REER MUQDISHO OO DAGAAL IGU QAADAY// ANAA YAAB ARKAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 тра 2024

КОМЕНТАРІ • 616

  • @ozhkanbegam
    @ozhkanbegam 27 днів тому +215

    Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤

  • @FartuunMaxamuud-gc8pn
    @FartuunMaxamuud-gc8pn 27 днів тому +246

    Waji xumadas mxa waye qof bilaa sabab lo caynaayo wlh gabar walashay ah maba cayen gulayso quruxey abyo inti ku jcl bdan queen👑

    • @sihammusemohamed4065
      @sihammusemohamed4065 27 днів тому +4

      😂😂😂😂😂. Ina. Adeer. Xaal qaado

    • @FartuunMaxamuud-gc8pn
      @FartuunMaxamuud-gc8pn 27 днів тому

      @@sihammusemohamed4065 cila iga qabte gabar gabar waxka shegayso wilasha dhan firi sida xushmada leh ay u hadlayan wlh gabdhaha ayaga isku Cadow ah marka la laleyahay wa sidan cml

    • @fahiimaabdi-ff6ot
      @fahiimaabdi-ff6ot 27 днів тому +9

      Hada maqasho gabdaxa Ayaka cadow isku wa tan okale😢😢 bal hada gawadan mehey kasemeysey gabdaxan ...wilasha arag qalbi Wangoda

    • @xamdiwarfa6216
      @xamdiwarfa6216 26 днів тому +2

      ma rumeeysatay daacad sanidaa😂

    • @FartuunMaxamuud-gc8pn
      @FartuunMaxamuud-gc8pn 26 днів тому +4

      @@fahiimaabdi-ff6ot somaha wilasha firi mid walba hadalkisa lkn tii gabar ahayd caylee ku jirta marka abyo her waxa u gari la'nhy gabar walasha cml ah ku mashqul oo bila sabab u caaay

  • @amuunahmed8514
    @amuunahmed8514 25 днів тому +32

    Wlh Gbdha Waa Xaasidiin Balaaayo Gbr wllshaa ah oo Wxba kaa galabsan bal mxaaa ku cayneee Oo ku nacee Faarax somali Waligiiis nasab waye❤❤

  • @Naagnool102
    @Naagnool102 27 днів тому +83

    Dadka caanka wan dafira lakin haboon aad ban ujeclahay wlhhi ma dhaafen hada arki laha❤

  • @zakiyamibrahim3582
    @zakiyamibrahim3582 27 днів тому +77

    Gabdhaha waa xaasidiin siiba tii labaad jalas ayayba ka ahayd haboon gabdhoow maseerka iska daaya gabadhaan illaahay baa qurux iyo daganaan isugu daray haboon Ilove you sister kuma aqaan hadana waan ku taageeraa laakiin xoogaa asturaada abaayo❤❤❤❤

    • @xamdiwarfa6216
      @xamdiwarfa6216 26 днів тому +1

      ilaa heerkaan maba la nici karo ee weey isla ogyihiin

  • @Abdirahman846
    @Abdirahman846 26 днів тому +26

    Qofka qimahiisa waxa koor Usii qaado waa dulqadkiisa aad ayuu u yaryahay qof asaga Oo tagaan inta la Maago hadana an Reaction sameynayn aad iyo aad ayaan Ugu farxaaay haboon the only thing I can say is Kudos ❣️🎉

  • @user-fr2zd9un2q
    @user-fr2zd9un2q 27 днів тому +86

    Dumaroow xaasidnimada iska daaya oo isdhiirigaliya ishwaaq anoo waanku wataa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho 27 днів тому +115

    Aan kusaliya nabigeena scw

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 25 днів тому +33

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muniiromaandeeq3359
    @muniiromaandeeq3359 26 днів тому +19

    Subxanallaah dumarka ayagaa cadow isku ah wiilasha waa wada positive tii naag aheyd waxan iskuma quran bal hada maxey ku cayayan gabadha walashoda

