XIDHIIDHKA AYNU DAWLADA ETHIOPIA LA LEENAHAY MAXAA KA KHALDAN HADII ETHIOPIA AY WADO DAGAAL KA DHAN AH DAWLADA SOMALILAND WAA IN AYNU XIDHIIDHKA U JARAA
😂😂😂😂😂 hadii Aanu habar awal Nahay nin kan ibraahin waji xun,ma habar awal Ayuu warkan ku seexiyaa 😂😂😂😂 habar awal waxay lee yihiin ibraahin noolow 😂😂😂 Ibrahim legend 😂😂ibrahin waa geesi
Ogayiiiiiiis gaadhsiiya boliskaa Somaliland waxa lasoo sheegay in ay safafka buuxin doonaan dad bilaagaadhadh ah meelwalba la geeyay si ay wakhtiga uga ridaan dad codaynlahaa hubiya saf waliba waliba hanjabaad hawada haloo mariyo qofka safka ku jira ee lagu qabto isagoo bilaa kaadha in xabsiga loo taxaabo waa in loo digo dadka waa dambiile qofkaasi waana la xidhayaa oo roondaa idin mari doonta kaadhka codaynta oo saxa aad tusi doontaan kii isku daya in uu safkaka kabaxo marka roontadu marayso waala qabanayaa hadaba is jira oo yaanay soo galin safka qof aan codaynayn
Dee hadii la cadaystay in dadkii kulmiye u codayn lahaa in la khalkhaliyo oo loo diido inay codeeyaan waxa waajib ah in doorashadaba la joojiyo waayo doorasho xor ah oo xalaal ah maaha mana noqonayso😏
Adigu miyaanad ahayn uskagii youtoubka furtay ee saqajaanka ahaa ee u soconwaayey ee beenalaha ahaa orod gacan libaax gal u skagyoow ninkan aad cayayso madaxuu noo saaran yahay
Kkkkklk Muuse Biixi syaaa u soo dhiiba wixii cay la hayo ee suuqa la galinayo. Sirdoon ayuuu iska dhigaaa kkkkkk Muuse Biixi iyo Reerkiisa ayaaa wadani ah dadka kale waaa cadow.
Dawladeenu waa mid meel walba lagu legdayo uma diyaarsana difaaca dalka iyo xitaa kursigeeda doorashada in laga faramarojiyo ayey u dhowdahay dawladani haday soo baxdo is barbartaag bay u baahan tahay
Aniga ayaa shalay qodax iyo ina caga wanayne ka soo celiyay xadka itobiyana kaaga awood badan hadaad been iga moodaysidna imika kuu soo diraya kiliibadii aan ka duubay oo wallaahiya
Xanuun aya ku haya wllka ilahay ha ka qado War waxano kale lama warayso wa fungus caadiya aaf uun lama rabe cadayn keen haddi kale wadani nacayb aya ku haya nio orodo is aas, waxaad gasho ee aad gudana wanu naqana xaali warejiye
IBRAAHIM CAYDIID GEESI QARAN SHACABKA SOMALILAND WAY KUU OGYIHIIN EE GUULAYSO.
VIVA SOMALILAND ❤❤❤❤❤
ILLAHEYE BAA GUUSHE INO HAAYE ILLAHOW NOO GAARGARA
Guul ❤Qarankaa Somaliland ❤ Muj.Bixi Gobanimo Insha’alla
Geesi Qaran Mudane Mujaahid Ibrahim Caydiid noolow oo guulayso , guul Somaliland guul Madaxwayne Muse Biixi Cabdi
Guul iyo goobanimo somaliland insha allah mujaahid Ibrahim caydiid guulayso adiga iyo Abdishakuur haybe guushana somaliland illahay ha siiyo amiin ❤❤❤❤viva somaliland eris
Ibrahim waa legendary 💪
Guul guul guul Kulmiye InshaAllah
Guul guul Soomalilan
Guul kulmiye guul Somaliland ❤❤❤❤❤
ILAAHAY waa Caadil oo marnaba ma gargaari doono Khaayin u gacan Haadinaya Cadawgii uu Inaga xoreeyay 33Sano ka hor ,
Guul M/W Muuse بإذن الله Guushisu waa guusha Somaliland iyo Jiritaanka Qaranimadeena .
