GABADHAAN DOOQAAGA MATAHAY DOOQA WIILASHA TEAM27

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Місяць тому +381

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤☝️😢

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Місяць тому +175

    ilaahow Asad maskaxdiisa iyo fikradiisa u barakey Lexdiisa usoo Celi Yaa Rabi 😳😭

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Місяць тому +335

    Waakuu jeeda adigoo aamusan ayaa qoralkeyga aqrineysaa ee adigoo aamusan like saar 😂😂👋👋🥹

  • @ShukriKhalif-gh6ql
    @ShukriKhalif-gh6ql Місяць тому +111

    Ma so marin dunida ruxu ka khayra badan nabigeena muxamed scw scw scw❤❤❤❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Місяць тому +78

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 Місяць тому +67

    Walaalayaal bari waa 10 bisha muxaram ,Rasuulku scw waxow noo sheegay soonka maalintaas hadii aad soonto in lagugu dhaafaayo danbigii aa gashay sanadkii lasoo dhaafay, halmaalin oo aan soono oo 12 bilood dunuubtii aan galnay nagula dhaafay wax sahlan maahan ee aan ka faa ideysano,
    Really ugu yeer dadka aad la jeceshahay, ajarka faraha badan❤
    Like taas waa dhiiro gali❤

  • @DeeqowAbuukar-ld8pz
    @DeeqowAbuukar-ld8pz Місяць тому +72

    Dunidan ma soo marin Ruux kasha Raf badan kana run badan Nabi muxamed Scw ❤❤😢

  • @bileabdulkadir1
    @bileabdulkadir1 Місяць тому +74

    Beri waa "Yowmul-Caashuuraa" kaa faaiidayso maalintaas kheyr ka badan.❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Місяць тому +173

    Berito waa 10 Muharram Wa malinta cashuura Ku dadaal inad soomtiin nabiga wuxu yiri hdan Sanadka danbe Alla igaarsiyo 9 Soma 10 wku dara marka manta hada somin Berito soon iyo sa Danbe hdu Alle idmo Alla hainaga aqbalo dhamntena ❤

    • @cadarsulaiman4332
      @cadarsulaiman4332 Місяць тому +5

      Manta wa somay baritane wan somaa inshaa Allahu

    • @princesmalyuun1768
      @princesmalyuun1768 Місяць тому +7

      Alx manta waan soomay 9aadka beritana waan soomayaa 10aadka allaha inaga aqbalo 🤲🥰🥺hadda ayaaba saxuur ufadhiyaa 2:24 minute

    • @Samia-b2u
      @Samia-b2u Місяць тому +2

      Aamiin

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 Місяць тому

      Jizakllhu khayr wll alxm waan soomay

  • @UgbaadmaxamedCismaan
    @UgbaadmaxamedCismaan Місяць тому +41

    Dhaxalka kaliya an kuugu leyhy waa like faqired iska sar bax😂😮

  • @AbdirahmanMowlid-gc7wv
    @AbdirahmanMowlid-gc7wv Місяць тому +61

    Abwe abyo siniyad ah iigu ducee 40qof docadoda waa la aqbala culeesa daremaya😢😢

    • @user-tv4zl4yb4d
      @user-tv4zl4yb4d Місяць тому

      ɪʟᴀʜʏ ʜᴀᴋᴀᴀ ᴋᴏʀ ǫᴀᴀᴅᴏ ᴀʙᴏᴡᴇ😢

    • @Caliya529
      @Caliya529 Місяць тому

      Illhay haka dulqado Ana iso duce

  • @ROHIAHMET
    @ROHIAHMET Місяць тому +84

    Faaadil waji mle 😂😂😂❤runta lgu shega😂

  • @jackc.adnaan
    @jackc.adnaan Місяць тому +100

    Dunidan Ma Soo Marin Ruux ka sharaf
    Badan kana Run badan Nabi Muxamed_ﷺ ❤️😢

  • @çikarlarinizi
    @çikarlarinizi Місяць тому +87

    Cadnan mxaa ku haysatiin 100k aan ku tuurno farxadisa anaka lee ka shaqen karno wllhi guys 😢😭💔

