KIIN JAAMAC IYO KAFTANKA FANKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Thanks asxaabta Sharafta leh 🙏🏾
    la'aantiin madaxaa na xanuuni 😂
    sharaf ayay inoo tahay in aanu asxaab idinla noqono waanad ku mahadsan tihiin sidaad mar walbo noo garab taagan tihiin
    ayto azonto
    / ​
    Abdala jamaal
    / abdalajamaa. .
    Khalid CK
    / khalid__ck

КОМЕНТАРІ • 691

  • @OMREEYN
    @OMREEYN 2 роки тому +678

    KIINTEYDIIIIIII 😍😍😍😂😂😂

  • @abdikadarsalad1120
    @abdikadarsalad1120 2 роки тому +603

    codkan waxa ka macan kalamka ilaahy ma isku raacnaY

    • @Yeskos
      @Yeskos 2 роки тому +3

      maxaa ku keenay meesha hadaa?

    • @Mohazmuraad
      @Mohazmuraad 2 роки тому +3

      @@Yeskos hadalka wanaagsan waa sadaqo hadii wax laguu sheegay qaado ama ka aamus dadku kaligaa maahe

    • @Yeskos
      @Yeskos 2 роки тому +1

      @@Mohazmuraad munaafaq heesaha dawanayo hadana hadalwanaagsan kuraadi "like" miya laga amusayaa...

    • @mascuudmustafe7084
      @mascuudmustafe7084 2 роки тому

      Haduu doono "like" haku raadiye adigu hadalka wanagsan miyad ka xuntay in lagu sheego

    • @Yeskos
      @Yeskos 2 роки тому +1

      @@mascuudmustafe7084 qof munaafaq ah oo asaasaq ah xattaa hadduu quraan sheego lagama dhagaysanayo abti

  • @maxamedxasanshcapdilaahi3144
    @maxamedxasanshcapdilaahi3144 2 роки тому +129

    Cabdale jamal nin dalkisa jecel Alaha ku jeclado hno hore u soco waliga sidan ku tahero cid uma tagero walahi nolow from Borame 💚😍

  • @halapreety8888
    @halapreety8888 2 роки тому +96

    Wilka kaliye an jeclhy inan dawado alle haku sharvo wll jamal keep going brother from hargaysa Somaliland ❤️🤍💚

  • @a.rahmancmc7200
    @a.rahmancmc7200 2 роки тому +111

    Abdalle jamaL legend always legend🥰

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 2 роки тому +36

    Queen kiin 👸🏽
    Abdala jamal best UA-camr in hargeysa ❤️🤍💚. 🔥

  • @apdirahman3809
    @apdirahman3809 2 роки тому +98

    Respect reer hargaisa from lasacanood.

  • @ahmednasridahir9970
    @ahmednasridahir9970 2 роки тому +108

    Her voice is amazing 🎤

  • @mohiraaj9832
    @mohiraaj9832 2 роки тому +35

    Kiin jamac way xidh xidhantaY inta igU racdaY 😂😂

    • @omartoni9138
      @omartoni9138 2 роки тому +2

      Aad iyo aaad bro xooga dag daga baa kujira shawgiii bay is lahayd haka daaahin...

    • @rahmasayit6851
      @rahmasayit6851 10 місяців тому

      Ma. Lkn way dagantahy😘

  • @abdullahihurre9843
    @abdullahihurre9843 2 роки тому +12

    She is such a beautiful girl with great personalities so humble and melodious voice.

  • @nadiyaxashi--realwife9409
    @nadiyaxashi--realwife9409 2 роки тому +19

    Bilicda dalka 😭😭😭😭 makes me cryy walahi I miss soo much

  • @nasuutahir6025
    @nasuutahir6025 2 роки тому +94

    Reer laascanood 😭💙

  • @mubarakahmed3839
    @mubarakahmed3839 2 роки тому +15

    mnsha allah kiin waa gabadh Somaliyed o dabecad iyo dadnimo rabbi u dhaliyey
    Aadna u qrux badn kliya wxa an kula talin laha dhaqanka mrnba hka tagin

  • @yajsomali6865
    @yajsomali6865 2 роки тому +24

    Kiin best voice 👸🏼❤️✅music nagadaaya

  • @yusufabdirahman5109
    @yusufabdirahman5109 2 роки тому +90

    Reer Liverpool ismuuji ♥️♥️

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 2 роки тому +6

    Woof caleek eedo Saado Cali codkeedii wey keentay Allow kuu naxariiso
    Abdalla Jamaal Mahadsanid inaad noo keentay Kiin wanaag ❤️

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 2 роки тому +14

    Kiin Jamac we love u hno hadan nahay reer hrgyza❤️🙏
    Inta iLa jecel like ta hayla dhaafina hadad Dad jira tihiin

