QOFKII LABO ARIN JOOGTEEYO OO XIFDIYO JANADA ILAAHEY AYUU GALAA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Walaal fadlan channel subscribe saar si aad uhesho muqaalkasto

КОМЕНТАРІ • 172

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 роки тому +7

    Eebe ha inaga dhigo kuwii janada ku kulma dhamanten umada islaamka Ee khayrka jecel 🕋❤️☪️

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman4677 5 років тому +7

    Masha allaaah jazakalah sheikh mohamed wan ka faaidaystay xadiiskan wana ku camal falay allaah waxan ka baryaya inu janatul fardowso kugu bishareeyo allaha xafido culumadeena 😍😍😍

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 роки тому +4

    Ku saliya xabiibkeena maxamed scw

  • @3afsv602
    @3afsv602 5 років тому +4

    Alle haidin barakeeyo
    Ee kadaaya waxyaalaha lagu korfuray qaarkood talo walaaltinimo
    Alle haidin barakeeyo❤️

  • @maxamedmaxamuud428
    @maxamedmaxamuud428 4 роки тому +3

    illaahay hakaa abaalmariyo sheekh

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 3 роки тому

    Mash allah barka allah shiekh Mohamed macalin abshir ilahay raali haka noqdo adun iyo akhiro aamin yaa allah jasakallaah kheeyr shiekh

  • @maxamedmayow3917
    @maxamedmayow3917 5 років тому +12

    maasha Allah ilaahey hakaa abaalmariyo shekh maxamed

  • @axlaaamxasan5163
    @axlaaamxasan5163 4 роки тому

    maashaalash shiq maxamad macalin ilashey janada hakugeeyo wixii ilaahey kubaro waanasoogarsiisaa

  • @qurankarim3770
    @qurankarim3770 5 років тому +8

    Masha alaah ilahay ha ku xifdiyo

  • @cabdiqanitatikochannel6465
    @cabdiqanitatikochannel6465 4 роки тому +2

    Masha allah Sh Axmed Macalin Abshir
    Jazaaka allah
    Allah Haku xifdiyo

  • @Cutie-hq2
    @Cutie-hq2 4 роки тому +1

    Jazakalaah kheyran shiikh Mohamed illaahey ha ku xifdiyo adduuun iyo aakhiro Amiiin

  • @abdihakimmuse8377
    @abdihakimmuse8377 5 років тому +5

    بارك الله فيك يا شيخ.
    Alle hakaa jazi siiyo kheyrkaa iyo wanaaga aad noo soo gudbisay.
    Alle cimriga iyo camalkaba haku barakeeyo.😍😍

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 3 роки тому +1

    سبحان الله 10jeer الحمد الله 10jeer
    الله
    أ كبر10jeer
    سحان الله 33 jeer
    الحمد الله jeer 33
    الله أكبرjeer 34

  • @dhigowabdi1658
    @dhigowabdi1658 5 років тому +10

    Maaanshaaa alh ilahy haidin xafido dhamantiin nooo soo badiyo walaahi waan sugnaa kolay anig aad ayn ujevlahy alaha haidin jeclaado runti Jasaklh qayran

  • @dfghbbcgghjm5356
    @dfghbbcgghjm5356 5 років тому +6

    Ilahow na wafaji if iyo aakhiro aya rabi na xafid if iyo aakhiro

  • @fadumaabdiaden3030
    @fadumaabdiaden3030 5 років тому +14

    Jazaakalaah kheir sidaad qeeyrka noola jeceshahay allah kuu jeclaado,,allaahuma aamiin.