  • @abdirizackjelle7733
    @abdirizackjelle7733 27 днів тому +95

    Ashwaq the best girl ❤

  • @SaabiriinmukhtaarXasan
    @SaabiriinmukhtaarXasan 27 днів тому +12

    Allah fiicnaan lahaydaa inan lakulmo waa ganadha kaliya ee aan filim somali ah ee ugu horeeyey aan daawado jilayzay filimkii haaboon wlļhi wan jeclahay gabadhan allow dhowr❤

  • @IskudysMhd
    @IskudysMhd 27 днів тому +51

    Gabdhaha hormarkaagay kaxunyihiin yaah anaga wankuuqireyna horey usoco alle hakuxafido❤

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 27 днів тому +48

    Buuro waaba maseyrkii qof ah naa haboon waa the best waa gaari weyday xaasidnimada guri kaa dhigatay yaahu 😂😂

    • @nawaalarashiid7189
      @nawaalarashiid7189 26 днів тому +2

      😅😅 curi aa alasaas uqolayey lee

    • @liban.2249
      @liban.2249 24 дні тому

      naagaha foosha xun mar walba afka ugu weyn bay leeyihiin ma arkaan wejigooda foosha xun

    • @zeinabali3790
      @zeinabali3790 24 дні тому

      😂😂😂

  • @ashasalim4496
    @ashasalim4496 27 днів тому +6

    Ma’sha’Allah haboon keep going Abayoo don’t mind who hate you. Always look the ones who love you in’sha’Allah ❤❤❤❤

  • @Hanaanwacan
    @Hanaanwacan 27 днів тому +6

    That is the human being adunka! Subxanallaha wlhi Haboon manshallah dabeecadii qof illahay ha ku siyadiyo dumarow xasidnimada iyo maseyrka aan iska daya please! Raga waa manshallah 👍💯
    And this is video is sending big message!
    Keep going beautiful ❤cadowga çağta hoosteeda

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 26 днів тому +10

    Walhi nolosha waxa isku didan waa dumarka walalo qali waxad hesta dada badan oo ku jecela ee hore usoco walalo qali qurux badan neey❤❤❤❤ 🎉🎉🎉

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p 27 днів тому +20

    Ashwaq wll qimo badan adi iyo dirizle wda jogina wn uxisy ❤❤❤❤❤❤

  • @nuuralceensiidcumar517
    @nuuralceensiidcumar517 27 днів тому +22

    Sorry sister

    • @IkranHassan-hu4qr
      @IkranHassan-hu4qr 26 днів тому +2

      Should all 😮😊😢😂❤❤❤❤❤😢take her family back

  • @abdimaliksheikh1949
    @abdimaliksheikh1949 25 днів тому +7

    Wlhi waa gabadh wanaagsan mid caayay iyo amaanayba waxba kamay sooqaadin guulayso walaal❤

  • @amranahmed4705
    @amranahmed4705 27 днів тому +23

    Naag buuran oo aqli qabto lawaa yahuu why is she so envy SubxanaAllah keep going Ashwaq big love from Nairobi

    • @maryamcumar5895
      @maryamcumar5895 27 днів тому +2

      Wey ka xuntahay waaba laga dareemaa naagaha iyaga is xaasida 😮 wiilasha aaba fican

    • @asxaabul-ducaat2852
      @asxaabul-ducaat2852 24 дні тому

      Waa iga qoslisay wlh waxa xaasid ka dhigay ma naqaan he waaba yaaban nhye gabdhaha wax osuma ogola

  • @user-me2ff5je3g
    @user-me2ff5je3g 27 днів тому +7

    Hayaay war mxa qaldan dumarow ana xafadaya hadeer wy diyay su'ashan kulaha anagu wn tageerna wllshy ma nagta kaliye film somali u dawadayba na wll re m.shekh wy kuwada watan from hargiasa❤

  • @najmawardheere7572
    @najmawardheere7572 27 днів тому +15

    Welcome back my love❤

  • @fatoumata165
    @fatoumata165 27 днів тому +10

    Mashallah sister realy u are so beautifull
    Keep going

  • @appiethekind6974
    @appiethekind6974 27 днів тому +18

    Gabartaan qurux style qosol ialahay waa siiyay xumaana ugama jeedo keep going quruxley atarisho ❤❤

