DOOD - Dastuur Ma Ka Dhiganaa Shareecada Islaamka? Aqoon Yahanka Somaliyed Muxuu Kaqabaa?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 228

  • @axmeddhaqane2043
    @axmeddhaqane2043 8 років тому +47

    somali dhaqankeda waa diinta cidii kaso horjedo illah ayaa laxisaab tamayo insha allah

    • @macalinfarxaan5452
      @macalinfarxaan5452 3 роки тому

      Subxaana laah

    • @blonded.6668
      @blonded.6668 3 роки тому +5

      Somalia needs secularism. Islam causes bombings in Mogadishu everyday!!!

    • @Roseblindbags123
      @Roseblindbags123 3 роки тому +1

      @@blonded.6668 no we don't

    • @mohamedsudi9690
      @mohamedsudi9690 3 роки тому

      @@blonded.6668 no it doesn’t where did you even get that

    • @husseindirie531
      @husseindirie531 Рік тому

      dhaqankeeygu waa aqoonsigeeyga waa kan la igu garto inaan somali ahay, diinteeydu waa tan aan aminsanahay ee ilaahey igu xirta
      dhaqan iyo diin shaqo iskuma
      lahan

  • @KhalidIbrahim-u3f
    @KhalidIbrahim-u3f 6 місяців тому +4

    Dastuurkeena waa kitaabka alle iyo Sunnada nebiga scw

  • @abuubakarmaxamuudbirqaaye694
    @abuubakarmaxamuudbirqaaye694 5 років тому +26

    ومن لم يحكم بما انزل الله فالئك هم الكافرون

  • @inaahmed2349
    @inaahmed2349 3 роки тому +4

    Rag Badan Ban Arka Leh Wa Aqoon Yahano War aqoonta aad Baratay MxaY Faaido Ku Ledahay mar Hadii aadan Illaahay Aaminsanayn

  • @khaalidxasan7504
    @khaalidxasan7504 2 роки тому +11

    يا ايهاالدين ءامنو لا تتخذو الكافرين اولياءمن دون المؤمنون

    • @dhabkahadal2255
      @dhabkahadal2255 4 місяці тому

      These guys are just stooges, who work for Western ideologies, but I am worried about those who have entrusted them as leadership

  • @somaliaogadeniaunity3167
    @somaliaogadeniaunity3167 8 років тому +8

    kuwan saas ayay diinta kaga baxeen? hadii ayna ka tawbadkeenina waa naarta inzhaa allaah

  • @wolvesgotnext5777
    @wolvesgotnext5777 6 днів тому +1

    Kuwaan waa niman jaahiliin ah oo Iska dhigayaan iney yihiin aqoonyahano. Axmed Gurey Murtadiinta wuu khaarijin jirey, kaniisooyinka itoobiyaanka wuu burburin jirey. Hadhuu hadda noolay Axmed Gurey nimankaan Khariji iyo Argagaxiso wey u wici lahaayeen.

  • @kaariyekooshin2691
    @kaariyekooshin2691 8 років тому +6

    subxaanallah wallahi waa gaalnimo hadalkaas subxaanallah diinta islaamku mid hore iyo mid cusub malahan ilaahay usoo laabta

  • @somaliaogadeniaunity3167
    @somaliaogadeniaunity3167 8 років тому +11

    Inzhaa allaah waxaan rajaynayaa inay munaafaqiintan calankii cadawga ilaahay hooskiisii kudiidan sharcigii ilaahay soo dajiyay inay alshabaab wada gawracaan

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 5 місяців тому +1

      Insha allah waa la gowraci doona

    • @RoodoCadeey
      @RoodoCadeey 4 місяці тому +1

      Insha allaahu tacaaalaa😢😢😢😢😢

  • @ahmedhassan4141
    @ahmedhassan4141 8 років тому +8

    He reminds me Fox News Machine and I am sad to hear people laughing and happy to listen .

  • @daahagadaashiichanneldg746
    @daahagadaashiichanneldg746 6 місяців тому +1

    Cilmaaniyiin ayaa meesha isugu yimid. Waxaan diin aheen somaliya laguma dhaqaayo, period.

  • @zakisuhayb40
    @zakisuhayb40 5 років тому +3

    Waaa runtiisa diinta Alshabaab cidi ma doneyso in aay isku xukunto Anagu waxaan doneynaa Diinta Nabi maxamed CSw ee naxariista iyo is ogalaashaha ku dhisneed.

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 4 роки тому +1

      diinta nabi mxmed scw cadlad bey aheyd guri islmed qafka kama so kceen dastuur laguma dhqmen

  • @abdirahmanshire3909
    @abdirahmanshire3909 3 місяці тому +1

    Buuga ladagaalanka Nuur ka akhrista soomaliyey qofkii akhrista ninkan waxa uu ka hadlayo wuu dareemi wuxuu sheegayo iyo Cida uu ka tirsanyahayba

  • @bashiirhussein7069
    @bashiirhussein7069 7 років тому +6

    kitaabka illahay dad wanaagsan unbaa ku dhaqmi karo dameerahaan fiiriya wa jiyadooda waxaan ayaa ku hadlayo luuqadayda

