mashallah walhi wa uxiisay sidan marke hoyo quracda no samen jirt qamista dugsiga fasax hay meshe quraacda ku sameneso akteda sali no yalo iska dhel dheli jirny
Waa nolosha sax da qali wana nolol habiya wlahay nadafada aad u ilalisay Mashalalh qashin ka na gacanta ha ku gurin wax ba ka mudi kara waxa so qadata jaqafka qashin ka qali
Maqluuq kaa nadafad badan. Oo kaa iimaan ii kolsoni badan waligay ma arag wallhi ilahay haku dhowro oo haku siyadiya ❤
Masha allah dheh❤ wallo
Haa masha allah allaha saacido
Mashllh waa nolosha dhabta ah ee qoys walba somali ah kusokoro wx walba waa qanacsananta rabi ❤alla hakuu barakeyo rerkaga abyo
Masha allh nadafadeeda dantu ceeb maaha iyo halkad gasho balse nadafad aya lays dheeryahy
M.allah❤
Allaah hakuu barakeeyo walaal Qaali, Jimco wanaagsan oo wacan oo qeyr iyo deeq badan.
Dadaalkaaga Allaah SWT hala Jiro.
Exactly, waa noloshaan ku soo koray. Beautiful! Waana ku faraxsanaan jiray!
Farxaddii ba markaa baa udamneysay
Gabar nadifaa tahy alaha kudhowro
Alxamdulihaah Dadka qaar Intaas Mahaystaan Intan Haysanin Alaha Siiyo Inta Haysatana Alaha Uziyaadsho Insha Allaahu Caafimaad Kucun Huuno
Alle noolasha hakuu nuuriyo abaayo. Noolal Sacaado leh ayaa kuu rajeeynaa iyo qaatumo wanaagsan
Masha alh allahuma baarik noloshii dhabta aheed ee kusoo wada kornay aayaad dib ii xasusisay horey u soci
Funaanad gasho abayo gacmahada qarso jzk ❤
Maanshaa Allaah wlshy qaali somali nolosha dhabta weeye Alle haku barakeeyo wax khayrqabana Alle haku siiyo sharaf ayaad leedahy runtii somaliyey wlshen an dhiiri galino❤❤❤❤
M.a illahey iimaankada hakuu siyaadiyo waa ku taagaaraa Nolashada Allaha kuu sii qurxiyo Nadaafada waa iimaanka barkii❤❤❤
Masham alllh nadiifley waaye abayadan❤❤❤❤
Masha Allah Allah hakubarakeyow Abayo
Canjeero shaah ayeyba ku macaan tahey bes maasha Allaah 🎉
Maha Allah nadafadu waa iimanka barkiisa abayo allaha kuxafido
mashallah walhi wa uxiisay sidan marke hoyo quracda no samen jirt qamista dugsiga fasax hay meshe quraacda ku sameneso akteda sali no yalo iska dhel dheli jirny
Mnshlh muhiimaadu mahaa waxa haysatee waa qanacada alaha ku barakeyo wll ❤
Jimco mubarak safiyo illaaheey ha barakeeyo hana kuu badiyo nicmada
Mansha alah mansha alah xasuus i galisay khali ❤❤❤
Walashey wan ku jeclahay 🎉🥰
Fariiid isku kalsonba tahay wlhi wll ilhay wax kudhiba kuma tuso quruxeyy❤
Mahaa llah abyo noloshada illhy jku barakeyo mcney
Masha Allah keep going Abayo mcn 😊🎉❤❤
Mashallha canjeero qurux badan ayaa dubtay
M.a nolol qurux badan o macn qanacsanan
masha allh dad qasriyo dagan ayad kanadifsantahay ilaahay haku xifdiyo byo❤🎉
Allle haku barakeeyo wll waan jeclaadey jawigaan ❤😊
Allahayow kuu ziyaaadi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Noloshaan cml hadan dib ugu noqado farxada ayan ku nolan lahaa abayo alaha kuu barakeyo ❤
Hooyo nolosha Allaha ku barakeeyo❤
MASHAALLAH WAXA KU RAJENA FARXAD WARTA❤❤❤
Masha Allah walahi waa nolosheynii saxda ahed alla maxaa uxisay❤
Abaayo waxaad tahay qof fiican oona xoog furan ilaahey hakuu barakeeyo xogaada
Walaasheey qaali sonkorta ka yaree shaaha ilaahey hakuu barakeeyo wax kasta ood heysatid, maasha Allaah waan kuu saarey supscripe ❤
MAsha alaah ❤❤👍👌
Mashaa Allaah
