DHIBATADA 5 SANO UGU HOREYSA GUURKA PRT 2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 521

  • @umusidra3776
    @umusidra3776 2 роки тому +136

    Plz abyo 100k garsino wangarsin karanaye gpdho ayadhabo talo wanagsan beynosogudbisaye 🥰🙏

  • @billanahmed8462
    @billanahmed8462 2 роки тому +21

    Eish gabadhani fariidsanaa. This is the type of woman I want to be when I get married. The goal is to be a self-reliant, unbothered queen, happy and busy.

  • @sadiks.9871
    @sadiks.9871 2 роки тому +26

    Walaal jizaakallaahu wax wanaagsan ayaad kahadashay
    Nin xaas ah ayaan ahay mudo bandan. Arinta Shanta sano Waxaan kadhihi lahaa waa sax. Walina waxaa kudarsan lahaa inta ilmaha kayaryihiin 10 sano nolosha guurka way adagtahay. Reerkii dulqaad samayana way ku guulay sanayaan. Reerkii aan dulqaadana way ku kala tagayaan. Sidoo kale sida diinteena noo ogoshahay ilmaha hala kala fogeeyo. Dhibka wuu sii kordhaa Marka hooyada sanad walba dhasho. Waxaan kaa sixi lahaa in taleefanka laysku dhagaysto ma wanaagsana. Waxaa wanaagsan, hadal wanaagsana iyo dhoolacadayn inaad fikirkaad rabto ugu gudbiso qofka lamaanahaaga ah. Mahadsanid sister

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 2 роки тому +45

    Part three waakaa sugaynaa quruheey
    Ani hooyo ahay, wax waa bartaa
    Waana shaqeeyaa dhulkii hooyana waa joogaa.
    Waa culays wlahi hadana waa isku wadaa. ALHAMDULILAAH.

  • @nasroxuseen4947
    @nasroxuseen4947 2 роки тому +16

    Abyo mahadsanid hada ayu imtixanka dowlada iiso dhamady jacayl aan leyla wadin dartiis ayan jama cadeyda isaga dhafi rabay iyado walidkeyga ii ogowyihin waxbarshadeyda . Hada taladada ayn qaty waxana daremy in ay nolol qurux badan isugeyso marka nolosheyda ayan hormar garsiinaya i.a💋💋❤💯💫

  • @salmosanyar7032
    @salmosanyar7032 2 роки тому +50

    Walaley thanks maanigaad iga sheekaynasa hhhh walhi isku midbaynu nahay alxmdulh 5sano aya layqaba ninkaygu wuu inacay 2di sane uhoreyay heer waxanu islagaadhnay inanu is furigaadhnay
    Kadib waxaan bikaabay jaamacad alxmdulh sanadki ugu dambeyay baan bilabay alxmdulh waan kamashqulay ilmahayga naftayda waxbarashadayda
    Wuuba ijecladay markaan dantayda raacay waa lay dhagaysta layla tashta alxmdulh rer faraxsan baanu nahay ilahay qaysaskeena hayno barakeeyo
    Dumarow is isqiimeya waa ifatalo nin lama dabacararo

  • @dayibaabdi2969
    @dayibaabdi2969 2 роки тому +12

    I just saw a small clip of you from tiktok then I started to search Your Tube finally got it keep going sis such an inspiring MashaAllah

  • @samsamadan5447
    @samsamadan5447 2 роки тому +19

    Walalo waa sax hadad naftada jeceshahay qofwalba ku jeclan ❤️❤️❤️❤️ ani a hantey 3 caruura ayan dhalay nafteydana wan jecelahay 1 waxan sameya träning 2.waxan ad ujecelahay inan nafteyda wakhti siyo bishii 3 jeer. Waxan kolo jecelahay shopping.4 nin keyga waxan baray inu haysto ilmihisa markan wakhti ubahanay shekadeyda waa xey quseysa hoyada qurbo joogta ah sidey naftaada wakhti usiso oo ay ugahortagto nolasha stresska ah viva hooyooyinka Somali❤️🇸🇴