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 2 роки тому +9

    Multiplication 😂😂😂 legend of the legend abdallah jamal sharaf ku noolow walaal macha allah magaladayda labaad hargaisa een adka uu jeclahay aad ayaan idiin salamaya walaal adiga iyo fananada kiin jamac salan sare 🙋‍♀️🤩😘

    • @yasminayasmi6204
      @yasminayasmi6204 Рік тому

      Quel commentaire 🤣😅 m'a jumelles ina mahamoud ❤️

  • @abdiroxmansheikh4815
    @abdiroxmansheikh4815 2 роки тому +24

    Abdale jamal Legend, Wxaba lagaama Qaban karo Brother Keep Going.

  • @drrihimaofficial3612
    @drrihimaofficial3612 2 роки тому +8

    Kiin iyo Asonto oo is hela wax kale noqon lahayd inta tabtay is muujiya 😇

  • @shiineyare9182
    @shiineyare9182 2 роки тому +17

    Legend keep going from Wajir Kenya🇰🇪

  • @abdiqaadirxuseen4755
    @abdiqaadirxuseen4755 2 роки тому +14

    Maasha allah abdale sidaad dalkaaga ugu faanayso

  • @RB-ns2cf
    @RB-ns2cf 2 роки тому +9

    1 beautiful lady , mashallah , codkuna wa sheeko kale, go girl you’re awesome 👏, Abdallah I hope you are reading this I just wana say I really love to watch all of your beautiful videos waxa ka bartay dalka meelo badan madama an qurbo ku dhashay kunoolahay aad bn uga faiidaystay hawsha qabatan waxan dareema xiiso badan iyo happy markan idin dawado adiga iyo inamada kale specially anka la anka ka yidhaha mashallah you guys are funny qosol badan waliba dalka dadka tusa si xiiso leh iyo faraxad mashallah keep it up guys you are talented ❤️

  • @boodayare5749
    @boodayare5749 2 роки тому +39

    Darawish♥️

  • @Shukrijeyte
    @Shukrijeyte 2 роки тому +18

    kiin jamac iyo Abdala jamaal laba legend ♥️🌟😍

  • @hodanali253
    @hodanali253 2 роки тому +8

    Mnch allah allow no siiyad nimcoynk aamin wllky cabdale alle ha ku xafido

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 2 роки тому +31

    Mashallah so bintiful Somaliland guuuuuuul Allah hausiydaho 🇮🇷🇮🇷💖💖💖💖💖💋❤️❤️❤️❤️❤️

    • @maanka9712
      @maanka9712 2 роки тому

      somalia . soo baro wll land

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 2 роки тому

      @@maanka9712 kuman fahmiin maxa la baran

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 роки тому

      @@maanka9712 ma masayrki aya kuso kiciyey dad qayrka ah ba dhulkodi hagajistaye ku dayo dee oo iska daa masayrka iyo xasidka

  • @mohanahmed5120
    @mohanahmed5120 2 роки тому +9

    DaaLo wakguso so dhawynyna...From ....SaNaag😘😘😘😘

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 2 роки тому +18

    Kiin Jaamac In The Building Waa Kuwadanaaaa

  • @Aviationsta
    @Aviationsta 2 роки тому +61

    Wow another level 🔥✌🏽

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 роки тому +2

    Codkaas kiinay quraanka ku akhri InshaAllah

  • @nimcomustafemustaphe3614
    @nimcomustafemustaphe3614 2 роки тому +12

    Wow kiin jaamac 🖤and abdala jamal

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 роки тому +37

    Nice voice MashaAllah

  • @monam7931
    @monam7931 2 роки тому +14

    Dhulkena qurux mansha Allah allow NOO barker

  • @nimcokenadid8574
    @nimcokenadid8574 2 роки тому +8

    Inadertay kiin rabi haku xafido

  • @hamshary90
    @hamshary90 2 роки тому +6

    Abdalla jamal iyo kiin jama laba legend aad baan idin salamay 👋

  • @hafsaahmed7581
    @hafsaahmed7581 2 роки тому +14

    She is so humble 🥰

  • @xariirfaarax6316
    @xariirfaarax6316 2 роки тому +5

    Dhulbahantanimo🙋‍♂️

  • @barwaaqobedriya3511
    @barwaaqobedriya3511 2 роки тому +27

    Legend always legend💯💯👑👑 cabdale jamaall cabdale👑👑♥️♥️ keep going brother❣ shataf iyo karaamo adiyo kiin👑👑👑👑💯💯