  • @nasramumin1645
    @nasramumin1645 5 років тому +6

    Allaaha kaa abaalmariyo inshaa allaah

  • @kowsar39
    @kowsar39 4 роки тому +6

    masha alllah

  • @kingserbia4348
    @kingserbia4348 4 роки тому +4

    Mancha allah zheekh

  • @f.n6491
    @f.n6491 4 роки тому +5

    MashaAllah Tabarakallah

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 5 років тому +4

    Masha allaah jazakallaah khayran shiikhanaa allaah culimada hano barakeyo amiin dhamanteen allah hayna barakeeyo akhiro iyo aduun
    Janatul fardowsa allah hayna geeyo

  • @user-xb3qw5yq6k
    @user-xb3qw5yq6k 5 років тому +34

    ماشاءالله جزاك الله خيرا جزاء الشيجنا
    Wlhy arin weyn kafaaiiday Ilahy waxn kaga baraya in Ilahy jano fardawsa xisaab la aan kugu galiyo waa habeen 23 ramadan Ilahy ducads ha iga aqbalo

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 4 роки тому +2

    MashaAllah JASAKAALAHU khayraan

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 3 роки тому +1

    Alle ha ina waafajiyo dhmn insha allah.

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 4 роки тому +1

    Masha Allah shiekha wa runtisa sheeydanka illahey hanaka qabto marka bilawabo wan mashqula

  • @ubahindho3414
    @ubahindho3414 5 років тому +4

    Mansha Allah Shugran Shiikh Alle hakaa abaal mariyo

  • @hibomuhidin5897
    @hibomuhidin5897 4 роки тому +4

    Masha Allah

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 3 роки тому

    Sh muxamed macalim allah haku barakeeyo

  • @fgjbdvdgjl2661
    @fgjbdvdgjl2661 4 роки тому +3

    Mashaallah amin

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 роки тому +5

    Masha allah ☪️

  • @cumarabaz
    @cumarabaz 4 роки тому +5

    Kheyr allah kusiyoh

  • @wllnoor7575
    @wllnoor7575 4 роки тому

    M.a sheikh jazakaalahu kheyraan jazaaaa

  • @xaliimomaxamed8301
    @xaliimomaxamed8301 5 років тому +3

    Masha allah jazakallaahu qer shekh

  • @mcgureey5414
    @mcgureey5414 5 років тому +5

    Maash Allaah ,
    Sheikha halagu baraarujiyo in uu carabka ka dafay. Akhrinta Adkaarta in ay tahay Saladda marki laga baxo ka dib.
    Asna uu yiri Saladda gudaheeda

    • @ruqayamohamed2448
      @ruqayamohamed2448 5 років тому

      Waa sabqu lisaan cidna salaada gudeheeda ma aqrinayso waa la fahmi

    • @mcgureey5414
      @mcgureey5414 5 років тому +1

      نعم.
      Dadku isku garasho iyo garaad ma ahan sida darted ayan u tilmaamnay.Khadkii.Sabqulisaanku waa gaf aan kas ahayn, ayna tahay in la cadeeyo uun.Mida kale waxu mar haday diin tahay waxa waajib in la saxo.

    • @masjidassaxaabah1579
      @masjidassaxaabah1579  5 років тому

      ua-cam.com/video/Ox10rc_Jy9s/v-deo.html

  • @user-gp2mm6pw1k
    @user-gp2mm6pw1k 4 роки тому +1

    جزاك الله

  • @mojamac585
    @mojamac585 4 роки тому +1

    Jaskalllah khayr allaha kuxafido

  • @fadumogelle8462
    @fadumogelle8462 5 років тому +3

    Kheer alaha ku siiyo shikhuna

  • @fadumoomar6763
    @fadumoomar6763 4 роки тому +3

    Mashllh Jasakallah sh

  • @ahmednorabdi7677
    @ahmednorabdi7677 5 років тому +3

    جزاكالله

  • @hodanmohamedfaarah8091
    @hodanmohamedfaarah8091 4 роки тому +2

    Mansha alah

  • @salahabdi1350
    @salahabdi1350 4 роки тому

    Ma sha allah allah noo kaa xafido sheekh

  • @umihaashimumihaashim1135
    @umihaashimumihaashim1135 5 років тому +1

    Masha allah shukaran sheekhena allaha ku xafido

  • @aaminayahya3817
    @aaminayahya3817 5 років тому +1

    Mansha allah sheikh jisakallhu khar

  • @sagalkadiyeafcad8889
    @sagalkadiyeafcad8889 4 роки тому +1

    amiin yaarabi scw

  • @haniomarmohamed2031
    @haniomarmohamed2031 4 роки тому

    Masha allah ilaahay hakaa abaalmariyo anagana kuwii ku camal fala allaha naga dhigo aamin

