Waligey ma arag umadaan oo kale jubaland gobalkii ugu weynaa oo khayraad ku filana haystee shinbirow maxaa daba dhilifka kaa dhigay hadaadmansab u ordayso maad dadkaaga iyo gobolkaaga intaad isku dubo ridid maad u shaqaysid kana ruuxii is duleeya rabi dulimimada wuu u siyaadiyaa ma bad soomaaliyeed in cadaw la siiyo miyaad ku faraxsantahay
Waxaa yaab leh ahmed Madoobe haduu argagixiso yahey adiga ayuu ku magacabey aa bal yaad noqon kartaa mid da kele walalo kobalka gedo adiga ayaa xukumey aa bundoyinka malin xitaa maxad uga hadliweydey
Wll, siyaasiinta somaliyeed oo dhan ayaa sharcidaro ah ee Ragyahaw ilaahay kacabsada oo shacabka ha kala qoqobina, hana isu jamhadaynina!!
Isagaa isdoortaye caana kadhan dee
Shinbir lacagti lagu bakan qaday ma heshay mise
Umada Soomaaliyeed taladoda ayaa kunoqotey masibo subxanallaah bal
Gedo keliya inta matalayo an tirino tusale ahaan
Fadaralka wasiro xildhibaano
Jubbaland wasiro xildhibaano madaxweyne kuxigen reer gedo waxay ka mid yihiin mamulka Jubbaland oo madaxweyne ha Jubbaland ayaa somagacsbo gudomiyeha gobalka gedo isna wuxu magacaba gudomiyayasha degmoyinka
Hada gudomiyehii gobalka isaga ninkii magacabey markey isku dhacan ama siyasad kele u hanqal tago waxa shercigu qabey inu iscasilo oo kadibna mucarado ma melkale ado taas basherci ah mayelayo oo wuxuba tagan yahey gobalka anigaa hasto kii degmada uu isaga magacabey na sidokele marka uu lashaqen wayo wuxu tagan yahey degmadan aniga ayaa hasto oo gudoomiyihii gobalka wadanbiile wana soxirayaa madaxweyne Jubbaland isaguna walamid oo kii uu dorey bamanta qorta ugu jiro warbal ibtiladan umada ku habsatey sidee loxaliyaa sheley ninkan markii uu xilka usomagscabey ahmed Madoobe waxaa lalahaa Al shabab ka ayuu sodhax marey oo wuu lashaqeyaa hada isaga ayaa ku eedey nayo ninkii xilka udhiibey inu khawarij ta yahay lana shaqeyo sheley masajidka waxaa uu kadhax lahaa madaxweyne ha dalka somaliya HSM oo bixiyey cafis khawarij ta kii isdhiibo cafiskas waa mid furan oo xirmey nin abadan ninka manta kubiiro oo umada xasuqo bari danbe wuu iska sogalayaa waxbo loma racanayo subxanallaah war umadan denbiyadey gashey weynaa inaalillaahi wa inaa illeehi rajicuun somaliya illahayow cadil batahey aa nogargar adigey gacan tada wentahey waxas oo xil ah mid wax uqabto dadkaas majirto mid kasta meshii lodhiibo inu isaga leyahey bad modaa gudomiye waxaan talo kugu siinayaa ninkii sheley kumaga cabey aa aad kujogtey saxiixisa haduu manta kaqadey udaa oo wareji xilka
hadiisa sidaas diidan tahey kudhawaaq reer gedo oo waxad dhaxdaa Jubbaland wan kabaxney kamid manihin oo gedoland ban nahey dhah ma fadaralka gobal uu xukumo weyo mamul gobaled na kuma jirno dheh wayo dorasho qaabka loqabanayo hay addii lodirey matihid oo sida ay adigu mel shaqo lagugu direy baa rag. Kele logu direy dadka madaxda ahow sidii lagugu dhiibey ugu shaqee bal ceeb tiina
War iska amusu doqonyohow anfahasanayan meesh waxka socdaan iyo mesha ayusocdan
Kuman hadlaysid afka reer gedo naman matashid
Meeqaad soo qaadatay?
Mushahar la aan badan baa kamuuqata iyo cabsii KKKKKK
War iska amusu doqonyohow anfahasanayan meesh waxka socdaan iyo mesha ayusocdan
Kuman hadlaysid afka reer gedo naman matashid
Hadaad sidas ufulaysantahay maxa kudhex gashay siyasadan adan fahmikarin gesina matihin
Waligay ma araga nin reerkan ah oo san ukuwaalatixun
Wuwashay ee halaxirxiro oo halquran saro
Waligey ma arag umadaan oo kale jubaland gobalkii ugu weynaa oo khayraad ku filana haystee shinbirow maxaa daba dhilifka kaa dhigay hadaadmansab u ordayso maad dadkaaga iyo gobolkaaga intaad isku dubo ridid maad u shaqaysid kana ruuxii is duleeya rabi dulimimada wuu u siyaadiyaa ma bad soomaaliyeed in cadaw la siiyo miyaad ku faraxsantahay
Kkkkkk waad hurudaa lakala tag doqonow
Habar dhali weydey aleelo ku waalatay argagiso argagiso argagixiso waa ereyga laga afgartey kooxda xasan munaafaq
Lacagii lagu dhisi lahaa buundooyinka dagaal baalagu galey shinbirow
Wal walka haya wa lacagti lo balan qaday o u wayay wax talefonka ka qata kol bakis iman lawe ah weye shinbir
Gudomiya adiga iyo reysal wasaare iyo raga kele aa hada qorshaha raskanboni dagaalka loga ridey dulanka ahmed Madoobe iyo Jubbaland baad ka midey san tihiin lkn waxaa cajiib ah oo nosheegtey xitaa hadii aad kaqabsatan Jubbaland Ahmed Madoobe iyo mamulkiisa wali inaney dhamaneynin oo isla waxa manta tagan aad isku siidileysan dhaxdiina micnahs xanunka ma dawesmayo oo waxad manta isku khilaf sanyihiin baa isla idinkii dhaxdiina kajira isbaheysiyadii dhulkan ku dagaal lamijirey baad rabtan inad socelisaan taas na wax dan ah ugu majirto umada aa walalo wixii lagu dhiibey gedo wixii ad qabatey xisabi xilkana wareji 1$dollar hadii lagugu helo waa xabsi 100dollar na waba dil togasho ah qof kasta oo masuliyad lodhiibey na taas baa utalo
Kkkkkkk Kol bakis balanti loga baxay weye kani iman lawe dowlada ma aminayso wayo waxu yahay eyay arken Dowlada dhexe
Waxaa yaab leh ahmed Madoobe haduu argagixiso yahey adiga ayuu ku magacabey aa bal yaad noqon kartaa mid da kele walalo kobalka gedo adiga ayaa xukumey aa bundoyinka malin xitaa maxad uga hadliweydey
Waryaa afk iskuqabo walhay wad hurda mahlo lacg baa lagusiyay xxxxxxxx
Adaa is Qoraayo Dorasho yaa ku weydiyey yaa ku Dirsadey
Ay ay dhalay adna 14 bari nasug
Kalay cag dher
War iska aamus...
Adiga iyo fanax in la idin xerxero waye
Naga amus fuley fuley
Cabsi cabsi sayid Axmed Madoobe wa kanaaa Kenya haysu dhibin kkkkk😂😂😂😂
Nacas ayatahay
Kkkkkkkkk