Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
ALLAHA u naxariisto A/ RAHMAN XASAN RAAS wuxuu ahaa Fannaan qaali ah dhawr heesood buu lahaa heesihiisana ma kala dhacaan waliba anigu waxaan ugu jeclahay heestii la oran jiray RAFIIQAYGIYEEY RAAMAYSTAY AWGAA ax iyo ax , waxayna wada dhasheen oo ay walaalo ahaayeen Al fannaan CUMAR XASAN ROORAAYE welina wuu nool yahay ilaahay ha i noo daayee ,
Aamin
From Radio Djibouti..AUN Xalima Cabdi iyo C/raman Xasan ( A.Raas).
Heesta waxa laha allee haa naxaristee SALEEBAAN DAUUD
hoobalkani maaha cumar ee waa walaalkii baan filayaa aburaas aun
Ha wa walaalki
Heesta waxa laha allee ha naxaristee SALEEBAN DAUUD
Hees ka tarjumaysa munaafaqadda iyo dadka kala geeya laba is jecel kaaga darane dadkaasina ay yihiin dadka asxaab ahaan ugu dhaw dadkay kala geynayaaan Jaceyl Xaasid ma Waayo
Alow ku naxariisto abtigay