Flim Qiso dhab ah || Wiil Faqiir ah oo noqday Mid kamid ah Laacibiinta Caalamka || Captain majid
Вставка
- Опубліковано 8 вер 2024
- flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay.
Xayeesin Hada rabtid igala so Xarir business @
👉Abdihaliimalli@gmail.com
#qulasada flimada
#abdihaliim_ali
#captain_majid
#wiilkaabdiazizi waxan ahay Captain Majid, waxa ila dhahashay Abdiaziz Wilka Abdiaziz Iyo Abdihaliim Ali , Hada wa i aqonsata filaa😂😂
facebook page keyga wa kan / majidaliabdulahi
/ majidaliabdulahi
tiktok keyga wa kan
vm.tiktok.com/...
Farin muhim ah 👉 asc asxbta waxan si ixtram ugu shegayaa in aan muqaladeyna loo’isticmali karin facebok iyo tiktok iwm, dad waxan arkay magacayga facebook page ku furanaaay anigana iska keydhigaayo waxasna waa wax laga yaqyaqsado
Haye xasan
Ok
Report GreeeY noooooH
Hye
Ok
👍🥰❤️
Adna zidoo kle zoo padi
5
@@naciimahmed2899 6
Ali🙏🙏🙏🙏✍👈
keep goin
Haadad xiisaysid filimaanta captain maajid fadlan wa laysa amran like iisaar
Horta walaysa amran micnaheed
Anigu wxn u fisirtay iney tahay
Wxnkuugu amraya in aad subscribe saarta
Wajib ma igu ahan like ta
Guul bro captain majid❤😩💯
Abdihaliim wllhi waan kutaageernaa. Keep going 💪
Sxb filimaanta lasoo dhaqso🥺
Waw waxasa filin kaa ah wakuwata captan masjidiw kip growing 🥰🥰🥰
Sas waye🤩🤩😍🥰
🤩😍🥰🥰😍🤩
Anba sidoo kale galap wanagsan Team cabpan majid
Abdi halim Ali qosolka iskocile plz 🙏😂😂😂😂😂😂
Shaley waa ganbisey zxp in lagu ilaawey ha u maleynin
200k coming soon Waanku taagera wllka❤
Horay u soco cabtan maajid 🌙❤️❤️
Walalaha kherka jecel 10k subscribe nagar siiya
Legend Abdihalim Ali and Cabtain majid
Waaw what amovie😱🔥🔥🔥
Legend❤
codka dheereeya mahadsanidiin🤩😍👌
Captain Majid 🔥🙄🥰😊🖐️🇸🇴🦁
Filmda soo badiya
3u
احبك مجيد 😍❤
Keep going captain keena ❤️✨✨
Sxb filimaanta lasoo dhaqso🥺
Filimka magiciisa sooo raaci si aaan uraadinkaro
Keep goin bro
Captain majid keep going
keep going onother level
Keep goin
Galada Xita Masha Allah Ma dhahe wa Ka Qulshay Captain Majid
Keep Going captain❤200k ınChallah🥰
Fsry
Sax waaye waxaa garseen kara anaga
Captain keep going 💖💖💖
Captan wcs
Fadlan waleysa amrak
Waa hadal heenta captankena👍👍👍
M.a sxb
Masha Allah walaal
🥳🥳😎😎😎🤩🤩🤩
Waa iga ooohisay wlhy kn filin wuuu dhaafay😭😭😭
First like 😂✊🏼✊🏼
,pro soo turjom fimada dorook pro ok
Waad mahadsantahay pro
Wll cabtain majid %100 waan ladhacnay muuqaalada ee si adigana dhiira galin eey kuugu naqato FADLAN WALEEYSA AMRAN Kurulus Osman "10" daqiiqo nougat soo dhiga. Waxaana idin leenahay Cabtain majid iyo Cabdi xaliim cali iyo inti garab siiso kor Allah haka dhigo Insha allah
