Kulmiye ha la iska qabto way samri layihiin.oo dadkii Bay qof-qof u taargad. Gareynayaan sida ina mooge, Riisul wasaaraha wasiirka arimaha debada iyo qaar kaloo badan iyo jabhadihii cadowga inaga daafacaaya
Dalkan Kulmiye iyo Wadani midna malaha Wixii khalada waa la sheegayaa ee dalka halis ku ah. Maxaa Somalia laga la hadlaa oo cadaawadeena aan qarsanba. Waanu wada hadlaynaa waa Citiraafkii oo aad god ku riday. Wake up
Kulmiye baa u dhameeyey oo laga soo gaadhay😅😅😅😅
Somaliland waay udhamatay wallee Wadani wa cadawga Somaliland ciidwaliba waay Ogtahay Somaliland inay good ku dhacday
Dalkii faqash buu u gacan galay.
Saadanbaad garan.
Safiirka Sweden bal dhegayso,qabyaaladi yay ku qaadin e
Kulmiye ha la iska qabto way samri layihiin.oo dadkii Bay qof-qof u taargad. Gareynayaan sida ina mooge, Riisul wasaaraha wasiirka arimaha debada iyo qaar kaloo badan iyo jabhadihii cadowga inaga daafacaaya
Eega beeshii gudabiisi Bay taargad ka dhiganayaan beeshii kulmiye ee laga yaacay😂😂😂
Kumashqulka qayrka qorshe dhama jira oday dadkani dalkoday ilashanayane kahadal adigu ninkad difacayso e hurdaye 😂😂😂
Ubaxle media wllhy waa munaaf weyn
Kkkk kooxdii qudhmiye waxba sheegi mayso inay meelaha baroortan
WAAR CAJUUSBAADTAHAY NIJAASYAHOW WADANI WADANKII WAXAY UGACANGALIYEEN CADAWGA SOOMAALIYA ILLAAAAHAY KABAQ
Ciidagaloow ilaa jaamacyare iyo ina buubaa ilaa mahdi guuleed waalaydin yaqaanee ee habar yoonis waa nasabe mucaarada ka daaya oo dadka haku dirina waa laysbartaye 😂😂😂😂😂
Wadane waa qaran dumis sida ugu dhakh haha badan wainuu is casilaa he's not a smart president we need to change him to faysal cali waraabe 😂
Riyo seexo ka horaysa
ua-cam.com/video/tfLctuGBFJQ/v-deo.htmlsi=47QnTTw0EQwOK74g
Walee qof waxaan jirin sheegay maalinta danbe qiyaame ayuunbuu qomamayn
@@rodahussien1993 orodoo seexo nacnacda mesha kala tag funny 😂
Dalkan Kulmiye iyo Wadani midna malaha
Wixii khalada waa la sheegayaa ee dalka halis ku ah.
Maxaa Somalia laga la hadlaa oo cadaawadeena aan qarsanba.
Waanu wada hadlaynaa waa Citiraafkii oo aad god ku riday.
Wake up