Ibrahim waxaan ku sheegaya waxaan ku sheegaya in dowladu in ay shaqadeedi gabtay Ibrahim you are the best true teller good luck
Gudoomiye Ibrahim iyo C.shakuur waa salaaman tihiin
Xayaakallaah daljire ibraahim
Insha alaahu wexii dulmi ku socda ilahay wuu arka
Alle umadan muuse ha uso celiyo
Aamiin
Arabsiyo news GUUUL sland❤❤❤❤
Guuul somaliland
Asc ibraahin caydiid geesi geesi dhalay ayaa tahay oo ay ku ween tahay qaranimada soomaliland oo jecel dadka iyo dalkiisuba inay wax noqdaan ilaahay garab kaaga haku jiro soomalilnadna ilaahay ka khayrku uu ugu jiro ee jiritaan keeda jecel ilaahay kaas ha noo soo saaro ilaahayna haka dhigo madaxweene muuse biixi cabdi xildiid inankan habar yarta u ahay isaguna ii abtiga ilaahay ha noo soo celiyo Aamiin yaarbi guuuul iyo gobanimo🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥
MANSHA ALLAHA ILLAHOW REER SOMALILAND QUULUBTODA ISKU ISWADA SOO JEEDE
Geesi guuuuul masha allah guuuuul kulmiye geesi muuse soomaliland guuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤Ibrahim guuul💪💪💪💪💪
HADAANU SUTI GAASHAAN NAHAY KA DAALI MAYNO INAANU DALKA DIFAACNO.
Ilaahay ha idinku garab galo hawsha aad wadankina u haysan
Mujahid ibrahim guled aydiid garabkaganu taganahay ind good job indeed ❤
Guul somali laan
🎉🎉guul insha alaah guul kulmiye guul somaalilnd hajabo cadawgu amiin
Cadawga wuujabaya insha aallaahu
Mujahid mbc waa haley. Qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuul kulmiye....guuul somailand
Guul Ibrahim caydid
Wargal weeye ibr.caydiid
Kulmiye ha ha digtoonaadaan waayo wadani khiyaamo ayay ku tala galeen
IBRAAHIM CADIID GEESI GEESI DHALAY
Ibraahin ayaa fashiliyay waa sheekada iga yaabisay
Mujaahid Ibraahim Caydiid iyo Arabsiyo news waad salaamantihiin dhamaantiinba guul Somaliland ❤
Mashallah waa mahadsantin warbixinta mihiimka ah ee noosoo gudbisaan marwalba ❤❤❤❤
Cidii Somaliland doonaysa horumarkeeda u codeeya Kulmiye
Guuuul in sha Allaah❤❤
Cadowga Somaliland waa lagu filan tahay, cidanki Somaliland iyo dadkedu iyo cidamadi ILAHAY heegan ayaa loo yahay❤❤❤
Ibraahim caydiid waxaad tahey geesi Qaran caqliga Alle haku daayo iyo caafimaadkab Walaalo ❤❤❤❤
Guul Muuse Biixi Cabdi
Habarjeclo Waa geesiyaal Ilaahay baa lajira Ciidanka Qarankaa Lajira Huwantu Way Jabaysaaye Guulaysta ❤
Ilaahay waynaaye isagaa muuse garabtaagan ishlh waxka xumaanaya majiraan waynu uwada joogna shayaadiinta isbahaysatay guul xumadooda ilaahay muuse iyo ciro jabuti Somalia masar Turkey waynu diyaarnahay ana codkaygu waa ilaahay iyo muuse ishlh 😊😊❤❤❤
Ilaahow adaa wood badane
Isaaqa intii indheer garadiyo
IBRAAHIM XAQIIQA NOO DAA
MUJAHID IBRAHIM CAYDIID WAA HALEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤THANKS. FOR SPEAKING THE TRUTH.... GUUUL SOMAILAND....GUUUUL SSB IYO CIIDANKA QARANKA SOMAILAND GUU
S.land Allaha ha dhawro aameen
CADOWGO DHAYAN ILLAHEYE BAA INAAGAGA FEELYN
Asc. Inaadeer. Cid. Maanta. Huwan. Oo. Wax. Inga. Qaadi. Karaa. Ma jirto. İla. Afweyne. Hegen. Ayeynu. Ku. Jirney. Wadani. Huwan. Waa. Ineynu. Gacan. Adag. Lagu. Qabto. Xishood. Wuu. Dhamaadey. Umada. Soomaalilender. Guuleysta. Guuleysta. Kulmiye. Kulmiye. Kulmiye guuleysta. Guuleysta guuleysta. Insha. Allaaah. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂 Madxw Muuse. Biixi. Abdi. Kulmiye. Guuleysta ❤
WAA IN RAG ADAG LOO DIRAA GOOBAHA COD BXINTA OO ILAASHADA CODKA!
