HASAN JIRDE. MASHA ALLA , RUNTAAD U SHEEGTAY Kuwa wali MUSE BIXI IYO Kulmiye DABA SOCDA, Qofkasto dalkan LEXEJECLO KA HAYSA. Wuu garanaya in Dalkan laga badbadiyo. Muuse IYO kooxdiisa ku fashantay masuliyadii loo dhiibay. Waliba doonaya inuu Marlabad noqdo
Af wax cunay xishoo ayaa hore loo yidhi qof kan aad waray sanay saan ha la baadho zeed kiisa waxa in yar oo lacag ah u Soo diray xirsi cali xaaji xasan qata
Insha Allah guushu wa wadani sanadkan
Wow😮
Wadani guul
HASAN JIRDE. MASHA ALLA , RUNTAAD U SHEEGTAY Kuwa wali MUSE BIXI IYO Kulmiye DABA SOCDA, Qofkasto dalkan LEXEJECLO KA HAYSA. Wuu garanaya in Dalkan laga badbadiyo. Muuse IYO kooxdiisa ku fashantay masuliyadii loo dhiibay. Waliba doonaya inuu Marlabad noqdo
Good job soomaaliland midawooday dantanu waa is badal guul soomaaliland 🙏🏼
Fariid caqli u saaxiib ah, ka soo yaaca Kulmiye oo ku soo biira isbadal doonka WADDANI ✅
Waxa ku sawirantay muse oo lacag ku siinwaayay
Khurmiye walaga yacay muuse judaan
Kusoo dhawoow badbadada wadani
Waa dadka caqliga leh mufakar masha allaah kulmiye sidii udub haloo aaso 😂😂😂😂😂
Insha allh guushu waa kulmiye
MMTV TVGA FAQASHTA IYO URURKA WADANI AY KU XAMAALOTO FAQASHTU IYO QADADWEYNTU
ILLAHAY ayuun ba asturi kara dad se anaga ayaa isku xaasid ah shalay ayuu lahaa hadaan helo waxaan suga yo waan is casili dona
Muwaadin Dhalinyar, Oo Indheer Garad Ah. Reer Soomaalilaandnaw Dalku Badbaado Ayuu Ubaahanyahay, Gacmaheena Aynu Ku Samatabixino Dhalinyaraw.
balaaya kuu sawirantey ee waxba majiraan
Waxaa kuu sawirmay anagu garanmayne Xaarwalwaalaw maad si bilaabuuqa iskugu dhextuurtid xusbiga KulmiyeWadani ee aad Kulmiye uga soo baxday.
Af wax cunay xishoo ayaa hore loo yidhi qof kan aad waray sanay saan ha la baadho zeed kiisa waxa in yar oo lacag ah u Soo diray xirsi cali xaaji xasan qata
Madaxwayne M.B.C iyo Kulmiye waxba uma noqo nayaan is casi ladaa soco taa
Waa sax ninkani wuxu arkay siyaasadxumada xukuumada muuse oo iskudirta dalkii magaaloba magaaladkuxigta inay kalaxidhanto.
Iskuba war ayar cidad donto utag lakin jooji aflagadada iyo habarka dalka oo isla xishoo
maxaadtari karta halqof baadkatehe
Waa la filayay in ay dhacay so arintan manta socota ee is casiladu nabar aad og tahay ma laha xanun
Caqliga caafimaadka qabaa waakaas,Wlaahi Haduu kulmiye soonoqdo,sidaas Ayaan ka baqyaa
Nin kasta oo ILLAHAY u qoray uun ayaa ka talin dona wadan kan soomaaliland
Kani waa DAMEER
Mid kasta ha la baadho zeed koga
Aniga ayaa kaga samayan badan G Gabilay wil kan aad waray sanay so
Xisbiyada af xumo waxaan ku og nahay uun wadani
Gof walan ba muse cod sinaya xisbi ahan bano so baxan iska daa madaxwNe
Sidad u wada jedan inta is casi shay oo dhan is casila doda waxay raciyen af xumo ay u gay sanayaan xisbiga kulmiye iyo madaxwayne m.b.c
Mudadii uu wadan kan ka talina yay madaxwayne m.b.c waxa uu ina tusay waligeen arki mayno haday nu nahay soomaaliland`s
Manta xisbiga wadani waxa uu dona yaa is badal se xisbiga dhex diisa kama muqato wax la yidhaa is badal oo wadani waa kulmiye hii shalay dhamaan tiiba
Kulmiye iyo madaxwayne m.b.c way ka maar meen oday dhaq meed iyo Nin raba in jeeb ka loo buuxiyo
Nin rageed wax garada
Nin magaalo ka dudow siiga yare
Madaxwayne muse uu fila yay nabarada noocan ah wayo nabar aad og tahay!!!!!
Af xumaduna nabad na way kaa kaxay saa colaad na waxba kagama tarto
Muuse ma. Bahal ayuu noqday kkkkk waar ka yaaca inta laga soo qabanayo
Iskubaxe orod
Waar huwanta ku biir guushu waa kulmiye waxaaf taraysaa yaraa kolay waad dhacaysaan gobol badanbaakaa soo baxay tag tag tuug raaca