AHUN cumar dhuule cali| heestii “DABKAY HURISAA MA DAMO”| with lyrics
Вставка
- Опубліковано 11 гру 2024
- AHUN CUMAR DHUULE CALI
Iyo heestii “DUNDUMO”
Waa hees aad u macaan
Waxaana soo gudbinaa heeso qaaci ah qaraami iyo kuwo cusub oo qoraal ah
Fadlan subscribe!!!
Si ay dhiiri galin noogu noqoto
MAHADSANID
m.youtube.com//UCbOfoP7-kBpH2_D2IUzAShA
Click please
Waa gabar quruxda u rabi siyey ruxi mar indha sara usan ka jesan karin.
Bini adam dhamays mahe dabecada dhaqanka ayay 0 ka tahay wa duni is dabamartee quruxdasi yaysan mas ku geyn wa ramadan bacdal suxur gobtu wa muqdisho waberi hello rer muqdisho
Aad iyo aad kaptan waan ku wata👌🙏
Bacdal suxur maaba dhageysanaysay kk
From zambia
Allh unaxariisto omar Dhuule runtii wuxuu ahaa fanaan umada soomaaliyeed ay jecelyihiin nin qaaliya
26/7/2023 haben arbaco ah magalada nairobi sacadu 12 .30 am stress ihayo hestas soboqday si an maweli oga dhigto gadashey hdd soboqoto like sar cumar dhule alaha ya raxma
Hees lagu qayilo maxay tahy yaa salaam sacada 2.00 habenimo 😍🥰
Allaha u naxariisto jana fardowsa allaha ka warabiyo kitabkisa gacanta midig allaha ka siiyo qabriga allaha u wasaciyo amin ya Rabbi
In Masaafo, Waliba Laga Guuro Doqonta Wan Kugu Raacsan Ahay Cumar Dhuule Cali. Alleh Yaa Raxmuk.
Waaaw mxd samaysaY cumar dhuule waanku wataa Zxp dardaaran Horaa jiree Doqoni waxpaH kuma AhAa😛
Waa Sax sxp Doqoniy waxba kuma ahan 🥰
Heesihi hore wlhy qiimey lahayen hadna socdaal ba fanaan no ah kkkk qiyame
Doqoni waxba kuuma aha
Alle ha U naxiisto cumar dhuule
Waa habeen qurux badan oo jimce ah 05 SEP, waxaa iibaxaya heestaan oo waqti aad u fog iigu dambaysay inaan dhagaysto cajabtu waa laxanka, muusiqa dabacsan, halabuurka erayada iyo codka haalaasiga ah ee cumar cadde AUN.
Waa aniga oo absame ah iyo saaxiibkay Cabdinaafic Casayr waxaannu fadhinnaa hotel kulan. Cashaannu dalbannay. Heestanaana noobaxaysa
wl wad ku mahadsan thy heesta aad noo so galisay heesaha cumar dhule noo so gali mid ksta
xamda nuura
Insha allah waan isku dayayaaa
sixitaan : dhagaxa didibka ah la hadal ee ma aha dhagaxa dixda ah
Hadii daad kula carceero
Ama danab ku sanqadho
Dan iyo heelo kuma laha
Waxaa taa kaaga daran
Sidaan dibno haaga dhaafin
Ayaya kala daadisaa
Dabaylaha raaacisaa
Dundumo bal aboor ka maydh !! Waa waxan dhacayn, doqontuna waa sidaase, hadaad deristiin ka dur.
Hadalba gam
Yaa dhagaYsanaYa 14/4/ 2022🇸🇴🇸🇴🥰
Anig aya. Kaga danbeyo
@@raaxoaxmed9611 raaxayso inta noshahay
Anig haben welbo Ayan dhegesta
@@maxamedlaaskaawi wlh. Adunka dhan Aya itixan eh abowe
@@raaxoaxmed9611haa ilaahay hano sahlo
Mhdsanid wllkey heestan o qoraala wan rbey
Adaaa mudan poqortooyo soo dhawoow
Allah unaxariisto c dh c
Axyaa axyaa qaram ciid mubarik 2021 xusus gara
AHUN cumar dhuule
Hees qurux badan
Waad mahadsantahy sxp
🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
Qurux aaan dabeecad iyo dhaqan lahayn maxay tartaa😢💔
Taas oo kale waxaa la odhan waa
Ubax kudaafad ka baxay ....
Si gooni ah ay ii taabatay
Sxb. WD Ku mhdsn thy waa hees aan aad jcl
wax lagu sodhibo o0 ruunnoqda wa lawayay ilahay idima ziyadsh caqliga iyo cilmi midnaba waxatihin hunguri jasad la dhaxgaliyay
Mooyi hadii aan is idhaa tollow maxaad ugu abaal gudi sidaad iiga haqab tirtay heeso badan ugu hagar baxaday runtii garran maayo sxb abaal gudkaa wallahi. Mahadsenid aan mar uun ahayn baan ku lreyahay sxb
cumar axmed
Soo dhawoow zxp adaa mudan 🤝
Doqoni dugsiiimo maleh wallee
Abdiasiis Mustafe Muse dalab. Inader Culays aan is ilowsiinayaad saaka keentay😅 from Qatar 2024/Sept/28
Caku Doqon😢
Saxid : dundumo bal aboor ka maydh
Dhagaxa didibka ah la hadal
❤ Cumarka AHU
👍
Bro sub wan ku saary heesahan so badi