guuul ❤❤❤❤❤❤
insha'Allah waa dagalki badar oo kale, insha'Allah guul ❤❤❤
XIDHIIDHKA AYNU DAWLADA ETHIOPIA LA LEENAHAY MAXAA KA KHALDAN HADII ETHIOPIA AY WADO DAGAAL KA DHAN AH DAWLADA SOMALILAND WAA IN AYNU XIDHIIDHKA U JARAA
Raboow madaxweene muusa biixi cabdi sonoqda markale yaa Alle Anu cadowga somaliland ka guuleysane .guuul somaliland iyo madaxweene muuse 💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤
Manta iyo caawa ALLAH Bari aa la badiyo, cadowga Somaliland waa lagu filan tahay,❤❤❤
Keep going brother
Ilaahay iyo waynu uragna inta wadanka curdinka ah nabad guurinaysa ka guulaysta
Somaliland guul ❤❤❤madaxwayne muuse biixi guul xisbiga kulmiya guul ❤❤❤❤cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo masar iyo turky iyo qadar iyo wadani alaha haligo
ibraahin duufle dhawr cisha u hadhaay
Please 🙏 vote wisely my dear citizens
Ninkaa hacker Ka ah iyo group kiisaba hala xidho inta doorashadu socoto
Dawladeeey tooooooooos wake upp
😂😂😂😂😂 hadii Aanu habar awal Nahay nin kan ibraahin waji xun,ma habar awal Ayuu warkan ku seexiyaa 😂😂😂😂 habar awal waxay lee yihiin ibraahin noolow 😂😂😂 Ibrahim legend 😂😂ibrahin waa geesi
Ciro guul guul
DAGAALKII XATAA UGAAS KII SAMATOON BAA SOO GALEY EE DIIDANAA JIRITSNKA SOMALILANAD
imikaba ma ogola wadani dano ay leeyihiin ayay ka arkeen
Ilaahay kama yeelayo cidii walba ee dagaalka kula jirta s,laan ilaahay ha qabto oo hagaran siiyo dadka
Waa shirkii calan casta, huuno way tagaysa,
Ahmed sh daud asalmu alykum
Siiday dadka uceliyaan caagdherta somali ismoodka ah dadka somalilanderka ah ee xaadka kasoogudbaya waxla aqbalikaro maaha
Ogayiiiiiiis gaadhsiiya boliskaa Somaliland waxa lasoo sheegay in ay safafka buuxin doonaan dad bilaagaadhadh ah meelwalba la geeyay si ay wakhtiga uga ridaan dad codaynlahaa hubiya saf waliba waliba hanjabaad hawada haloo mariyo qofka safka ku jira ee lagu qabto isagoo bilaa kaadha in xabsiga loo taxaabo waa in loo digo dadka waa dambiile qofkaasi waana la xidhayaa oo roondaa idin mari doonta kaadhka codaynta oo saxa aad tusi doontaan kii isku daya in uu safkaka kabaxo marka roontadu marayso waala qabanayaa hadaba is jira oo yaanay soo galin safka qof aan codaynayn
Walaalayaalow maxa dadka odayga ka eryaday taajiriinti habar awal mala sixray
Maxay tarayeen ina aw siciid dantiisa jabuuti ayuu eeganayaa
ILLHOW HASSAN SH GUURIGYSE BEELYO UU DAABO MAARYE OOMESHES QARAXA IYO GAREER IYGA KUU SAALIDWAXA BAA KAMA HEEYSANO
🎉🎉🎉
Cadawga somaliland ilahayow ha jabiyo Ilaa harta shekha kulmiye
Mushaharkii bishanaaa kuuugu danbaysa. Melbourne kusoo noqosho wanaagsan
Waad ku saxan tahay Ibraahim Caydiid, waana kugu raacsanahay hadalkaaga, dalal shisheeye ayaa ku maalgeliya inay qas iyo qalalaase ka abuuraan Somaliland
Waananacay ninkaa ilaahay nagumasooceliyo
Dadku dhanka wajaale ee ethiopia hakasoo galaan dalka wax weyn maaha way fududahay ibraahim, qof doonaya inuu dalka ka baxo cidina ma joojinkarto, dhanka wajaale ee somali galbeed ayey kasoo gelikaraan dalka arintaas wax weyn maaha
Haa wy kaso bixi karaan
Dee hadii la cadaystay in dadkii kulmiye u codayn lahaa in la khalkhaliyo oo loo diido inay codeeyaan waxa waajib ah in doorashadaba la joojiyo waayo doorasho xor ah oo xalaal ah maaha mana noqonayso😏
ilahay ayaa kawayn somaliya iyo wixii is urursadaba alha wayn ayaa ku filan waynu iska celini waxay rabaan mashquulka inay ka faaiidaystane
Ethiopia dadka degan in badan kulmiye ayey taageersn.yihin maclaa oromadii Muse bixi sawairkisa sidata galbeed oo dhami kulmiye ayey dooranyaan wlee
