Qaabkii Murrashax Cirro Iyo Waftigiisa Loogu Soo Dhaweeey Magaalada Burco

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 25

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 День тому +3

    Mashalla gobolka Ragga Weeye guulayso inshallah Guul Guul Wacan Reer isbadel doonka guulayso inshallah Guul Wacan 😅❤❤❤❤😂❤❤

  • @BashiirCabdilaahi-z7n
    @BashiirCabdilaahi-z7n День тому +3

    War ninkan tag quluubtii shacabkuu qabsaday guul reer burco

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 День тому +3

    Maanta ayay caddaatay in isbeddel doonku guulaysanayo ❤❤❤❤

  • @fatimaegeh5359
    @fatimaegeh5359 День тому +3

    Walee dadku waa isbadal doon runtii ilaahay isbadalka ha inoo dhabeeyo

  • @ayanbadal9364
    @ayanbadal9364 День тому +3

    Ciidnka qaran weynu u hiilan inshll muuse fulay waa la tuirayaaa

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 День тому +3

    Xinif iyo buuni iyo samaale tolow ma nool yihiin igu salaama

  • @HRU20
    @HRU20 День тому +2

    CIIDIIBAA DHAQAAQDEY.....IS BEDELKI WUU HIRGALEY DAAD YAA IS HORTAAGI KARA..

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b День тому +2

    Reer burco. weligood halkii Roon ayay reerka u raraan. jamaahiirtaa is bedel doonka ah ayay ku leeyihiin reer kulmiye waa Somali wayn AMA cadawga gudaha iyo hadalo yaryar oo bilaa macniya. 😂😂😂😂

  • @Khadar-h8b
    @Khadar-h8b День тому +6

    Aabo ciro❤❤❤

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 День тому +2

    Walaahi cirro waxaa laga yaabaa inuu 80% ku soo baxo, dadkii oo dhan ban buu wataa

  • @enddaoccupation
    @enddaoccupation День тому +1

    Mashallah ❤. Dabeelaha isbadalka. nabad iyo midnimo reer somaliland waxa haya M.M Ciro

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal День тому +1

    Maasha allaah ❤❤❤❤ guuuuuuul wadani allow guusha sii ciro axmed xaashi guuuuuuuuul wadani

  • @NuraQallib
    @NuraQallib День тому +1

    Burco qof mahadhin guul wadani insha ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 День тому +2

    Mashaa Allaah❤❤

  • @Tkmaxfan
    @Tkmaxfan День тому +1

    Guul, guul xisbiga WADDNI.

  • @NuraQallib
    @NuraQallib День тому +1

    Maasha allaah guul wadani

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz День тому

    Isbedel doonka Somaliland
    Guul waddani
    Ufuuuuf qudhmiye waa qudhmiye
    H a dhacdo calan castu

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz День тому

    Maasha'Allaah Guul waddani
    Guul gobolka ragga
    Guul xisbiga rajada shacabka Somaliland

  • @MohamedMohamed-os1kl
    @MohamedMohamed-os1kl День тому

    Waxba ka dhacay wllee 👏👏👏👏
    Tan lagu kala bax 💯💯💯💯💯💯
    Kawaran weli lama gaadhin campaign 😂Guul Wlhi

  • @medahmed8191
    @medahmed8191 День тому

    Wuu hooyday muuse dadku way naceen wuxuu nafmooday xinif iyo kuwo dadka kala gaxaynayo

  • @NasirSulub-tj7rt
    @NasirSulub-tj7rt День тому +1

    Waa guul

  • @Janagale10
    @Janagale10 23 години тому

    Ciidaa dhaqaaqdey dadkan basas laguma soo gurin sidii Lumiye

  • @AsiyaBerger
    @AsiyaBerger День тому

    Dr. Ciro is our Präsident ❤Guul Guul Guul ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h День тому

    Burcoy badaw warkiidhaaftay waa maalintaariikhiya.

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 18 годин тому

    Ilahow muuse na dhaafi adan ku weydiisaneee