Masha allah JIHEYAHA SAXDA WA ADIGA magacan wala heshay waxan rajaynaya in an wax badan ka faidi dono insha allah Guleyso marwalba anagana gushada waa gusheena ilahay hak barakeyo sida ad waqtigada no siisay Wll jiro aya tahay mahadsanid
ustaad mahadsanid, waxaan kaa codsanaynaa casharadaada playlist inoogu sameey iyo qaabka ay u kala muhiimsan yihiin? waxaan arkaa in aad tahay in aad si fudud well explained ah wax noogu sharxeyso. many thanks, to u
Makuwo full khibrad leh , kuwo ku cusub ana bal ila baadi goob oon ku biiro haday jiraan dad barashadeeda diyaar u ah Hadaan arkey commentigas 5 bil ka dib
Mahadsanid Ustaad, sidaan ognahay wadanka kama shaqeyo coinbase waxa la isticmala inta badan Binance marka waxaa kuso dartaa binance ga qaabka looga gadanayo
walal. centralizedka inaga oo aanan isticmaalin dex ma ku shaqeysan karaa? yacnii binance iyo sheekadaa intaa halkaa iga dhigto dex toos ma u geli? karaa ma ka bilaabi karaaa Dexka! Thank you
usteede waa mahadsnthy lkn waa bobsineysaa waxa aad nooshegeysid mise muhimadada waa ina nagu qasabtid inaa ibsano casharada arday aya ajirto aanan iibsan karin marka ardaygii ibsan karo iyo kaan iibsan karin ina aisku wado isku day usteede
Ascw Abdallah way ninyahoow inaan kugu soo xirmo aan rabaa canada aan joogaa cryptocurrency aad baan uga helay & sida wanaagsan ee aad noogu kala dhig dhigto
Masha allah JIHEYAHA SAXDA WA ADIGA magacan wala heshay waxan rajaynaya in an wax badan ka faidi dono insha allah Guleyso marwalba anagana gushada waa gusheena ilahay hak barakeyo sida ad waqtigada no siisay Wll jiro aya tahay
mahadsanid
Mahadsanid ustaad Abdalla Guulayso
Ustaad abdala way waa ku salaamay
❤ waad mahadsantahay macalin
Guuleyso ustaad
Mahadsanid ustad abdalla
Macalin stock market day trader cashar nooga samey
Shukran ustaad
Walaale ustaad mahadsanid
ustaad mahadsanid, waxaan kaa codsanaynaa casharadaada playlist inoogu sameey iyo qaabka ay u kala muhiimsan yihiin?
waxaan arkaa in aad tahay in aad si fudud well explained ah wax noogu sharxeyso.
many thanks, to u
ustaadii bodka aad kasoo qaadatay trade magaciisa iyo bodadka ugu fiican ee aad trade u isticmaasho insha allah nala-wadaag
Abdalow seetahay War waxan rabaa inaad noo raadiso 20 qof oo full experience ulex crypto oo aad nafta agdhigto oo fee fican laga qaado noo raadi aniga lumber 1 ayaan ahay waxan rabnaa inan lajanqaadno new generation crypto feedback Ayan kasuga
Anigana 2 iga dhig
3
4
5
Makuwo full khibrad leh , kuwo ku cusub ana bal ila baadi goob oon ku biiro haday jiraan dad barashadeeda diyaar u ah
Hadaan arkey commentigas 5 bil ka dib
Mahadsanid Ustaad, sidaan ognahay wadanka kama shaqeyo coinbase waxa la isticmala inta badan Binance marka waxaa kuso dartaa binance ga qaabka looga gadanayo
waad mahad sanatahay waxaa ka sugeena macalin sida botka looga samesto wallet iyo sido wax lagu ibsado
Ustaad mahadsanid waxaan kaa codsanayaa inaad unisat wallet isna noo sheegto side wax looga gato
Ustaad etherium wallet cashar kasoo samee adoo mahadsan
walal. centralizedka inaga oo aanan isticmaalin dex ma ku shaqeysan karaa? yacnii binance iyo sheekadaa intaa halkaa iga dhigto dex toos ma u geli? karaa ma ka bilaabi karaaa Dexka! Thank you
Side banking loogu xirto ku dar casharka binance
Ustaad Abdala waan ku salaamayaa
Intaas kadib waxaan ku weydiinayaa Wallet-ka la yiraahdo OKX Passport iyo Id card maa la iga rabaa?
Mahadsanid.
sidee binance ama ekisjaanjiga la mid ah looga trade gareeya fiidiyaw nooga soo sameey ustaad
Gateio isticmal
Ustaad aniga hada waxaan jooga somalia waana Soo tahriibi rabaa binancigeyga hadhoow iimanshaqeynaayo maxaa ku badashdaa please ila tali
Ustad ado mahad san video kaso samey LBank sida lo deposit lo dhaho iyo Lo gato
usteede waa mahadsnthy lkn waa bobsineysaa waxa aad nooshegeysid mise muhimadada waa ina nagu qasabtid inaa ibsano casharada arday aya ajirto aanan iibsan karin marka ardaygii ibsan karo iyo kaan iibsan karin ina aisku wado isku day usteede
Ascw Abdallah way ninyahoow inaan kugu soo xirmo aan rabaa canada aan joogaa cryptocurrency aad baan uga helay & sida wanaagsan ee aad noogu kala dhig dhigto
Ana sidoo kale canada , ayaan joogaa inaan bilaabo ayaan rabaa fx iyo crypto aan is waydaarsano wixii xog ah
Asc bro Snapchat maledehy?
Qof bilaaw ah video kaaw wuu ku waalanaa walee
Plz by mobile nogu soo gudbi
botka cashar kaso samee