wllky fasirada aad u jclhy ilahy haku xafido wilkayga 7jir aad ku jclhy marka u arko waku farxa muqaladada wllky ilahay haku xafido
Igu Salam 🥰
Legend 😇
Plz film ka noo soojeedi magacasiiza waa WRONG TURN plz CAPTAN MAJID SXP plz noo saajeedi film kaan mahadsanid 🥺🥰😫😇🥺🥺❣
Hhh wrong turn aa xaasidsanidaa nio 😂😂
captain majid wan kusalaamay waxa aad kasoo hada shaa little man
Masaaraayi xoogmiyaa
Captain Majid wll adigo mhtzn Mano Zo galin karta filimka Korean Ka ah e happiness wa zombie pLs wll
🥰🥰
War abdi Aziz wiilka Abdi Aziiz aaaaaaawaaaaaaaaaaaayyyyyyy😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 abdi haliim wiilki away nosheg 🙏
💯💯💯300k ❤
Maashaaalaah cod fiican leedahay wll💘
wow filika 🥰🙏
Codkaan ayantaan maan maqal captain 🥰🥰🥰
Video shalay, waa ka rabnaa
Wlahey.wan jeclahay .dhageysigaaga
C/xaliim caliyoow asxaabta soobadi
Wcs captan 🥰😁
Ala kojec liya
Cabdi xaalin caali waantagera❤❤❤❤
Runwaye❤
Captain maJid keep up pRotHeR 👨⚕️👊❣
Wow
Macha.allah ❤🤴
Shalay wqx masoo dhigan balantii aad qaadeen kama soo bixin ,vedio maalinle
Walaal inoo sobadi qisooyinka asxaabta
Kip going bro captain majid
ما شاء الله دمعت عيني 😿😿
#captainmajid Is ʙᴀᴄᴋ ᴡᴏᴡ🥳🥳🥳🥳
Keep going wlloh Allah Keep you
First
Zxp maajid wllhi waan kufaraxay 161k aad gartey inshaa Allah waxaan kuurajyn intaa inkabadan ❤💯🙏
Arinta jirto ka soo hadal deg deg dagalka ruushka 🙄🆎️💉💪
Kabtan majid waleysa amran live i sar
Soobadiya pls 🎉 😇😊😊
wow 😮😮❤
Captan majid aaway
Nosoo badiya filimanta kuuriyaanka chiineska
Niyo captain majid mxa kudhacay mise chanalka adiga leh waxa rabna ina captain majid no trjumo
Captain majid ma aragnee intuu aade abdihaliimow🥺
Kerp going wllo inzhalaH 200K 🤴♥️
Keep going brother
Wow 200k Insha Allah congratulations
Masha peace upon you too my dear brother welcome back legend thanks good information💯❤❤
Hhhhh
Filn mahan ka 🥵🥵
Hore usoco lajanow
Let's go
Caan caan dhalay🤣😂✌
Magaca filimka 🙏
مانشالاة
Abdi haliim ali
Cabtan maajid
Walee maanaaba daawaday filimka❤
18 seconds asoo yaalo daawaday
Waaqisomurugoobadann😢😢❤😏
Markaa laku dhahaa africaan aqli malaha waakaa isakoo darbi jiif ah wadada laka soo hadana wuu ku jisaaray waxaan kawadaa kan ay qisadaan ku dhacday
Ninyahow waxaad sameysaa in aad xoogaa ku dartid daqiiqadaha uu filimka soconayo xoogaa dheeree kuna soo dar filimaanta action ka ah
Sxb filmda dhabta ah nuso bdii
Captain majid
channelka kama bixin mnta saa vedio u sugayay lee 😌❤️
Keep going majid filmka iron mask noso turjum mahadsanid😍
Nooo soo boobsii hada kadib sxp wll👍👍👍👍👍🤝🤝🤝🙏🙏🙏🙏
Habar gidir ba ahay🥺💯💖majerten iga celiya😦😨😮😧😮😟
wax kale
Wllo waliiZ macnahEda iizhEg