Mansh alha❤❤❤❤❤
Ma sha alla alla kuxafiido walalo ❤❤👍
Alle hku barakeeyo wll nimcada shaaxa iyo laxoxda ❤
Ma sha Allah walashy Allah haku barakeeyo waa nolol quruxbadan❤❤❤
Mansha Allah tabarakallah
Waa nolosha somaalida ee maha adigo kaliya
❤❤❤❤❤❤❤mashaa Allah barakallah abayo Allah kuu barakeeyo noloshada cfmd ne kugu siiyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Masha allah ku dayasho ayuu mudanyahay
Waa nolosha sax da qali wana nolol habiya wlahay nadafada aad u ilalisay Mashalalh qashin ka na gacanta ha ku gurin wax ba ka mudi kara waxa so qadata jaqafka qashin ka qali
Masha Allah gabadhaan skin clour keeda Allahuma barik baryahaan maan arag kalarkaanoo kale❤❤
Manshallah waa quraac qurux badan ❤❤❤❤
Xagee jogtaa😂❤
Masha Allah 💋💋💋💋💋💋
Omg m.a wllhi aadaan ugu helay manta igu horeso chanlkaga subiskarabna wanku saaray my quen nolosha saxda ah xasuus From qubaawi❤❤ allaha kubarakeyo xppti❤❤
MashAllah ❤
Meeshu daganaa oo qurux badaana saqadhyaraa m.a wa nolasha lagu nooladonta ugu quruxda badan❤
Mnshaallh
I miss somolia wlh
Waa nolosha aan kusoo korney oo dhabta ah nolol fiican ayaad kujirtaa Allxamdulilaah aan dhahno Alle qofki kushugriya wuu usiyadiyaa siyadada lacag kali maahan iimaanka xitaa waa nimco hadii noolasiyadiyo qof walbo intuu haysto Allxamdulilaah hadhaho
MashAllah Illahey ha Ku barakeyo mama ❤❤
Masha allh abaayo alahuma baarik
Noloshada quruxda badan nadaafada badan❤🎉
Mnshaaallh
❤ manshala waxan jecelahay nadafadada
M.a ilahey hakubarakeyo mamo❤❤❤
🥰🥰🥰🥰❤️
gabdhaan muqaladeeda TikTok ugu shareegaya asxaabta kuxir iyo dad editing yaqaano views keeda si uu ugu kordho gabar imaan iyo kalsooni ku bareeyay oo noloshooda kuqanacsan aan dhiirigalino.
Masha allahu qaali horay usoco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ماشاء الله تبارك الله❤❤❤❤❤❤❤
M.a xasoox
Mashalah xitaa galley ba idin baxysa❤
Waaaaww mashallh tabarkalha ❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah abaayo waa nolosheena dhabta ah tani
Masha alaah
Masha allah farxad ku noolada
Nolosha Allah haku saqiro walal mcn❤❤❤
Gawadhaan nadaafada ayaan ku jeclahay sida ay oogu dadaaleyso
Mansha Allaha Abaayo
Masha allah
Maa Shaa Allaah
M.n🦋❤️🫶alhuma baarikkk❤️🦋
Masha Allah hppti ilah haku xifido ❤
M.a allow noo brakey nolosheyna❤❤
ماشاءالله تبارك الرحمن نشيطة
Masha allah abaayo allah kuxafid❤❤❤❤❤❤❤
wallhi waa nolosha dhabta ah
Nolashaadu run aha anti warning kahelay nadaafad iyo aqlaaq m.a❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mansha Allaha abaayo Allaha ku barakeyo
Mashalah walashay ❤❤
Masha allah abayo hore u soco ❤❤❤❤
Safio sola waan jeclnahey 💚
Waayo waayo maxa ciida iyo qashinka isku xaabiyay oo laygu tumay guriga god baa ka dhig tay
Masha Allah Horay usoco Abaayo❤❤❤❤
Masha allah waxan hesana nolol qurux bdn❤❤❤
Alaah ku barakeeyo
m:a ilaahay hakudhawro❤❤
Maasha Allah ❤
Wanjeclahay nolashan MashaAllah
Quruuxey isar aniga wan ku saray ❤
Masha allah abaayo illahey haku barakeeyoo❤
Masha alaah 🎉🎉
Masha allah hore u soco
Masha Allah so beautiful life ❤
Masha allah horumar wacan kurajeynayaa halkaaga kasii wad dadaalka subscribe wan kusaray good luck wlshy😊😊
maasha allah routine kala kacsan ❤❤❤❤
Allahuma barik❤❤❤❤