forno laan usamey qado kadis ah xajiga 🤤 surprise recipe family flavour no oven

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 158

  • @umucabdi9576
    @umucabdi9576 3 роки тому +14

    Jasakalhu khyr xppti ilhy miisaanka xasanaadka ha kuugu daro sidaad noola dadaalaysid anaana ku soo waydiiyay digirta cagaaran haday hblo reer hargeysii ku jiraan i oo garanaaya halka laga helo digirtaa cagaaran bal ha iisoo sheegaan

    • @salwaxasan2594
      @salwaxasan2594 3 роки тому +1

      Abaayo qaali digirta Cagaran meel walbo waa laga helaa dukamada rashin iyo super market yada waa Fulka gasacadeysan ee la karsado iyado gadudan iyado Cagaran ayaa la helaa muqdisho ayan kaa soo Salamaya

    • @umucabdi9576
      @umucabdi9576 3 роки тому +1

      Wll aadbaad umahadsan thy saas wan ugaranayaa lkn yadoo bislayn ayaan jeedaa iminka tan ay ku darayso cuntada farxoyi inaanay bislaynbaan filayaa

    • @nasteexobulsho6712
      @nasteexobulsho6712 3 роки тому

      Sharafay digirtan wadankeena kuma arkin hada kenya jooga ku arkay lkn subar marketada kaso fiiri lkn waa iska dhaafi karta mcn dhanaan mid maleh waa lagu sharaxda kaliya

    • @umucabdi9576
      @umucabdi9576 3 роки тому

      @@nasteexobulsho6712 shukran xppti aadbaad umahsanthy

    • @asiaybdjvjbirik9050
      @asiaybdjvjbirik9050 2 роки тому

      Atheists and agnostics are you up for a few other people are you up for a few other people are you up for a few other people are you up for a few other people are you up for a few other people are you up for a few other people are you up for a few other people are you up for a few other people are you up for a few other people are you up for a few other people are you up for a few other people are you up for a few other people are you up 2percent of

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Рік тому

    Waw waw ma sha Allah tabaarakallh so beautiful rice 👍🏆👍👍👍👍🏆❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌶🥬🥝🍇🍉🫒🫒🫐🍒keep going sister

  • @aragsanadan5608
    @aragsanadan5608 2 роки тому +1

    M.a allha suu siyadsho

  • @rituupehpeh3723
    @rituupehpeh3723 2 роки тому

    gacanta alh haku barakeyo mcnto

  • @axmedcapdi1795
    @axmedcapdi1795 2 роки тому +1

    Asc xbbti farxiya kamsar caleenta waan waayey iyada oo firij laa ,aaana ?

  • @raaqiyanafisa9769
    @raaqiyanafisa9769 3 роки тому +1

    Mashallah mcnto

  • @fardowsmuxumed6974
    @fardowsmuxumed6974 2 роки тому

    Mansh allh wallsy qali

  • @xaawocabdisalaan481
    @xaawocabdisalaan481 2 роки тому

    Alle haku barakeeyo xbbti jazaa kalaahu kheyr

  • @frpremovetool1618
    @frpremovetool1618 2 роки тому

    Hawaryar It's a good thing 3❤❤❤

  • @raxmocabdulaahi9657
    @raxmocabdulaahi9657 2 роки тому

    Masha allah qali mahadsanid

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 2 роки тому

    Masha alaah jasakalaahu qeer

  • @asmaaibrahim6092
    @asmaaibrahim6092 Рік тому

    Dhexda soo cayriin kama noqonyo byo💗

  • @zeytunhassan559
    @zeytunhassan559 2 роки тому +1

    Wlhi add ayan ufarhey shely anjero ayan tijawiye lkn manta bariska macane iskudeyi rabaaaa

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Рік тому

    Asc sister, waxa layidha ta cagarka catar . Keep going sister ❤❤👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹👍🇩🇯🇺🇸

  • @nastehomahdi5199
    @nastehomahdi5199 2 роки тому

    Barakow qaali

  • @nastehamohamed6940
    @nastehamohamed6940 3 роки тому

    Mansha Allah abyo

  • @nastexoqali2190
    @nastexoqali2190 2 роки тому

    Masha allh Wll qali lkn kanhada ad kusamyinysid fornada maku samyinkara qali

  • @shankaronsharif9879
    @shankaronsharif9879 2 роки тому

    Masha alaha

  • @madinasamanabukar9999
    @madinasamanabukar9999 3 роки тому +2

    ماشاء الله تسلم ايدك يا حبيبي

  • @haliimohaliimoabaas8792
    @haliimohaliimoabaas8792 3 роки тому +1

    Maaha alaah abaayo alaha ku barakeeyo wax badan aan kaa faaidnay

  • @zeytunodowa498
    @zeytunodowa498 3 роки тому

    Waw manshallah runti wa qada add uqurxon una macan indaha ayanba kadarge shukran sharafey