  • @miimisahal2304
    @miimisahal2304 2 роки тому +4

    Waan kahelay daacadnimo uhadalka iyo caqabadaha yimaada guurka kadib nooga run sheegtay waxan uqabay sheeko iigaar ah sababtoo ah dhammaan gabdhaha social media ha kaliya waxay natusaan sey isugu faraxsanyihiin jabkoodana waa qarsadaan, ani ahaan wax badan ayaan kaa faaiday waaku faraxsanahay in aan waqti kuhabboon aan helay channel kaaga milyan iyo kabadanba waad uqalantaa.

  • @ruuniitaamussa9234
    @ruuniitaamussa9234 2 роки тому +8

    Runtii waa xaalad aan ku suganahy thankz xppt advice kaaga strong aan ku dareemayaa part 3 i can't wait🥰

  • @asiyaosman3116
    @asiyaosman3116 2 роки тому +4

    Mashallah walhi gabdhan waa gabadh ku dayasho mudan good motivation speech👏🏻🌹

  • @ashayusuf276
    @ashayusuf276 Рік тому

    Mashaallah jasakallah Alfumara

  • @fortunemohammed2526
    @fortunemohammed2526 2 роки тому +11

    Masha’Allah abayo.. walahi wax aan hada ogaday aa qalinka igu jiiday aad aa lugu mahadcelinaya, maalintan bilabay inaa isxisabiyo oo nafteyda uso jeestay aa nafis iyo nabad iyo wanag igu horeysay.. aad aa umahadsan tahay noso badan fiidiyowgan 🥰🙏

  • @aishaabdirahman1510
    @aishaabdirahman1510 2 роки тому +1

    Waa markii ugu horeeesay aaan youtabka magaca kugu qoran helo in badan muuqalaadaadoo lasoo jarjary arki jiray wlhi adigaaa Istahilo in 1m lagu gaarsiiiyo

  • @afiifahsaad8974
    @afiifahsaad8974 2 роки тому +1

    Waxan ka helay inad si dacada uga waramyso waxyabaha guurka kadib dhab ahan u jira, waayo dhalin yarti waxay eganayan afar qof o social media ku matalaya romantic kaddib ayay iyaguna raban wax film ah, lkn sida noloshu way ka duwantahay...goooood

  • @Nevermindssss
    @Nevermindssss 2 роки тому +4

    I loved I am glad we have somali women like this ❤️. Stay strong sister

  • @marwodagan2271
    @marwodagan2271 2 роки тому +2

    Right i am during the year 4marrige this year it have defficult year . Yarabii khayr nagu dhafe😭😭

  • @cayuushbeauty6085
    @cayuushbeauty6085 2 роки тому +10

    Masha allah queen dhankasto naga dhis dhanka caruurta dhanka dhaqalaha dhanka hooynimada iwm thanks queen

  • @maymunmankajama9858
    @maymunmankajama9858 2 роки тому +4

    Wwww Mansha allh abaayo waxaa thy qof hadalkedu meel wen iga tabtay waxana igu balan ah inan mar walba xasusnado hadaladada wanagsan Insh alla 🥰

  • @ubahalielmi4931
    @ubahalielmi4931 2 роки тому +3

    Wllhi 10 jeer baan ku ceshaday hankaygaad shiidal igu shuubtay love you sis alle khayr haku siiye ❤️❤️💋💯

  • @C-0C0
    @C-0C0 2 роки тому +5

    Hamdi waa runteed wllhi snabka ayay caan ka ahaan jirtay Ilaa 2016 almost years ayaan friends kala ahaaa snabchat sis 🥰🥰🥰fariid batahay masha allah horay usoco

  • @ubaxnuur4455
    @ubaxnuur4455 2 роки тому +1

    Masha allh gacalo alle haku xiftiyo akhiro iyo aduunba cadabka ka xore wali ma guursan balse waxan oo gaday waxyabo badan oo I fayida wayo waan shukansada alle haku karameyo karamaysaneey🙏❣️💋💋💋💞🌹