    • @RoodoCadeey
      @RoodoCadeey 4 місяці тому

      Wajigooday ka muuqataa inay.yihiin kuwo lunsan

  • @khaalidxasan7504
    @khaalidxasan7504 2 роки тому +4

    Qofka aan ku dhaqmin shareecada iyo kitaabka alle soo dajiyey wuxuu ka mid yahay gaalada

  • @farmajoismacil7613
    @farmajoismacil7613 5 років тому +4

    Qur'aanka iyo sunada Nabigeynaعليه الصلاة و السلام ayaa ah Dastuurka saxda ah ee umada muslimka loogu bahanyahay iney ku dhaqamaan inta ay dunida joogaan, umad Muslim ah mahan iney dastuur qortaan iyaga oo sheeganaya iney muslimiin yihiin , hadad dastuur raacdo taa waxey u dhigantaa inaad ALLAH u hogaansamin, mar hadii aad ALLAH u hogaansamin maxay tahay Muslimnimada aad sheeganeyso, Gaalada ayaa Dajisatay dastuur waayo iyaga ma aminsano ALLAH. Hadad gaal dastuur ku raacday maxaad kaga duwantahay gaalka? Islaamka mahan kaliya in afka laga sheekto , laba rakac salaad la tukado intaa munaafiqiinta ayaa lagu yaqiinay . Soomaliyey aan is Qabano hadan wadada sheegano islaamka aakhiro waa lagu weydiin doonaa , hadad hada ku dhaqmin Qur'aanka iya sunada Nabiga SCW kama jawaabi doontid su'aalaha duli iyo hoog ayaana kuu dambeyneyso.

  • @musdafqaman2967
    @musdafqaman2967 8 років тому +3

    hadaan nahay shacakii soomaaliyeed diidnay waxaan ahayn diinta iskaamka dastuurkaanagu waa qur'aanka qofkii daadaana?/

  • @mememinaa7052
    @mememinaa7052 3 роки тому +2

    Somalis need to get on board and understand that religion needs to stay the hell out of politics, There's a reason why the most successful countries are secular.

    • @wzupppp
      @wzupppp 3 роки тому

      They wont understand, they are so far behind both mentally and socially. They need to get passed tribalism first.

  • @Dalmar2dulmidiid
    @Dalmar2dulmidiid 8 років тому +4

    Arintaan waa noola ka horeeyay. Tusaale aduunka maanta ayaa nogu filan. wadamada diinta ku dhaqma ayaa ugu xun. Somali badan oo diinta masiixiga qatay ayaa jira. Somaliya waxay ku fiican tahay oo aan horumar ku gaadhi karaynaa anaga oo kala saarna Diinta iyo Dawlada.

    • @kaariyekooshin2691
      @kaariyekooshin2691 8 років тому +1

      adiga waxaad tahay nin tiisa cadeeystay oo qaatay diinta masiixiga horay ayaan ubarkay dhoowr comment aad kuqoreeyso meelahano kale marka waxba kale kudhihi maayo somali gaalnima qaadatana mahirtee waa adiga iyo dameero kula mida ee arimaheena diinta khuseeya dhoowr jeer baan horay u arkay qoraaladada masiix nimadaada ku ekoow

    • @amiirnuurahmed1783
      @amiirnuurahmed1783 8 років тому

      horta adiga masiixi maatahay warkaaga cadee waaba kufahmiwaaye

    • @mohamudabdirahman2748
      @mohamudabdirahman2748 8 років тому +1

      walaahi oo ilaahey magaciisa ku dhaartay waaku dili lahaa hadaad horteyda warkaan ku sheegi leheyd kufaar Alle ka furtay

    • @mohamudabdirahman2748
      @mohamudabdirahman2748 8 років тому +2

      Allaah wuxuu kitaabkiisa ku yiri.
      (ما فرضنا في الكتاب من شيء)
      kitaabka wax laga ilooway majiro waa kaamil ninkii katagaana waa murtad diinka Alle ka furtay.
      Alle wuu leeyahay
      (افحكم الجاهلية يبغون ومن أحسن من الله حكماً لقوم يوقنون)
      ma xukinka jaahiliyada ayee doonayaan yaa Alle kaga xukun wanaagsan.
      diinka Alle waa in laqaataa waa waajib.
      kuwa dhaqan gaalada rabo iyo calmaaniyada insha'alaah somaliya lug kama heleysaan.
      dowladada ridada ahna way dhacaysaa.
      lafaha istishihaadiyiinta buubaya iyo gawaaridooda ayee insha'alaah lagu taagi doona sarxiga khilaafada islaamiga.
      hortiina ayaa nabi muxumad usoo dhibtay god u galay asigoo sidaas u taag daranaa ayuu Allaah dhulka ufuray.
      Alihii ufuray nabigiisa muxumad Scw ayaan tala saaranayna asaga ayaa noona balan qaaday guusha.
      (وعد الله الذين آمنوا منكم وعملو الصالحات ليستخلفنهم في الأرض كما استخلف الذين من قبلهم وليمكنن لهم دينهم الدي ارتضى لهم وليبدلهم من بعد خوفهم امن يعبدوني ولا يشركو بي شيئآ)

