Ruwaayadii ii daaya dooqeyga, Part 3 oo aad u qosol badan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лип 2020
  • Ruwaayadii ii daaya dooqeyga, Part 3 oo aad u qosol badan
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 151

  • @sacdia-xabeb
    @sacdia-xabeb 4 роки тому +7

    Waxan kamid ahay doctorska da'dayar ee hada so koray subscribe ii saraa dhirigalin ayey ii tahee Alle haidin sharfo aduun iyo akhirobo walalyaal 🙏

  • @zakariayamyam9867
    @zakariayamyam9867 4 роки тому +6

    🤣🤣🤣 Abti libaan ur funny walhi I like it😍

  • @xabadkeysed9998
    @xabadkeysed9998 4 роки тому +4

    Qoftaan geenyada madow wallaahi sheeb qatar ah ayeey leedahay masha Allah war tooloow qofta in eey free tahay iso sheega

  • @findheofficial8498
    @findheofficial8498 4 роки тому +4

    Masha allah qof qaali ah baa ruwayadaan ku jirta best somali movementers ar iga hubiya ma saxay xogaa luqada waan qasbayaye🤣🤣🤣

  • @drsiqradagan1750
    @drsiqradagan1750 4 роки тому +4

    Horey usocod wngsn wllaha🙏💋💝😘

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 4 роки тому +5

    Kkkkk Gabdhaha buurbuurann oo aan anigu ku jiro Sariir waa naloowaayeyy waa in aan iscaateeyno ❤️❤️❤️👍👍

  • @jabirmohamed5410
    @jabirmohamed5410 4 роки тому +7

    Xogmaal Media the best UA-cam channel 💕🔥💥💕👍🔥🔥

  • @nasrudiinabdiwahid9233
    @nasrudiinabdiwahid9233 4 роки тому +1

    Dalmar Yare LEGEND QOSOLKU. IGA DHAMEYAY

  • @hamdachannel5621
    @hamdachannel5621 4 роки тому +5

    Geenyada madaw big taageero ani arimaheena ayaan kugu bartay ugu horayn

  • @maxamedxabiib7189
    @maxamedxabiib7189 3 роки тому

    Abti you make my day thank you guys keep doing good how guys thank you

  • @faizaali807
    @faizaali807 4 роки тому

    Kkkk okay
    Bariro cadeeya iyo Abti Liibaan
    Cadi maha runtii kkkkkkkk😂😂🇺🇸👋❤️

  • @secretstar8830
    @secretstar8830 4 роки тому +28

    HHH 🤣🤣 abayo geenyo ruwaayada waad KU fcnthy please 👍 more

    • @runtaiyowixiisocda245
      @runtaiyowixiisocda245 4 роки тому +2

      Dubscrib isaara hooyo. Aan ku saary

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 роки тому

      @@runtaiyowixiisocda245
      Hore u soco bro SUBSCRIBE waa iga hesata adigana ii saar inshallah igu sharaf

  • @hamdahamda7045
    @hamdahamda7045 4 роки тому +2

    Aabihii baa tabtaa ahaa salaaduu ila qabay oo balaayo dhan buu ila qabay😂😂😂

  • @amiiraabdirahman9036
    @amiiraabdirahman9036 4 роки тому +4

    Haha wlhi abti umad ma aha 😂😂😂😂 liiban so cun ma lagu dhahay kulahaa

  • @amoundjama1514
    @amoundjama1514 4 роки тому +6

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk j'adore abti Liban un vrai comédien

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 роки тому +1

    From geenyada madaw.....🥰

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 4 роки тому +5

    Soomalida waaba la yaabay 20k aa fiirsatay lik gana ma badno seecamal. Dadka markay wax fiican soo bandhigaayo hala dhiirigaliyo ee likga haka baqiilinina.