  • @user-jz8oy9xu6y
    @user-jz8oy9xu6y 27 днів тому +10

    Ashwaq❤❤waa gbr fcn Nairobi ku arkey wey naxaris badantahy

  • @mohammedmukhtaar2895
    @mohammedmukhtaar2895 27 днів тому +8

    Waa la isla og yhy waxan hadi an aan la isla ogayn ugu yraan mid ahaan wu aaamni llahaa

  • @asmaaxmed1988
    @asmaaxmed1988 7 днів тому

    Masha Allah 💓 keep going qali
    Ceeb wye wax ay sameynayan dumarkaan xishoodkiii ka dhamdy

  • @tarakaldovisual1236
    @tarakaldovisual1236 27 днів тому +2

    This video carries a lesson that gabdaxa maisjeclo way isdulmiya... firi gabadan sitha wilasha ujecelyixin mashaallah ❤❤❤❤

  • @KhadraMaxamedmaxamuud
    @KhadraMaxamedmaxamuud 27 днів тому +7

    1M garsiya wlllken Omar official 🎉

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 10 днів тому

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️. Waa gabar qurux badan and looks gentle sole❤❤❤❤

  • @abdiqafaribrahim
    @abdiqafaribrahim 24 дні тому +5

    Haboon waa gabadh fiican aad baan utaageera walaahi adaan arkilaah waan jeclaanlahaa in aan shumiyo

  • @munocismaan496
    @munocismaan496 27 днів тому +9

    Ishwaaq hormarkagah lag xunyhy waxs dhag haw dhigin ❤anka kujecl ankan kutageerna ❤hory usoco zizter

  • @user-li3ke8bw5q
    @user-li3ke8bw5q 27 днів тому +5

    Ashwaq.abayo mcn horey.usoco❤❤❤

  • @UgbaadjaanoHooyo
    @UgbaadjaanoHooyo 27 днів тому +3

    Habon wlaashy waan kujeclhy aydi xumayd maad dishid waxaad thy masatinad wlhi noloshu kuma xumyso abyo❤❤❤❤❤

  • @QadraAli-gp1sd
    @QadraAli-gp1sd 27 днів тому +4

    Masha quruxley wanku taagera ❤ form Djibouti jano ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 6 днів тому

    Haboon Ashwaaq soo dhawoow waxaad tahay gabadh wanaagsan film kii haboon wuxuu ahaa film soomaaligii ugu fcn ee aan daawaday, long life huno.

  • @oussamakarim7852
    @oussamakarim7852 26 днів тому +4

    Part two please aishwaq the best girl wlhi lakine hablaha facaga oo qur qurux badan hadad laa weydiin lahaa wey kuu tagerii lahayeen wlhi 😅

  • @MaxamedCabdi555
    @MaxamedCabdi555 24 дні тому +1

    m.a wlshy haboon ahna ashwaaq mahadsanid
    guul wa kuwata filimada
    noosoo badi filimo cusub
    noh saa id aan kuu tagera

  • @user-rw3vk7uv6t
    @user-rw3vk7uv6t 23 дні тому

    Masha Allah tabarakalaah Allah haku xafido walashey qali Ashwaq

  • @saabirmohamedabdi985
    @saabirmohamedabdi985 27 днів тому +9

    M.a gbr wngsn ficn thy dadk ku nceeb iyga dhib qabo hore u soco cdey

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 27 днів тому +8

    Ala dumarka mxeey isku xasidayaan subxanalaah😢😢😢

  • @user-td4wi4zp5q
    @user-td4wi4zp5q 26 днів тому +3

    Lkn gabar somaliyeed in aan ceyneen walhi waa edab daro ma dabecad Aqani maa iska dhahdid bisinka dumarku waa isku cadaw Been ma ficnee inta kale waa Agmaraa lkn haboon qurux ma ag mareen inta kale waan ag maraaa runtiii m.a waa gbar wanagsan wana jeclahaay mida kale wiilasha qalbi wanag m.a❤

