Gabdhihi xalay iyo Wiilasha caawo Gabdhaha Aya aad uga aqli badan runtii kuwan niman ma ahan ee Waa maangaabyo aad u liita Gabdhihi xalay Aya ka Sharaf badnaa
raga maanta jooga bdnkood wxaa hal hays u noqotay illahy afar buu ii baneeyey hday markaas xaas qabi lahaayeen fiicnaan lahydaa ayagoon wxba isla hyn oo hal xaas xtaa qabin by lee yihiin illahy afar buu ii baneeyey horaa somali wxay hore u tiri MIRO GUNTIGA KUUGU JIRA KUWO GEED SAARAN LOOMA DAADSHO. Marka hal hayskaas dadnimadiinuu hoos u dhigayaa👍
Kan zen la dhaho qac uu iska ilaalinaay xitaa Gabdha jaanis ma siinin hadalka ugu danbeeyay asoo ka cabsanaayo inee runta sheegto uu block saaray 😂 waxaa iga daran kan alpha la yiraa asaa lagu daadiyay asuu wiilashii dhan ku dhahay block saar waa wada xoolo 😂😂
Walllhi dhiiga dumarland ba igu kacay cawa wah waxey adno umadan aad nokentay ee bila ixtiramka ahi 😏 ixtiramka dumarku idinku le yihin sobarta marka hore faraxow😡😏
Wallhi cawa anigon waligey comments ka qorin adno ban is celin wayay waxey ciyalkan kuciyarayaa bahlaha uf😏 ee Black wada sarayaa wah ee hablaha cayaya wah😡 max kaqldan faraxyadan😏 wada qararsan
Adunka Maso marin rux ka kheyr badan Nabi Mohamed scw ❤❤❤❤❤❤❤
Scw
Scw scw scw ❤❤🫶
Scw scw
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋🫵🏻😢
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw ❤❤
Scw scw
Scw
Swcswcswcswcswc swcswcswcswcswc swcswcswcswcswc swcswcswc swcswcswc swcswcswc swcswcswc swcswcswcswcswc swcswcswcswcswc ❤❤❤❤❤❤❤❤
Manta waa jimce aan kuwada salino nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤
Scw scw scw ❤❤❤❤
Scw
Scw
Salalahu caleyhi wasalam
Scw❤
Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
Caaaaaac bdna ciyalkan Alla DUMARLAND DOWLAD SANAAAA👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
Waa qareern wxab jilicisan dumarlan ka reyey
Dumarland is not easy 💪
Far is gali😅😅😂
adna quruxay abayo wankutageraa xabibti illahay haakusiyo cimridher oo cibadaleh abayo wankusalamayaa adiga iyo asxabtada wilasha gabdha aya kashidan❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Part 3 gabdho amiro ,sundus,samia,ladan kiki,muna
Sax wayo. Kasosame❤ plz
Kugu racsanhy
Waxaas ragtinimo mahan adeer yal dad ka waa kal tagten xushmad sameeya talya yaal 😊😊❤
Waa qareern walhi 😂
Nimanku idha adka waxay raban inay wax khiyaman iyagana la khiyamin dumarland jiljilec maya qaniin😅
Adno abyo amiiro kiki samia ladan suhuur io sundus noo soo samee please abyo waa iga codsi🙏👍🥺😂🤣✌️
Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤
Scw❤
SCW❤
Adna barnaamijkaaga waan jeclahay noo soobadi❤❤❤
Gabdhihi xalay iyo
Wiilasha caawo
Gabdhaha Aya aad uga aqli badan runtii kuwan niman ma ahan ee Waa maangaabyo aad u liita
Gabdhihi xalay Aya ka Sharaf badnaa
Run waye wlhi
Been kuma sheegin Waaba niman wada maseyrsan hadii la hadlo maxay u wada waasheen Waryaa block caac omg 😂😂😂
Been mhaa sxb adan waaqaald xata adna ina sodayso sidan qaldan ee ay u dhaqmyaan
Dumarland is not easy ❤ 😊
Ala sidaa kugu sugeye wlh adna ugudnbeen wiilasha waa nookente thanks Aqwan❤😂