  • @moh_dream574
    @moh_dream574 4 роки тому +17

    Car hadaad geesi tahay hoos fiiri 💪
    ⬇️⬇️👏
    Wll MACAAN owlaad baari ah alle haku siiyo lawadada walid janada ku kulma " Amiin " ana iga farxi #subscribe igu caawi 🤩🙏🏻

  • @muzlimohinawarsame681
    @muzlimohinawarsame681 4 роки тому +2

    Abti Liibaan xaraabad taHaY WlHi Aptio🌷❤👑

  • @MrAbdullahi701
    @MrAbdullahi701 4 роки тому +2

    Hhhhhhh mama Sahra aawey wiilkeedi

  • @bilandahir9854
    @bilandahir9854 4 роки тому +3

    Dooli wa na dhibee cargo ma so saara 🤣🤣

  • @ebyanabdi4981
    @ebyanabdi4981 4 роки тому +2

    Genyada madow masha allah

  • @nadaferhan826
    @nadaferhan826 2 роки тому

    Calooshu waynaa masha allah

  • @khadramohamed6854
    @khadramohamed6854 4 роки тому

    Abti liban bojale waaye 😂😂😂

  • @amranhaji5196
    @amranhaji5196 4 роки тому +4

    Hhhh xafad lee xoreyay kulahaa iyo sidii u orday hhh geenyada madow caadi ma'aha

  • @hassanmahamoud9977
    @hassanmahamoud9977 4 роки тому

    hhhh walahi qosolka iga dhamaatey

  • @ifrahaxmed9256
    @ifrahaxmed9256 4 роки тому +2

    Jiir rabshadiisa 1$ kama bixiyeen 😂😂😂😂😂

  • @xogogaal9235
    @xogogaal9235 4 роки тому

    Opp opp geenyada madow waa ku tageersanahay Abaayo riwaayado badan lasamee

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 4 роки тому +7

    Mas 🐍🐍waa necbahay mas iyo libaax hadii lays barbar dhigo libaxa ha icuno🦁

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 4 роки тому

    Hhhhhhhhhh abti libaan waa lugu dheganyahay libaaxa hhhhhhhhh

  • @hamzayousuf627
    @hamzayousuf627 4 роки тому +3

    Geenyada madow inta ku baratay fartun duvet like ta

  • @Naliizabea5640
    @Naliizabea5640 4 роки тому

    Kkkkk abti Liban boto wu dhamaye

  • @abdidubat1439
    @abdidubat1439 4 роки тому

    Geenyo madowey abaayo abti liban fuuley ween waye

  • @amintube1056
    @amintube1056 4 роки тому +1

    Genyada surprise waa kadis af Somali lol

  • @fadhumoabdikari481
    @fadhumoabdikari481 4 роки тому +1

    Ku wan Funny waye kkkkkkkkkkk

  • @aminupdy2642
    @aminupdy2642 4 роки тому +1

    15:58 Geenyada madow maskan kulahaa 😂😂😵

  • @beelarashiid4015
    @beelarashiid4015 4 роки тому

    Ninkan so flm ugu dhigayay ruufyan iyo nacas iyo fulay waxaan ka aminsanahay intaba inuu tahay

  • @zainabsalat7155
    @zainabsalat7155 4 роки тому +2

    😂😂😂😂 fuleeysanaa

  • @omarofficial2890
    @omarofficial2890 4 роки тому

    Kan umadeena maaha😂😂😂😂

  • @ayaanofficial7060
    @ayaanofficial7060 4 роки тому

    Geenyada Wan Ku Salamay

  • @samiya2110
    @samiya2110 3 роки тому +1

    Kkkkkkkk qosol badana ,kkkk 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qadarblue6784
    @qadarblue6784 4 роки тому

    Maskii somaliya mahan kulahaa awalna wan fiqanayay odhahayay abti lii hhhhhh

  • @ifraaxmacmuqtaar5292
    @ifraaxmacmuqtaar5292 4 роки тому

    WLaahi mas wanecbahay ilaah I'ma duso

  • @aminupdy2642
    @aminupdy2642 4 роки тому

    Galass ka liiban weyni bad naa 😂😂

  • @khadroahmednur8296
    @khadroahmednur8296 4 роки тому

    Kkkkkkkkkkkk 30 dollar aa dooli kabixinaa kulahaa

  • @noorjimale9918
    @noorjimale9918 4 роки тому +1

    dadkan filmka jilaya iyo meshay ku jilayanba africa in ay jogan cml ayay uegyihin hhh

