Gabar loga shakiyay waageda hore ine wiil ehed lkn hadda ee gabar isku badashay mucjiso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 120

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 5 місяців тому +12

    Gabadha mala handadayaa mise waa loo nasterxeetnayaa iyadaaba idin dhaanto diina kama badisaan ee hadaad wax ushegeeysaan utartiibiya Naagahaan wada qeylinaayo iyadaaba kabadisa diinta waa gabar dhusan dhan waobo allaha soo hanuunsho

  • @FartomatiJ
    @FartomatiJ 5 місяців тому +10

    War waxaan mooriyaanta ah maxeey gabadha ka rabaan

  • @FarrxioMohamed
    @FarrxioMohamed 3 місяці тому

    Scw

  • @sofiaerilleey3467
    @sofiaerilleey3467 5 місяців тому +2

    Mansha Allah tawaarakallah DAHIR IS THE ONLY PERSON SAID THE POINT NAAGAHAN KALE SUBXAANALLAH AYAAGABA WAALAN ACUUDUBILLAH

  • @hudafarah1501
    @hudafarah1501 4 місяці тому +5

    Hadayba intaan dareemso inay qaldantahay wali qalbigeeda waa noolyahay alaha xaqa tuso uduceeya hacaayinine

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 4 місяці тому +1

    Gabadh qurux badan ayaad tahay naagahani yaanay ku cunin ka carar way kaa makhruuqeen siday ugu gariirayaan ayaan ka gartay
    Raga ayaa ka wanaagsan naagaha subxaanalaa

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 4 місяці тому

    Marka hore, waxaan idiin weydiinayaa ma gabar mise wiil?
    Qof lala talinaayo wa qof noocee ah?

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 4 місяці тому +1

    Dahir Diini waad qaldan tahay, diinta choice ma ahan ee waa waajib wixii aay ku farto waa in aad samaysaa

  • @shukrihassan14
    @shukrihassan14 4 місяці тому +7

    Naagahah fadeexo ayey raadinayaan ee waano ma wadaan

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 4 місяці тому

    Haddii aadan ogeynba waxay tahay maxaad u leedihiin gabar ama wiilba? Kala saara marka hore?

  • @Cibado99
    @Cibado99 4 місяці тому +1

    Alle inta ka dhiman ku sug oo fahansii xijaabka iyo salaada aamiin yaa Rabbi

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 4 місяці тому

    Queen Soysoy walalo adigu wax baad wacdineysaa balse adigana in lagu wacdiyo baa fiican marar badan daad dadka cayda waqtigadana halkan bad ku lumisa adigana ogow in la dhimanayo nimankan ad ku dhex jirto waxba kuma shegayan please isa sax. Allaah hayna so wada hadeyo.

  • @Bilawaji
    @Bilawaji 4 місяці тому +3

    Si gooni ah hadii loola hadli lahaa. wacdi baY noqon lahay lkn social media ayuu kala hadlayaa waana fadeexad WAY FADEEXADAYNAYAAN

  • @Saada-b8y
    @Saada-b8y 5 місяців тому +3

    Waxay Jecel yihiin inla caytamo ama qabyaalad inlaga hadlo. Gabadh abuse ka daaya. Sumxanallah.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 4 місяці тому

    Quruxdeeda ayay ka xumaatay markaasay rabtaa inay caydo ooy timaheeda iyo cidiyaheeda ku mashquusho
    Waxa laga yaabaa inaad cidiyaha xidhatid laakiin aanad kusoo bixin
    Quruxdu waa balaayo naag oo dhan ayaa ku nacaysaa hadaad ka qurux badantahay

  • @ugaasoskitchen2797
    @ugaasoskitchen2797 4 місяці тому

    Hodan iyadaa ka xigmad aqlaag badan islaamaha meesha xanta u yimid. Hodan Allaha kusoo hadeeyo xijabka aqlaaqda ayaa ka horeysa habraha xijab ayey uga dhagtay

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 4 місяці тому +1

    siday diinteeda u jeceshahay bay u shegaysa uma muuqato wa waxasba nagu maqal acuudu bilahi mina shadanir rajiim dadkan wa dadka dad diinta ka eryada

  • @Assa-t1z
    @Assa-t1z 5 місяців тому +2

    Daahir diin hadii diinta qof logu nastexeynayo ma Shabab baa aqli laawe

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 4 місяці тому +1

    Yaanay ku cawryin ee ka carar meesha naaga xanuunsanaya ayaa meesha ku soo ururay reer baadiye miidhan

