Walaashey aniga kenya waan daganaa kow dheh lkin waxaan idin weeydiinaa wadank kenya waxaan ku nacay dhilqo alaab kasta aa dhigato qasab waaye dhilqaha inuu kuu galo si kastaba nadiif u tahy dadka kuu imaanaayo ayaa kuu keenaayo ilmihi dugsi ayeey aadaayaan shaqaalihi everyone a kuu imaanaayo walaashey see uga badbaadin kartaa guriga an quruxda bdan thnks
masha allah abyo horay usoco qof hal abuur leh aya tahay sida u hagajisay noso duub abyo iyo wall paper ka sida ugu dhajisay abayo noso gali
Iqro Cilmi Haye abyo insha alah
Masha allh tabarakalaah xabiiti wnku rabay intee an kala so xariiraa
Masha allh abyo daahyadas qurxn oo moocnoocyda leh somliya malhn
Drs Aisho Ali Channel Aniga haayo hadad rabto wa hele
Masha allah ishabaxarka biyaha mayada alow kusiyadi intaheysan alow usahal 🤲❤❣🥰🤲
I love Allah aamiin abayo thnks😘
Masha allah aad buu uqurux badan yahay wlh waan ladhacay design kaan
ilham haji thnks abyo
Qurux wlhi masha Allh Abyo Gurigaaga Allaha kuu barakeeyo 🤲❤🥰
Waaaaaaw😍😍😍😍😍I love it abayo Masha Allah You are a great designer
Masha'llaah allaahuma barik fikirkaaga wuruxdabadan👏👏👏
Maasha Allah maasha Allah Allaha ku xifdiyo adiga iyo gurigaagaba
fardowsa Mohamed Muse thnks abayo
Maashaalaah shaqa weynaa qaba tay xooga allaha kuubarakeeyo hooyo soomaaliyeed waaye qaali
Masha allah wll qaali alle hakuu barkeyo gacmahga iyo fikirkaga hada iguu horaysa chanalkaga waa ka hely walhi allah yascidak
Masha allah isku doq banahay abayo allah kuxafido
Masha allah waa nuurisey illahay haku barakeyo abayo🇸🇴🇸🇴❤️❤️😍😍
safia ismail aamiin abayo thnks🥰
Mashallah abaayo aada uga helay.alla ku7 barakeeyo
Barakalaah xppti ilove you qaali mugdisho makenikartaa iso jwb si dhaqsaa
Masha allaah abyo Waa qurux telkada ma heli karaa
Mashaa allah my sweet sister Allah ku xifdiyo
Xbbti❤️
alle ajar hagaaa siyo abayo qali
Masha allah Allaha kuu barakeeyo beautiful
Muna Yusuf thnks abayo
Masha allh xabibty marhore igudanbeysay channelkada I missed it really keep going abyo
Man sha allah abaayo allaha ku barakeeyo
Maasha Allah tabarakallah horumar wacan umu amal
Ladiifa Bint B thnks dear🥰
Wcs wr wb I lake nashiidada Masha’Allaah Abaayo ❤️
Mashaa allaah ilaahay ha ku barakeeyo
Rahmo Heybe Amin dhamanten abayo ❤️🥰
En abaayo color cadayska color la dhax galin karo ma ila wadaagi kartaa
ilham haji waxad galida color kasto full ah indho qabadho leh sida gaduud gacaar blue parple orange etc
MashaAllah MashaAllah Tabarakalaah xabiibti qurux JzkaAllah for sharing dhiirin galin wanaagsan macaanto
Unique Hooyo xbbti u welcome
Umu Amaal Masha alaah abaayo waxaa u baahna telkaa macquul hadey tahay
Mhdsanid
Abaayo xage joogta masha allah beautiful wyeh 🌆🏡👍❤
Ubaha natural ah xageen ka heli karaa abaayo Mahadsanid
Alia two rivas kahele
Wax kastoo qurxan abyo to be a money lcg asaas u ah
Maashaalaah tabaarakalaah faaidaysi muhiim ah, caafimaad iyo cimri dheer 👍♥️
Thnks dear
@@umuamaldecoratinghouse you are welcome sweetheart keep going, ❤👌
Wllay muqalkan gabar kale kuarkay malagaa xaday mxaa qaldan
asc abayo waxan u ahnby barkimaha marada bustada brushka bruska kalar kasta wad ka heysata masha allh sen ku hela aniga abayo
sawda jamac iso wac
Umu Amal abayo you are such a sweet person
shunajla habbibti😍
Masha Allah jazaakalaahu kheyr abaayo
Masha alahaa horey u soco abaayo
Maasha Allaah Xabiibti isoo Booqo Insha Allaah
Asc mcnt Inaan Lula carneiro ayaa Rabaa magaladaan kula jogaa fdln ii sheeg meeshaan kala xariiri karo
Walaashey aniga kenya waan daganaa kow dheh lkin waxaan idin weeydiinaa wadank kenya waxaan ku nacay dhilqo alaab kasta aa dhigato qasab waaye dhilqaha inuu kuu galo si kastaba nadiif u tahy dadka kuu imaanaayo ayaa kuu keenaayo ilmihi dugsi ayeey aadaayaan shaqaalihi everyone a kuu imaanaayo walaashey see uga badbaadin kartaa guriga an quruxda bdan thnks
Dhigow abdi Abdi abayo aniga ilmahayga wali magarin dugsi mida kale naagaha shaqalaha ma jecli Aniga shaqesto dhilqana marag iyo qof sheegayo thnks
umu amal decoration house okay 👌🏾 fine maaanshaaa alh alha kuu siyaadiyo quruxy
Masha allah allah yacdigal caafiyah yarab😍
Masha Allah xabiibti qurux horay usoco 👍 👌
masha allh gaber ku dayasho mudan aya tahu wlh naag nool ba tahy
umu yusra thanks abayo 🥰
Masha allah guri quruxoon waaye abaayo kenyo maa joogta
Ha
Mcnto daahayada wax rabay 3 xabo inte kala soo xirira
Masha allaah tabarakallaah wllo ilahay haku barakeeyo ♥️👌
IKRAN AWALE aamiin abayo thnks
Abaayo fadhiga mid ka waa wayn ayaa iyaala marada sidee looga badali karaa iso sheeg qaali
fly way ally baba utag isaga kushegayo ii badal dheh
Beautiful thanks.