  • @aminougas9237
    @aminougas9237 27 днів тому +6

    Dumarku iyagaa isku xaasida marka la leeyahay waa sidaas
    Dumarka qaadh waaba la yaabaa
    Hormar wacan abaayo ashwaaq

  • @quenazuu6580
    @quenazuu6580 27 днів тому +3

    Ashwaqeey xppti angaaa ku jecel keep up mcnie we love u all❤😢❤

  • @shukriabdiraxman
    @shukriabdiraxman 6 днів тому +1

    Dumarka dumar kale wax ka sheegaya maxa ka khaldan Ashwaq abaayo horay usoco gabar wanagsan oo qurux iyo daganan iyo tallent ba leh baa tahe keep going ❤

  • @HindaBintuAbdirahman
    @HindaBintuAbdirahman 27 днів тому +12

    Cadaw meel kale haka raadin waa naag uun bismilahi
    Qof aan garanayn waxna I geysan see u nacee
    Wllhi boqorad ayaa tahay alle ha Ila dhaafo ❤❤❤😊

    • @xamdiwarfa6216
      @xamdiwarfa6216 26 днів тому

      sidoo kale naag un ayaa cadaw sheegto wey is fahan sanyihiin kuwan nimankaba wey is xasdaan cadawna masheegaan😎

  • @JAY.4040
    @JAY.4040 3 дні тому

    Gabadha yara ah aad ayeey iiga qoslisiisay walaahi Mogadishu waad shidateen Masha Allah You worked so hard and pushed your abilities to the limit to make this success happen. Congratulations ishwaq I I truly support you. Kaliya Waxaa iga sareeyo Raga Message ka Qoray iyo Kuwa Ayagoo Sawirka daawanayo seexday I’m waiting to reach that stage 😂

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 27 днів тому +4

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @asmafarid7093
    @asmafarid7093 25 днів тому +2

    Part 2 samee plz Nairobi ku same we want known how they react

  • @ismacicabdi-qy9uw
    @ismacicabdi-qy9uw 24 дні тому +1

    Masha allah abayo ishwaq kaajal aya nga bareejeesey noolow abayo mcn

  • @Akdugaldowson1
    @Akdugaldowson1 27 днів тому +2

    Ashwaq siraji abyo inta kujecel iyo inta kuneceb inta kujecel aya badhan lkn suasha is weydinta mudhan gibdaha intay garab istag umujin lahayen gibdaha kala why ay hormarkodha ugaxunyihn lkn keep going walal mar walba hori usoco✌️🙏💯

  • @user-dj3lg7tt8z
    @user-dj3lg7tt8z 27 днів тому +12

    Haboon actress weyn tahey video qaarkii iska dhaaf ninkan caruuur kastoo kugu soo dhisayaa mise sxbkaaa waa is deyseen dirisle wakuu laahaa wan maseera 😂

  • @user-mb1wv5ez1z
    @user-mb1wv5ez1z 22 дні тому

    Iswaash qurux wllshy mcn waa qalbi wanaagsan thy m.a keep going sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Muna_____Turkish
    @Muna_____Turkish 26 днів тому +2

    Reer muqdisho mahee way kalayihiin mcnto😫💜✨️👋👊

  • @choukriyoussouf2055
    @choukriyoussouf2055 27 днів тому +3

    Ana habon caday qof layska caynkaro mahoba bila sobob ❤

  • @user-cr6bc6bn2c
    @user-cr6bc6bn2c 27 днів тому +3

    Walaahi waa Gabar fican m,a queen eshwaaq ❤❤❤

  • @leylaaaa780
    @leylaaaa780 27 днів тому +8

    Dhoocisha feraha ween leh camaha balbalaran 90ka jidadka tagan aba dad naceso masha allah 😂😂😂 haboon quruxey guuleso wllo

    • @almass12
      @almass12 27 днів тому

      😂😂😂😂😂

    • @IkramMaxamud
      @IkramMaxamud 26 днів тому

      Waad ku sugte😂😂😂

    • @nimconadar1039
      @nimconadar1039 25 днів тому +2

      Siday ayadu qof aysan aqoon u cayday bad adna u cayday ayadon ku aqoon somalida badi baa saas ah la yaab maleh ee bal iska dhafi mysine iska yareya uun wlloyal😂

