Masha Allah bro Gabdhaha tartankooda xiiso maleh xishood aa ku juro marka gabdhaha guriga hanoo joogan ayaan qabaaan Fikir keeyga hore waan badalay waxaan rabnaaa sacabka joose iyo goonge see u qadayan bariis ka hh
Asc Towfiiq Films barnamijkan aadban uga helay laakiin gabdhaha cunto kale halagu tartansiiyo marwalba bajiyo kaliya yaan lasiinin. Intaasna waa iga talo maadama aan barnamijkan kuxiranahay. ❤️
Waxaan la yaabanahay waxa gabdhaha saliida sambuuska loogu dilaayo, raggana bariis iyo hilib loo siinaayo. Mida labaad tartanku kuma fiicna yaa saxanka dhameeyay in layiraahdo ee yaa cunay inteeda badan ayaa ka fiicnaan lahayd. WAA IGA TALO
Aniga say ilaa tahay Gabdhaha cunada waxay la dhameen wayen waa xiishood qof aan bahanen Meel Cunto lagu cunayo maa yimado qasab bahi way haysey Lkn madama kamaro laga dubayo intas oo qof oo kala duwan aay dawanayso waay xishonayen
hablaha kafarxi dee huuno waa masaakiinee muuqoodaan ujeedaa waa sabool😢👏
Asxaabta waa malintii ugu hore Like igu cawiya🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏾
Wall subscribe iisar inshallah dad aan tartan kula jira subscribe
Gongan iyo jose zhp tartankooda lacagta badi cuntadana badi Nooguna soo DhaqsØ inta igu raacsan Like
Maantay xiriirka waad inoo sahasheen.
Waana idinku soo maqanahay inshAllaaah.
Shukran.
Wa barnaamij aad iyo aad uu xiiso badan lakin waxaan niga codsanaynaa inad gabdhaha ka daysaan waayo gabdhuhu waa cawrado merci
Kabtan barnaamijkaagu waa mid aad u fiican lkn kadaa gabdhaha adigoo mahadsan
Masha allah marka hore bahja tartanka cunto cunista waxan hawada idin soo marinayaa salaan qaaliya
Waqti ayaa u dhimanaa ee way cuni waayey ee waqtigaa ku dhacay ha dhihin wallky
hadad commentiga soo gishid like
Wall subscribe iisar inshallah dad aan tartan kula jira subscribe
sxb nin rag walagartay bilis gabdhaha kaday respect 🙁🙁
towfiiq films horay usocda vidio gaan midka xigo joose iyo gon gon no keen 😍😍😍
Faaduma suudi iyo cuudka ahaaa wlhi waxbaa ka dhacay
Masha Allah bro
Gabdhaha tartankooda xiiso maleh xishood aa ku juro marka gabdhaha guriga hanoo joogan ayaan qabaaan
Fikir keeyga hore waan badalay waxaan rabnaaa sacabka joose iyo goonge see u qadayan bariis ka hh
Kow kow i wad shekada waligey comments labar one ma noqon
Wall subscribe iisar inshallah dad aan tartan kula jira subscribe
❤️🤣🤣 m.A hno
Leeleefow iyo sanbuus iyo hor wlh maba leygu soo gaari laheen ar wax fiican ayey ku dartamooyaan
Caadi mahan gabdhoo xishoda dumara tihiin
Adeerkey nur diin wan ku salamy adi iyo asxabtada kuli wan idinsalamy
Guul wardhigley guuleysta towfiq flmis
Tartan ka xiga ayaan arkidonaa qof kee badiyo
Hablaha maa uqaybisid
Min Shan dolar
Gabar madhnaan
Lama ceshee
Wall subscribe iisar inshallah dad aan tartan kula jira subscribe
Subhaanallah walahay kan barnaamijka dadahaxnaya waa qof xun hablaha muu waxyar xataa siiyo shan shan saqajaan bakhayl
Maanta daqiiqadaha waa loojeedaa saaslee fcn
Sxp waa iga codsi habla kadaa waa cebee maxey 10 dhaqiiqo wax kicunan xishood ayaba 8 daqiiqo kamid ah qatayee marka sxp adigoo mahdsan makudhahayi habla kawada saar tartanka mesha cunista karin iyo waxbabo kaleeto ugu badal si ay iyana tartanka uga soo muqdaan mahdsanid 🙏
Asc magacaigi sa abdishakur l'un magaca hooyo yadayda ayant ladahaa sodas awoged waxantageraya walashey caasho cold😘😘😘😘😘😘😘😘😎😎😎😂😂🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪
soo badiya tartankan waanku haystaaye ❤️🤞
Liph joose io agulaani Maad sooqabtid
Full respect 🙏
Music nagasaar pls caadi ka dhig si da aan u maqal no SXB👀🙁👂👂
MshAllaaaah asxaabta.