  • @marwanmarwan182
    @marwanmarwan182 4 роки тому

    Geenyada modow
    Funny

  • @yasiromar4702
    @yasiromar4702 4 роки тому

    Hore u socad wanagsan

  • @mohamedhussein791
    @mohamedhussein791 4 роки тому

    Kan kii ordaayay waaye aboow

  • @shukrialigamaar7769
    @shukrialigamaar7769 4 роки тому

    Dalmar yare aawaya haleey keeno riwaayadan so dadajiya

  • @tiirliqe8622
    @tiirliqe8622 3 роки тому

    Libaax muxu yahay
    Hhhhhhhuu
    Laandhera tahay

  • @abdirahmanofficialtube8682
    @abdirahmanofficialtube8682 4 роки тому

    Abti liban cadi mhn

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 4 роки тому

    Abti liibaan caadi maahan

  • @abdiwaalimohamed6581
    @abdiwaalimohamed6581 4 роки тому +1

    Wlhi gabadha jcl hy hade i dhahdo meel mas jogo aya ku wadaa gooy ayn dhihilahaa ani

  • @zahuurachannel6808
    @zahuurachannel6808 4 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 qosl badanaa

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 2 роки тому

    Thanks

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 4 роки тому

    Kkkkkk balaayo ayaa ka dhacday

  • @abkaomar852
    @abkaomar852 4 роки тому +1

    FiLiNKAN WAAKAHELAY 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖😻😻😻😻😻😻😻😻😻😻🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💐🥀🌺💐🥀🌺💐🥀🌺💐

  • @invisible1414
    @invisible1414 3 роки тому

    Abti Liban nin qusul badan

  • @xabadkeysed9998
    @xabadkeysed9998 4 роки тому

    Camera man kaan caadi ma ahaan geyda dawadiida ayuu indhaha ka qaadi layahay kkkkkkkk si fiican u firsada markeey sii socoto

  • @roodamuuse1183
    @roodamuuse1183 4 роки тому

    Kkkk nag buuranuu iigeni

  • @maryammohamed477
    @maryammohamed477 4 роки тому

    Abti liibaan waa lagaa dareemay sababta oo ah inta uusan imaan ayaad carartay

  • @fadumoabdi2903
    @fadumoabdi2903 4 роки тому

    Tankiu

  • @meersiissports2515
    @meersiissports2515 4 роки тому +1

    Hhh qof faan badan markaad aragto iska garo waxa uu soo wado

  • @abdiazizahmedadan9376
    @abdiazizahmedadan9376 4 роки тому +2

    Hhh liban aa arko qosol lee

  • @deimandoolabdiabdi9715
    @deimandoolabdiabdi9715 4 роки тому

    Kkkk oh my ribs walhi

  • @mahamedabdirisaqmohamed1583
    @mahamedabdirisaqmohamed1583 4 роки тому

    Genyada madow iigeya I like her

  • @dhamoshiekh878
    @dhamoshiekh878 4 роки тому

    wlh rurin baa unaxay zamsam markay aragtay abti libaan oo naaglasocda

  • @runtaiyowixiisocda245
    @runtaiyowixiisocda245 4 роки тому +6

    Hooyo dubscrib isaara 105 baa iga dhiman 1000kii aada umahadsantiin

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 2 роки тому

    Waan kuraaxaystaa filimantan

  • @ilhaamhaji3479
    @ilhaamhaji3479 4 роки тому

    M.a

  • @fathiahmed3845
    @fathiahmed3845 4 роки тому

    abti liban wlhi wu cararay

  • @nimconadar8114
    @nimconadar8114 4 роки тому +2

    Ar faaan badanaaa abti liibaan ruwaaayad kasta qeybta faanka muu kajilaaa

    • @runtaiyowixiisocda245
      @runtaiyowixiisocda245 4 роки тому

      Dubscrib isaar ilaahay dartii

    • @maryanjimale9241
      @maryanjimale9241 4 роки тому

      Abaayo subscribe isaar quruxey

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 роки тому

      @@maryanjimale9241
      Hore u soco wll qaali SUBSCRIBE waa iga hesata adigana iga xaqiiji SUBSCRIBE inshallah