  • @aara900
    @aara900 2 роки тому +1

    Mansha allah quruxey wad mahadsanthy waxan daremaya inan kasto sidayda inay guursato ka baqaysay hada taloyin bay haysta shugran hamdiyey 🥰

  • @najuuomar2719
    @najuuomar2719 2 роки тому +5

    Masha allah sis thanks caqliga iyo garaadka wanagsan allah kuu siyaadsho xbbti

  • @sumayaadan5867
    @sumayaadan5867 2 роки тому +4

    Thank so much abayo for saving my marriage.wlhi listening ur advice is like ur talking to me.

  • @ikiramalli7483
    @ikiramalli7483 Рік тому

    Mansha allah tabarkallah gabdhan mata warkeda iso gadhay waax aad umuhiima ayad habalaha ushegtay xaqiiqatana waa jiirtaa intad ka hadadashay ba no soo badi barnamjuyada nocan ah ee dhiri galinta ah

  • @faysasiciid847
    @faysasiciid847 2 роки тому +3

    Xamdiyay way igu dhacday qisadaadanoo kale iminkaan marayaa marxaladii ugu fiicnayd shansano kadib kii lixaad noobilaabmayaa sanadkan udambeeyaan nafisay markaan xagiisiba ka jeestay oo aan naftaydi kafakaray qaybtii koobaad maan dhagysan iminkaan soo daawanayaa
    Kan sadexaadna noosoo diyaari qaali hore usoco fariidbaad tehee

  • @sacdiyahabargidir6589
    @sacdiyahabargidir6589 Рік тому

    Masha alah tabarakalaah shugran xbbti walhi waxad ithy dhiri galiye

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 роки тому +4

    Masha Allah hanbalyo hanbalyo abyo 30k 🎆🎆🎊🎊👑💯💯👏👏horey usocod wacan abyo , mahadsanid wanadadan waan la socon inbadan💯💯👏👏

  • @ayashabdi4612
    @ayashabdi4612 2 роки тому +5

    Abayo wlhi waa runtaa aniga watad i dhahday janis sii ka mashqul awal waxa ley dhahaye wad qeylo badan tahay wan iska amusay awal aniga wici jiray hada asiga aya iso woco carurta dugsi quran ika geyo alxd naf teyda aya dib uku labtay 100 90 borosanti aya qimaheyka lumiyay hada axld idhaha ka firiya awal markoqeyliyo wan kadaba qadi jiray hada asiga ayey kuso waregtay ana kama walo haye dhaha gadib dhabarka ka salaxa asako is cunayo wlhi allaha aya mahad iska leh adna wanadada wan qatay allaha ku barakeyo quruxey waxad tahay dheman dumar

  • @nimcodayibadan2381
    @nimcodayibadan2381 2 роки тому +2

    Hamdi abyo wan kugu cusubahy youtubkaaga mlin dhawayad ayaa la kulmay video kaaga wan sii dhex galy wn wada daawaday UA-cam kaaga wlhi wxad tahy gabadha ilhy aqli iyo akhlaaq ku mansysty wligy ma moodayn inan hooyo somli san ufikiryso san iskugu filnthy MashaAllh ilhy ha ku barakeeyo 30 k iyo inkabadanba wad uqalntaa inshallah 1millions ayd gaadhi kolba video markan dawadaba wlhi wn kusii jeclanayaa positive aan soo gudbinayso iyo sidaad gabdha walalahaya u support garanyso ilhy misanka xasanaadka hakuugu daro mcnto love so much ❤❤❤

  • @Reema-xv3ds
    @Reema-xv3ds 2 роки тому +7

    Mash Allah Thank you for the advice🥰💕

  • @munacilmi9892
    @munacilmi9892 2 роки тому +2

    Wamahad sanatahy tahay abayo mcn walhi xaladas hada ayan ku jira dagala jogta iyo murana ana dhamana iyo doada macan lahayen ninkeyga asihan wan umahad celinaya thnkiz

