Inta aad leedahiin wabiga iyo galbeed ayay ka soogudbeeb beentiina waa raqiis waayo 3 sano ayaad leedihiin wabiga ayay ka soogudbeen,meesha buunto ku mataalo ee maa lagu yaaco oo la qaqabto ileen wabigaa soo celine,
SAFAARADA FALASTIIN MAXAY QABANAYSAA ILEEN SHACAB UMA JOOGAANE DALKA❗️ HADAA XAMAAS WAXAY JOOGTAA OO KU DHUUMANAYSAA CAALAMKU ORANDOONA2N SOOMALIYA. DAMULJADIID SIYAASADA IYAA KA XUMAATAY😢. SI KALE IYAY FALASTIIN U TAAGERI LAHAAYE4N😊. XASAN SOOMALIA IYUUMBUU KA DHIGAYA DHULKA ARAGAGAX8DADU ISUGU TAGAAN. HADII LADOONO WAXAABA LA ORAN WAA SOOMALIYA MEESHA LAGU QARINAYO ISRAELIYIINTII XAMAASTU AFDUUBATAY😢. KOLBA SOOMALIA KHATAR BAY KU JIRTAA
Xasan sheikh dowladdiisa waa kumahadsan tahay oo kaliya marhaddii uu Aqbalay safiirka dowladda falastiin,Maashaa'Allaah guuleyso Ee marhadduu kaadhamaafo waqtiga sitartiib Ah isaga tag,inshaa'Allaah waa musharraxa madaxweyne kuxigeenka m/mul goboleedka hiirshabeelle Ee s/socda inshaa'Allaah mahadsanidiin wabillaahi towfiiq.
Guul
Ciidanka qaranka iyo macawisleeda waa guuleysteen cadawgana darsin ayey u dhigeen halgamaa cali jeeyto🎉🎉🎉❤❤❤❤
Asc 🎉🎉🎉❤❤❤
Guuul geesiyaasha qaranka soomaaliyeed
Ciiidanka Qaranka iyo Macawisleeyda Xawaadle wlh waa halgameeen
Love 🇸🇴🇸🇴💯💯🤝✍️📩👌🧕🏻🤳🤔👍🏽
FALASTIIN XASAN XAMAAS AGAGAXISADOODII IYO DACASH BUU SOOWADAA😊. WAA KHATAR❌️ WEYN‼️
Horta dagaalkan ma kaligaa ayaa og
Inta aad leedahiin wabiga iyo galbeed ayay ka soogudbeeb beentiina waa raqiis waayo 3 sano ayaad leedihiin wabiga ayay ka soogudbeen,meesha buunto ku mataalo ee maa lagu yaaco oo la qaqabto ileen wabigaa soo celine,
SAFAARADA FALASTIIN MAXAY QABANAYSAA ILEEN SHACAB UMA JOOGAANE DALKA❗️ HADAA XAMAAS WAXAY JOOGTAA OO KU DHUUMANAYSAA CAALAMKU ORANDOONA2N SOOMALIYA. DAMULJADIID SIYAASADA IYAA KA XUMAATAY😢. SI KALE IYAY FALASTIIN U TAAGERI LAHAAYE4N😊. XASAN SOOMALIA IYUUMBUU KA DHIGAYA DHULKA ARAGAGAX8DADU ISUGU TAGAAN. HADII LADOONO WAXAABA LA ORAN WAA SOOMALIYA MEESHA LAGU QARINAYO ISRAELIYIINTII XAMAASTU AFDUUBATAY😢. KOLBA SOOMALIA KHATAR BAY KU JIRTAA
BEEN BAA NAGABUXIISEEY