  • @Faay371
    @Faay371 2 роки тому

    Masha Allah ❤️❤️🌹🌹

  • @khadrojamac1219
    @khadrojamac1219 2 роки тому

    ماشاء الله تبارك الله

  • @anisamaxamed1679
    @anisamaxamed1679 3 роки тому +1

    Wlshay wad ku mahad santhy wlhi mudo yar bn kugu xidhanahy wax bdn bn ka faiiday waxn ka helay sidaa aad codsigayaga u tixgalisid io sidaa fudud eed wax noo bartay ilahy ha ka aabal mariyo wllo mcn horey u soco

    • @ladanmohamedgedi3751
      @ladanmohamedgedi3751 3 роки тому

      Yooget ama cana garor hadii an wayo mxaan ku badalan karaa walalo susac ma isticmali karaa

  • @faizacadey2141
    @faizacadey2141 3 роки тому

    Msha allh alle gacanta hku barakeyo

  • @faizahussein3507
    @faizahussein3507 3 роки тому

    Wwww Masha Allah 😍😋inaba caadi maha

  • @amrangas4481
    @amrangas4481 3 роки тому

    Masha Allla Allha ku xafido dhamantin gacantan Allha ku barkeeyo abaayo

  • @fardowsoaadan8612
    @fardowsoaadan8612 3 роки тому +1

    Mnsha alh abyo qali walhi wan cejlahy sida ad wax ufahan sisid dadka

  • @saffamaxamuud2359
    @saffamaxamuud2359 3 роки тому

    Maasha allaaaah qurux

  • @Jayas_Kitchen5510
    @Jayas_Kitchen5510 3 роки тому

    Liked and subscribed,,,,,,,,,,,,,,,

  • @jamaadcabdulecawal3094
    @jamaadcabdulecawal3094 2 роки тому

    Jisaaka laah abyo

  • @amishacabdi5917
    @amishacabdi5917 2 роки тому

    Mansha Allah wllo

  • @hiboxasan9040
    @hiboxasan9040 2 роки тому

    Masha Allah jasakalh xbibti

  • @gobdeeqchannel7105
    @gobdeeqchannel7105 3 роки тому

    Manshaallh ilahy hakuxafido akhiro iyo adunyaba

  • @suusanmaxamud8060
    @suusanmaxamud8060 3 роки тому

    Fuul weye am fasuliya

  • @badramuuse4777
    @badramuuse4777 3 роки тому

    Mnsho alle wllshay alle haku xafido dhabti wax badan wan kafiday

  • @wanagoibrahim5577
    @wanagoibrahim5577 3 роки тому +1

    Masha Allah alx shukran

  • @cashachamac2568
    @cashachamac2568 3 роки тому

    Asc Abayo ale hakubarkeyo adun iyo akhiro haku xiftiyo

  • @balqiisabubakar5460
    @balqiisabubakar5460 2 роки тому

    Mashac allah my sisstr

  • @dahabomaxamed6728
    @dahabomaxamed6728 3 роки тому

    Masha allh ale Haku barakeeyo xabiibti

  • @xaliimodaaud9579
    @xaliimodaaud9579 3 роки тому

    Mash Allah my dear sister Allah ha ii kaa xafido qaali dumar

  • @aaminaxasanmaxamed3056
    @aaminaxasanmaxamed3056 3 роки тому

    Mansha Allah tabaraka raxman

  • @kawsarmaxamud4433
    @kawsarmaxamud4433 3 роки тому

    Manzha allh

  • @aminoibrahim8991
    @aminoibrahim8991 2 роки тому

    mashaalah macanto ❤💞🥀

  • @faatumahassannur108
    @faatumahassannur108 3 роки тому +1

    Qacanta alle kaama gooyo huuno

  • @edabsan1308
    @edabsan1308 3 роки тому +1

    Masha allah abyo wanla dhacay waxaan ka codsanaa aroos ayaan ahay sida losameyo rooti fudud quraac cml