    • @liban.2249
      @liban.2249 24 дні тому

      naagaha foosha xun mar walba afka ugu weyn bay leeyihiin ma arkaan wejigooda foosha xun

    • @leylaaaa780
      @leylaaaa780 17 днів тому

      @@nimconadar1039 dulmiga ma jecli wlashey eneh gabadh gabdh ceyso mexe thy dumarland nimo in la isku xushmeyo waye😂😭😂😂

  • @ayehhamda5532
    @ayehhamda5532 21 день тому

    Part two please aishwaq❤❤❤

  • @istahilmaxamed-wo1uz
    @istahilmaxamed-wo1uz 19 днів тому

    Haboon wllshy. Inta dar ilahy ku u jecel ayan ku jiraa. Horey usoco ❤❤

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 27 днів тому +11

    dumarow istaageera xaasidnimada iska daaya haboon qurux horeusoco

  • @ahmedamoore810
    @ahmedamoore810 23 дні тому +1

    Mashallh walashy Haboon wan ku taageera kal iyo laab from jabuuti

  • @user-yz3yw7rp4h
    @user-yz3yw7rp4h 22 дні тому +14

    Team 27🎉🎉🎉🎉

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 26 днів тому +4

    Haboon gabar wanaagsan waaye lkn qof perfekt ah Ma jiro 😂😂100%

  • @raxmasheekxuseen9824
    @raxmasheekxuseen9824 27 днів тому +2

    War kabadheena habon ka dhamada waa atarisha deena mar walbane naga farxiso habon mar walbo waa ku wataa❤❤❤❤❤❤❤

  • @NajmaMohammed-xi7hv
    @NajmaMohammed-xi7hv 25 днів тому +1

    M.a abayo hurmar wcn

  • @xalimosacdiyo-jn8vk
    @xalimosacdiyo-jn8vk 27 днів тому +5

    adkaatay ado taagan aa lagu jafaa ssori xabiibti ❤❤😂😂

  • @fihiimamohmet4948
    @fihiimamohmet4948 26 днів тому +2

    Indero ishwaaq guulayso naagtn kusan waa xasidada horumarkaga ka xun ishwaaq horuu soco

  • @fatxiali5603
    @fatxiali5603 24 дні тому +1

    Abaayo gabadhaha wexe ku cayayen we kamaseren wakas wiilasha meku cayab❤❤❤hablo maserka jojiya koleye anigu said ku jecelahay waliba dar ilahay❤❤❤abaayo asturadsna kudadal❤❤❤ilhay haku jecelado❤❤❤❤

  • @LiibaanCadaan-mp3fx
    @LiibaanCadaan-mp3fx 24 дні тому +1

    Ashuu my wlshey horumar wacan

  • @user-ts6rr7en6c
    @user-ts6rr7en6c 27 днів тому +2

    Masha Allah ❤❤❤ ina Adertey haboon.

  • @MssXafso-dz6zk
    @MssXafso-dz6zk 27 днів тому +4

    Abayo inta ku jecelaa ka badan horay u soco parti 2 kaa sugnaa

  • @hanixirsi7419
    @hanixirsi7419 27 днів тому +1

    Masha alaah abayo horay usoco dadka cilan iska daa

  • @CabdulaahiMaquul-kg4uu
    @CabdulaahiMaquul-kg4uu 22 дні тому +1

    أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤❤❤

  • @ZakariyaMohammed-bo8dx
    @ZakariyaMohammed-bo8dx 27 днів тому +3

    Sharaaf iyo karamo wll qali ah ❤

  • @ahadamohamed8093
    @ahadamohamed8093 27 днів тому +6

    Nagaxaa qarer aya haye abyo e keep going anaka aya kujcl

  • @fatumofatumo-oc4lc
    @fatumofatumo-oc4lc 22 дні тому +1

    Masha Allah sister 🥰

  • @user-sy3bk1in5s
    @user-sy3bk1in5s 27 днів тому +4

    # Looma dhama arinkaa Wllo" Reer Mugadishana kuma wada necbana" Dadkuna masino sida faraha weeyo waa lagala Sareeyaa" Sorry Sis From Mugadishu- Distruct Kaaraan" Waqti wacan