    • @kadarali9070
      @kadarali9070 3 роки тому +1

      somali halka laga haystaaba waa diinta dagaalka lagula jiro ilaa 1960kii dawladii u horaysay ee somaliyeed iyo cabdirashiid cali sharma arkaha uu nooga dhigayo dad diin ku dhaqmayay miyayna ahayn kuwii intay baarlamaanka soo fadhiisiyeen ka codeeyay kitaabka qur,aanka ah ee yidhi ku dhaqmi mayno shareecada mida kale ma labada diimood ayaa jira miyayna diinta islaamku mid ahayn ilaahow munaafiqiintan hadaanad hanuun la damcin halaak oo karoona ku salid

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 місяці тому

    Allah ha laga cabsado

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 роки тому +2

    0:50 Kaafir billaahi

  • @Professor4555
    @Professor4555 3 роки тому +3

    Nimankan kan ba ugu caqli badan somali, o mudan in dastuur dalka qoran , diin iyo siyaasad haddi la isku qaso dhib iyo argagixiso le abuure, ninki rabo kaligiis ha iska wardiyo , shiikha ugu weyn tinta xata inu ku jaro ma rabtid , maxa loogu dhiibi nidaam dadka dhan isku heynaya

    • @adanadow4967
      @adanadow4967 2 роки тому +1

      Xasbunallah wanicmal wakiil. Ilaahay diinta hakugu soo celiyo.

  • @koosawale2211
    @koosawale2211 Рік тому +3

    Ma America ayaa naga caqli badan? actually no caqli maleh se nin ayay leeyihin naag ayu noqonkaraa naagtiina nin ayy ka dhigayaan focus kooduba wuxuu kusoo koobmay LGBTQ.
    Ilaahay ha isku dirin intad isleedahay Wax dheh laxyahay orod Gym ka tag

  • @cabdirashidxabib1144
    @cabdirashidxabib1144 2 роки тому +3

    Qofkii ka shakiya inay gaalo yihin labadaan nin isagaa gaal ah

  • @husseinabdullahi5728
    @husseinabdullahi5728 5 років тому +1

    Illahayoow adaa noo maqan kuwaan maa aqoonyahanno soomaaliyeed loo yaqaanaa???

  • @Maaman86
    @Maaman86 8 років тому +4

    cadho allah korkaga ha ahaato

  • @monirwarsame7244
    @monirwarsame7244 8 років тому +7

    wa runtood wayna ku saxsanyihiin.xaqiiqatan manta wadaadii diinta sheeganayey iyagiiba intan oo firqadood ukala baxay oo mid saxan lagaran.maayo marka aqonyahanadani wayku saxsanyihiin fikradooda.
    nimankan wadaadada sheeganaya ilama aha inay maamul qabtan ama dawlad loo dhiibo
    markaa dalka distoorkiisa looma dhaamo merci

    • @mohamudmohamed5828
      @mohamudmohamed5828 5 років тому +2

      diinta hdii lagu dhaqmin bax hooyadaa qaawi walaashaa qaawi naagtaa qaawi walalkaa ninka ah guurso lacnad ha idiinku dhacdo

    • @sacidaabdi6946
      @sacidaabdi6946 5 років тому +1

      monir Warsame wax diintena islama iyo dhaqan keena suuuban ku heli weyno walikeyn yaana helin caro alle ayaba somaliya heeso

    • @axmed1987
      @axmed1987 3 роки тому

      @@mohamudmohamed5828 ciilka maxaa kaa keenaayaa? Wiilkaan fikrad Iisa buu dhiibtay adigana amar iyo hanjabaad baad la timi🙄 islaamka waxa lagu nacay waa dhaqan xumada muslimka🙄

    • @axmed1987
      @axmed1987 3 роки тому

      @@sacidaabdi6946 soomaaliya 100% muslim iyadoo ah baa laga soo qaxay ee diinta iyo dhaqanka suuban meeye🤣🤣

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 10 місяців тому

    Kuwaan waa gaalo walahi
    Murtadin waaye

  • @sirmaqabeallaaumaqan5706
    @sirmaqabeallaaumaqan5706 8 років тому +3

    allaha idin soo hanuuniyo

  • @abubakarabdulahi5400
    @abubakarabdulahi5400 8 років тому +7

    أولئك هم الكفرة الفجره

  • @QuranPasion
    @QuranPasion 10 років тому +6

    Wallahi.....Nimankaan Ilaahey haa soo hanuuniyo. Ilaaheyna haa ku toosiyo wixii sawaab iyo wanaag ah. Maxaa kaleetoo la sheegi karaa?

  • @somalioutlet
    @somalioutlet 2 місяці тому

    dhibaatada na heysato ayaa ah in qof diin baranin laga weydiyo diin ma oga hada intaas ay dhaheen inay diinta uga baxeen.

  • @yusufahmed1993
    @yusufahmed1993 2 роки тому +1

    Gaalo kufaar ah.