  • @bullomedia3474
    @bullomedia3474 2 роки тому +25

    Hoyga Fanka Hargeysa😍

  • @fatxiabdiqadir8608
    @fatxiabdiqadir8608 2 роки тому +8

    Her voice is very sweet 😍

  • @abdimaalikayshka2432
    @abdimaalikayshka2432 2 роки тому +27

    Legend of the legend my brother Abdale jamaal 💯💯

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 2 роки тому +3

    Dhulkeena hooyo somaliland qurux badan wooow mhdsantihii team abdale jamal, sido kle kiin jamac alle hydin sharfo

  • @muhismukhtaar
    @muhismukhtaar 2 роки тому +20

    Big love for Kiin❤️❤️

  • @aminaxashxash5965
    @aminaxashxash5965 2 роки тому +13

    Abdulla jamaal iyo kiin jamac legends 💪

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 роки тому +4

    Beautiful soul and legend 🙌 ❤

  • @lailaaadan3427
    @lailaaadan3427 2 роки тому +20

    Masha allah walaal cabdale jamaal sidaad u jeceshahay dalkeena somaliland alle hakuu jeclaado wan ku faraxsanahay inaad nootahay wiilakaygii somaliland💚🤍❤

  • @koosjamac6473
    @koosjamac6473 2 роки тому +9

    I love darwishada from HG

  • @dahabobintumaxmuud1826
    @dahabobintumaxmuud1826 2 роки тому +3

    Masha allah kiin jaamac wa fananad aad ujeclay kasi wanaag isku dookhnahay xaga dharka dalxiska iyo nacaybka masha allah ❤🥰😘

  • @filanwaaoneofficial7761
    @filanwaaoneofficial7761 2 роки тому +3

    Abdalla jamalooW zxp markad kiin aG fadhiisateY sowdiGaa maaHa madobaadeY😂😂😂😂

  • @hashimabasssharif7409
    @hashimabasssharif7409 2 роки тому +3

    wow big thanks for bringing kiim jamac on the table

  • @luckyothman5630
    @luckyothman5630 2 роки тому +3

    Abdalle jamaal abdalle hore u soco wllo ✋

  • @jadensmith3504
    @jadensmith3504 2 роки тому +25

    🗣Keep going brother 💚🤍❤🤚

  • @abdillahiosman269
    @abdillahiosman269 2 роки тому +7

    So beautfull sista ❤️🇩🇯

  • @daahirali736
    @daahirali736 2 роки тому +2

    Khadra dahir wa role modelka gabar kastoo fanaanad ah imisa waraysi ka maqlay cimrigaa ha raago maamo🥰

  • @Engibrosman
    @Engibrosman 2 роки тому +10

    Wad la raagtay zxp balse shaqo wacan 👏👏

  • @guuleednaaji
    @guuleednaaji 2 роки тому +6

    Kiin jaamac Guurby ubaahantay 😂😂

  • @abasaden3044
    @abasaden3044 2 роки тому +9

    Her voice is 🔥👸❤️

  • @abdinajiibkhadar1739
    @abdinajiibkhadar1739 2 роки тому +7

    Legend of the Legend Abdalle jamal

  • @cabdiraxmanklopp5070
    @cabdiraxmanklopp5070 2 роки тому +6

    Kiin tageere number one team liverpool

  • @inacumar170
    @inacumar170 2 роки тому +2

    Abdale nolow hno wxd hormod utahay Dhalin yarada somalida gar ahankuwa wadankena Quruxda badan somalind 💋❤

  • @rahmabashe399
    @rahmabashe399 2 роки тому +11

    Kiin jamaca yare fananda sandka🥰

  • @AbRah-om2sf
    @AbRah-om2sf 2 роки тому +8

    MashaAllah🙏👏👍 wadankena nimca taala👏

  • @cqanimohamedali6382
    @cqanimohamedali6382 2 роки тому +3

    Wiilkan dhalinyarada waxan Ku jecelay so tabinta dhulka hooyo.. Masha Allah bartaa kaga hay wlll