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 5 місяців тому +1

    Buruko Rsulkena SCW. waa diiday wuu nacadlay qofka buruko xidhato iyo ta xidho,Alx ilahy wuxu na siiyey buruko

    • @habonhabona5827
      @habonhabona5827 5 місяців тому

      SALALAHU CALAYHI WASALAM ❤ ❤ ❤

    • @ZahraOmar-j1x
      @ZahraOmar-j1x 4 місяці тому

      Rabbi isagaa qafuuru raxiima oo Hanuunka leh , Sida Ugu wanaagsan baa Larabaa inaad Wacdiga iyo Wanaaga lays faro Loo gudbiyo balse Dadka diinta haka Cayrinina hana Waalinina dadka, Caay iyo cadaadis iyo waano isma Qaadato, waliba Gabdhoow joojiya Gabdhaha weerar kooda.

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 4 місяці тому +1

    War yaa ilaaheye cazwajale yaqan soomaalidu wa dad imitixaamn man yaqanan Qofka biniadmk ah hadi uu imitixamn yahsye ina di fududa oo naxariisa lahe naagah soomasliyedn waa aafo duli ah intoda badan Gabadha sid ixtirmka aan laheyen aye ula hadalyaan wa ixtirma daro waxn laga yabaa ineye Ka qaladada badan yahiin iyada ilaaheyew na soo hadee yaa rabi

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 4 місяці тому

    Hodon waa qof wax fahasan.
    Laakiin Qof walba tipsa buu ma skulle ka yahey.Xisaabu Cindallah.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 4 місяці тому

    Iyada ayaa idinka caqli badan jatay qaawantahay ma qof bay dishay
    Way ka wada makhruuqeen quruxdeeda maanshalaah, iyo akhlaaqdeeda

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 4 місяці тому +1

    Dadkaan
    ayagaa u baahan in wax loo sheego
    Waxay ka dhamaan la,yihiin inay gabadha ku weeraraan Muuqaalkeeda iyo Qabiilkeeda
    ayadaa caqli, Aqoon iyo akhlaaqda hadalka kaga fiican

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 4 місяці тому

    Gabadhaan hada ka hor baa nalagu dhahey waa nin 2022 aniga oo TikTok jooga lakiin way dhaaratey gabar baan ahay bay tiri hijaabka alle haku soo hanunsho

  • @AbdiAbdi-cc6im
    @AbdiAbdi-cc6im 4 місяці тому

    NINKA AJUURAAN CLANKA WADA>> SAY NO MORE>>> WAXAAD TAHAY ALSHAAB RAYIGOODA < WAA KHASAB >SUASHA WEY FAHANTAHAY

  • @ifrahhersi7554
    @ifrahhersi7554 5 місяців тому +1

    Yaabadanaa ma waaninayaan mise weey uhanjanayaan tankale naagta hadleeso aad ayey uqaldantahay maxaa kagalay cidiyaheeda iyo burukadeeda

    • @Mashallahxd
      @Mashallahxd 4 місяці тому

      Ma aragtay yaab wax sharax ay is laheed

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 4 місяці тому

    Soomalidena qaar ayagaba ubaahan in lawacdiyo waayo gabadhan walahai kuwa xijaaban ayada kaqalbi fiican runtii gabadha dhageysta pls
    waa dad wareersan ayagaba waqtiga kadhuminayan war hadal lama wadago siiya gabadha xurnimadeeda. Diintana Barta insha allaah gabadhaan waxa kamuuqdo in ay alle socelinayo gabadhan luuq in aad lagasho ayaad waani lahayd hadaad wax usheegayso.

  • @fartunjama4040
    @fartunjama4040 4 місяці тому

    Zalma qolka lugta cuqdadey kasoo qaaday wataa Marexaan fuustada kusoo dilin dileneesa marka ay noqotay shegato reer mahad inta shegatay isla reer mahad cadeyeen in aynan eheen cidaas Nayaa zalma ciilaney yaan lagaa daremin.