  • @taclimtechnology
    @taclimtechnology 2 роки тому

    Alshabaab wayku saxantahay marka inla wada buufiyo dadkan oo kale Wayo kuwana inaga buuxa gaalada ah alle hanaga qabto horumar nagadheer intay kuwan carada nala joogan " dadka inay qarxiyaan alshabaab waxasa ku kalifey qofkii ku dhintana yadoon loojeedin oo kuwan lalarabayna niyadiisa lagu soo saari rabi hortiisa inshallah

  • @abdirahmanali6970
    @abdirahmanali6970 8 років тому +3

    انا نحن نزلنا الدكر و انا له لحافظون اية خري ،؟ ومن احسن من الله حكما لقووم يوقنون bal isheeg ninka ka cadaalad badan allah insha allh guri majiro ka sameesan dhoobo ama caro ilaa dijntu way gali بعز عزيز يعز ه الله به الاسلام وبدل دليل يدله الله به الكفر ninkii aaminsan dimuquraadiyad ba diinta islam ka ka fcn wa gaal waYo xukun ay galo dajiday baadna ku qanacday marka wuuna ogaan doonaa islaamka ilaah sare u qaadi balse adigu ka feejignow waxa ay wadaan akhil mislim lama joogo waqti aad ghaafil an waxba ogeen ahaatid garo islmaaka waxa uusoo maray iyo marxalada lamaraayo

  • @nasiibyare7213
    @nasiibyare7213 8 років тому +3

    Kkkkkkk yaab walaahay
    Ma dad masiixi ah ayaa yimid
    Somalia
    Allow sahal umuuraha

  • @abdirahmanabdirashid6675
    @abdirahmanabdirashid6675 Рік тому

    Maraykanku waa naga caqli badanyihiine 😢
    Ma ku guursadaa adeero 😂

  • @saidabdi2805
    @saidabdi2805 7 років тому +5

    war oday yahow rabi ka xishood.. diinta waa Macaan iyo bad baado... hadalka insha Allah rabi baa kaa abaal marin

    • @yusufahmed1993
      @yusufahmed1993 2 роки тому

      Inoo gaal Kaafir yahay waad aragtaa ka beri noqo

    • @muxamadalfaatix6758
      @muxamadalfaatix6758 Рік тому

      @@yusufahmed1993 doqon mahi markan kas wll kadhiganayo

  • @werizahmed3861
    @werizahmed3861 4 роки тому +1

    Hadii la helo dal Soomaaliyeed oo midaysan Dasuurkaba Quraankaa laga dhigayaa.

  • @wzupppp
    @wzupppp 3 роки тому +3

    Freedom of thought is non existent among somalis

  • @khadiijocabdiraxmaan1143
    @khadiijocabdiraxmaan1143 2 роки тому

    Subxaanalaah. Madhomaneeysid. Miyaa

  • @JawabAlhariiry
    @JawabAlhariiry 2 роки тому

    Nimankani waa Aqoontii oo waali ah 😂😂😂😂👍

  • @jeesto1226
    @jeesto1226 Рік тому

    Aqooni waa diin kitaabka qur,aanka barashadiisa aqoon ka saraysa majirto

  • @AhmedHassan-iw1fh
    @AhmedHassan-iw1fh 4 роки тому

    Mar xalada manta lagu jiro ALLE ha inaga saaro lakiin Nimankan aqoonyahanada sheeganaya waxay wadaan gaalaysiin aan ka gambasha lahayn ALLOOW naga nabad gali Nimankan

  • @kingmohamed2359
    @kingmohamed2359 8 років тому +1

    gaaladu maryo badan bey sooxirataaa,waxaan leeyahay hadii aad diinta Alle diidaan adinka unbey idin dhibaysa Alle diinta rag buugacanta ugaliyey aan idiin baahnayn.gaal iyo gaaala raacba waa halmid.muxuu kagaran nin aan waligi meel diin lagubaranayo istaagin.calmaani cadaabta Alle kaama dheera eee Alle usoolaabo.

  • @cuud1683
    @cuud1683 3 роки тому

    Titleka ama magaca ah " Aqoonyahan somaliyeed " kuwaas uma qalmaan in lagu tilmaamo akhyaarey ee yaan filin la isku shiddin, magacana yaan lagu ciyaarin oo cidii doonto yaan loogu yeerin.
    Aqoonyahan ku waa kan caqiidadiisu iyo waxa uu aminsanyahey ku dhagan.

  • @kediye2001
    @kediye2001 8 років тому

    DIINTA ISLAAMKA IN LAGU DHAQMO DOQON BAA DIIDAYA IYO RUUX DAMANE AH, SU'AAL BAASE II DABA TAAGAN YAA NAGU XUKUMAYA SOW TAN CULUMADII HUBKA ISKU SIDATO?

  • @abubakarabdulahi5400
    @abubakarabdulahi5400 8 років тому +1

    حركة الشباب المجاهدين waxay dilaayaan waa waxaan oo kale ال لعنة الله على اتباع امريكا وصهينه

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal 2 роки тому

      Qashin weeye al shabaab, in lalaayo weeye waana in laga soo horjeesta qudhunka waa qudhune.

    • @ishaaqwardere
      @ishaaqwardere Рік тому

      @@xuseenfadal adigana waxaa tagersanthy gaalada iyo dabadhilifyadooda

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal Рік тому +1

      @@ishaaqwardere Gaaladu ma maatadaa iyo masaakiinta xamaalanaysa, waxa masiibo ay samaynayaan bulshada ayey ku dhacay.
      Gaalada lalaynayo yey yihiin?