  • @AmranCabdinuur-qy7uk
    @AmranCabdinuur-qy7uk Місяць тому +94

    Inta nabi muxamed s.c.w jecel ❤ only like👍

  • @Mr.daacad.
    @Mr.daacad. Місяць тому +45

    Illahow asad lixaadkiisa udhameestir years allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @quruxbilan2708
    @quruxbilan2708 Місяць тому +39

    Happy axmed laba exyasheedi ah baa meesha ku jira kashka iyo faadil 😂😂😂😂

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Місяць тому +87

    Dhaxalka kaliya an kugu leyahay waa like faqired iska saar ee iska bax 😂😂

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Місяць тому +61

    Ma garanayo inaad arki doontid farintayda ee ku sali saliga scw 😢

  • @Malliya718
    @Malliya718 Місяць тому +51

    wali kay quf wax ma waydisa laa kiin maanta aad u mugysnhay 150 lay ka rabaa dynaa 😢xitaa hadii aad ii awoodin qalpila ika duceey walaalyaal 🥹🥹🥹🥹

  • @gedoboy8128
    @gedoboy8128 Місяць тому +30

    Fadil legend wye qofki laga soo horjeesta uu raaca markasta

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y Місяць тому +7

      Qofki la raaco neh wu diida kudar😅😅😅

  • @user-tb2yp3xu1f
    @user-tb2yp3xu1f Місяць тому +32

    Aan kuwada salino xabiibkena muhumad salalahu caleyhi wasalama adoo ujedo hakatagin ee lag saar❤

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED Місяць тому +26

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 Місяць тому +9

    Faaadil wooxku saxn yahay ugbaad aragsan inuusan dooranin sbbto ah waaa nin ahlu siin ah❤❤❤❤

  • @Samia-b2u
    @Samia-b2u Місяць тому +11

    Yaasoman Mantan ani haa adigana allaah Haynaga aqbalo🤲🤲🤲

  • @shariifmohamed7077
    @shariifmohamed7077 Місяць тому +65

    maanta waa dhalashadayda qof like ii saaro ma lahan😭💔

  • @IqroBashiir-is7hg
    @IqroBashiir-is7hg Місяць тому +18

    Cumeer gabar walba yes utaabtay caqlilow😂😂💋

  • @Mahirmo12
    @Mahirmo12 Місяць тому +44

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

    • @fadumoismail5701
      @fadumoismail5701 Місяць тому

      Koko wllo waan kusalaamay salaan kadib wllo team27 waan idiin taageeraa wxn rabaa inaad salaan igagaadh siiso team27 waa kugu amaano salaantaasi anigu wxn kuhamiyaa inaan Maruun imaado agtiina inshà allaah wllo waan idiin jeclahay wllhi ❤️‍🔥💘

    • @NiciimoAhmed-j5n
      @NiciimoAhmed-j5n Місяць тому

      koko walashay wan kujecelahay horay usoco

  • @miskimaanka8348
    @miskimaanka8348 Місяць тому +9

    Happy ahmed faadil nd Kashka inta radhada Fahamsan

  • @kingmohan1
    @kingmohan1 Місяць тому +21

    Waa malinta dhalashadeyda lkn wax lake ah ma helin😭😭

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Місяць тому +16

    Asadkeeyna Amus kistoo Qeylidaada Waa funny 😂😂😂

  • @Qanicco-10
    @Qanicco-10 Місяць тому +14

    Aan ku salino rasuulkeena maxamed scw❤❤❤

  • @asiaabdi7777
    @asiaabdi7777 Місяць тому +6

    Asad gabdhaha ku soo samee ayaganah inta igu raacsan like

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 Місяць тому +12

    Masha allh asad hagio allh Haku barkeeyo wllhi musl Sal cml ayaa kugu xernhy family dhan waa ku bary hooyo wey ku duceysay allh Haku aqbalo ducadeda aniga Manta waan somny allh Haku barkeeyo farxd igu nolaw insha allh inaa luga ku socoto ayaa ku rajyna insha allh balcd ayaa ka so saalmya asad hagio