  • @kaabadhawrsan1592
    @kaabadhawrsan1592 2 роки тому +1

    Masha Allah kartidii oo qofa jasakallahu khyr mcnto

  • @allowhooyojanadageeamiinum3730
    @allowhooyojanadageeamiinum3730 2 роки тому +4

    Masha allah tanks for advice 🙏 guuleyso (haduu taajiro taajir)😘😘

  • @kathyabdirahman3426
    @kathyabdirahman3426 2 роки тому +2

    Abyo wali ma guursan Laakin Waa jeclahay inaa Noqdo gabar horo usocoto .Hdal saxan Baka hadashay Insha allah wakugu dayan donaa

  • @ibtisamnuur3613
    @ibtisamnuur3613 2 роки тому +1

    Mashallah illahay hakuu ziyaadiyo qaali dadnimadaada wax badan baan kaa faaiday go ahead

  • @deeqaali4536
    @deeqaali4536 2 роки тому +1

    Xamdi qaali wanu ku jecelnahay barnaamjkasta ood soo galiso oon arko ma dhaafo mashaa allaah

  • @zamanaali7266
    @zamanaali7266 2 роки тому +3

    Abaayo I got married last year and I have new born, Wlhi point walba wa aniga. Si fican aankaga fa’iday balan waxa igu ah isbadal u aan ani isku mashqul hor markeyga and my son

  • @munamahamud6211
    @munamahamud6211 2 роки тому +1

    Thanks sis waxan ka yaabay comments hal nin uma jeedo welldone sis we need more like u😍❤

  • @yasminyasmina9994
    @yasminyasmina9994 2 роки тому +1

    Masha Allah gabar wax badan ka faaiiday keeb going abayo noo soo badi muu qaalada abyo

  • @shunmyung2287
    @shunmyung2287 2 роки тому +1

    wakhtigaba ma ogaado sidaan ku daawanayo ood tirahdid wakhtigu intas ayuu maraa ayaan bararugaa markaa yara dherey wlshey. Thanks

  • @fardowsamaxamed4594
    @fardowsamaxamed4594 Рік тому

    Shukran wll wad noo fa idaysay wax yalahaa wala maraa xalkege ayaad na siisay

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 роки тому

    Maashaa allaah wll alle ha barakeeyo guryaha islaamka ah ee xalaasha qoysaska ah

  • @deeqadagan1936
    @deeqadagan1936 2 роки тому

    Abayo aad Ayad u mahadsanthy waad na dhiiri galisa mar kasta Allah haku xafido mentor💋❤️

  • @hamdaadan8088
    @hamdaadan8088 Рік тому

    Mnshallh wllshy Talo wngsn wllhi wxbadan baa kaa faidiy noo soo badi fadlan

  • @maryanadowhussein7115
    @maryanadowhussein7115 Рік тому

    Thanks Xbbti mnta waxan kaa helay taaloyin bdn

  • @Faadumo455
    @Faadumo455 2 роки тому

    M.a byo waano anfac leh ayad noso jeedisay m.a dad badan aya guurka intiisa xun na tusta blse adigu nolosha dhabta baa na tustay tnkz mcney

  • @mariamabdulkadir6314
    @mariamabdulkadir6314 Рік тому

    MASHA ALLAH ABAYO MAHADSANID, WAAN KAA FAA'IDAY RUNTI

  • @leila5546
    @leila5546 2 роки тому +2

    Fikiradaada wn ka helay masha allah aqliga Alle haku ziyaadiyo.