  • @moiprahim8420
    @moiprahim8420 2 роки тому +2

    FROM LAASCANOD ♥️

  • @ridwaanjirde2298
    @ridwaanjirde2298 2 роки тому +6

    Abdallejamaal the best youtuber keep going bro😍

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 2 роки тому +3

    Hoby xalay shaadiyo Sharaf baa ku cod macaan

  • @narmanasah4553
    @narmanasah4553 2 роки тому +9

    Xaged kadhacdy Abdale

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official 2 роки тому +4

    Tageerayasha Abdala Jamaal is MuuJiya bal 👋♥️👑

  • @anasxasan2159
    @anasxasan2159 2 роки тому +2

    Wlo c/dallow Noo Soo Qabo KING 🤴 CK
    From Hargeysa somaliland

  • @iamk3977
    @iamk3977 2 роки тому +3

    Muqaalka Ceel-sheekh waan ka sugayna bro Abdallah Jamall👏

  • @abdiadann8593
    @abdiadann8593 2 роки тому +2

    Abdalla jamal hanbalyo zxp sidaad u jeceshahay dalkaaga hooyo

  • @abdirahmannourmohamed9712
    @abdirahmannourmohamed9712 2 роки тому +20

    dhulbahantoo dhanbaa maska kabaqa inta ila aragtay like saara

  • @bisharoibrahim3452
    @bisharoibrahim3452 2 роки тому +13

    ayyyyyyy quen kiin and king cabdle jamal❤❤❤❤❤❤

  • @kaamilabdirahman210
    @kaamilabdirahman210 2 роки тому +2

    Masha Allah waxaan aad uuga helay sidaad usoo bandhigtay quruxda dalka hooyo 🏞

  • @shaficicigevlogs9892
    @shaficicigevlogs9892 2 роки тому +3

    Daalo Mountain Welcome From Erigavo🌴❤

  • @aminabella8266
    @aminabella8266 2 роки тому +3

    Kin jamac and abdallah two legend 🥰😍😍

  • @simba1418
    @simba1418 2 роки тому +6

    great interview walalo keep going 💯

  • @amaalsiciid403
    @amaalsiciid403 2 роки тому +1

    Cabdale jamaal aaway ankala ankala sxbka caydaruus wan ku salamaya wll adiga iyo fananadaba

  • @jennyfromtheblock5564
    @jennyfromtheblock5564 2 роки тому +3

    *Abdalla xishood bn ka dareemayaa* 😂😂

  • @nicimaibrahim5459
    @nicimaibrahim5459 2 роки тому +2

    Kiin jamac nd cabdale jamal
    Two legens ❣

  • @jamacapdulahi5503
    @jamacapdulahi5503 2 роки тому +1

    The one an onlay apdalla jamal guuleyso zhoodhe 🤲❤

  • @genyada5984
    @genyada5984 2 роки тому +5

    My Queeen #kiiin Jama💓

  • @chibriil_ahmett1166
    @chibriil_ahmett1166 2 роки тому +6

    Nice VOICE MZHA ALLAH KEEP GOIND

  • @Nimcaanyaasiin9097
    @Nimcaanyaasiin9097 2 роки тому +10

    WOW! KIIN JAAMAC 🎸

  • @najuum2550
    @najuum2550 2 роки тому +10

    Kiin on the beat 😂😂😂👑

  • @saidchouriechoukrie2260
    @saidchouriechoukrie2260 2 роки тому +10

    Queen KJ the legend of the legend

  • @barwaqosso7405
    @barwaqosso7405 2 роки тому +1

    Apdalle jamal wll wad mhdzantahay zidad nogu so bandhigtiD bilicda Dalka iyo zoo Qabazha KIIN JAMA 💚🤍❤🥰

  • @kurmanyojr1121
    @kurmanyojr1121 2 роки тому +8

    DaLlo sanag ❤👏👏❤ My Home

  • @yaxyeyaxye2025
    @yaxyeyaxye2025 2 роки тому +6

    Naagta heesaha dhamaystir kudheh ama osonta baylineyee uyeedh abdalle

  • @ugbaadcabdi9185
    @ugbaadcabdi9185 2 роки тому +14

    😰caydaruus asonto mee wll abdalle jamal 💞

  • @kahramaanofficial269
    @kahramaanofficial269 2 роки тому

    somalia ha nolato hantiyay macan jamac yare alle ha ku sharfo

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 2 роки тому +10

    Abdalla jamaal respect full my brother ❤💯👏👌

  • @koos1302
    @koos1302 2 роки тому +6

    Kiin jamac 💛💚

  • @thebulshaawifilms
    @thebulshaawifilms 2 роки тому +5

    Fanaanada kaLiYa Ee Codkeedu aanu is bedeLin🙅‍♂️❤️

  • @zuhaybkhadar926
    @zuhaybkhadar926 2 роки тому +3

    Lagend laba maaha abdala waan ku wataa

  • @ciiseismacil7687
    @ciiseismacil7687 2 роки тому +6

    Kiinteyda❤

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 2 роки тому +2

    Manshalaah ilaahay ha kuu barakeeyo codkaaga aamin

  • @AhmedMohamed-tv4zt
    @AhmedMohamed-tv4zt 2 роки тому +11

    DHAQANKA GABDHEHEENA KAMA MIDA ISQAAWINTU

  • @saedrasta2845
    @saedrasta2845 2 роки тому +17

    Waxayari wanaagsanaa , heesaheedana Ragga uunbay ku buufisa hadana waanu kuguqaadanay.