Mahad Abdullahi Oo Hargeisa Ah Ismail Omar guelleh Ah isagoo aad u murugaysan sababta ayuu aaday isb

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 46

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 години тому +2

    Guuuuuuul somaliland somaliland viiva somaliland viiva somaliland

  • @marianahmedelmi6357
    @marianahmedelmi6357 4 години тому +2

    Waa run mahadoow ilaahay ubadka ha inoo sakhir

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 4 години тому +1

    Xasabiya laa waa nimacala wakiila illaahaya idinama barakeeyo kuwa dayacayaa waalidkooda subxaanala😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @iissa7685
    @iissa7685 2 години тому +2

    Cider

  • @a.btubechannel1447
    @a.btubechannel1447 10 годин тому +1

    Ilmada yaxaaska

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 години тому +1

    Adv that’s true Mohad Abdulle

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 години тому +1

    Waarun

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 години тому

    Min waalidkii dayacay muhuu ka nool yahay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Хвилина тому

    Subxaana allaah walaa xawla walaa quwati ilaa bilaahi caliyul cadiim

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 години тому

    Bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi waryaarehee xagee loosocdaa

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 години тому

    Mohad Nooloow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 2 години тому

    Waxaad sameeyn laheeyd innaad meel iskugu geysaan in tii isqaadi karta dumarkaas siay isku gargaraan dumarkaas somaaliyeed

  • @Bah123-wu4to
    @Bah123-wu4to Годину тому

    Dadkii wey baaba even xagee lacag ka heshaa baa noloshoodii ku dhamaatey waalidiintiina dayac iyo dhibaato bay ku dhamaadeen allah kariim

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 години тому

    Xamarkaliya hadhihin Mahadaw yaan khalad luguu arkine

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 3 години тому

    Xasbunallaah wa nicamal wakiil rabiyow ilmo waan dhalnaye noo hagaaji waalidka dhibtoodayna u gargaar walee qurba la eed

  • @ayaanmahamed270
    @ayaanmahamed270 3 години тому

    Hooyo hautagin kumaodhan karo hasoo eegin nin iyo naag toona dhimashadaa udhaanta dadkaasookale always hadiig alaha xiftiyo waalidiinta

  • @Janno190
    @Janno190 3 години тому

    Subxaanalah hooyo waxay u baahan tahay jacayl hooyo waa halbawlaha kuwa habaya dhiiga hooyo ma Munda inay cidlo joogto hooyo waxay u baahan tahay in la kafaalo qaato
    Waxa uga dardaarana hooyadii qofkay u nooshahay waa I aad kafaalo qaadataan oo noloshooda inta ku hadhay macaan iyo farad haku dhamaystaan aralı geli hooyooyinkiin
    Walaal Nasiib ayaad leedihiin qofkii hooyadii u nooshahayoow ka ducayso waalidkaa hadii kale walaahi inaadan khayr helayn inta kuu nooshahay duvara ka maal hooyo
    Anigu nasiib uma helin way uga dhimatay gacantaydaanay ku dhimatay anigoo ay ii ducaynayso walaahi waalidka ducadiisu waa webi aan dhamaanayn oo kayd ubadkaaga ubadkiisa aad u aayaysid

  • @yaxyeali6330
    @yaxyeali6330 3 хвилини тому

    Waxaaguba waa show of si caadiya u hadal please

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 4 години тому

    Dadka somali waya fashilameena markaye qurabaa yimaadeena dada beena iyo huuhaana faana ku noola waa kudaafada

  • @mohamoudhassan3494
    @mohamoudhassan3494 46 хвилин тому

    Kaydhar maha waa cedar oo Loogu dhawaaqo siidar

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 години тому

    Hashu ayadaa geela cunaysa iyadaana cabaadaysa

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 4 години тому +1

    Waxad meesha ku qortay iyo waxaad ka hadlaysa ma islaha

    • @HaboonDucale-k2d
      @HaboonDucale-k2d Годину тому

      Isagu muu qorin waxa qoray kan soo qaatay ninkan Xariif

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 години тому

    Mohad hadii dadku sidaa soo miidhan yihiin wax ba ma halaabeen

  • @Janno190
    @Janno190 3 години тому

    Barako kaa maqani ma jirto hadad waalidkaa duco ka qabto

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 години тому

    Mohad dadka🎉 U.S hadaad ogtahay Adaa yaa bilahaa

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 години тому

    Hadaad aragtay wax yaabaha ka jira Adaa yaabilahaa.

  • @GamalFarah
    @GamalFarah 6 годин тому

    Dadka Soomalida hada ayaa la ogaaday inanay dad dhaqan fiican ahayn waa wada caasi walidiin inyar moyee

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 3 години тому

    Hasha geela cunta hadana cabadaa❤❤❤❤

  • @GamalFarah
    @GamalFarah 6 годин тому

    Hasha geela cunta hadana Cabaada

  • @guuleedcumar3230
    @guuleedcumar3230 57 хвилин тому

    Waaaah runtaah mahadoow

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 3 години тому

    Waxana ka dawanaya italiya

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 2 години тому

    Ilmada yaxaas ka 😂😂😂😂

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 Годину тому

    Oohinta yaxaaska

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 години тому

    Oohinta libaax

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 години тому

    Ilmaha yaxaaska

  • @MohamedHaadi-xv3lw
    @MohamedHaadi-xv3lw Годину тому

    Shabalaala

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 3 години тому

    Subxanalah

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 Годину тому

    You are right

  • @HasanAhmed-i8l
    @HasanAhmed-i8l 4 години тому

    الله يستر

  • @iissa7685
    @iissa7685 2 години тому

    True story

  • @HasanAhmed-i8l
    @HasanAhmed-i8l 4 години тому

    😢😢😢😢😢

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 3 години тому

    Cider(siider).

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 години тому

    FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE UA-camR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB AH ISKA JIRA DIBJIRKANI