  • @simancadey3235
    @simancadey3235 Рік тому

    Wcs mansha Allah

  • @CaashomaxamudBarqadle
    @CaashomaxamudBarqadle Рік тому

    Masha alh abaayo waad kumahadsantht

  • @rahmaahmed125
    @rahmaahmed125 2 роки тому +13

    Abayo waxan ahey dadka kugu xidhan dhibata i heysata walalkey ayaa libiya nooga xidhan isoo ducee qofki qoraalkeyga arka wllo ha idhaafin duco kaliya kaga bahanahey Alle dartii 🙏🙏

  • @ismaduran4502
    @ismaduran4502 2 роки тому +1

    Thank you xabiibti

  • @istahilaabdi1294
    @istahilaabdi1294 2 роки тому

    Mahadsanid walal wax badan bn kaa faaiday wax yaalo badan oon ku dhaqmona wxn ka fahmay inay iniga i anfacayaan hada iyo mustaqbalkaba alle ha ku dhawro wll🥰

  • @hanisugulle1884
    @hanisugulle1884 2 роки тому +3

    Mash Allah my role modal thank you abyo 🥰

  • @hafsohussein5123
    @hafsohussein5123 2 роки тому +1

    gabadhii ugu horeesy o somali eh oo video run ah o naftyda qiiro samesay abayo aniga videogan samee badan ayuu igu yeeshay waxna woo iga badalay noloshyda waligey kuma iloowayo

  • @askaxaaji4228
    @askaxaaji4228 2 роки тому +2

    Mash Allah abaayo aad umahdsanthy qalbi uroon Allah keep you

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 2 роки тому

    Masha alah habo warunta wlhi aniga toban iyo laba sanan rer ahay alxmdu lilah shan carurana wan heysta habo waku jeclahay ❤️❤️🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nasraliban6774
    @nasraliban6774 Рік тому

    Masha allah mahadsanid xabiibti allah kheyr badan haku siiyo wlhi wax badan kaa faaidnay guuleyso aduun iyo aakhiro

  • @sagalmaxamad6225
    @sagalmaxamad6225 2 роки тому +1

    Masha Allah abayo macanto mahadsanid wax badan ayan ka faiday qeybta kale laso dhaqso

  • @degannaged8868
    @degannaged8868 2 роки тому +1

    wllshay wan ku salamay run ahanti gabadh iga wayn ma haysto lkn waxyabo badan ayad indhaha igu furtay manta sanad aya i buuxsamay adaygaygu qurbaha ayu joga islamanu jogno noloshu bul ayan wada daganayn bisha buqi dhashay ayan sanad kuwada jognay wan ku farxay marka maqlay dhirigalintada iyk wacdintada mahadsanid alle haka jasai siyo lkn hno ado mahadsan nosobadi ilahayna muradkaga haku rumeyo

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 2 роки тому +5

    Congratulations, million times gacalo waa gaadhnay 30k.

  • @bisharonurfarah2293
    @bisharonurfarah2293 2 роки тому

    Mahadsanid inbadan xbbty waankaa faa'iiday wlhi inkastoo anigu aanan guur iyo hawshis gaarin haddana dhiirigalin qofeed baan KAA QAATAY

  • @maxamedcraxman5571
    @maxamedcraxman5571 Рік тому

    Masha. Allha. Abyo. Mcn

  • @hibaqqaybdid7413
    @hibaqqaybdid7413 Рік тому

    Waan ka helay. Wll Alle haku xif diyo

  • @anzalabdi524
    @anzalabdi524 2 роки тому

    Thanks xbti your advice qaybta 3 no so badi

  • @xafsanimo8302
    @xafsanimo8302 2 роки тому +1

    Waayaahaan muuqaaladada ma daawan waayo mowducyadaan waa yareesay. Mida kale abayo 12 daqiiqo camalaa hadashay intii nuxurka lahaydna waqdigaa ku yareesay. Aadba musalsal nooga dhigtide waqtiga dhan mowduuca wada sii. Salaanta noo soo koob. Mahadsanid

  • @rianahassan2
    @rianahassan2 2 роки тому +1

    Thanks abayo wlhi wan ubahna dhiirigalintada naftaydi oo aan iloobay aaba iso xasuusisay qalbiga aan ka ooynayey saad igu dajisay adna wax dhib ah rabi kuma tuso 🥺🫂♥️♥️♥️