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 роки тому +4

    Calayhi salatu wasalam 🕌☪️

  • @shamiscismaan6890
    @shamiscismaan6890 2 роки тому

    Mansha allaah shikh ilaahay haku barakeeyo

  • @fatimafaysal7336
    @fatimafaysal7336 4 роки тому +2

    Msh alh jasakalaah

  • @bibinuur7742
    @bibinuur7742 5 років тому +1

    Masha Allah jasakallah sheeq alle haku xifthiyo amiin ya allah

  • @marioomar6333
    @marioomar6333 4 роки тому

    Shukrann Sheikh....

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 5 років тому +6

    Masha Allah sheikh

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 5 років тому +1

    MashAllah Sh waa runtisa ilaheey ajar haa idnkasiyo

  • @dfghbbcgghjm5356
    @dfghbbcgghjm5356 5 років тому +1

    Maashaa allahu tabarikaa jasaa akalaahu khayr if iyo aakhiro

  • @maamomaama4539
    @maamomaama4539 5 років тому +1

    Mashaalaah ilahaayo noofududeey acmaasha qeyrka

  • @khaalidqule3213
    @khaalidqule3213 4 роки тому +2

    Mansha allaH sheekh Alle Haku xifdiyo

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 5 років тому +2

    Masha allah allaha ku barakeyyo

  • @nimcoabdiabdilaahinimcoabd7677
    @nimcoabdiabdilaahinimcoabd7677 4 роки тому +1

    Jazaakalaahu khayran sheekh

  • @MuxiyadiinCarab
    @MuxiyadiinCarab 4 місяці тому +1

    Msha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawoabdulle8339
    @hawoabdulle8339 4 роки тому +1

    Jazaakallaahu qeyran

  • @kingserbia4348
    @kingserbia4348 4 роки тому +1

    Mancha allah sheekh mohamed

  • @ahmeddahirali2497
    @ahmeddahirali2497 4 роки тому +1

    masha allh shukrn shikh

  • @abdishakur8760
    @abdishakur8760 5 років тому +3

    Mashallah

  • @nasrahassan9913
    @nasrahassan9913 5 років тому +2

    Allahu akbar ilahow no naxariso

  • @user-vl7lp6uo5f
    @user-vl7lp6uo5f 5 років тому +5

    Manshalh walahay wanka faaidey ilhay haka jasisiiyo subcribe ayan kusaaray walal noso badi vedioyada noocana pls😍

  • @jamaaliraad5077
    @jamaaliraad5077 5 років тому +1

    Asc akhu fillaah ma waxa horaynaya ama ukala hooteyaan sidan sidaybay ukala horeeyaan bal sax shiikh
    الله اكبر
    سبحان الله
    الحمد الله
    Iyo sidan
    سبحان الله
    الحمد الله
    الله اكبر
    Teeba aax ah

  • @dr.khadarmohameddaud6993
    @dr.khadarmohameddaud6993 5 років тому +3

    جزاك الله خير الجزاء وأحسن الله إليك وبارك اللهم في عمرك

  • @munasagal1229
    @munasagal1229 5 років тому +1

    jasaakallahu khayr sheekh

  • @eesy8947
    @eesy8947 5 років тому +3

    جزاك الله خيرا ياشيخنا الفضيلة

  • @ayaanomer5278
    @ayaanomer5278 4 роки тому

    Mansha allh tabaraka allh

  • @nimcosharaf394
    @nimcosharaf394 5 років тому +2

    Maan sha allah

  • @abdikarimosman1165
    @abdikarimosman1165 4 роки тому +1

    Mashkuuran Shiikh

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 роки тому +3

    Calayhi salatu wasalam ☪️❤️

  • @fardowdo30yaayamaxammed6
    @fardowdo30yaayamaxammed6 5 років тому +2

    jazakallah

  • @sucaadomadoweyhooyomcninol872
    @sucaadomadoweyhooyomcninol872 5 років тому +3

    mashallah

  • @adnanmohamed6399
    @adnanmohamed6399 4 роки тому +2

    Masha Allah😍.