  • @esmehanjed5787
    @esmehanjed5787 3 роки тому

    Masha Allah Allah ku barkeyo xabibatii cafimad ku cuna insha Allah

  • @nimcocadey5460
    @nimcocadey5460 3 роки тому

    Mshaa alh wl

  • @nuurohassan1197
    @nuurohassan1197 2 роки тому

    binis weeye

  • @halimomohamed1790
    @halimomohamed1790 3 роки тому

    Ma sha Allah 💕

  • @sahroali2647
    @sahroali2647 3 роки тому

    Wlhi toonta iyo kabsarta waxyaalaha aan kaa faaidey ayay kamidtahay shukran xbbty

  • @luulxasan1437
    @luulxasan1437 3 роки тому

    Mshllh

  • @princessamal6742
    @princessamal6742 3 роки тому

    Shukran abyo inbdn kamadaalo videoyadad quruxda bdn

  • @jamaadcabdulecawal3094
    @jamaadcabdulecawal3094 2 роки тому

    Dihirtaan waxaa ladhahaa fuul waaye mahaceedu key waa lawada yaqanaa ayaan filaa sababta oo wxa lagu daraa maraqa suugada dalac bulaashka

  • @suusuusuusuu3729
    @suusuusuusuu3729 3 роки тому

    Masha allah abaayo

  • @nimonorali4168
    @nimonorali4168 3 роки тому +1

    Maasha Allh walshay keep going

  • @daganindhadeeq1307
    @daganindhadeeq1307 3 роки тому +2

    Masha allh abayo facebook kaa so raacay waana ku so share gareye ✌🏻✌🏻🥰

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  3 роки тому

      Jazakallahu Qeyran walashey isodhawow in badan ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @xamdixussein4931
    @xamdixussein4931 2 роки тому

    Abayo cano garurka yoghurt maku badalani karaa

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 3 роки тому

    masha Allah wllo kheyr Allaha ku siiyo

  • @fadumonuunow8050
    @fadumonuunow8050 3 роки тому

    Maashaa Allah

  • @sacdioharun425
    @sacdioharun425 3 роки тому

    Asc xbbti bariiska alqamarka o jabaatiga la galinaayo so gali mhdsnd

  • @najuuabdi4299
    @najuuabdi4299 3 роки тому +1

    Abayo mahadsanid bariiska qiyastiisa mxa waaaye🥺😢♥️

  • @fahmomaxamuudmaxamed5625
    @fahmomaxamuudmaxamed5625 3 роки тому

    misir aa layiraah

  • @dheymangaduudow1922
    @dheymangaduudow1922 3 роки тому

    Manaha alalh

  • @zahraabdullahi4867
    @zahraabdullahi4867 3 роки тому +1

    Masha Allah walal qali keep going my sister

  • @shamsohussein4180
    @shamsohussein4180 7 місяців тому

    Fariha meesha dolsjada hadii ad ku badalto buskut ka waran

  • @muniiramahadmuniirmahadmax2965
    @muniiramahadmuniirmahadmax2965 3 роки тому