Ma sha allaha aboyo ee iso boqo
Gurigan ruhi home decor iskaleh ee saxibey benta nagadaf
Maasha alah xabiibti isoo booqo
Rowda Ahmed Thnks abayo
Mashalah my husband Ayaad isku dokhtihin
Hodan Ahmed masha alah❤️
wn cusbahay ha la iso dhaweeyo
Walalo it's beautiful Maashaa'ALLAAH, if I ever move to Kenya I will hire you to decor my house.
Dhuxii SNM hhhh insha alah thnks
Mashalah abayo Nairobi intee lagalasoxariiraa
Maasha allaah quraxey 😍😍😍
Masha Allaah tabarakallah wallpaper qatar waye intee kasoo iibsatay abaayo wan ka helay alabta gurigeyga ayuna shabahaa iga soo jawab please
Ummi mumtaz channel wallpapers waxa kahele day to day
@@umuamaldecoratinghouse mahadsanid xabibti
Daah grey hadan kudaro purple ma qurxan yahay tolow 🤔
Sweet Amla haaa aad
Maansha Allaaah qaaali
Masha allah shaqo fican ayaa ino heeysa
masha Allah baraka llah😍👍
Gacantaada allaha kuu barakeeyo qaaali❤❤😍😍😘😘
ugaaso ibraahim ali Aamin thnks abayo🥰
Masha alaah keep going sis iso booqo anigane wanku boqdee
Maasha Allaah walaasheey
Abyo Amal telf ma isin karta qali?
Abayo ubaxa aan rabaa sideen ku heli karaa
Abayo mcn inteh kalaso xariira bayoh inad guri ila sharaxdo rabaa 🙏
Masha Allah xabibti
Masha allah Abaayo
Alibaba seed fadhiga uga dalbatay wll Germany ayaan joogaa
Msha allah abayo qurux
Layla Mohamud thnks ❤️
Abaayo fadhiga waa meqa
Wall gurigaga iyo. Ka ruxii waa isku mid
Masha allah tabarakallah
Abaayo tray ga miska dhaxe halke kaso gade plz
fowzia mohamed aniga sameyay
Maasha allah qurux
MashaAllah quurux walaashey 👌👌
Mansha allah abayo mahad sani🤗🤗🤗🤗👌👌👌💋
Hodan Cabdicasiis sido kale abyo
Daahmnkn iyo marooyinka miiska plz noso diyari ee soomliya no ken
Drs Aisho Ali Channel wa helee so dalbo
Somaliya wey yalan dahyadan bakaaro tag
Masha allah wll
Masha allah quruxey Masha allah
saciida ali Thnks abayo 😍
Apyo fadhiga xage kasoo gadaye
Naag nool Iska dhiga ally baba
Waaaaaw masha Allah
ayaan gedi Thnks abayo
quraxey fadhigan kahelaye Nairobi mayala
Amal Ahmed ❤️❤️ ali baba
shuken quruxey tukankaga waxagee adoraliya
Abyo fadhiga xgee kaso samesatay waan rabaa am in kenya
Ali baba
Way kuxadijirtay miya wayaab wlhi codka lee kabadalijirtay ar dadkanaa
Masha Allah xabbti
Waaaaw mashallah👌👌👌❤❤❤
Walaley video gaa gos gos kaa nagadaf
walal marada jaalaha inte ka hela waxan raba in an ka sameesto barkimaha yar yarka jaaalaha aad ayan u jeclahay
Ibrahim Mohamed gaarisa loj
Abayo numéro telkaga xagen ka hela
Mashllah xabibti
Masha alaah
Masha Allah mcnto
hanan life stly thnks dear🥰❤️
Labarkaga isodir please
Abayo hibaaq fundi rinji number kisa isi nairobi joga please thanks gacantaada allaha ku barakeeyo
Boqran Haji Channel abayo maqan Aniga rinjiyesto gurigayga thnks
Yaasameeya. OO. Badala. Kuraasta
numberkada ayaan rabaa abyo 😍
Abaayo marada jaalaha miiska kuu saaran xagee ka helaa
Aniga gado daaha iyo barkimaha la socota hadad rabtana iyado barkimo lasoto iga hele
asc abyo nmber kaada ayaan ubahanay
Isku dooq nahay gurigeyga waaa sidaan
MashaAllah
Leila Mohamud thnks abyo
Walahi waa diragalin
Hibaq Mohamed 🥰❤️🥰