  • @farxaan.somalimedia
    @farxaan.somalimedia 6 місяців тому

    Shareecada markasta wa muqadis

  • @ruwaydamohamed8774
    @ruwaydamohamed8774 2 роки тому

    Wuxuu kuleeyahay maraykan ayaa na amraaay.oo naga caqli badan allh subxaanahu watacaala kii abuuray maraykan kaad sheegaysid muxuu kufaray aqoonyahamiin maahee waa dulliyiin waxba aanay lajoogin reer galbeed caabudyo waawayn

  • @YacqubAli-j9d
    @YacqubAli-j9d Місяць тому

    😢😢😢Waa Markan Nacaba professor nimada Sheikh mustafe dhahay Waa Ayaan Daro Inaa Tahay Professor Aan garaneys Istijadaba Iyo waxay saladiisu ku ansaxanto marwalbana diintaa lagu miisama qaliga Kana Wuxuu leeyahy Dhabaradiina ka tuura oo haku dhaqmina kaasa laleeyahy waa aqoonyhyn Waa Jaahilka Dhabta Ah Habarta watka geel ku jirta baa Ka Aqoon bdn Wllhi Diin malagu dhaqmi kraa la dhahayaa? Kulahaa I Will Say No ingriisigii yaraa ee calyada ahaa Meel Aduun iyo aakhiraba Haydinka saaro Shabaab Markey Wax Gumaadeyso Villa Somalia Waxaasa Uga Soo Shiiraya Beytka quraanka aad furtidba daliil buu ku yahay iyo xujo
    فنبذوه وراء ظهورهم فحقا لأصحاب السعير

  • @monirwarsame7244
    @monirwarsame7244 8 років тому +1

    takale diintii aad ayaa looga cabsanayaa waqtigan danbe .run ahan tii waxa dad dunida gubayaa muslim bay sheeganayan .marka diin iyo dawlad hala kala saaro qatar weeyi waqtigan

  • @anj1300
    @anj1300 8 місяців тому

    Calmaaniyadu ha waarto, islaamku ha dhaco

    • @RoodoCadeey
      @RoodoCadeey 4 місяці тому

      Gacanta aad kusoo qortay alehakaa Jaro ahay wuu kuu jeedaa gaalow

  • @Dalmar2dulmidiid
    @Dalmar2dulmidiid 8 років тому +4

    Abdikadir Sciencekaa ma had leh. Aduunkaan nolol fiican ayaan ku noolahay. Aakhiro iyo Jahanamana maba jirto ee aduunkaan ka raaxayso saxiib. Carab jaahiliin ah yaysan kaa faaiidaysan

    • @abdikadirali536
      @abdikadirali536 8 років тому

      ninyahow ma christian miya yahudi an ku weeydi mise atheist tahay

    • @abdikadirali536
      @abdikadirali536 8 років тому

      ke tahay koley islam wa ka baxday

    • @axmed1987
      @axmed1987 3 роки тому

      @@abdikadirali536 maxaa u xanaaqee Hadii isaga la halaagaayo ee maad allaahaaga iska caabudid🥴

  • @XasanKuuriya
    @XasanKuuriya 7 місяців тому

    Calmaaniyiin weeye
    Kulahaa Maraykan baa naga caqli badan
    Aragti xumaa qofku, aqoonyahan ummadeed haddana maamulaa laga haystaa.
    Aqoonyahan isku sheegow diinta Islaamka kiniisad maaha.
    Ee caalamka loo so dajiyey.
    Mida kale Alshabaab iyo diinta mxaa iska galay.
    Sida aad diinta u khilaafaysaan bay u khilaafayaane.

  • @omaryare404
    @omaryare404 6 років тому

    Kkkkk faysal rooble nin raga oo afkaarkiisa cadaystay. I agree kala saar diinta da ladnimada dalkiiba arkagixiso qabsatay

  • @caaqilyare803
    @caaqilyare803 11 місяців тому

    manta dowlad weyn queadle oo islami ah mawajirto lks shacab muslim ah oodhamestiran wuujira

  • @jeesto1226
    @jeesto1226 Рік тому

    Diinta islaamku waa nadaamkii ilaahay ino dejiyay nebi muxamed inoguso dhiibay qofka nidaamkaa saaluugay ee nidaamka kiiniya dejisay ku qancay waa anbad hadi fikrada lost dhibay oo cidi kaga danbaysana waa warabe dharaar ciyay

  • @musdafqaman2967
    @musdafqaman2967 8 років тому +3

    dalmar nacalad ilaahay kugudhacaday gaalyahow uuuuuuuuuuuuf

  • @Amin-zs4ve
    @Amin-zs4ve 8 років тому

    mushrikinta nabigaena scw as noshegi kuwan aya kamid eh islanimo ayay sheganayin caloshana gaal nima ayay kuheystaan

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 3 місяці тому

    Waa PHD bilaa istijo ah waa sidii Abwaan Clwaaxid Gamaaandiid sheegay😂😂😂😂😂😅😅😂😂 hada laga bilaabo waa in laga fiirsado dadka dibada mudo ku maqnaa ee wadanka kusoo laabnaya ayagoo xildoona marba hadaa diinta ka tagto oo aad gaal noqotay waxba iskuma keen jiraan soomaalinimo xataa kaagana baahni adiyo kaafirka cadaankaa isku group baa tihiin hadaadan kazoo laaban