  • @Nawaal-il1te
    @Nawaal-il1te 5 місяців тому

    Diinteena waa nasteexo ilahey hanawada hanuuniyo gabadhaan Rabi hasohanuniyo tankale warka iska suga walalayaal adinko awooda in halqof lodiro o si qaas ah lowacdiyo maxaa kenay in dadka hortood laguqabqabsado koley aniga hada kahor ma arin lkn waa qof u bahan inladhageysto abayo macaan rabi dhamanteen hanawada hanuniyo ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 5 місяців тому +1

    Waad aqlaal yartihiin iskuulna ma,adan soodhigan dhageysta gabadhan qashinyahow isuyimi
    😂😂😂😂😂😂

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 4 місяці тому +1

      Naaguhu
      Waa jaahiliin
      Waxa laga hadlayaba garan mayaan

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 4 місяці тому +1

    naagtan xun oo xun inanta caysa nin ku sheegaysa maxa ka siya naagaaha qaar waxay moodan diinta inay khasab tahay ama ay iyaga leeyihin xijaabka ilahow yaa ogada dunuubay dabaalto qof dumara ay aragto ayay ku sheegaysa wa nin wa maayyr quruxdeeda ka masayraysa dadkan dhiman xijaabka wa xaq ilahay soo dejiyay somalida odhan shay bay ahayd markay qaanaayeen bal youtube ka dawada somalida siday u lebisan jireen xijaab may xidhan jirin badankooda mantaay markay xidheen dadki kale cunayaan
    walahay aniga xijaab waan la koray weligayna ma dhigin hadna waan necebahay nagaha dadka diinta ka xigsada sharafdardan ay wado aay leedhay wa nin maxay uga qaban wayeen naagataasi haday good muslim yihin xijaabka insha Allah way xidhanaysaa lakiin sidan wakhasab la ikraha fidiin ayuu leeyahay quranka kuwan wa aragaxiso baan is idhi gabdha ninka ku shegaya

  • @SahraJimal
    @SahraJimal 4 місяці тому

    Maseer cad waayo ingabadha timaheeda laga hadlo oo lugu mashquulo naaga maseersan ayaa meesha saaran

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 4 місяці тому

    War SALU cala nabiyukum mohammed sallallhu caleyhi wasalam taslliman katira اللهم صل وسلم على سيدنا وحبيبنا محمد رسول الله صلي الله عليه وسلم و على اله و اصحبهي اجمعين

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 4 місяці тому

    Shaqo ayaa ka dhigaten gabadha somaliyeed

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 4 місяці тому +1

    Gabadha waa fariid.

  • @sadam1318
    @sadam1318 4 місяці тому

    waa wax ayaga wacdi u baahan subxaanalah maxay gabadha u handadaayan

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 4 місяці тому

    Qofka raba inuu waaniyo si gaar ah inuu wax ugu sheega
    Umad dhexdeeda maxaad ugu sheegaysaa
    Iyadaa kaa saxsan waxay kuu sheegtay nabigu wuxuu yidhi SCW waad fadeexadaysay hadaad qof wax ugu sheegaysid gaar ahaan igu aheeg

  • @rahmakhalif6891
    @rahmakhalif6891 4 місяці тому

    Iskadaaya gabadaha yar waa fariid habrahaan caruurtooda dayacay

  • @ZahraOmar-j1x
    @ZahraOmar-j1x 4 місяці тому +1

    Naagta gabadha ka Dhinac hadlaysa ka Aamusa.

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 4 місяці тому

    War maxaa ugu yacaaysan gabadha Acduudu billaaha

  • @kharjecel112
    @kharjecel112 5 місяців тому +2

    Mansha Allah ilaahay hakugu ha nuuniyo

  • @QaaliMacalin-s3s
    @QaaliMacalin-s3s 4 місяці тому

    Wll waaarun tiiiin mnsha allh❤😢😢😢 rabiyoooow noooogar gaaar yaa Allh🤲🤲🤲🤲🤲😭

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 5 місяців тому

    Hidaayada illaheybaa bixiya gabadha uduceeya haku buuqina iyadaaba idinka iimaan fuucan kuwiinaan wada qaaqleh istusnimaa usoogedgeen meesha yaa ufin ogaada waaka darantihiin

  • @AbdiAbdi-cc6im
    @AbdiAbdi-cc6im 4 місяці тому

    DAHIR ALSOW >>NINKA IYO ADIGA MA NEW XOOG MIYAA

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j 5 місяців тому +1

    Gabadhan maadi iyo diini way dhisan tahay kulahaa maxaa qaaawiyey.❤❤❤😂❤❤❤ haday dhisan tahay❤😂❤