الله معكم.
faay bareejo magaceda markan maqlay waxn is dhahy cayarta barejo ayey ku dhamaanee
Gabdhaha KADAA ceebta hadii kale udiyar garaw in adna gabadhaada ay utaal maadama aad gabdho yar yar aad ubahdisho KADAA Gabdhaha fadlan
Aniga waxaan u arkaa in at that akhlaaaq xumo in ay gabari kasoo qeyb gasho
Walal mcn farxad igu nolow 💯💋💋❤️❤️❤️😍💞👌👌
Kal iyo laab
5 iyo 5 kala sii bahida thy wase gbdhaha ha bahdilin
Gacmaxan gacma wax cuna umaeka ea andameysta pl
M.a
Wlhy ku waaan gaajaba igu qabat😆😆😆
𝐍𝐀𝐀 𝐇𝐔𝐑𝐔𝐔𝐅𝐅𝐊𝐀 𝐍𝐀𝐅𝐀 𝐃𝐀𝐃𝐄
Masha Allah horey u socda
Broh mcn waxaan rabaa inad imado Baydhabo
sxb fadlan gabar xishonesa haau ogolanin ineey kaqeb galaan tar tankaa cunta cunisata
Sxb barnaamijkaan gabdhaha ka daaya waayo sharaftooda ayaa hoos u dheceeso
Kkkkkkk wlhi waxa tihin dad fni keep going wllka
Inta i Aragta ha ii zoo booqota UA-cam 🇸🇴✊
Kuwani cunayaal ma ahan lkn lelefowga iska haayay mana awoodin in eygatan
Gabdhaha way xishonayaan
Zxp you waxaa jokaa hirshbele waxaan henaa 4 rag oo tartamayaal oo cuni karo 2 kiilo
Tartn bajiye iyo lelefow ah aryaa igudaro jah 😂😂😂😂😂😂😂😂
Maclin yu away kulanka ugu adgaa lagaa sugaa gongoo vs josse soo dadaji
Jose Vs Gongon 29/08/2020
Saacadda geeska africa 12:00 Pm
Asc walaal gbdhaha ka daaya idinkoo mahad san
Dad ka kutar tamayo waxa lobahan yahay in kushquulin kamirada iyo xishood ee guushooda waa in kufiliraan barnamijka shurudiisa waa saas
M yuu sxp sare keep going all time respect
Allah ka cabsada soomaliyeey
Keep going bro sxp
Wall subscribe iisar inshallah dad aan tartan kula jira subscribe
WLL WAXAAN RABAA IN LAGU TARTAMO MUUFO AMA CANJEERO HADDII AAN KA MID AH TOWFIIQ REPLAY ISOO DHEH
Wall subscribe iisar inshallah dad aan tartan kula jira subscribe
Jose vs gongon aaaway game kaasi
Jose Vs Gongon 29 August 2020
Asc Towfiiq Films barnamijkan aadban uga helay laakiin gabdhaha cunto kale halagu tartansiiyo marwalba bajiyo kaliya yaan lasiinin. Intaasna waa iga talo maadama aan barnamijkan kuxiranahay. ❤️
Gabar nus kiilo bariis ma cuni karto saa is leenahay
Gabdhaha sanbuus ku dilaaysan wiilasha cuntooyin kale sidaan cadaalad maha
sxb gabdhahan weey xishood badan yihiin
Yuusuf dhaaley keep going
Rubuc iyo leeflef no balamiyah please
Op op anaah uso hormaray matsh
Waxaan la yaabanahay waxa gabdhaha saliida sambuuska loogu dilaayo, raggana bariis iyo hilib loo siinaayo. Mida labaad tartanku kuma fiicna yaa saxanka dhameeyay in layiraahdo ee yaa cunay inteeda badan ayaa ka fiicnaan lahayd. WAA IGA TALO
Doorashada qofka asiga ayaa leh gabdhaha ayaga ayaa doorteen inee ku tartamaan Sambuus