إتقو الله حيث ما كنت النميم لا يدخل الجنه 😢😢😢
Dumarland is not easy❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Alaaa dumarland geesiyaal iga dheh adna dhiiga dumarland ba ku kacay farah dulqaad maqaba kwrn hee block lee ka soo horeya 🤣🤣🤣🤣
Xaliimoyinka wey niiga qeyli siiyen wllhi 😂 xaliimo snot easy 👑💯
Adne qeybta kle lasoo dhaqso ceydo hala soo saaro meesha
Dumarland is not easy🔥🔥🤟🤟
Wow iqro ha u baqin waligaa🫡
Adna channel keep going insha llah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
يا اختي أدنى والله في حديث الصحيحين ألنميم لا يدخل الجنه 😢😢😢
صحيح والله
Adan Qurux❤1M🎉2M🎉3M🎉4M🎉❤❤
Nagaha nuucan laa hadlaa ma doqoma horta kuligoda waa carur cag ween inalillah kaka daran block ayeeba iskugu fanayan 😂😂😂
Waar raggu ma magaalo ayey furteen waa maxay dabaal deggu wuxu waa hablaheenii ee naxariis iyo xushmad u muujiya Brothers 😇💯😎
Adna caawa buulashi yar yaraa ee wiilasha udhisna waa ka dumisay 😂😂😂😂😂
Haa wllhi 😂💔
Before Ramadan all the Ex will get blocked! ❌🙅♀️😂😂😂😂
😂😂
😂😂😂😂😂😂
Anaa uhoreeyo adna qalbi 🎉😂😊
raga maanta jooga bdnkood wxaa hal hays u noqotay illahy afar buu ii baneeyey hday markaas xaas qabi lahaayeen fiicnaan lahydaa ayagoon wxba isla hyn oo hal xaas xtaa qabin by lee yihiin illahy afar buu ii baneeyey horaa somali wxay hore u tiri
MIRO GUNTIGA KUUGU JIRA KUWO GEED SAARAN LOOMA DAADSHO. Marka hal hayskaas dadnimadiinuu hoos u dhigayaa👍
Mayla aragta horta dhaqan xumadoda 😂erayga marka maqlo madaxa ixanuuna😢
Maxaa idinku dhaca markaa
Rule no 1 Hello Hello block 😂😅😊 narrated from wazir zaki bini xaji😅😂
Funaanad gaduudka waa maskin wallahi indeed kuwaan kale hadlayeen wuu aamusnaa
Waaw ana dhihi rabay
Waraaa magudbe waaye mahress 😊😊
Scw
❤
Kuwan waa boy dumaraw man 👨 la sheekaysta 😂😂😂😂😂
Aar waxani rag maha aad soo fadhisisay adnay😂😂😊
Kan zen la dhaho qac uu iska ilaalinaay xitaa Gabdha jaanis ma siinin hadalka ugu danbeeyay asoo ka cabsanaayo inee runta sheegto uu block saaray 😂 waxaa iga daran kan alpha la yiraa asaa lagu daadiyay asuu wiilashii dhan ku dhahay block saar waa wada xoolo 😂😂
Mahresku waa magudbe kulahaa ma cuntaysy😂😢
Dumarland isn't easy ❤
Alla alpha dumarln buu ka xnaqy qac bdnaa dumrln❤
Adna abayo nosoo badi wlhi wan kahilay😊
Heat ka kuligood Waa wada gaaray maskiin 😂😂😂😂
Parti 3❤😩😔💗
Wilasha qarara hayo😅😅😅
Dumarland ❤
Dumarland🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Walllhi dhiiga dumarland ba igu kacay cawa wah waxey adno umadan aad nokentay ee bila ixtiramka ahi 😏 ixtiramka dumarku idinku le yihin sobarta marka hore faraxow😡😏
Naa aamu
Wxan alfa laleyhy dhaan xumaaa war adaa block hore legend mad kusarty diraca dumarka haka lladin 😡😡😡😡
Adna waxn aad ku samaynayso hablaha somaliyed iyo raga somaliyed waa khalad wlhi please Adna hooyo ayaad tahay ee fawdada jooji
Ilaahaan idinku dhaarshe imika wiilashii sidan inay sameeyaan sax miyaa 😢
Madka JiiTa 😂😂 duMarland is not easy ❤😂
Barnaamijkan marna wiilasha gudaha ka soo hadlayaan marna gabdhaha Ex. Oo sidaan iskula hadlayaan ma jiraan runta ka hadla 😂😂😂😂