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 Місяць тому +11

    Cumeer halmar no mataaban dadka qalbiyadooda ayaa ilaalinaayo❤❤❤

  • @LaylaCayuni-yg7be
    @LaylaCayuni-yg7be Місяць тому +23

    1 like its my birthday 🎂

  • @saraMohamed-ev6dr
    @saraMohamed-ev6dr Місяць тому +15

    Faadil wanku wataa 😂😂😂 gon leedahay

  • @king_amiid
    @king_amiid Місяць тому +19

    Team amiira qurux on like ❤

  • @FaadumoOmerali
    @FaadumoOmerali Місяць тому +18

    Faadil wixii la doortapa xasaasiyad puu ka qaadaYaa😂😂😂

    • @Halaazi10
      @Halaazi10 Місяць тому

      Naga ahlu Sina moo dorana

    • @FaadumoOmerali
      @FaadumoOmerali Місяць тому

      @@Halaazi10 dadka kala padH puu diidaY taasoo keliya maaHee😭😂😂

  • @riyaq_Osman
    @riyaq_Osman Місяць тому +8

    Hye warka isiiya teamka *Rufiyaanada ahaay* oo dhahaayay *Asad & Ceyda* waa is digaaleen see dareemoysiiin 😂😂😂 Viva *Team27 Orginal* ❤❤

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 Місяць тому

      Team 27 mhne naag weyna tahy sheqeyso dad facada 90ka hau nacamleyn

  • @AbdiRhmAbdow
    @AbdiRhmAbdow Місяць тому +11

    Adunka masomarin qof kawanagsan nabige scw ❤❤❤

  • @user-ih3kx2hj2h
    @user-ih3kx2hj2h Місяць тому +12

    Hal Mar igula saliya xapiipkeeni Mohamed صلي وسلم على على محمد محمد آله وصحبه أجمعين 😢🎉

  • @user-yr9yz1yv3m
    @user-yr9yz1yv3m Місяць тому +14

    Hal mar aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw scw

  • @AsmaRun-n8i
    @AsmaRun-n8i Місяць тому +13

    Kusaliya xabibkena Mhd scw scw scw❤❤❤

  • @cfatahwarsame1129
    @cfatahwarsame1129 Місяць тому +11

    Kusaliya xabiibkeena muxamed scw

  • @AnisoMaxamed-p3o
    @AnisoMaxamed-p3o Місяць тому +100

    Haye tiim ka😂

  • @YUSUFINHO1
    @YUSUFINHO1 Місяць тому +11

    Kusali xabiibkena scw scw

  • @SowdoMukhtar
    @SowdoMukhtar Місяць тому +9

    Asad hagio always the best hormar wacan wllky qaali

  • @FaysalAbdiqadir11
    @FaysalAbdiqadir11 Місяць тому +7

    Queen canab xumaanta inaad kutagertan maaha😢

  • @nasra-r9f
    @nasra-r9f Місяць тому +12

    Wlalayal iso duceya in ale salada ifudideyo culays baiga saran si niyada iu duceya ilahy ajar iyo xasanad haidinka siyo

    • @MaryuumAli
      @MaryuumAli Місяць тому

      Ilaahay hakuu fududeyo culeskana allah haka qado insha allah marwalba ducadan aqri abyo رب اجعلني مقيم الصلاة ومن ذريتي ربنا وتقبل دعاء❤❤❤❤

  • @TEAM27-AUGAST
    @TEAM27-AUGAST Місяць тому +7

    Kusali Nabigeni the best person ever the most knowledge able and the most shine all created more scw scw scw❤️🙏💯

