Madaxwyne Faysal Waraabe oo Dhulba-hante Hawiye & Ciise isla Jiidhay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

КОМЕНТАРІ • 69

  • @filsanmo4987
    @filsanmo4987 3 місяці тому +3

    Dhibaatadii koonfur ka dhacday ee beesha Daarood lagu xasuuqay waxa garwadeen ka ahaa Isaaq masiibo kasta iyo iskudirka somali wayna isaaq baa ka shaqeeya Allah haka qabto somali reerkaa xanuunsanaya cudurka xaasidnimadu dawo ma laha e

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 3 місяці тому +1

    Somalia ❤ Djibouti ❤ 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @alijama6723
    @alijama6723 3 місяці тому +2

    WAR HOOY NINKAN FAYSAL GADH CASAA LA DHAHAA WAATII LASOO QAR XIYEY GAR XEJIS IYO CIDNA HAW CAAYENA WAA YAMANI FAAL GUREYA OO ICLAAJA OO CARUUR TIISII MAALINTII ALQAACIDA QAADATAY BAA MIYIR UGU DAN BAYSEY ISKA DAAYA HAKU DEN BAZBINA WAXAA MUUSUU KU DEWER SANAYAA

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 3 місяці тому +2

    Iidoor Caqli xumaa waxay u fakaraan sida Yuhuudda waa nala xasuuqay ayay yiraahdaan laakiin iyagu ma arkaan dadka ay Xasuuqaan .waa La idin fahmay.

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 3 місяці тому

    Injineeraw xaal qaado. Siyaasadna warkeedaba dayoo habaar ayaa kaga ina waraabe. Waa nin qaawan oo mudh ah oo iska warahayn inuu hu xidhan yahay iyo waxa uu ku hadlayo

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 3 місяці тому

    DAD BADAN WAXAA JIRAA WAALAN LOO YAQAANAA WAALASHADA MARADA XIRAN
    INTA XABUUNSANEEYSA ILAAH HA CAAFIYO

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 3 місяці тому +2

    Oroma yahow soomaali ma tihide bax qashin yahow

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 місяці тому

    SAAQID FAYSAL CALI DHURWAA MAAHA SHAQSI MACNO LEH ISAGA IYO AABIHII MIDNA EE HADDUU WAX ISKU HAYO DAGAAL HASOO QAADO SAQAJAANKU.

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 3 місяці тому

    War feysala maxad walan buu wax ushegaysa anagana faaruq ahe😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 3 місяці тому

    MAHADSANID CABDALJAAMIC CABDALXAMIID WAA WANRIYE SOO F
    IICFIICNAANAYA

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 3 місяці тому

    Kkkk
    Faysal waraabe
    Isaaq land ayuu sheegay serdi ❤

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 3 місяці тому

    Waraabe SSC kuma Rabto Munaafaq

  • @abdikanimohamed3768
    @abdikanimohamed3768 3 місяці тому

    Injineer xaal qado xage ka yahay injineer somaliya waxu aha fataal rerkisa so fatala morgana gabdhaha dada yar u kena afweynu laso qaxey waligina snm ma adin wa fuley

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 3 місяці тому +6

    Feysal wuxuu rabaa inuu adoonasado dhulbahanate waa hadeey ka yeelaan

  • @hassanmahamud3850
    @hassanmahamud3850 3 місяці тому +4

    Siyaad bare haka been sheegin sheydaanyahoow beenaala ah afka ilaahay ku qabay isaaqoow is dhaafiya mujrimkaan ina waraabe ah.

  • @abdikanimohamed3768
    @abdikanimohamed3768 3 місяці тому +2

    Injineer xaal qado xage ka yahay injineer somaliya waxu aha fataal rerkisa so fatala morgana gabdhaha dada yar u kena afweynu laso qaxey waligina snm ma adin wa fuley

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 3 місяці тому +6

    Waa feysaloo waa faaruqoo waa filim kartoon

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 3 місяці тому +3

    Asaaqoow amxaaro hadaa dhulka taako kasiisaan, hadoow dhulkoo dhan bay sheeganayaan. Maanta kafiirsada.