  • @mohaaliofficial6283
    @mohaaliofficial6283 4 роки тому

    Abti liibaan fakatax ar soo qabta

  • @khadijashire672
    @khadijashire672 4 роки тому +1

    Alla mas aniga dooliga ka necbhy illhow meshan ha igeyn😡

  • @mohamedtahir6
    @mohamedtahir6 4 роки тому

    😂😂😂❤️

  • @jakohussein2458
    @jakohussein2458 4 роки тому

    😂waxbadan sugayay geenyada madow horey ino tustay

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 роки тому +1

      Jako wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu sharaf

    • @jakohussein2458
      @jakohussein2458 4 роки тому

      @@daruurofficialtv respect ok wallo

  • @kulmi1
    @kulmi1 4 роки тому

    😂😂😂

  • @khadramahamud5977
    @khadramahamud5977 3 роки тому

    🤣👍

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 4 роки тому +2

    Dhaarta beenta ka daaya ruwaayadaha

  • @amoundjama1514
    @amoundjama1514 4 роки тому

    Un éléphant peur un souri

  • @samiaahmed1074
    @samiaahmed1074 4 роки тому

    🤣🤣🤣🤣😅😅

  • @fawziya9945
    @fawziya9945 4 роки тому

    😂😂😂😂🤣🤣

  • @osmaneeyofficial
    @osmaneeyofficial 4 роки тому +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @awalemohamedelmi54
    @awalemohamedelmi54 4 роки тому

    😅😅😅😅😅😅

  • @habebakhara3401
    @habebakhara3401 4 роки тому

    Kkkkkkkkkk

  • @abdihakimwarsame8728
    @abdihakimwarsame8728 4 роки тому

    Kuwan waxba mesha kuma haya murtii xuma darood ku

  • @applelocco9325
    @applelocco9325 4 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yaxyecalichannle77
    @yaxyecalichannle77 4 роки тому

    Kkkkk

  • @jamiiloahmed3358
    @jamiiloahmed3358 4 роки тому

    Kkkk genyada

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 роки тому

      Jamiila wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu sharaf qalbiwannagey

  • @xamdadalla9098
    @xamdadalla9098 3 роки тому

    Hhhhhhhh hhhhhhhh hhhhhhhh

  • @arwahismail1565
    @arwahismail1565 4 роки тому

    Kkkkkkkk

  • @hanimaxamud2186
    @hanimaxamud2186 4 роки тому

    Hhhh

  • @sumayobadal7792
    @sumayobadal7792 4 роки тому

    hhhhh masiba ayan ah kulah liban

  • @osmanadan4966
    @osmanadan4966 4 роки тому

    Hhhhhhhhhh

  • @luulqaali7356
    @luulqaali7356 4 роки тому

    kkkkkkkk

  • @najmonoor6685
    @najmonoor6685 4 роки тому

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @amiinmuxumed698
    @amiinmuxumed698 4 роки тому +1

    Beenti American waa laiskago dabo imaday lkin plz beenta yurub fashil haka dhigina oo mesha cml hanagu samaynina 🤣🤣🤣🤣

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 4 роки тому

    #OGEYSIIS,OGEYSIIS
    NINKAN ABTI LIIBAN LOO YAQAAN INBADAN AYAAN DAAWADAY MARKA WAXAAN U BIXIYEY MAANTA,, MR#LIAR#LIAR
    Waa nin siqaab DARAN been u sheega

  • @dhaashanecali6045
    @dhaashanecali6045 4 роки тому

    Geenyada Madow Baag shidan Bay ledahay