Film || Boqorkii Isku Bedelay Zombiga Si Uu Qoyskiisa Uga Bed-baadiyo Cadowga....!!
Вставка
- Опубліковано 21 січ 2025
- Waad ku mahadsantahay soo booqashadaada, Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay kanaalka, fadlan ha iloobin inaad la wadaagtid asxaabtaada, Mahadsanid.
Waxaad igala soo xidhiidhi kartaa:
Facebook Page: / msomali-106212415288802
Instagram Page: / msomali2025
Tiktok Page: / _msomali_
Halkani waa hoyga Soo Koobida Aflaamta Iyo Taxanayaasha ee ka dhigo wehelkaaga.
Ma awoodaan inaad 20K subscriber hore u gaadhsiisaan kanaalka.
Nio filimkan maka fiirsatay intaadan soo gudbin magaranaydaa ninka laga guulay ee muxamad inuu boqorkii furtay stanbul 1453 miladiga waxaana dadkeena lagu wadaa marin habaabin islaamka ayaa filimkan looga dhigayaa kuwo dulmi badan marka wll filimada qaar naga ilaali waa iga codsi taariikhaha qaarna waan akhriyay taariikhduna sida filimka lagu matalay maahan bal soo baar taariikhda saxda ee daracula waa nin jira waxana uu ku soo barbaaray khilafadii cusmaniyata dhulkeeda waxa aabihiis ayaa boqor ahaa asaga iyo walalkii waxay wax ka barteen culimadii islaamka ee khilafadii cusmaniyata
@@khayrudincumarmahamuud Waxgarad ayaad tahay wllhi 3 cisho ayaan baadhayay micnaha guud iyo waxa laga wado filmkan ani ahaanteydana ilaa aan fahmo micnaha guud ee filmka ma soo gudbiyo filmkan iyo filman badan oo aan horey u soo gudbiyay waan ogahay inay yihiin kuwo danbiya lkn ujeedkeygu waa in aan dadkayga ka jaahil saaro intii ay iska daawan lahaayeen filmaanta qaar, filmkana wuxuu ahaa codsi ka yimid mid kamida asxbta oo mudo badanba igu soo cel celinayya inaan soo diyariyo filmkan, aad baad u mahadsan tahay wll waan ku sii dedaali doona ilaa aan ka fahmo filmkan micnihiisa guud ee dhabta ah.
@@Msomalii hada nio aniga waxan akhriyaa buugta sidaado oo kale muuqalada ayaan sameeyaa waxana leeyahay shacab gaaraya 7k iyo badh waxana ka hadlaa filimada qaar waxa laga wado horta aniga aflaamta waan taageeraa oo adiga ayaan taageere kuu ahay waxana kuugu saacidaa taariikha qaar meelaha aad ka heli karto inta badan waxan jeclahay waxyaalaha daagsoon inaan daah faydo marka wll magacaygu waa khayrudiin cumar barsho wanagsan
Haa shbe money hiest 12 kiiisii nooso gali
Tell kasta Ayaan fallow kaasoo dhahay Ee money heist season Noo soodhamaystir
Ilaahayow laylatul qadriga nala kulmi "aamiin" dheh walal taajudka hadaad tukato 10ka dampe ee ramadaan❣️
❤❤❤❤
War filimkaan micno ayaa ku jira taariikhda daracula taariikhduusa waan aqaan waxa uu ahaa nin dhib badan
M somali zethy ❤
Aniga ayaa ugu horeeyay
Haa wll
@@Msomalii waan kuu xiisnay wll
OdeY berYahan walaGu waYe weLcomE🤴👏
🎉🎉🎉😊
Sxp flimkan iskabixi wayo maxamad fatix lagucaynaya mid sheydan cabudijireyna walagu amanaya
Wxaad moogan tahay inaan wax badan raadin jiray filimka
WALAAL HASOQAADAN GAALO ISLAAM KAGUULAYSANAYSO
ILAA INUU ISLAAMKA GUULAYSTO MOOYEE
Wllkyow keep going
Lkn filmadan boqortooyadii osmaniyiinta lagu bahdilyo ma jecli
Pro ha iga xumaan inaa ku dhaco ma Rabin lkn money heist waad naga ilowday🥰 xumaan ha ii fahamin
✊
Malin hore massage usoo qoray ma arag miyaa isagoo leh copy right ayaa leygu heesta
@@adaawaxnagadhigikarro2888 maya maya ma arkin mahadsanid
Sxpow noo soo dhameestir money heist part 12 kaa sugoonaa
Zhp hkadaa lin hawshan 🙏🏼👑
First..