Aniga say ilaa tahay Gabdhaha cunada waxay la dhameen wayen waa xiishood qof aan bahanen Meel Cunto lagu cunayo maa yimado qasab bahi way haysey Lkn madama kamaro laga dubayo intas oo qof oo kala duwan aay dawanayso waay xishonayen
Fartaag
War nio gongon iyo mr jose iskun bro maxaa kugu dhacay sxb ciyartas aya ubahanahay
Sax gabdho noo soo gali youtube ka
Sxb nagahan qabmalahan ragii cuslaa inoken
Wallo waxey ehed in at ukala goyso 5dlor midibo wayo wey dadalen
Are you good
Gabdho wax cuni karo noo keeen sxpow magaalada gala sxpow
Gabadhaan dhaheeysi hooyo iyo aabe ayaan la jooga caloosha ayee iga huurisii wlhi anigo raashin siinin ayaan neh siin lahaay lacag daruuf baa heeyso wlhi wee ka muuqataaa ma neh awoodaano
20 dollar 10 dollar wixi aad u awoodo wad siin kartaa
@@towfiiqfilms670 message igu soo diir inbox keeyga magaceed oo sedaaxan iyo number keeda adigo mahad san
Wlll gabadha daruufta ha uga FAA idasan ku lay aniga ilama ahan in ey qof gabra oo ladan bulshda la soo horsitaagayse
Gabdhaha wexe la soo xiriireen number ka channel ka dib wexe codsadeen inee ka qeyb galaan anagana wan ka ogolaanay
Habluhu cuntada xishood dartii way la dhuuman jireen
dumarka ka daay sxbow ado mahasanid
War wuxu ishiish faraha ayay kuwalaaqeen
Hadiba ad camirada horteda wax ku cunesin gesiyal tihin
Masha allah horay usocda
Keep going
😂😂😂😂 Baahi iku dilaan kuwan marka chanal kooda. Aan imaado😂😂😂 Naga tga
Haa wll waarun
Maa aragtay horta😂😂😂
Waxan ahy tageraha gongo gorme waye kulunkas pro
Aadlee uxishoonee
Gabdhahan
SXB TARTANKA DAMBE EE GABDHAHA U QABANAYSID FADLAN BARIIS AMA BAASTO UGA DHIG,?
Waawa
❤❤❤
Hoshaa ha socoto 🙌👏
Commentigan Pin ii saar sxb
Asxabey kusoo biira chananlkeygan oo kal socda Technologyda mhdandin.
Rucub iyo lelef ya ilaqabah
away saxwoow mr josee
Abowe horay usoco
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Uf weeye kuwaan
Yuusuf Xasan Qaliif Howl wcn Bad Heysaa Halkaa Kasii wad bro🙋♂️
Wall subscribe iisar inshallah dad aan tartan kula jira subscribe
Naago wax cuni karo noo keena ciyaaladaan naga daaya
aneaawaYa
Wooow
makasoo qeeb gali karaa
Haa walaal hadii aad dooneeyso la soo xiriir number ka shaashadda ku qoran
Waxba iskuma hayan kuwaan iga soo badal sxpow
Ma ila aragti labo labada ay u cunooyiin aabo yaab leh tartiib cml maxa wye mee dhaqsadaan
hhh meesHA DAD gaajonaya mooye cidkle ma timaado miyaa
Lkn markasta maxad igu dhigteen sambuus badal maxa cunoyinka kle kadhiga
Gabar nus kiilo bariis ma cuni kartaa
Maxa kaa sii ah