Deg Deg Abiy Axmed Oo Ka Dagaya Muqdisho, Muuse Biixi Oo Xilalka Ka Qaaday Wasiiro Uu Ka Shakiyey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

КОМЕНТАРІ • 33

  • @AbdiMaalin-tj6cb
    @AbdiMaalin-tj6cb 2 місяці тому +4

    Xasan shekh waxan usoo jeedinayna in uu kala diro Barlaman moshinkan Carqalada ku ah Dibu xoraynta dalka. NIN Cuqdadaysan oo Qabiil nacayb ku jiro Xildhiban lama odhan karo, PM Hamse Cidda tidha shaqo maqaban waa Cid Dan aan lagadhi doonin Rabta oo Calooshii laciyar ah,Xasan and xamse Go ahead Taarikhda ayaa idin xusi we are witness ❤

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 2 місяці тому +4

    Asc Asxaabeey Dadka Somaliyeed iyo idaacada ha Somaliyeed ma ahan Muwaadiin Mara ay ka hadlayaa itobia iyo Somalia dhul boob ma yiraah daan ee waxa aay yiraah saan wada hadal iyo Heshiis sidaa maahan ee waa in la dhahaa dhul boob ka itobia.

  • @MikelMohamed-ds5ku
    @MikelMohamed-ds5ku 2 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 місяці тому +3

    RAASSHINKA DHACAY SOMALIDI KEENTAY MA XABSIGA LA DHIGO.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 місяці тому +2

    MD. XASSAN SHEKH, WAA IN LAGA DIIDO IN UU ABEY AXMAD DALKENNA SOO GALO.

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 2 місяці тому +2

    Hadi uu heeshis donaayo isagoo jooga wadankisa saxaafada calaamka ah.iskugu waco hana cadeeyo hayirahado waka baxay heshishki m.o.u mamul.gobeledka waqoyi markaas wada hadal labada nindhac wax gorgortan ah oo bada majiraan ciid bad bixin kart majirto waa dhaxaal ummada somaaliyed ledahay

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 2 місяці тому +1

    Ciidi lagu helo dambigaas ma xakamada hala soo taago magdhaw laga qaado shirkadah sunta keena dalka ganacsatada soomaaliyed ilahey kacabsada sunta ummada ahu kenina

  • @ArarsehDjidheh
    @ArarsehDjidheh 2 місяці тому +1

    Xiildhibanadaa badaan koogu waa dhuniqatayaal daalkaa inaay lugahaa qaabtaan daalkaa unbaay rabaan

  • @MohamedAden-vo5lj
    @MohamedAden-vo5lj 2 місяці тому +1

    Hadii aad bilaawdo inaad kawada hadasho arin ku saabsan biyaha iyo dhulka somalia waad liidataa waayo erey waxaa kaaga filan inaad tiraah itobiyo kula hadli maayo ilaa asd ka laabato is afgatad kii sida qaldan idhacay

  • @UmalkheyrDaahir-e4i
    @UmalkheyrDaahir-e4i 2 місяці тому

    Umalkhayr

  • @سلامأدم-س9م
    @سلامأدم-س9م 2 місяці тому +1

    Warkiinu dhestayasha waa warerisen warkiinu mafadhiyo sacad gudeheed waxaa keenaysan war iska hor imanaya

  • @kiinali409
    @kiinali409 2 місяці тому

    Ilaahow hanoo keenin shaydaanka saaxirka ah maxaa muqdisho kasoo jira ethopian waacadowgeena ilaa uu kanoqdo badeena iyo berrigeena yuu noo imaan

  • @ahmedemahamuud641
    @ahmedemahamuud641 2 місяці тому

    ?hadii xildhibaanadu haday gudan waayaan xilkooda yaa mooshi ka keenaya?

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 2 місяці тому

    Subxaan allaah daawo beentaas calaacasha Timo kama soo bixi karaan.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 місяці тому

    Yaa hadeer wax Ku falaaya wasiir uu muuse madaxweeyne uyahay

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 2 місяці тому

    😊😊😊😊😊😊😊

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 2 місяці тому

    Abi maxa mushdisho ka yaal war waraka iska saxa

  • @ArarsehDjidheh
    @ArarsehDjidheh 2 місяці тому

    Abinaa halasheekaysaninaa kolbaa xaag howbodoo

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 2 місяці тому

    MAXAA KA DHAXEEYAA SOOMAALIYA IYO ITOOBIYA
    OO KA WADA HADALA YAAN ?
    WAA WAXAAN WELIGEEY AAN MAQAL DHULKAAGI BAAN QEEYB KA QAADANAYAA ANU WADA HADALNO
    BAL SOOMAALIYA HA TIRAAHDO
    DHULKA NAGA MAQAN DDS AYAAN DOONAYAA INAAN KA WADA HADALNO
    JAWAABTA ITOOBIYA KU SIINEEYSAA WAA RASAAS WADNAHA LAGAA GELINAYAA

  • @Ahmediye-wt1cb
    @Ahmediye-wt1cb 2 місяці тому

    I think this is a dream, because what kind of talk is this….

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 2 місяці тому

    Arrin aan dhicin ha sii hordhicin. Waxa aad soo qortay iyo warkaaga isgarab dhig. Marka aad cinwaanka ku qortid arrin aan weli dhicin waa marin habaabin.

  • @BarrkhadXasaan
    @BarrkhadXasaan 2 місяці тому

    Been badana af nooli waa hadlaa ayna waa ciyaa

  • @HulbadoHulbado
    @HulbadoHulbado 2 місяці тому

    Ala been badanaa garad TV Maalinwalbo io been

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk muuse juudaan muxuu hayaa ee isku shaandheeyaa
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
    War kaasi fashil ayuu dhex fadhiyaa cidna ma hayee
    Malaha wuu is bakhtiiinayaa
    Wax kaloo u banaani ma jiro

  • @mohjama399
    @mohjama399 2 місяці тому

    Beenaale

  • @hassansouleiman-c2o
    @hassansouleiman-c2o 2 місяці тому

    Meesha ay wax yaalan ayaa la tagaa, mugdisho maxaan yaalaaa?

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 місяці тому +1

    Aby Ahmad waa nin waalan marki aan dib u eego habdhaqankiisa aad uqaab xumada badan

    • @KhadarMuuse-lj6fv
      @KhadarMuuse-lj6fv 2 місяці тому

      Waree aamus nacalad yahay 😊😊

    • @ahmedali8509
      @ahmedali8509 2 місяці тому

      ​@@KhadarMuuse-lj6fvOromo Af Somali Bartay itiobia Waa bur burtay Marqannland Mamul Gobaleydkoda Ha ilashadan Owdal Stet Khatumo Steta Hargeysa Stet Waa isku Dhamatay 33 Sano Qaran Beyna Waa La So Afjaray

  • @CadnaanFaysal-l1k
    @CadnaanFaysal-l1k 2 місяці тому

    Yaa huuu faqaash waxa iskaceeliya