@@AminoAbdirahman-s7i waqtiga adoonka wuu dhamaaday Islam ka marko imaday markaas adoonimo dhamaatay ya nahay anaga marka dad dalkood noo fureen in adoon dhahno fakir xumo ina ii haysato!
kama xamar xamar camal inaa xayawanad tahay aqliga dhashada ka galay firi xamar camal 😂😂😂hada ka hor waxan xasuusta rayan bajaj ka hortimid ina ku tiri walaashey istar kurlibax 😂😂😂 walahi mar hore ban ku arkay naaya raali galin ka so bixi xamar camal sawir waxid
Gaas waaye waxa qarxay hapo ngara lakin cabsi cabsi ahayd. Axamdulilah maal ma ogiye naf kuma dhiman
Alxamdullillaah illaahaygii idiin badbaadiye ayaa mahad leh❤
Mahadsanid, abaayo,
Laakiin Suaal, baanqaba walaalyaal
Maxay soomaalida qaar ugu horfariisata kaameraha, ayago wejigooda ka soo dhaqin wixii umarsan, mise ilbaxnimo uyaqanaan ?
Masha Allah istar
waa ku salaamay intizar secondary mugadisho remand me kaasa balbalaare Jordon ithink I saw you sester some wheeze
Walaaley markaad sheekeyneysid sacabka naga dhaaf waa ceeyb
Anaa marhore iri
😂😂
👍
Allahadulilaahi hadi Ilahay idin badbadiyo
dhamaanteen waxaynu nahay adooomihiii ilaahay 😢😢 kalmadaas foosha xun ka baaqso inaadeer waa kaa naxayaaaaaa‼️🙏😡
Adoon wadkan kood kasoo tag maxa oo la nooshahay? Wana cayne wana ku nooshahay wadankood… ogaaw in dadka dhan adoon ilaahay nahay adoonyahay
Sss
Anga Dan Aya adomey dahnaa hadan re Kenya nahay tedakale meshan soMaliya xukunta adonta weiskagadexnilyin bes
@@AminoAbdirahman-s7i waqtiga adoonka wuu dhamaaday Islam ka marko imaday markaas adoonimo dhamaatay ya nahay anaga marka dad dalkood noo fureen in adoon dhahno fakir xumo ina ii haysato!
@@user-j2i9d waa runta walal waxajirtaa Tariq dadki horee e jarerta ahaa ladonsan jiray tii inte somali danka jideysa laarka o wixi madow o tima adagbo ey adomey iskadeheno
@@AminoAbdirahman-s7i Taas na waa xaraam iyo qalad weyn weye ilaahay saas ma jeclo
Ha oran adoomay. You too
Allaahu AkbaR ☝️
Scw Scw Scw ❣️❣️❣️
LaaiLaaha ILaLaahu Muxamadu Rasuululaah
Anaka dhan ayaa adooman ah lkni sida aad adoon u dhahdaan ilama saxsana abayo Swahili ga iska dheh
allxamdulilaa callaa kuli shay hadaa nabad qabtaan wllo
Kow iyo tobanki aror nimo maxa live ku saray salamaad
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
abaayo cunsurinimada iska dhaaaaaf⚠️🛑🛑🛑 umad ilaahayoo dhan baa ku daawaneeysa. umadooooo dhan baa ilaahay adooomihiiiisa ah 😢 intiii dhimatey dhamaan ilaaahay dadkooodiii samir haka siiyo 😢😢😢 gaaliyo muslimba waa umadiiii allle 😢
Alaab maxay taree nafta hadii loo imaado
Fadhi sariir ku tee nafta tada la carirene maxa fadhiya 😂😊
kama xamar xamar camal inaa xayawanad tahay aqliga dhashada ka galay firi xamar camal 😂😂😂hada ka hor waxan xasuusta rayan bajaj ka hortimid ina ku tiri walaashey istar kurlibax 😂😂😂 walahi mar hore ban ku arkay naaya raali galin ka so bixi xamar camal sawir waxid
Alxamdulillaah ☝️♥️❣️
As/c Boma yang miya wali dagantahay
Adoo sagalad dagan aan ogaa sadaxsano kahor
Mash Allah Abaayo ❤❤
Run taa waye daka iska daa war koda tada wadi Abayo❤❤
Dumarkan soomaaliyeed maxa ka qaldan . Video public firsanayan ayay soo duubayan iyaga oo wajiga wax umarsan yahay . Reer baadiyo miya dadkan waa maxay dhaqankan . Naa xishooda oo waji nadiifa dadka laa hir imaada
Xee ahayeen mrka
Allahamdulilah
Wlle ka xishood dadka ha dhihin Adoon waa dad walaalahaa ah oo African ah. Teeda kale afka Soomaali waa la yaqaan xishood gabaray
Axl
Ngara gurya wawayn May leyhin
Alxamdulillah
Ax wlhi waa naxadin😢😢😢
Allah idin amaansado
Alxm 😢❤
😢😢🎉🎉😢
يارب u gargar war so maliye gawadhan sida halo dhamo 101,San maxa waye
Aniga kab wan wye sake 😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Adoon lee ahayeen hhhhhhhh
wllo
istar la wayay
Bissinka caleen
Wcs
Haa wa runta sakaya waxa dhacya wa nag argaxa shan walhi ilahay ba Mahad iskal O n qarax noga digin
Alla walo wada adon gefkalagada jooji rabi kacabso😡
Cay kama aha.gaalada adoomey ama adoon aa loo aqaana meeshan
😂😂😂😂😂
Bisnkow
Alaxadulilaha hada badabadeya abaayo
Dabaqa ma dab ka kacy
Fuustooyin gaas ahaa qarxeen kute video-ga maadan dhameysan miyaa