Shukran wll
Waad mahad santahay walaal
Thank's bro
Waa waree
Haa zxp
Soobadi
I.a wll
Abdi rahman
Boe flimanta koreankka so badi 🥺
Draculla waxa uu ahaa shaydaan aad u xun filimkanina isaga ayuu tagerayaa ee inaga daa fadlan kuwa nocan ah
Keep going
Pro waxaa soo badisa saxabada qisadoda plz🙏
Shukran wll
WhatsApp in my pocket beach
@@Msomalii salaam alaikum as-salam
zxp money heist soo dhameysrir please 🙏 😭 😩 😫
Keep going bro ✊❤️
Shukran wll
Abuukar
filimada aad soo qaadaneysaan waxa ay ka hadlayaan fiiriya, waxa islaamka lidka ku ah iska ilaaliya iyo wax yaabaha xaaraanta ah.
Wllo lacase de papel noo dhameystir plz🥺🖤💫
Mussinon immposibel wall filimnta qiyaliga ah naga dhaf
keep going 💪
Shukran wll
Keep going pro for a good job 👏❤️
Fanpire ma ahan ee waasheydaan
Abowe maad nosso badisid kuwa zombie ga aha adoo mahdsan
Sheekadan waa run ninkan masoniyoo ahaa
Kip up
Zxp filimkan waa been dowladii cusmaniyiinta ayay war xun laga sheegayaa ee hadaad kasari kartid kasaar zxp waa codsi
صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم رضيت بالله ربا بالإسلام دينا وبمحمد صلى الله عليه وسلم نبيا سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Sxb sthiin maxaa u dhahdaa
Hal hays ayay ii tahay wll
Max I have a few things that you can get me from work thanks so that too I can make it
Shukran wll
Walaal filinkaan waxa uu meel kaga dhacayaa islaamka iyo dawladii cismaaniyiinta ee maxaad u soo qaadatay
I'm New Subscriber
Sxp money honest ayad naga ilowday
Haa
Salaam calaykum sidee tihiin dhalinyaro🤣🤣😂😂
Waa inta aan ugu jeclahay
zxp legenow kasoo hadal flinka f9😢
Keep going wlloh Allah keep you
Sido kale wll
😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄
🏆🏆🏆🏆🥇🥇🥇
cadi mahan fiilmkan
Sidee tihiin dhalan yaro 🙏
Aniga ma dawan karo film muslimta wax qaldan laga so gudbinayog
Sxb film badan noo keen
I.a waan ku dedali dona wll
Fadlan 47 hours in live noosoogudbi please
Dragon ina Dracula Walle waa film Balse qayb 2aad uu leyahay waayey
🤣🤣🤣🤣
Shukran wll
Filing ka uu macan tahay soobadi
mohamed fatix boqorkii furtay andulus iyo dracula
qisadodii gaaladu way kala rogeen iyo qofkii xumaa ka dhigaya
qof wanaagsan oo la soo weeraray
halkan ka daawo qisada saxda ah ee dracula
ua-cam.com/video/egZgekC9dlA/v-deo.html
Nosogele part 2
Aboowe mxaa ku helay nh wa so dah daye🙂🙄
Bro filimkan part two male yahay
sxb flimaanta muslimiinta lagu bahdilayo hasoodhigin
🎉🎉
Legend soo pdi
Ciidmubaarak
zxp money heist noo soodaa
Sxb si dagey waxan kaga codsani #MARLIN
Ok thanks
Filmkaan waxaa lagu aflagaadeenooyaa islaam
Waa ruun lkn qofka soo gelyay aqoon umalaha wax uuso dhigayo tanina waa sababta aan uu lidaano ilahayow nafahansi wixi naga maqan aqontu macaana
Codsi please flimka dr Manhattan
Filimkan waa caksi daracula ayaa waxaa u ahaa qof xun
DRACULA UNTOLD
Ot
Beenaale
❤❤❤❤❤