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Місяць тому +11

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕💞💕

  • @yaskataqa7314
    @yaskataqa7314 Місяць тому +5

    Asadow gemti doro, yacni gabdaha ama wilasha aya gbdaga libisko kudoranayin😂ama shukansi oo wilal bathan gabado shukansanayin❤sithi waqtigi xidikta kl ❤❤❤❤codsi waaa nio

  • @mahamedkamalsharif6148
    @mahamedkamalsharif6148 Місяць тому +5

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤

  • @XamdiNuurInshaar
    @XamdiNuurInshaar Місяць тому +6

    Wah cumar madre fadil muku tabto on isana yes tabna😅

  • @user-jt7fr1yg4h
    @user-jt7fr1yg4h Місяць тому +9

    Ani gamekan faadil aa wataa❤❤❤

  • @FM-vq4dz
    @FM-vq4dz Місяць тому +7

    Asad naahaga dhaqan xumada ku caanka ah video yadada ha kusoo daran sxbow caruur iyo dad waawayn ba waa ku daawadane sida Queen qaawan waa iga talo 🙏

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud5134 Місяць тому +4

    Faadil waan wataa gar iyo gardaraba 😂😂😂

  • @shaaafciibraahinshaaficiii9769
    @shaaafciibraahinshaaficiii9769 Місяць тому +6

    Allow Muqdisho Nabad Ka Yeel Inzha Allah pls Like Reer Muqdisho

  • @Amiish27
    @Amiish27 Місяць тому +11

    Inta sogaysi sida looduube fideogii dilka one like 1:13 👍

  • @abdirahmaanak9611
    @abdirahmaanak9611 Місяць тому +5

    Faadil waji malaha😂😂😂

  • @SalmaAadan-xv5dc
    @SalmaAadan-xv5dc Місяць тому +28

    Nosopadi asadoww❤😂

  • @haboonmohamed1677
    @haboonmohamed1677 Місяць тому +2

    Ilahy Baan ku dhartee xaly waxan ku riyooday asad oo istaagay alxmdulilah sanakana wuxuu ahaa 1447 Insh allah rabi ha I tuso

  • @mohametmahet7167
    @mohametmahet7167 Місяць тому +16

    Legends asad hajio

  • @sahrujadiis2517
    @sahrujadiis2517 Місяць тому +12

    Asad wanku salamay❤

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 Місяць тому +10

    Gemkaan Markasta ninka Sida cabsida laheen uga ciyaaro waa fadil noo cabsi Dooqiisa ayuu sida saxda ah uga dheelaa ❤

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 13 днів тому +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NashwaqAweys
    @NashwaqAweys Місяць тому +7

    Bar..2 gabdhaha soo...😊😊

  • @MunaMohamed-tj5bk
    @MunaMohamed-tj5bk Місяць тому +5

    Faadil miskiinba la Moda lkn waa imtixan Shaw hhhhj😂

    • @Faatmaa.1m
      @Faatmaa.1m Місяць тому

      Love buuran ku ahey ruuxas😂❤

  • @user-je4qo9kc1b
    @user-je4qo9kc1b Місяць тому +6

    Faadil si sax udheloyee inta kle finish waaye😂

  • @DhuuxoDhegacade
    @DhuuxoDhegacade 2 дні тому

    Asad xajiyow aad..ayaa kuu taageeraa...ilaahayow lixaadihiisa oo caafimaad qabo itUs yaa rapi❤❤😢

  • @Wiilka-RiYada27
    @Wiilka-RiYada27 Місяць тому +3

    walaahi xale waxan riyo ku arke 🛏 👀 walaalken asad hagio oo lugihiisa ku istaagaayo farxad ayaan la ilmeeye wlhi yaa ALLAAH riyadaas quruxda badan aan xale arke rumeey adey aktaada wax walbo suuro gal kayihiinee 🤲 اللهم امين 🥺

  • @cismaan_dari_Warsame
    @cismaan_dari_Warsame Місяць тому +5

    Masha Allah keep going bro Asad Hagio

  • @MamamadinoAadn
    @MamamadinoAadn Місяць тому +5

    Cumeer ayaa isku dabeecad nahay best brother ever love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdanadif1232
    @hamdanadif1232 Місяць тому +7