  • @Babaanshad
    @Babaanshad 8 років тому

    bismilah Asc inta ilamka dhabta ah o dintoda jecel. inta kale e kufarta ahna asaamu caleykum, dad badan ban arka o ku dodaya nimankan iyo hadalkoda nimankan galo aya so dirsatay si ay kala tag noogu ridan somalida dadka ah marki hore waxa laga so galay dinta o wa ti ay dowladena burburtay marki xigtayna qabil hadana waxa nalo so diray rag nocan o kala ah midibka iyo luqada Somali ka ah o tintana ka badalan anago hal kitab banu lenahay o u ilah ino so dajiyay asagana wax kasto Allah S.W.T wa u ku dhamestiray xaqiqadana waxa ay tahay somalida waxa laga wayay nin wadani ah o dhulkisa udhinta iyo dintisa anaga waxan nahay wadan islam ah inkasto ay nagu jiran dad munafiqin ah hadana waxan garan la'nahay wax alle iyo wixi ino dan ah war ilah ban idinku dharshay allihi nabigena muxamad S.C.W ah xaqa kuso saray miyeysan idin dhiben dadkena ku dayacan melkasta matadena gajada afesatay ilah waxa u leyahay ( alle waxa u tusaleyay magalo ahayd magalo xasiloon dagan o u oga imanaya riziqa alle dhinackasta magaladisi waxa ay ku galowday nimcadi alle u siyay markasba Allah oga dhigay dhar gajo iyo waxayna ku mutesten waxa ay iyagu shaqesten) Somalia waxa lo so diray dad dhuni rac ah o munafiqin ah o an udaneneyn matada somaliyed firsanayo dantoda iyo sey u heli lahayen adun lacaged waxa ay ibsaden dintodi sharaftodi dadkodi iyo dalkodi miyusan idinku jirin cid fahansan Somalia halkey usocota, hadaba iga dhagesta tixdan yar o gaban, magaceygu wa abdirizak shiine, mahi abwan balse waxan ahay wadani jecel dintisa dadkisa dalkisa, ( Somalay talo xumey ada tashan waye an ku tilmamo tubti tosned, tikrey talyani iyo kuwa sunta talala ada tosnan mode an ku tilmamo tubti tosned, tafararuq taxadar la'an tarbiyo xumiyo kala tag ada taba galin wayay nabade an ku tilmamo tubti tosned, Tariq lama ilawan ahba tilmameysa sidu dhibta idin tabtaye an ku tlmamo tubti tosned, ada talo seg naqoto tosin wayay tirki ismalke an ku tilmamo tubti tosned, tabarti bad beshay iyo awod ad ku talise an ku tilmamo tubti tossed, tah iyo calol xumo tagan bad tariqdi ku gashe an ku tilmamo tubti tosned, adunkan hor u tilabsadad takoyin dib oga dhacde an ku tilmamo tubti tosned, calan la tilmamad lahayd iyo awod taba galsane an ku tilmamo tubti tosned, gesiyal talo lo dhisiyo ragi gumeysi turad lahayde an ku tilmamo tubti tosned, xawo takiyo waxa ka dhashay sayidki tariqda dheraye an ku tilmamo tubti tosned, tarbiyaddi islamkiyi waxa turten kitabki dahirnaye an ku tilmamo tubti tosned, daba dhilif tagan iyo waxad talo u dhibten mid taladi segaye an ku tilmamo tubti tosned, Intan so tilmamiyo inkalon turxan bixiyaba wan idin so tabbine,) wa u si socda............. Qore ABDIRIZAK SHIINE

  • @bashiirhussein7069
    @bashiirhussein7069 7 років тому +1

    subxaanalaah waa qof soomali ah nabiga ayuu wax ka sheegayaa ilahay ha ku soo hanuuniyo hadii uu kuu qorneen na ilahay afka faayris ha kaa galiyo aakhirana naarta ilaahay kaama sara aduunkana alaha kugu cadaabo amin amin amin

  • @marwanmohamed4484
    @marwanmohamed4484 4 роки тому +1

    Waxa ina rogayba waa waa carabta iyo sheekoyinkoda 😤

  • @abdulkhaliqaxmed1581
    @abdulkhaliqaxmed1581 3 роки тому

    Aqoonyahanno maaha ee lkn waa daba dhilif ... caddeyntana ayagaa afkooda ka sheegey " mareykan ayaa si daa sameeyey " .

  • @fatimajama8271
    @fatimajama8271 3 роки тому

    Yaahuya waxasa Islaam sheeganayaa
    Liberal kulaha

  • @DugsigaAlqudwa
    @DugsigaAlqudwa 3 роки тому

    Uuf

  • @abdulkadirosman4550
    @abdulkadirosman4550 8 років тому +1

    rabi diintiisa asaga ilaa shanaa ee alla halaga baqo dadka sidaas dhahayo waxaan usheegey naa iney alla utobad keen ءفحك جهلىة ىبغون ومن احسن من الله حكم لقوم يؤ قنو ن