  • @muhiyamuuze7904
    @muhiyamuuze7904 4 місяці тому +1

    Waa nin

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 5 місяців тому

    WALLAAHI DIINTA AYADAA IDINKA BADISA MACAL KAN SHEEKH SHEEGANAAYA ILLAAHEY BAA HANIINTA LEH JAAHILIIN WAAYE KULIGOOD NIN IYO NAAG MUXUU WACDIYAA NAA ORODA ISJA TAG

  • @anabbintufulaan9031
    @anabbintufulaan9031 4 місяці тому

    Hanuunka illahey ba leh illahey ha soo haneeniyo

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 4 місяці тому

    Qaldku waa idinka gabadhu way idinka saxsantahy buuqa jooji waa qaldantihiin maxaa idinkagalay cidiyeheda

  • @hirsijamac9781
    @hirsijamac9781 4 місяці тому +1

    Ilaahay ha soo hanuniyo

  • @shukrihassan14
    @shukrihassan14 4 місяці тому

    Kuli gabadha waa wan ayaaba founta glkqgq fiican ee Allaha soo hadeeyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 5 місяців тому +2

    Subxaana Allah

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv 4 місяці тому

    Diintu nasteexo ee naagaha buufiska qab ee Jaahlinta ah ee meesha u yimid inay ku nafisaan ayaa dad dhibayaa naa orod quraanka soo barta walahi iyada qawaan baa isku wada dhaanta wax meesha jooga oo dhan uff bilaa caqli waaaxid😡

  • @ZahraOmar-j1x
    @ZahraOmar-j1x 4 місяці тому

    Hodan habo Kuwaan diinta Waxay ka ya qaaniin Ma jirto, gabadha Inay cadaadiyaan.

  • @sucdimuse3584
    @sucdimuse3584 4 місяці тому

    Idinka mala dagaa leeysaan mise wax bat ushegeysiin sheko walan dowlad dhiso diinku dhaqato qabyalada isku daaya

  • @mulkimahdi9385
    @mulkimahdi9385 4 місяці тому

    Maxa kahortagan oodhibat ah waydioya

  • @Luul-gd4dz
    @Luul-gd4dz 4 місяці тому

    Amay idinka dambi yartahay qof walba ha iska saxodam bigisa gabadhana waxan tiri illahay ayan waydisatay EE Janis siiya

  • @hirsijamac9781
    @hirsijamac9781 4 місяці тому

    Gabadhaan warkeed wa cadyahay iska daaya.
    Ilahay ha soo ha u iyo.

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 4 місяці тому

    اللهم صل وسلم على سيدنا وحبيبنا محمد رسول الله صلي الله عليه وسلم على اله و اصحبهي اجمعين

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 4 місяці тому

    Hanuunga ilahay ba iskale ilahay ha so hanuuniyo

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 4 місяці тому

    Wadaad caytamaayo aya dad wacdinayo soomali waataas. kusohanuuniyo.

  • @abdiahmed4405
    @abdiahmed4405 4 місяці тому

    Sifican bay uhadlaysaa
    Ee sugaa

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 5 місяців тому

    Naagta aad bay u qaldantahay gabdha cijiyaheda mana Joran ciji madobeso unba marsan boqolal xiro aroosyada uxirto ayaajiro naagta hadleso gabdhaheeda hala keeno. Diofaarta gardarada badan.

  • @dahiraden297
    @dahiraden297 4 місяці тому

    Waxaa iigu daran cawaantaan u qiil bixineyso

  • @haaroonmohamed27
    @haaroonmohamed27 4 місяці тому

    Danbiga ay ku jiraan kuwa hadlaaya

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 5 місяців тому

    Dadkan waxaa isaga qasan harassing and Nasteexada teedakale personal matter

  • @sadam1318
    @sadam1318 4 місяці тому

    xataa sida aad wax u waanineysaan waa qalad

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 4 місяці тому

    War waxaa laydiin direy waa taas dhashey kula dhashey hooyadaa marka nimankan iyo naagtaan Jaqjaq naagtaan nimanka danihiina raacda ee naagtaan afka dheer ee ku jaqjaq leh gabadhan waa gabar nin waaye nin waaye naayaada isku xishooda waayo nimakan baad eyo u tihiin qabta haduu idin yiraa aad so wada carartan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 4 місяці тому