    Faadil legend weyn 🫡

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t Місяць тому +22

    TEAM CUMER ONE LIKE ❤😊

  • @deqamohamud9804
    @deqamohamud9804 Місяць тому +3

    Happy, Mustalifa iyo Ritaash uun baa lawa doortay ❤

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 Місяць тому +5

    www asda haajow waan nawaalosaa wlhi masha allaha noo soo badi💯💯💯💯💯👌🙏🏻

  • @Wllmoha04
    @Wllmoha04 Місяць тому +4

    alow asad hajiyo laxaadkiisa u dhmeeystir 2k❤

  • @ifraaxileys
    @ifraaxileys Місяць тому +4

    Miss igadaa ciyaar ta sihaam iney tahy hadad usheegi laheed no maloo taaban laheen inad magaca saxdo loyaqan qariso ma ahay lkn waa caadi hadana

  • @samarmohamed4226
    @samarmohamed4226 Місяць тому +10

    qeeb gabdheed aa rabanaa inta igu raacsan👍🏻

  • @mohamedisackaliofficial8403
    @mohamedisackaliofficial8403 Місяць тому +5

    Asadoo gabdhaha reer malaysia soo samey adoo wiilasha weydiinaya

  • @Idirisupdiraxmaan
    @Idirisupdiraxmaan Місяць тому +2

    Ilaahy baan kugu dharyee like iisr

  • @Kokobulle999
    @Kokobulle999 Місяць тому +3

    kusale nabiga scw❤❤❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Місяць тому +3

    Keep going brother asad hagio ❤❤🙏🙏

  • @nuuraaadan
    @nuuraaadan Місяць тому +6

    m,a cayda qof ixdiraam badan

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Місяць тому +9

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @wardamaxamud9689
    @wardamaxamud9689 Місяць тому +5

    Waxaan ahy qofkii ugu horeyey ee dawaday ee waliba legta saaray 🎉

  • @queenaminabujetichannel2488
    @queenaminabujetichannel2488 Місяць тому +4

    Waxan noqdey qofta ugu horeysey ee video gan arakto 😍keep going bro 😎

  • @asmomohamed8229
    @asmomohamed8229 Місяць тому +1

    Legendka legendyada Cumeer big fan waaa wataaa ani😅

  • @haniisthebest6157
    @haniisthebest6157 Місяць тому +13

    Wiilasha dhamantod waa youtubaro

  • @SabiRin_Updy
    @SabiRin_Updy Місяць тому +3

    Asadow gabdhahana kusoo samee😂❤

  • @herropoi7017
    @herropoi7017 Місяць тому +5

    Cumeer kuli wuu dortay😂😂😂

  • @mariamudanchannel6779
    @mariamudanchannel6779 Місяць тому +2

    Thanks madama ad wiladheni nokentay

  • @BilansharifA
    @BilansharifA Місяць тому +7

    Asadow spellinka koko arimaheena armaan ladan cayda fiwsiyo dhimbil oo 3team ah fadlan like Sara si uu asad u arko

  • @iqriinaosman8656
    @iqriinaosman8656 Місяць тому +6

    Please one like team 27😢

  • @mariabintumahad8860
    @mariabintumahad8860 Місяць тому +2

    Waa uxiisnay Game kan oo kale wiilasha oo dhan soo celi asadoo Iyo gabdhihii wa maga seexatay

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Місяць тому +2

    Kashka legendary all eyes on you but waad iska jeedisay wlhy caqlilow markii luuzina layidhi❤❤❤ madaxsare weeye abdulaahi kashka 🎉🎉 fadil nin walan 😂😂😂😂

  • @user-bz6wm7gb7w
    @user-bz6wm7gb7w Місяць тому +4

    Cayda kuli wuu wada doortay marka laga reebo queen qaawan😅

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Місяць тому +10

    Team ceyda one like 👍