  • @user-cg2em3nq5v
    @user-cg2em3nq5v 27 днів тому +2

    Keep going ashwaaq siraaji ❤❤

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 25 днів тому +2

    Midaaba iigu daran kulahaa waa necbahay xagee kala qaadey haboon noolow sis waan kutaageera❤

  • @djamaabdirahmanomar7161
    @djamaabdirahmanomar7161 10 днів тому

    Haboon waa gabadh wanaagsan qalbigaygaa saas ileh from Djibouti 🇩🇯 i love you sister

  • @safaaa94
    @safaaa94 27 днів тому +3

    Wilasha mashaalah gabdhaha maxayisku xasdan acuudi bilaah

  • @moustacheone5436
    @moustacheone5436 26 днів тому +4

    Inta og inu Dirisle programkan kadabeeyo farta taaga ☝️

  • @user-dc9xq1xq3e
    @user-dc9xq1xq3e 26 днів тому +1

    haboon waa qof wanaagsan waan tageersanahay waana qalbifa nadiif ka ah

  • @qamarcantoob2965
    @qamarcantoob2965 26 днів тому +1

    Fiicnaan laheydaa inaan brnaamijkaan an kamid nqdo hbooon wankuu qiri lahaa qfka aadthy❤❤❤

  • @nasteexocabdi2297
    @nasteexocabdi2297 27 днів тому +4

    Abayo guleyso Insha Allah ❤

  • @Honeydiamond-ln3dv
    @Honeydiamond-ln3dv 7 днів тому +1

    Subxanllaha qof waxba ka samen waa nacbahay lagu leyahay somali laga hela nagha waa xasidin dulmiga ma fcna

  • @user-mm3hk2xh7u
    @user-mm3hk2xh7u 26 днів тому +2

    We kaamasersan yihin abyo nollow inte nolol jirto❤❤❤❤

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 26 днів тому +2

    Asc mashallh mashallh Habo

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t 24 дні тому +1

    Walaahi kusoco waa beelo challengican kusoco soona badiya part1 ilaa part 5 gaarsiya waaba qosol😂

  • @ismacilmahamed5440
    @ismacilmahamed5440 21 день тому

    Mansha alaah keep going sister ishwaq ❤❤❤❤

  • @AyaanAhmed-zu5wk
    @AyaanAhmed-zu5wk 27 днів тому +2

    Haboon xbbti Qof fiican badantahay m.a lkn mida lacagta $10 Tas ma Qaadan😅😅😅

  • @xuseenxuseen3930
    @xuseenxuseen3930 18 днів тому +1

    Walaahay haboon Ani waan kutaaageeeraa

  • @user-hl5xb7yp5y
    @user-hl5xb7yp5y 23 дні тому

    Keep going sister ashwaq❤❤

  • @Ebrahim_updy
    @Ebrahim_updy 27 днів тому

    They have that lucky to see u nd met with u my sister 😢❤markas bee kucaynayan😂😂

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw 12 днів тому +1

    Iswaaq shekadaan Aad igu heshay❤❤❤❤❤

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 22 дні тому

    Soco dheh quruxdaada kaa mastery meel xun bay aragtey war ishwaaq Bax Ku dheh meel kle aykaag xunthy❤❤

  • @najunaja2032
    @najunaja2032 25 днів тому +1

    We love you sisteray Ashwaq cdey❤❤❤

  • @CalinuurMaxamed-rd3gq
    @CalinuurMaxamed-rd3gq 26 днів тому +2

    Haboon wall qali sharfleh guuleyso

  • @MiskiAbdalla
    @MiskiAbdalla 26 днів тому +2

    Prt 2 sosamee byo hana ujoo jin dadka kujecleen anagaa kabadane ❤