Xukumafii kulmiye ma waxay ku danbaysay ibrahiin ayaa qorigii farax qaandhuus doridayay isagaa qabanaya yaab com
Ta labaad dee Ibrahim intaa Gaabiska ahba warka gaasii oo Cagdheerta karbaasha
Waan so gornay xagan wajaaale ilaa magaaalo qaran
Kulmiye waa cadawga kobad dadku way arkaan ibrahin
Caqliga huubo kula yaabi mayno 😂
Adigu sided doonysaa saaxiib
WAR MUNAFIQ YOW BEEEEEEN TADA NA GA DA SUBHAANALLAH WA IS KU DIRA WA KALA DIRA DAD KA REER SOMALILAND WA U CODOW
Ibraahim duufle wabaan fashiliyay ayay kaga dhegatay wllhi waa beenaale illaahay iyo umadiisuba nacday oo aan wax ummada iyo inta wada dhalatay kala dila aan ahayn ka shaqayn waxaan la yaabanay halka illaahay gayn doono
Adigu miyaanad ahayn uskagii youtoubka furtay ee saqajaanka ahaa ee u soconwaayey ee beenalaha ahaa orod gacan libaax gal u skagyoow ninkan aad cayayso madaxuu noo saaran yahay
Ibrahim caydiid cidna waxba laga waydiinmaayo warkiisa waana nin xaqiiqada jirta ka hadla
Waa wax ay iyagu kashaqeyan bay war inogadhigan
Dadka liita ee bilaa imaanka ah ayaa u yaqaana xaqiiq lkn qofka caqli iyo maskaxi ku jirtaa uma yaqaan wax run ah
@@cismaanafgaab3018
Waxa beenaale ah kuwa ay runtu gubayso een cadawga iyo gacalkiisa kala aqoon.G.Ibrahim caydiid taariikhda dalkiisa baal dahaba ayuu kaga jiraa.
Wax diyaari majiro ee ummadda ka xishooda, muse jaahi uu tagayaa , Duufle Baroorta jooji
Na nga amus niicdi ba idinka dhamate
Ninkani waa sunta suuxisa heego
Kkkkklk
Muuse Biixi syaaa u soo dhiiba wixii cay la hayo ee suuqa la galinayo.
Sirdoon ayuuu iska dhigaaa kkkkkk
Muuse Biixi iyo Reerkiisa ayaaa wadani ah dadka kale waaa cadow.
Been badanaa waa fuley ina caydiid dee carar hooyadda was naag naag dhalay
Hooyo dhimatay maxa caydeeda ku geyay dadaad adigu run hayso so ban dhig
Dawladeenu waa mid meel walba lagu legdayo uma diyaarsana difaaca dalka iyo xitaa kursigeeda doorashada in laga faramarojiyo ayey u dhowdahay dawladani haday soo baxdo is barbartaag bay u baahan tahay
Aniga ayaa shalay qodax iyo ina caga wanayne ka soo celiyay xadka itobiyana kaaga awood badan hadaad been iga moodaysidna imika kuu soo diraya kiliibadii aan ka duubay oo wallaahiya
Faanka
Wadani cidiyaha ayuu ku dagalamaya waa dadka aaminsan Ethiopian aya codeeya acuudu bilah tolow maxay samayn hadii laga badiyo
Dhanka wajaale dad ku haka soo galaan haday saa tahay
Somaliland inay siwalaba ujabtay wakaas reer kulmye so lalushayan ciidanki qaranku me
War Hna habarin somaliland manta meshi ugu fiicnyd maraysa oo wata si nabada dorashada lo galaye balaayo iyo wx baas lma saadshado
Bal xagad ku nolan doonta ibrahim cadidow bastad nolashadi sistaye
Hargaysu ku noolanaya maxad yeeli kartaa Xanadu sigaar ah ayaad la qiimo tahay adiguna
Waxa jira ibraahin dad bilaa kaadha oobuuxinaaya safaka si ay wakhtiga uridaan markaa halahubiyo dadka
Arinkaa ka hawl gala oo ciday qusayso gaarsiiya
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xanuun aya ku haya wllka ilahay ha ka qado War waxano kale lama warayso wa fungus caadiya aaf uun lama rabe cadayn keen haddi kale wadani nacayb aya ku haya nio orodo is aas, waxaad gasho ee aad gudana wanu naqana xaali warejiye
ADEER ADAA BUKA EE ILAAHAY HA KU CAAFIYO.
HHHHHHH YAA QADADWEYN MAXAA KA GALAY CADEYN IYO MADOBEN MIDNA REER SOOMALILAND MABA TIHID KA BAX MEESHA BAQAL AA BUQ KA SIISE KKKKKK
Beenaale Beenaale Beenaale
IDINKA IBRAAHIM AYUUNBAA IDIIN WARAMA MIYAA . AAKHIRKA WAXAAN KA BAQAYAA INAAD TIDHAA IBRAAHIM OO FASHILAYAY NAAGTAYDA OO LA WASAAYO 😂😂😂 . NACAL ABUUK . OROMO CAQLI MALAHA
💚🤍❤️