  • @wariscawil9111
    @wariscawil9111 Рік тому

    Waxeynu nahay islam waxana kudhaqana Islam waxana isku xukunna Islam wayo dheh dumarka waxa lagu meheriya sharecada islamka waxan xolaha kuqalana sharecada waxan dhaxalka kuqensanaa sharecada waxan kuganacsana sharecada cid kacaqli badan majirto diinta iyo hogankeda u s a waxa la'asasay 1700 iyo wixi lajiro islamkana shatuucdisa waxa laga joga 1400sano kohor marka odoyal 50sano laso dhaqan badalay nidaamka new world order kushaqeya yeeli meno wa billahi towfiq

  • @mohamedsharif1266
    @mohamedsharif1266 2 роки тому

    I agree faysal roble 100%

    • @Aleel_channel
      @Aleel_channel 4 місяці тому

      @@mohamedsharif1266 markaa waxaad ka baxday diintii nabi Muhammed lagu soo dajiryey taa og soonow hadalkaygana maha ee waa hadalkii Allah ku abuuray

  • @hoooyoaabo4224
    @hoooyoaabo4224 8 років тому

    inalilahi wa inaa ilehi rajicuun . kuwaan waa gaalo oo biyo ismarin . ILAHEY WUXUU QURAANKISA KUYIRI . WAMAN LAM YAXKUM BIBAA AN SALALAHU FA ULAA IKA HUMUL KAFIRUUN . oo mac naheda yahay qokii diinta wax kuxukumin waa gaalo. waxaan dhilahaa ogada waxaan diinta islaamka aheen in aan lagu xakumi donin somaliya ama diida ama iskadhafa . insha alaah tacalaa

    • @rahsomali
      @rahsomali 8 років тому

      Walaal gaal nimo sidaan laguma noqdo anigaba waan ka xumahay wax ay ka hadleen lakiin waa gaalo qof ashhaadanaaya ma dhihi kartid

    • @hoooyoaabo4224
      @hoooyoaabo4224 8 років тому +1

      +A Abshir kuwaan maad qiil uradinee . ala kariim . . aniga kuma xakumin ee ilahey baa kuxamumay .

    • @rahsomali
      @rahsomali 8 років тому

      +fitaax ilkacase qiil uma raadinaayi.. Bal nala wadaag hadii aad heysto aayad Ama xadiis dhahaaya dadkaas waa gaalo.. Walaal dhibka jira ayaa wuxuu yahay maanta dadkii fikradooda ayey kadhigeen.. Nimankaan dambi ayey galeen micnaheeda Ma Ahan in ay diinta ka baxeyn. Marka qoladii seefta la boodi jirtay hanoqon diinta waa nasteexo iyo naxariis

    • @mohamudabdirahman2748
      @mohamudabdirahman2748 8 років тому

      +A Abshir
      waa gaalnimo cad in kitaabka Alle laga soo horjeesto.
      gaalnimadooda u qirid la'aanteeda waa iska indha tir oo kitaabka Alle laga indha qabsado waana dambi eyadana.
      (فلا وربك لا يؤمنون حتى يحكموك فيما شجر بينهم ثم لا يجدو في أنفسهم حرجا مما قضيت ويسلمو تسليماً)

  • @cambemedia9888
    @cambemedia9888 5 років тому +1

    Nimankan waa gaaloobeen qofka qiil uraadiyaana waa gaal

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 4 роки тому +1

      Yaa ku siiyay aboowda aad dadka ku gaaleeysiineeyso

    • @Cabdilaahicumar-y3b
      @Cabdilaahicumar-y3b 8 місяців тому

      ​@xamdixaaji4gaal😂178

    • @RoodoCadeey
      @RoodoCadeey 4 місяці тому

      ​@@xamdixaaji4178gaalo waaye maxaad ka. Badali kartaa kaadi nijaasyohow

  • @xisaabiyosaynis8479
    @xisaabiyosaynis8479 2 роки тому

    Adeer anu Diin in la isku xukumo maqabo diin laku xadgubya mxaya diinta Islam masjidka iney so dhaafin weeye

    • @unknownjacky7430
      @unknownjacky7430 2 роки тому

      Haaaa ciyaalo weero system ree galbeed noosoo liqday markaasa rabtaa inaa nagu aqrido saan ujeedo science ayaa ku dhex maray

  • @Masago2025
    @Masago2025 3 роки тому

    2 mada nin oo leh diinta in lagu dhaqmo i will say no .. islaamka biri aad ka tihiin sheydaadiin caga mad madow toobad keena intaan oroxdu idiin dhicin

  • @axmedwaliaadan5437
    @axmedwaliaadan5437 2 роки тому

    Doqon doqon dhalay ku lahaa maraykanbaa naga fiican

  • @jibagale30magan46
    @jibagale30magan46 4 роки тому +1

    Diinta adiga miyaa u bahan mise iyada ayaa kuu baahan?!
    Si kale haddii aan u dhigno ilaahay adiga miyaa u baahan mise asaga ayaa kuu baahan?!
    Raggaan waa in horta su'aalahan magaran karaan maxaa yeelay diinta col ayay u arkaan.
    War ilaahay cid walba ayaa ubaahan.
    Ilaahay waxa uu kuu naxariisanaya markii aad diintiisa raacdo.