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 3 місяці тому +1

    Asc wll
    Nin waalan wax kasooqaad male

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali 3 місяці тому +1

    Faysal ma soomaali baa

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 3 місяці тому

    .kkkkkk.fiqi.iyo.ina.cabdi.shakuur.malaha.firdhiya.ayuu.kuqalday.nasiib.xumo.dadka.aqliga.daaryeerta.leh ayaa.soomaali.oodhan.siyaasada.ugu.jira.alle.hanaga.soo.gaaro

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 3 місяці тому +3

    Waraab yahow afkaaga uraaya ka jeedi mudane Ahmed macalin fiqi

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed7900 3 місяці тому

    Faysaloow Garxajis Meel Ku Sheeg..Khaatumona Way Dhaqaaqday .

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 3 місяці тому

    ITOOBIYA QUSHAASH 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA CADOWGA SOMALIA WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA HADHACDO ITOOBIYA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA 🇪🇹

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 місяці тому

    GOORMUU INGINEER FAYSAL FAARUQ NOQDAY ? 😂😂😂😂
    JAAMACOW MA DACAAYAD BAY KAATAHAY, MISE.....😝🤭🤗

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 місяці тому

    War waxaan feysal faaruq cid warkiisa Og oo taqaan Malehe katag meesha Dheh jamac Galadow Hanagu soodhisin Feysal Faaruuq pls and pls noocyadaan oo kale

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 3 місяці тому

    Iam Somali my country Somalia 🇸🇴 what is the land. Kkkk. Been cid noola imaan kartaa ma jirto isaaqoow. Sheeko raqiisa kkkk. Anagu. Tuugo. Iyo been ku nool. Ma dhaysan. Kkkkk. Yuu. Wax u sheegi karaa. Ma ssc khaatumo bay dawladnimo iyo wadaniyad usheegi karaan. Kkkkkkk. Tawxiid ka. Alle iyo. Diinta. Alle. Cid. Been nooga sheegi kartaa. Ma jirto

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 місяці тому

    Faysal
    Shaqo xun ayuu Qaban jiray sida la sheeko
    Waxaa hagto
    Caloosha .

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +1

    Welkom 🤗 Jaamac Galad

  • @Xalane-i7w
    @Xalane-i7w 3 місяці тому

    Faysal hala yaabina ma is caqli dhaamaan muuse biixi, ina kaahin iyo saleebaan kkkkkkkk isaaqa intii u liidatey weeye ilaahoow ka qabo iyaga SSC KHAATUMO meel ayay iska marisay waxaas qadhinka ahe

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 3 місяці тому

    Cadoow intuu reer ssc dili lahaa reer d’il koodana ku faani lahaa Walsall kood hadilo Eeddo kadaba hadha ssc idinku ku heshiiya waa maalintuu abtigaay ugu hadalka fiicnaa 😂😂😂😂

  • @admirmoussa920
    @admirmoussa920 3 місяці тому

    Kkk qanbaarka qayladiisu waxshegi mayso gorgorkuse inu aamusiiyo waaq waaqda qanbaarka wax ku qaadan mayso kk

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 3 місяці тому

    Maxa wakhtiga ay reer ssc khatumo state of somaliya dhibatada u ka cawiyey war qofka naga qabsada cidi qabashadisa lehey habaar weeye wuxuu malin walba halkan isla soo raga 2 sano buu halkan isu so kaya tagayey intaa waa hadlayey

  • @salmaomar-m1v
    @salmaomar-m1v 3 місяці тому

    Mar wuxuu dhihi hawiyoow dhubahantaa idin dilay
    Hadana wuxuu leeyahay dhulbahantoow hawiyaa idin Dilay
    War meeqa carab ayaa kuyaala. Ilaahoow hana waalin Ninkan ubad cilaajyada geeya malaha miyaa?

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 3 місяці тому

    Jaamac waad mahadsantahay.dadka in la heshiisiiyo waa jib,alle swt ina array. Aad baa u mahadantahaw wallaalkeen qaaliga ahoow.

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 3 місяці тому

    Anaguna dagaalki 25 june ayaanu kala soo noqonay gobanimadaydii sl

  • @moh-l5e8c
    @moh-l5e8c 3 місяці тому

    Shacabkii ciise itoobiya ayaa gumaadaysa oo ku hubaynaysa cafar idinkuna bad ayaad siinaysaan itoobiya xabashi abaal ma leh

  • @maxamedmaxamuudmandamus5464
    @maxamedmaxamuudmandamus5464 3 місяці тому

    Tuug tuug dhalay oo beenta waad ah wali ma waxad u xiisa qabtaa habeen an nin dilo ayaad u ciil qabtaa miyaad sadex kun oo nin magtooda haysaa

  • @medideabdi7397
    @medideabdi7397 3 місяці тому

    Hadalka maxaad sidan wayday ma af carabi ayu kuhadlaya .
    Beenale ayad noqotay dhuni qata a

  • @SalebanAbdi-iw5yj
    @SalebanAbdi-iw5yj 3 місяці тому

    Dalkayaganu Nimi ee hargaisa umanu soo qaxin.