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 роки тому

      Walashey mcn Mahad sanid qalbi ilaah qalbiga haku dajiyo mcnto

  • @rahmasahal8984
    @rahmasahal8984 2 роки тому +1

    Walahi gabadhan ineysa Ben shegeyn wayo 10 sano aya la i qaba bisha 7bad ayeyna no go eysa alxamdulilah 5tii sano ugu horeysey noloshena markan so xasusto cajiib ayey ila noqotaa waxana ku bad badey ale kasokow walashey iga weyneyd wanadeda Mar walba walalaha sxb lanoqda waxna kama shegeyso talo wanagsana wad ka heysa

  • @ashkancantar5350
    @ashkancantar5350 2 роки тому +14

    Abyo jazakallah sidaad inoo dhiirigeliso❤️, aniga iyo sxibkey 2 sano baa inoo dhamaan rabta lkn manihin dad isla jooga 9bilood keliya isla noolneen kedib meel fog ban kala tagney arimo jira awadeed, lkn habeen walba waanu isla hadalnaa aniga iyo wiilkeeygiba wuu ina soo wacaa mararka qaar qilaaf baa naga dhex dhaca oo waanu isdagaalnaa lkn hadane waala hishiiya, so mala dhihi karoo weli in aysan inoo bilaabmin 5-ta sano ee uhoreeysa guurka oo markan isku imaano ee inoo ahaan doonta hada iyo kow, iyo wareer?
    Hortaada qeyr gadaashadane qeyr insha'Allah ❤️

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 роки тому +2

      Abyo mcn guurka saxda waxa arkaa dadka qada nool markaad imada inaad dad ilaah u saqiro tihiin laga yabee mcnto

  • @hibaqqaybdid7413
    @hibaqqaybdid7413 Рік тому

    Man sha allaah

  • @kadrasabrie2377
    @kadrasabrie2377 Рік тому +1

    Wlhi waad ii aqli celisay thanks walasha ❤

  • @juwairiamohamed9006
    @juwairiamohamed9006 2 роки тому +4

    masha allah
    channelkaaga mardhaw ayaan ku soo biiray aad ayaan uga helay
    waa mudanthy 100k ma ehee in millions gaarto.

  • @ayaanabdi349
    @ayaanabdi349 2 роки тому +1

    I love you sister always so strong woman keep going 💗 💓 ❤

  • @relaxingchannel8060
    @relaxingchannel8060 2 роки тому

    Mahadsanid abaayo illah ha kaa ajarsiiyo

  • @naimaciise7873
    @naimaciise7873 2 роки тому

    Waligeey youtube sidaan uguma xirnanin thanks abyo macan

  • @xamdashugri2810
    @xamdashugri2810 Рік тому

    Wooow wll wlhi run badanida manta ayu ilahay qadaray inan videogan dawado layma qabo lkn qofban isjecelnahy noloshana khibrad badan aynka barty wxn ahyba macalimad lkn ada iga macalinsan oo guurbaad gadhay
    Woooooow wlhi run badnida😘

  • @hodan7276
    @hodan7276 2 роки тому

    Thanks abaayo wax badan Ayaan ka faaiiday jazakallah khayr

  • @firdaushassan2082
    @firdaushassan2082 2 роки тому +2

    Abyoo thanks nimanka aad moodo orgida waxba haku falin kow dheh we love u labo dheh halkaa kasi wad sadex dheh 😁🤣 tan kale dumarka 80% nimanka wey ka liitan inta nin kusoo caaynin naag ayaa kaso horeysa marka ha ubixin naagaha aan caqliga laheyn intaa smile gareesid horey uga si soco

  • @shakiraali
    @shakiraali 2 роки тому

    Masha allah tabarakalah xamdi walashey Jzkl kheer wax weyn ayaan ka fa,idnay runti nolosha cashar Ayaa laga bartaa keep the good job