  • @maxamedaadanaxmed1626
    @maxamedaadanaxmed1626 Рік тому

    Kan dhukurani waa xoolaba mar hadii maraykanba ku miisaamayo qiyaastiisa

  • @hindahaha3753
    @hindahaha3753 8 років тому

    waar dadkan usa baa ka so saarey jail oo afka qabtay, aqonyaano mahin, jail usa bey ku jiiren oo aqligii iyo dhiiga somalida laga saarey , meel allah iyo meel ee ku socdaan ba garaneen.

  • @mubarakbarkhad6439
    @mubarakbarkhad6439 4 роки тому +1

    Nacallatulahi calayhim

  • @hazzanabdi5551
    @hazzanabdi5551 2 роки тому

    OK bro diinta constitution ka halagu basegareeyoh markaad leedahay diinta ma qaybaa xun nio

  • @abdirahmansheikh2113
    @abdirahmansheikh2113 8 років тому +1

    wlhi cadiim hadaa manta ku arkayo wakugu jano tagi laha islamka majabin mana jabayo waligiisa intu dhiiga nagu jiro dadba utaagan oo uhurayo naftooda xawayan iska qaylina aad tahay ee iska hadal

  • @abdisamadcige8429
    @abdisamadcige8429 2 роки тому

    Somali waxa midayn kara waa diintena macan kuwan ayagaa badbado ubahan alla hortii maxay ku jawaabayan cimrigooguna waa gaba gabo.naftada naar kabadbadi oo iska tuur gaalnimada

  • @khadijaahmed3911
    @khadijaahmed3911 8 років тому

    alle baa ilaashan diintiisa. qof hadla iyo qof aamusa wax kama qaadaayo.allana cid kama oga kownkan maslaxadiisa.marka gaala raacow SHAME ON YOU!SHAME ON YOU!SHAME ON YOU!

  • @aqiilartsgroup8383
    @aqiilartsgroup8383 8 років тому +1

    Dalmar futuweene taariq daada waala haaya

  • @SADIIQPOST
    @SADIIQPOST 5 років тому

    Somali is dabaalis uun ayay wadahayaan.
    shareecada islaamka Soomalida ma doonayso inay inay isku xukunku, waxaana dalil u ah sidii Maxaakiimtii gaalada loogu soo kaxaystay, iyadoo laga soo horjeedo kaliya Kitaabka ilaahey iyo sunada.
    waxaana aaminsanahay, in uusan jirin dad doonaya shareecada.

  • @saidabdi2805
    @saidabdi2805 7 років тому

    subxaan laah...

  • @shucaybmuumin4839
    @shucaybmuumin4839 2 роки тому

    اخزاكم الله اخزاكم الله اخزاكم .

  • @bjkduueer66
    @bjkduueer66 4 роки тому

    All
    ow nacafi

  • @abdirahimawil660
    @abdirahimawil660 8 років тому

    Lacnad illahey haku dhacdo.........

  • @updimuze9428
    @updimuze9428 3 роки тому

    Ragani wa islam lkn meel kle ayey wax ka egayan ee haku dagdagina

  • @caamirceynte4096
    @caamirceynte4096 3 роки тому

    Labo doofaar
    Wallhi waxaa idinka sharaf badan eeyaha laamiyadeeda jiifo gaalo
    Gaalow ogaw ilahey inuu ku weydiim doono USA in ku dayo lagu dhahay ama lagu dhahay (nabi Mohamed scw )

  • @aqiilartsgroup8383
    @aqiilartsgroup8383 8 років тому

    Dandarat kunooshahay farxad intee ka arkee hurdadad la dahay dhaqatirta wad wareerisay

  • @SuhaybAhmed-mi3gt
    @SuhaybAhmed-mi3gt Рік тому

    Qofkii murtadnimada kuwan ka shakiya isaga mirtada

  • @sagal626
    @sagal626 2 роки тому

    Faysaloow haday alshabaab diinta islaamka ay qilaafeen ooy baneysteen dhiigii dadka .Adnan aad diiday diinta islaamka in aan ku dhaqano ,
    see baad adiga iyo kooxdaadu bari ugu fakareysaan inaad u soo istaagtaan doorasho,oo la idiin doorto madax weyne. Ilaahay ha idinka qabto idinka iyo alshabaaba dalkaan soomaaliyeed

  • @MohamedAli-ih1ul
    @MohamedAli-ih1ul 5 років тому +1

    aqoonyahanadaan, runtood weeyaan Soomalida raali kama aha diinta waayo waala ogaa in Maxaakiimtii sidii loola diraray.

  • @maxamadibraahim4068
    @maxamadibraahim4068 8 років тому

    xoolaha aduunka ugu daran waa kanoo kale dalmar aana aragno akhiro iney jirto iyo jahanama iyo inakale

  • @amiirgeesood5369
    @amiirgeesood5369 5 років тому +1

    waxa muhim ah in la fahmo waydiinta!

  • @irshaadmaxamed5209
    @irshaadmaxamed5209 2 роки тому

    In la qalo muu rabaa

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 Рік тому

    lama kala caqli badna lkn waa lakala dadaal badanyahay, mareeykan waa naga dadaal badanyahay, hadaan somali nahay, markaan xaqiraada dhinac iska dhigno

  • @yaasirshcabdi5004
    @yaasirshcabdi5004 3 роки тому

    oodiinta hadaan dastuurlaga dhigan see looliibaani sida aljeeriya ookale aynu diinta dastuur kadhigano