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 3 місяці тому

    War nimanyahow odayga Waxba odhan mayne yaa naga aamusiiya subxan allah

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc 3 місяці тому

    BEENALE BEENALE REER SNM EE XARASH LAYASH SADIXDA WEE ISKU REER XAGE LAGA ARKAY SIDA OO KALE XAMAL WAA WAX CEEB AHNA MAJITO

  • @AAli-k6h
    @AAli-k6h 3 місяці тому

    FF waxay udhigan tahay Faisal faaruq 😂😂😂😂

  • @phprince5153
    @phprince5153 3 місяці тому

    Faysal waraabe iyo maama malyun sow isku dhaqan maahan?

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 3 місяці тому

    Mahadsanid Mudane
    Eid Mubaarak dhamanten 🌿

  • @mohamedmahdi1373
    @mohamedmahdi1373 3 місяці тому

    Dadka xanuunsaya in aad hadalkooda sooqadato ayaa qalad ah

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 місяці тому

    Xaqli xume faysal dhurwaa munaafaq

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 3 місяці тому +1

    Waxa dheexdiina ah ka heshiiya alle swt ayaa yidhi.

  • @abdikadirsomane8967
    @abdikadirsomane8967 3 місяці тому

    Qiyaali aan dhaman dad kunool😂😂😂

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 3 місяці тому

    HADMUU MADAXWEYNE NAQDAY???

  • @blacktiger194
    @blacktiger194 3 місяці тому

    WAR xaarkaiska duw

  • @CharkoMoud
    @CharkoMoud 3 місяці тому

    FAYÇAL FARUUK BEINALEH

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 3 місяці тому

    Mourachah weeye

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 місяці тому

    Kkkkkkkk Kkkkkkkk

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 3 місяці тому

    SOMALIA GUIL 1960 BRA

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 3 місяці тому

    Faisal faaruuq riyo maalin cad buu riyoonaya!

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 3 місяці тому

      Muse juudan baa yiri Mushaarkii xisbigada ee 20kun Dollar Bilkaste aanku siin jiray kuma siinayo ilaa aad tiraahdid Warkaas Marka yaa warkiisa Maqlaayo Muxuu yahay horta wuxuu u Camiraa Muse Orom Isagii Baa lagumeestaa oo dadkii uu kasoo jeeday hortiisa lagu xir xiraa oo sirdoonka leexsan oo wiilkii Muse Orom ku xirxirtaa dumarkii iyo dhalintiiba Hadal miyaa ubanaan Feysal faaruq

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc 3 місяці тому

    AWDAL IYO SSC HORE AYAAD XASUQ TEEN WAX LAILABI KARONO AF MINSHAR NIMO WAXABA NAGA QAADI MAYO♦️

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 3 місяці тому

    Ina warabe iyo beeshisa. Miya cid kale xabashi loo adega cid kale ku eedeyn karta

  • @daadax7081
    @daadax7081 3 місяці тому

    Adeer Daarood wixii xamar 91 kii lagu sameyey waa cafiyey dhulbahante intii xamar lagaga diley waxa 10 jibaar kabadan intaad 8 bilood PM ka iyo madaaficda kaga disheen e hawarerin

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 місяці тому

    ilahay ku dulay faysal damer ilahay nagumah so celiyoh idor Qadhmun war wan kah xumahay in aad war nogah dhigtoh idor iyo faysal doqon

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 3 місяці тому

    Ha la soo xidho Tuuggan Ina
    Cali Waraabe mar haddii u dhulki Harti weli so eegaya

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 3 місяці тому

    Warabe wuu washay marna wuu duceyn galo ka ducuyn marna gaalo leyahy an soo dhawesano labada gacmod ku qabsano bisinka yasinka quranka dadka uu shegay waa faysal inta lamida ka alla magan faysal xabashi 😂

  • @museosman8296
    @museosman8296 3 місяці тому

    Faysal faaruq May ku dheheen waa imisa qof faaruq cabaadaaye marna caytamaaye yaahuu

  • @nasroali3279
    @nasroali3279 3 місяці тому

    ❤❤❤ jaamac galad ninween we love you ❤❤❤❤❤❤

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 3 місяці тому

    Inchallah guulastay midnimo somalies