5 XAQIIQO 24 Sano ayey kaweyn tahay Ardaygeeda ayey Madaxweyne ka dhigtay waliba Guursatay Faransiis

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @mashaallah2255
    @mashaallah2255 2 роки тому +6

    Soomaalidu waa umul oo kale ninkii 2020 dhahay sawir Nabigeena muxamed NNKH lagu aflagaadaynayay dhahay waa caadi ayay maanta noo xayaysiinayaan waxyaaba qaarkood hadaad muslintahay waa inaad qadiyad ka lahaataa waanka xunahay in uu farax abdiqadir manta uu channel kiisa waxan soo galiyo😥😥😥😥

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 2 роки тому +4

    Wcs legend fcne xalda kwrn wakuu fiicanahy masha Allah👍

  • @deeqdacar708
    @deeqdacar708 2 роки тому +4

    Jacaylka waxaan ku bilaabay 14 sano waliba gabar iga weyn 4 sano mudo 5 sano kadibna waan is weynay bookgeyga xusuus qorka qaybta jacaylada yeyna pageka u horeeyo ku qorantahay lkn waqti xaadirkaan ma ahan mid aan jeclahay

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b 2 роки тому +1

    HALA DILO GAALKA MAKROONA EE MADAXWAYNAHA FARANSIISKA , XAD GUDUBKII AW GALAY EE FOOSHA XUMAANA WAAN XASUUSANAHAY .

  • @adeymahaad8364
    @adeymahaad8364 2 роки тому +1

    Thanks allot

  • @updykathernoor9197
    @updykathernoor9197 2 роки тому

    Codkaan iguma cusbo. Qeys waaye ayaan isleeyahay. Waa nin aan ku bartay youtube channel kiisa Dunida ciyaaraha. Nasiib ayaan u yeeshay inaan la hadlo habeen game champion league uu falanqeynayay. Si walipo Live ah. Guul ayaan kuu rajeynayaa Sxp Qeys Mr. Dunida Ciyaaraha, Xx Ciyaaryahanka 🙏✍️

  • @khalidhire5678
    @khalidhire5678 2 роки тому

    Qeys so ma ahn qofkan warinya 🙈🙈🙈🙈🤭🤭🤭🤭😲

  • @Cabdalatube
    @Cabdalatube 2 роки тому

    Wexey dhimatay ayada oo aan gaarin damaceedii😭 (Abuuris gooni ah) kadaawo youtube keyga mahadsanid 🖐♥

  • @dabelsar4395
    @dabelsar4395 2 роки тому +3

    Waa arinta aniga I haysata soomaaliyey gabar ayaan jeclaa mar aan wadanka joogey waxa nakala kaxeeyey waalidkeed oo Ku daray nin aysan Rabin magalaadii aan daganaa waa laga raray waxana loo raray magaalo kale intaasi ka dibna anigii waan soo tahriibey oo waxan imiday qurbaha maalin maalmaha ka mida ayaanu Facebook isku soo galnay iyadii iyo aniga oo wakhtigaasi ii saarnaa sawirkeyga balse amar ay siisey ayaan qaatay oo ah sawirka ka. Qaad shaashada ilaa hadana waan is jecel nahay balse ma garan karo inan ka soo furo ninkii iyadiina wuuku xun yahay ninkii LA siiyey iyadna dhowr ayay igu tiri ma is kaga soo tagaa ana Maya walaahi ayaan leeyahay ee maxan sameeyaa soomaaley

    • @ramaas360
      @ramaas360 2 роки тому +1

      Wlhi yaab wye hdi laqbo iskadaa

    • @dabelsar4395
      @dabelsar4395 2 роки тому +1

      @@ramaas360 hadii LA IGA xoogey oo jeeb madhnaan LA igu eegtey maka haraa

    • @ramaas360
      @ramaas360 2 роки тому +1

      @@dabelsar4395 eeayadaba madhaqanesoo rerkeda hde sookalatagaan oo kalatagooda aad bari katahay wad arosi karta

    • @badriahmed2999
      @badriahmed2999 2 роки тому +1

      may Iska Ilow, Gabadh xaasa Oo ninkle guri ujoogta haku hamiyin

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 2 роки тому

      Walaalo iskadaa waa xaas alle kabaq walaalo oo alle kabari inuu allo kuu qabaajiyo oo tuko laba rakacadood walaalo alle kabaq alle wuu kuujoodaa iskadaa oo block saar qoftaas

  • @xuseenmedia
    @xuseenmedia 2 роки тому +3

    Yaa maxa jacayla mise ninkan yaydii qaba

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 2 роки тому

    Ish

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 2 роки тому

    Kkk waxaa goorma ayaanu daawanay warkale miyaad waydeen

  • @alikhadiye876
    @alikhadiye876 2 роки тому +1

    Farax saaxib maanta qalbiyada ayaad dhaqaajineysayee maad kadeysid 😭jaceyl markaan maqlo waxaan kudhowadaa inaan shoog qaado intaan dhageysanaayey qisada qeys iyo leyla marna ilinta igama go in xitaa waqtiga aan qoraarkaan qoraayo ilinta wey iska de eysaa😭 Alxamdulillah

    • @zahraabdullah2359
      @zahraabdullah2359 2 роки тому +1

      Sorry jaceyl miya ku guul dareysatey mise wadadiisa haysa

    • @alikhadiye876
      @alikhadiye876 2 роки тому +1

      @@zahraabdullah2359 wuuw iga fishilmey magac jaceyl ayaan sonac qofna lama amino

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 2 роки тому

    Habartaan sida aan maqlay waa nin is naageeyay oo waa qoladaan qaniisiinta ah ayaa la leeyahay mase hubo

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 2 роки тому +1

    FARANSIISKA WAXAA HAYSTA .. DAWAC IYO DAWACO ALA FOOL XUMAA KUWA MADAXDA KA AH DALKA DOOFARO

  • @abdullahiibrahimshabeele8235
    @abdullahiibrahimshabeele8235 2 роки тому

    Makroon ayaa loo hiiliyey

  • @jamaaloromo3698
    @jamaaloromo3698 2 роки тому

    This is old News