Osman Amita 2022 / AAWAY AMINA AAWAY / Org. Buunis

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 січ 2022
  • AAWAY AAMINA AAWAY:
    Waa hees la qaaday 34 sanno Ka hor, heesta waxaa qaaday xilligaas ………….
    Waxaana kor Ka jilay: ALLAHA U NAXARIISTEE CABDISALAAM YUUSUF JIIMI IYO AMINA MUUSE WEHELIYE, heesta waxaa xilligaas ay ku jirtay riwaayad Laga dhigay Muqdisho, Tiyaatar Ladane, hadda waxaa heesta dib u soo qaaday : Cismaan Amita oo Ka mid ahaa xilligaas jilayaashii isla riwaayadaas dhigay, waxaan heesta ku sharafnay Amina Muuse Weheliye oo iyadu Ka mid ahayd jilayaashii riwaayadaas misna ahayd atariishadii heesta kor Ka jileysay.

КОМЕНТАРІ • 20