    Sax sax allahu yahdik wat wanaagsantahay lkin xawil xawil xawil xawil abaayo

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 4 місяці тому

    daroodkii bal eega diintiina qabyalad bay soo geliyaaan salamad

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 5 місяців тому

    Qofki madaxa qaawsado macnaheeda maaha inuusan diiahey. Dadkan ayaga aha jahli kusugan

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 5 місяців тому

    Ascwb in loo nasteexeeyo waaye

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 5 місяців тому

    Marexan ayey ku washen lahjadeda ma Aragtan miya rer waqoyi weeye qoftan,waa been iney nin naag iska dhiy sood naageed ayey ledahy sood wiil hadii la badlyo wuu cod weenyhy wuu ciyi ciyi

    • @fartunjama4040
      @fartunjama4040 4 місяці тому

      Tan marexaan leh gabdho marexaan ah baa soo ciilayoo qol bay ka cesaa marexaanka waa naag qaraarsan gabdhaan waa xawaadle waana gabar ma ahan nin.

  • @Sullb22
    @Sullb22 4 місяці тому

    Waa naag fiican ❤❤❤❤❤ qalbi fiican

  • @CaliYare-el4vm
    @CaliYare-el4vm 5 місяців тому

    daari calasaw wllo wan kuwata

  • @ZahraOmar-j1x
    @ZahraOmar-j1x 4 місяці тому

    Idinkaa u baahan in Laydin wacdiyo.

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 5 місяців тому

    Ninka Daahir diin baa warka aad ufahmey kala jaray

  • @AbdullahiAdan-c3n
    @AbdullahiAdan-c3n 5 місяців тому

    Hadaad mus lim tahay xijaabo hadiikale caddy so waxakaamuuqdo

  • @ZahraOmar-j1x
    @ZahraOmar-j1x 4 місяці тому

    Wiilkaan dambe Waa nin caqli badan.

  • @ZahraOmar-j1x
    @ZahraOmar-j1x 4 місяці тому

    War kuwaan kuwa Wax laga dhagaysto Maaha.

  • @iqrayussufhassan8224
    @iqrayussufhassan8224 5 місяців тому

    Illahow sohanuni amiin

  • @queenilhaan5901
    @queenilhaan5901 4 місяці тому

    Ninka wa rer waqoye wana rer burco

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 5 місяців тому

    Subhanallaah

  • @OmarAHMED-gk1un
    @OmarAHMED-gk1un 4 місяці тому

    Igadhamaada dheh xurbaatahaye

  • @AliAli-ih9sw
    @AliAli-ih9sw 4 місяці тому

    Daahir,qaniisbaa,waxaan,kushaqaysta

  • @ZahraOmar-j1x
    @ZahraOmar-j1x 4 місяці тому +1

    Kulligiin gabadhaan Ma gaartiin, hanuunka Allaah baa bixiya.

  • @ridwananwar2345
    @ridwananwar2345 5 місяців тому

    Soy soy adiga qabrigaaga u shaqeyso faqayaa dad waanshey naftiisana Uma waansana MA maqasheen waa tanoo kale hodan ama naag ha ahaato ama nin ha ahaato waa qof muslina ilaa hada diinta islaamkana waa lagu dhaley waana taqaan ayada iyo illaahey baana xisaabtamaya idinku qabrigiina u shaqeeysta

  • @maxamedxasan6398
    @maxamedxasan6398 4 місяці тому

    Walaal is astur

  • @fayruusshakiib8458
    @fayruusshakiib8458 4 місяці тому

    Gabadhan sidaa wax laguma waaniyo

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 5 місяців тому

    Kamal gabdhaha hala sheego wanaaga.

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 4 місяці тому

    Waa naag caadiya

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 4 місяці тому

    Subxaanalaah waaba sheydaan qofku

  • @anabsiad-9349
    @anabsiad-9349 4 місяці тому

    No diintu joysmaahan😊

  • @Sullb22
    @Sullb22 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @haaroonmohamed27
    @haaroonmohamed27 4 місяці тому

    Kuwa xijaaban baa ka darin

  • @ZahraOmar-j1x
    @ZahraOmar-j1x 4 місяці тому

    Dìintu waa nasteexo.

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 5 місяців тому

    NAAGTA QAYLINAYSO hq dhIHIN GABADHA WaA NIN

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s 5 місяців тому

    Weegaada.

  • @ElamaMohamed
    @ElamaMohamed 5 місяців тому

    Subxanallaah 😢😢