craxmndhanbali 7 місяців тому

    0to 0

  • @abdiaziizmahmed960
    @abdiaziizmahmed960 7 років тому

    Djabouti way shidantay

  • @TheHiliso
    @TheHiliso 7 років тому

    naagta buurna ma jecli uuuf