  • @hawoali9593
    @hawoali9593 4 роки тому

    Asc sheekh alha ku barkey

  • @zamzammaxamed2140
    @zamzammaxamed2140 4 роки тому

    Shiiqow kheer alaah kusiiyo

  • @fadxiyamohamed150
    @fadxiyamohamed150 4 роки тому

    Masha allaah

  • @maliidmaxamedmawliidmaxame4415
    @maliidmaxamedmawliidmaxame4415 5 років тому +1

    Maasha allaah ilaahay haku dhawro sh

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 5 років тому +1

    Jiska Allaha Khair yaa Shiikhunaa.

  • @ismahanabdi3185
    @ismahanabdi3185 5 років тому +4

    Maasha allaaaah tabarakallaah😭😭😭😭😭😭😭😭 alloow naxiifdii

  • @hantergamer8071
    @hantergamer8071 4 роки тому

    Masha Allah sheekh maxamed abshir

  • @wanaagmedia6157
    @wanaagmedia6157 3 роки тому +1

    Walaal Markasta oo La seexanayo Maa La akhrinayaa miyaa Mise waa Habeenkii uu kaliyaata mise waa mar walba oo aad seexanaysid

  • @fosiyacali4333
    @fosiyacali4333 5 років тому +2

    walalayaal khayr alle haydin siiyo waad dadaalaysan dadkana waad u faaidaysen talo ahaan waxan idin odhan shekha sawirkisa saara oo fidyawya iska daaya

  • @laylajama3746
    @laylajama3746 5 років тому +1

    Jasakalah sheikh

  • @shiindhonuunow5544
    @shiindhonuunow5544 5 років тому +1

    Jazakallah sheikh

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 5 років тому +2

    Asc shiikh mahadsanid anigu waxaan idhaahdaa 33 midkiiba shiikh markaaba ajarkii miyaanu badanayn

  • @deeqaaxmed9133
    @deeqaaxmed9133 4 роки тому

    Allaahu akbar

  • @hiboabdisalanmohamudjamacg1209

    scw scw scw scw scw scw 🤲🏾❤️

  • @cadeyali4071
    @cadeyali4071 3 роки тому

    Marsha Allah

  • @aaminayahya3817
    @aaminayahya3817 4 роки тому

    Sheikh jisaakallaahu khayar

  • @MiskiCumar-rc3gp
    @MiskiCumar-rc3gp Рік тому

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤✅✅

  • @masjidassaxaabah1579
    @masjidassaxaabah1579  5 років тому +2

    Walaleheen channel kena kale subscribe saara link gan ku dhufta jazakumullah 🙏🙏👇👇👇👇👇
    ua-cam.com/video/Ox10rc_Jy9s/v-deo.html

  • @eesy8947
    @eesy8947 5 років тому +2

    احسن الله اليك

  • @rowda318
    @rowda318 5 років тому +2

    Maashaa allah

  • @islam-up1ew
    @islam-up1ew 4 роки тому

    مسجد الصحاب
    ikhwa shiekh mohamed macalin abshir
    Xagee lagala xiriri karaa

  • @mustafesaluute6237
    @mustafesaluute6237 5 років тому +3

    Maasha allh

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 4 роки тому +1

    Asc shiikhunaa waxaan kuweydiin lahaa salaad walba markii laga baxo soo ma aha in la aqriyo 33 subxaanallaah 33 alxamdulillaahi 33 allaahu akbat iyo 1jeer oo laa illaaha ilallaahu waxdahu laa shariiykalahu lahul mulku walahul xamdu wahuwa calaa kuli shey in khadiir maxaa waaye toban tobanka

  • @bashircali2102
    @bashircali2102 5 років тому +2

    Mansha alh yaarabi naha dhig kuwaas

  • @maxamedmayow3917
    @maxamedmayow3917 5 років тому +2

    waad kumahad santahay wala wanaaga aad noosoogudbisid mar kasta waxaa kaloon kaaga mahad celinayaa cidsigii aan kuusoojediy ee ahaa in aadan isku dhaxdarin wacdiga iyo nashiidada mahadsanid walal