    Waa biinis abayo

  • @NurtoMohamed-ei9mu
    @NurtoMohamed-ei9mu Рік тому

    ❤❤❤❤

  • @geenyomohamed14
    @geenyomohamed14 3 роки тому +1

    Farxiyo qurxinta adi miyaa codkaad aa fahmy m.a cundada wa jeclahy xbbti nolow

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  3 роки тому +2

      Haa cunadi aya halkan kenay isodhawow markale 👉♥️♥️

    • @ifkanolosha8821
      @ifkanolosha8821 3 роки тому

      @@farhiakushin abayo cano boore hadan ku daro kwrn mesha cano garorka

  • @saidomohamed7372
    @saidomohamed7372 3 роки тому

    Ameen yaa rabi mahadsanid

  • @xaliimoaadan2483
    @xaliimoaadan2483 2 роки тому +1

    Asc abaayo cuntada xaajiga soobadi

  • @zaytunliii2261
    @zaytunliii2261 3 роки тому

    Abayo chicken 🍗 burka lagu sameyo noso galii xabibti

  • @nadarabdullahiabdullahi9125
    @nadarabdullahiabdullahi9125 2 роки тому +1

    Abayo waxayabo oomacmacan ooxajiga lakuqancikaro oofuudud nosoodhig mcney

  • @xaredohish9841
    @xaredohish9841 3 роки тому

    Asc wllshy firri food kalarka hadan qaso kwrn

  • @habibasheikh5714
    @habibasheikh5714 3 роки тому

    Mansh Allah abayo MCnto ❤️❣️❤️❣️❤️❤️❣️

  • @farxiyacaseyr204
    @farxiyacaseyr204 2 роки тому

    Bazela aaladhahaa

  • @nadiaahmed3488
    @nadiaahmed3488 2 роки тому

    Haji khayir qab halosamayu lakin mida khayan lah bari tu kal ayabu donani hadan gabadhu kuma qasabano inayi cunuto ukariso wa inu isagu cunto bisil ukan baqorad

  • @umumaida6601
    @umumaida6601 3 роки тому

    Masha allh abayo asxabta ku xiran abayo ii soo boqo UA-cam keega ina shergareey plz asxabta ismoojiya

  • @ikraandheeg1304
    @ikraandheeg1304 2 роки тому

    Wllshey waxad sogalisaa shaah

  • @fahmomaxamuudmaxamed5625
    @fahmomaxamuudmaxamed5625 3 роки тому

    maansha Allaah abaayo

  • @nasteexobulsho6712
    @nasteexobulsho6712 3 роки тому

    Abaayo waan shiitay kamsarta carafti baa ka tagtay walo anan ku darin caleemahan kale

  • @nastexo_mahamud6445
    @nastexo_mahamud6445 2 роки тому

    Tnk u sis🙏☺️

  • @asbb4371
    @asbb4371 2 роки тому

    Waxa ladhaha digita basali

  • @salmosanyar7032
    @salmosanyar7032 3 роки тому

    Biinis ba layidhahda digirta qali

  • @kawsarmaxamuud968
    @kawsarmaxamuud968 Рік тому

    👍👍👍👍👍👍👍✌✌✌✌✌❤❤

  • @nasteehoabdullahi8633
    @nasteehoabdullahi8633 3 роки тому +1

    Masha allah xabiti

  • @sumayomaxamedcabdulaahi9882
    @sumayomaxamedcabdulaahi9882 3 роки тому

    Yad Saprise ugu dhigtaa Ada jartee😅

  • @shukriahmad5075
    @shukriahmad5075 3 роки тому

    Digirta waxa ladha haa binis

  • @umusabiriin4375
    @umusabiriin4375 3 роки тому

    Allaha Kunis xafido abyo

  • @hamdiosman1734
    @hamdiosman1734 3 роки тому

    Abaayo xalwada sida lo sameeyo waxyabaha laga sameeyo please noso gali

  • @asiyoomar1843
    @asiyoomar1843 3 роки тому

    Abayo bariskan magicis plzz

  • @alamalam-ib7iz
    @alamalam-ib7iz Рік тому

    Digrta waxaladah binazi

  • @fatimabaraawi9237
    @fatimabaraawi9237 2 роки тому

    Abaayo dulsho qamiir nosoo sameey

  • @najmaomar2620
    @najmaomar2620 3 роки тому

    Shukrn

  • @muunawarsme2116
    @muunawarsme2116 3 роки тому

    chanelkagi farxiyo qurxinta maxa helay

  • @juweriali2103
    @juweriali2103 3 роки тому

    Abayo digaag foorno la,aan ah noo soo gali

  • @fatumamohamed8151
    @fatumamohamed8151 3 роки тому

    M.a macnto mabariiska magaciis sheeg xabibti aniga Kenya kula jogaa

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  3 роки тому

      Waxa ladhaha maxmud Rice

    • @fatumamohamed8151
      @fatumamohamed8151 3 роки тому

      @@farhiakushin abaayo Mohamud Rice aniga san ima noqda maxaa iga qaldan iyo mid anfac la dhohoba 😢

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  3 роки тому +1

      @@fatumamohamed8151 abayo waxan umaleya kariska biyaha ayad kabadisa aniga sacado kahor biya ladhiga markan karinayo biyaha an kuyareya hadi uyahay iskukaris

  • @umucasaamofficial5314
    @umucasaamofficial5314 3 роки тому

    Shugran xbbti

  • @khadrakhalifa5056
    @khadrakhalifa5056 2 роки тому

    💘💜💛💚🧡💘💜💛💚🧡💘

  • @ebyansahal5768
    @ebyansahal5768 3 роки тому

    Mashallah