  • @ibtisaamqurux3368
    @ibtisaamqurux3368 2 роки тому +1

    Geesiyad xaqiqdi ayaad kahadshey illahay cimriga $ caafimadka hakuziyaadiyo wllshey

  • @MaryamaBahja
    @MaryamaBahja Рік тому

    walaasha saxda ah waa tan dhibtii ay aragtay kulama rabto ❤❤

  • @caashocali1215
    @caashocali1215 Рік тому

    Mahadsanid

  • @saidayoussoufsaidayoussouf4307
    @saidayoussoufsaidayoussouf4307 2 роки тому +1

    Masha Allah Sister thank you. ❤

  • @sumayaqueen
    @sumayaqueen 2 роки тому +1

    Walaashey qaaliyeey allaha ku barakeeyo adga iyo familkagaba dhiiro galintaada aad bn uga helay

  • @noorHassan-ih5fp
    @noorHassan-ih5fp 2 роки тому

    Masha Allah tabaraka allh naag nool inta dhiman wan ku xasusnanaa wan kugu cusbahay kabadan muqal lee firsaday abyo wlhi jizadada jano haka dhigo part 3 anoo dawan ayanba wax wayn kaa faiday shugran mcnto hada kadib agtada iga firi

  • @saparinabdalla9460
    @saparinabdalla9460 2 роки тому

    Msha allah abyo wax bdn ayn ka faiiday ano weli guursanin ❤️❤️🙏🙏🙏

  • @naimaahmed2883
    @naimaahmed2883 2 роки тому

    Mahadsanid walashay xalada aad so martay ayaa ku jira lkn wax badan ayaa ka faiday ajar allaha ka siyo

  • @Daryeelhooyo
    @Daryeelhooyo 2 роки тому

    Maaansha allaaah fariid thanks wllo waad na dhiiri galisay

  • @saciidomacalin9059
    @saciidomacalin9059 Рік тому

    Masha allh hamda waan ku cusubahay
    UA-cam part one waan so dawaday
    Hadane part two ayaa dawana hada
    Gabar aad u caqli badan ayaa thy alle haku barskeyo rer kaga dhamanten alle hano barakeyo rerahena

  • @Munashorta9292
    @Munashorta9292 2 роки тому +3

    Mashaa allah well said Self respect ✊

  • @faadumojaamacsamtar5873
    @faadumojaamacsamtar5873 2 роки тому

    Mnshlh allauma baarik wllshy qliya Allah kuxafido

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 2 роки тому

    Thanks good advice sis

  • @Deka-s4k
    @Deka-s4k 2 роки тому

    Waaaw 🙏🙏🥰Masha Allh Thnkz Wlhi Waxbadan Ayaan Maanta Kaa Bartay

  • @idil_onlion6088
    @idil_onlion6088 2 роки тому

    Alah aniga wa ku jacelahay waa soo maray Aniga xitaa wlhi ii noloow abaayo macaanto waxa Ka soo hadashaa adigoo gurigag joogo see hanti ku sameesta somaliya jooga adinka wa dhantan qurbo joog hadaa tihiiin

  • @XaawoAbdirisaaq-xj6go
    @XaawoAbdirisaaq-xj6go Рік тому

    run tasi abaya mcn maxa dhacaya ❤❤❤❤❤❤xamad wan ku salmaya

  • @shaadiacadey2425
    @shaadiacadey2425 2 роки тому

    Xamda quruxeey anuu tik tokaa kaa soo raacay qof cajiibaa thy anuu waan kula dhcy wlhi

  • @deeqoxassan3323
    @deeqoxassan3323 2 роки тому

    Maasha allaah.abaayo.maacaanto.adiga iyo caruurtaadaba allaha idin xafido ilxu.kuma aragto waa run.ninka hortiis waa lanoolaa

  • @Lifewithfahma
    @Lifewithfahma 2 роки тому +5

    Wooww you open up my eyes I’m subscribing ✨can’t wait to see more advising videos 💯