First comment ❤❤
We listen but we don’t like kulaha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Way qalqalsanyihiin dhamantood😂😂😂😂😂
Adno qurux kosoceli baramijkan ❤🎉
Isoo boqda channel key allah wax welbo ad jeceshahay hakusiiyo oo janada kow katahay thank you ha idhafin plz ❤❤❤
Dumarland takbiiiiiiiiir blz 2025 way nogu jirtaa😂😂😂😂
الله أكبر
Adnaay barnamijka noo soo badi 😂😂😂😂😂😂
adanaa keep going xabibti ❤❤❤❤❤❤❤❤
Nimanka mazerkooda io dumarka mazerkooda kan raga darn wlhi😢
Adna soowad kuwo badan kusoo samee
Allah Allah Sady u hadlayan fiiri😢Wiilshan waaba doqomo ka warn
ayaga bilaabe hadane gabdhihii Block wada saaraya ish dhex😡wax xishoonaya ma.aha
Alpha wiilki kuxiga waaa caaqil sidu uhadlaayo m,a
Haba naago badnaade😂
Saamiyo Kiki ladankena❤
Viva dumarland❤
😂😂😂 dumarland is not easy
😂
😂😂
AR ADNA. SEE WAX YEESHEY. CAAWA
WIILASHA. IYAGOO. SHIIT KU AH. MSLESIA. EE. GABDHAHA. BEEN. UDHEEGAYAA
IYAGAA TABAR. UHASYO. LABA. QSLBI😊😊😊😊
Wxaan waa ilmo caadiya wlh xushmad dhan male adnoyy danbe ha noo kenin🙄🖐
Aaar faraxyalaaa khadhadh badanaa 😂😂😂😂😂
Alfa see lugu yeelayy oov😂😂❤
Sorry alfa 😂😂😂😂😂😂😂😂
Alpha isaga lagu laydhiyey raga dhan wuu ku wada diraya
War waxan bila dhaqanka hablaha block saraya war xishooda
Waxan rag ma aha dhaqanka xun wayba qaraaarayaan kwrn uf
No oo soobaadi adanaay xabatii❤❤
Hhhhh wiilasha ma u adkeysan karan runta hhhh intee ka ogayeen hhhh
Block saaar unbaa mesha ka yeedhaysa 😂😂😂😂😂
Wxa ay rabadan rag ay ay waxa qiyaman lkn dumarka ay wxa qiyamin
Qofka hadalo ina laka amuusa fiicaan asaga go.aanka leh hadu ku jarayo iyo hadu la sii hadlaayo inta kale ineey amuusan fiicaan
Xaliimo misha lago kaftmo run modan😭😁
Wallhi cawa anigon waligey comments ka qorin adno ban is celin wayay waxey ciyalkan kuciyarayaa bahlaha uf😏 ee Black wada sarayaa wah ee hablaha cayaya wah😡 max kaqldan faraxyadan😏 wada qararsan
Waa wax bilaa dhaqan ah oo 2025 block baras ah 😂😂😂
Xaliimoh isn't easy
Kii aan islahaa wuu ugu roon yahy oo nin caaqil ah buu uegyahy baaba ugu darnaady lanbrkeeda idin siina ka daadsada kulahaa bilaa faaiido😂
Waar Alpha mesha kaqabta dee naagha io Nimanka isku dir Block saar kulaha😂😂
Hadhow ayaa laga qaadayaa I aamina😊
Mahres kuwaan saaxibayaasha singel aa yee kadhigi rabaan
Alla ninka zeyn la dhahayo dhipadana xaliye ma dawatid miyaa wara adi😅😅😅
Alpa maxa darey❤
alaa adnay barnamij quruxbadan aya sosartay xabibti kkkk qosolka ayaa iga dhamaday alfaa sidu u xanaqay😂😂😂😂😂😂😂
Xoolo wye kuwaan midka dhahay number keda niso dira kaas rag mahin dumarow nucas oo kale iska jira🙏🙏🙏
allah aqlixumaa ninkaan intee ayaga kuleelka bilaabeen ayee
Aman wuxu la hadaly tan shinbirta la dhaho Muqdisho Joogta😅
qeebta qaraarka 😂😂😂😂 block block aa qaraartiin farax yaal
Kuwaan woxooda qaraar waa dhaafay Block 🚫 waa maxay
First one
Adno cawa maxy reero dumisey😂😂😂
Adna barmaamujkii ugu fiicna aa daawada weeye wlhi kani😂😂😂
Dumarland isn't easy wlhi 😂😂
Ish waxaan qaar maaha sidii gabdhihii maseeraayo waar noocan wllhi waa naceebeeyeen
Qacwedhaftay....❤️🔥😿💘