Weerarkii ugu xumaa oo hadda ka dhex socda ISR|L & Xuutiga Yemen, Duqeymaha & gantaala is dhaafaya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 2 години тому +7

    Allaha Xafido Walaaleheen Falastiin & Yaman,Cadowgooda Allaha Jabiyo

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 2 години тому +3

    Ilahayow yuhuuda jebi aamiin 🤲🤲🤲🤲

  • @SheekhHuways-lv9wg
    @SheekhHuways-lv9wg 3 години тому +4

    Warar lagu kalsoonyhy ayn ka helnaa gaylan media

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 2 години тому +1

    Allow ugargaaro wlalahena reer falastin iyo yeman

  • @abdira.uufidiriishuseen2645
    @abdira.uufidiriishuseen2645 2 години тому

    Saxib guleso waan ku taagersanahay

  • @OmarHaji-rn3tz
    @OmarHaji-rn3tz 3 години тому +2

    Ilahay ha burburiyo yahuuda iyo kuwa madaxda islamka sheganaya ee wadamada carabta xakuma Ilahay ha garab galo musliminta jihatamaya

  • @RoblehEgueh-u1w
    @RoblehEgueh-u1w 54 хвилини тому

    ❤❤❤❤

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 13 хвилин тому

    Waxay doonayaan inay dhisaan dawlad reer galbeedka dabada u dhaqdo
    Xuutiyiinta aloow guulee
    Ragrag dhalay

  • @MaxamedcarabChannel-d9y
    @MaxamedcarabChannel-d9y 2 години тому +1

    😢subxanalah ala nabadyelo wllahen e mr.geylanow markasto weydi Ayan isdhahaa Horta mareykanka zeyzal wazaare maleeyahay mse?😮

  • @Xalkeen
    @Xalkeen Годину тому

    *😮😮😮😮😮Shiicada Yemen waxaa looga adkaan karaa in Suniga lagu kiciyo sida suuriya. Ilaa ay qabsadaan Sanca. Markaas yuhuudu nabad waarta ayay helayaan oo Dib dambe yuhuud Alle barakeeyey dhulkooda laga weerari maayo sidey rabaana waa ka yeeli karaan bariga dhexe Insha Allah*

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 Годину тому

      Hhh yuhuudi somali bartay nacdal alle kugù dhacday

    • @mohaofficial7449
      @mohaofficial7449 Годину тому

      Ninyahow hooyada miyey kubartay xaarka sida laiskaga dhaqo😂

    • @Xalkeen
      @Xalkeen 58 хвилин тому

      @@mohaofficial7449 maxaan gafee ku hadlay. Masar soomaahan cida Qasa dhulka ka xayirtey, urdun soomaahan cida cida hawadeeda xiratey, suuriya Suniga jooga soo maahan cida joojisay kooxihii shiicada ahaa ee la dagaalayey cidanka yuhuda. Yemen uunbaa hartey iyo Iran kuwaas waa shiico waxana looga adkaan karaa Suniga oo la hubeeyo. Gaf ma ahan waxan sheegey

    • @Xalkeen
      @Xalkeen 56 хвилин тому

      @@mustafeadan6924 maxaa shiicada u nacdali waydey oo yuhuuda u nacdali? Yuhud hadaad nacdashid Masar , sucuudi, Urdun, Somalia, Libiya, khaliijka kaligiis, Turki ayaa nacdashey ogow. Ilahay ka cabso oo aqligaaga ka shaqeesii

  • @Axmad-s9i
    @Axmad-s9i 2 години тому

    ‏‪2:36‬‏ 😂😂😂

  • @MahadKilaas
    @MahadKilaas 3 години тому

    xakjir sahyuni soraac adiguna

    • @Munasar-17
      @Munasar-17 2 години тому

      Keeh sahyuuni ah ?

  • @dhanbaaldhameeye754
    @dhanbaaldhameeye754 38 хвилин тому

    Kawaran huwantii aad soi taageerijirtay xanuunoow

  • @CabdkariimMaxamuud
    @CabdkariimMaxamuud 2 години тому

    Wcs

  • @siradtosane6680
    @siradtosane6680 Годину тому

    horta yuhudu ma jinbaa xoogbadanaa waxaan jelcaan lahaa iney kow ka soo bilaban nolosha waa dadka ugu xasidsan sidey wax u dhameynayaan waxayna raban iney keligood noladan

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km 2 години тому

    yuhudu ayga bariga dhexe ayay noqotay in ay gobolka cid kasta oo jogta gobolka in ay qaniinto cid kasta ta hore aya lo ilko tiray

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 47 хвилин тому

    Carabtu waxay noqotay beerka quraacda ee yahuudda
    Hadaanay iska celinna meesh way ka saari dointaa

  • @Axmad-s9i
    @Axmad-s9i 2 години тому

    Haddii aan been la sheegaynin, gantaalaha Xuutiyiintu inay Yaman dhib u soo jiidaan mooyee wax ay tarayaan maleh.

  • @fadumomohamud7232
    @fadumomohamud7232 2 години тому

    Israel kali ma’aha wale bented waye howshan lagu burburinayo sheko miya.