Sooraan Iyo Daaha Gaas Maxaa Kala Haysta Qof Ii Aqoonso Horta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • ♥♥♥ Ku Soo Dhawoow Channelkaga , Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe Gareeyso, Thanks ! ♥♥♥
    • Well Come To Your Channel Please Subscriebe Thanks
    • Channelkani waa Mid uu tagaan Raali Galinta Bulshada ,waxaana iska leh Camera Man ka Balbalaadhshe waxad kala socon dontaa Majaajilooyin aad u qosol badan waa KOOXDA XIGMO IYO XARAABO { Jilayaasha Jilaha Canka ah Abwaan Bashiir Qaashle, Safiya khaliif yuusuf iyo Xirsi cabdilahai Cali qolay iyo Nadra xirsi Cabdilaahi iyo Raxma Cabdilaahi maxamuud iyo Mustafe saleebaan kamo iyo Gudomiyee Yaasiin Balbalaadhshe dhamaan kooxda xigmad iyo xaraabo FADLAN HA MOGAAN HANA KA MAQNAAN MAJAAJILOOYIN TAXANE AH Waxad Hada Kala Socon dontan Filimadi Ugu Danbeyay Hamogan Commin Soon Koxdani Waxay Ugartahay SAAB TV

КОМЕНТАРІ • 47

  • @user-ug1su6ft2o
    @user-ug1su6ft2o 2 місяці тому

    Alahayooow sooran un udanbi dhaaaf

  • @czamedtubeec3895
    @czamedtubeec3895 5 років тому +16

    reer somaliland like ta mayaqaanan wlhi ismuujiya nio like iisaar bL 👍👍👍

  • @ibrahimosman1344
    @ibrahimosman1344 5 років тому +4

    Cerigaabo ,sanaag ,one love ❤

  • @hami9islam
    @hami9islam 5 років тому +3

    soraan iyo jawaan rag loo xiisay😍😘😘😘

  • @user-ie5nm3lh6k
    @user-ie5nm3lh6k 5 років тому +2

    dunida culimada musliminta ugu yaqana siyasada

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 4 роки тому +2

    Shadhaab🤫😅😅😅😅😅😅😅
    miyaad sheekh aheen👈
    Keyse😅👌👌siyaasada bariga dhexe😅 2019👋2020❗🕶🕶

  • @yussufhassan5265
    @yussufhassan5265 4 роки тому

    hargaysa qofkan ugu jeclahy ayuu yahay sooran waayo qabyaalad mayaqaano

  • @yahyeharey6798
    @yahyeharey6798 5 років тому +3

    😁😁😁😁😁 sooran

  • @Moments4155
    @Moments4155 5 років тому +3

    funy tihiin i Aqooonso come back sooraan

  • @reeyerashka9124
    @reeyerashka9124 4 роки тому

    qosol miirn sooraan

  • @iftinjama2384
    @iftinjama2384 4 роки тому +1

    Waa riwayad manshallah ah aad baan uqoslaye

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 2 роки тому

    Waa xaalada uu soomaaligu ku sugan yahay maanta way is aqoonsan weydey soomaalidii laakiin waxa ay aqoonsatay in qabiilku uu qof laandheere ah uu yahay sida ay u yaqaanin soomaaliga maanta joogaa wuxuu aqoonsanyahay qabiilka laakiin aanuu is aqoonsanayn in uu qof yahay mahadsanidn

  • @TheOnePercentt_
    @TheOnePercentt_ 5 років тому +5

    Nio ani faakhda axmed kayse ban ku hysta ee subscribe igu qabta

  • @tacabbirxaaji
    @tacabbirxaaji 5 років тому +1

    Saydhiye Iyo Sooraan hadaan arkaba ma dhaafo walee

  • @user-xk9po8sb2p
    @user-xk9po8sb2p 5 років тому +8

    Riwaayadu waa wada sarbeeb
    Ta koobaad ee i aqoonso somaliland bay kaga hadalayaan
    Ta ku xigta sharciga ay keeneen in uu khalfan yey weeyaan
    Ta sadexaad ee ka sheekha iska dhigayana aadan siiro bay u jeedaan kaa sheekha sheeganaye siyaasada ka dhamaan waayay
    Gabigeeduba waa wada sarbeeb war wax ha lagu qaato riwaayadan

  • @caliamir2411
    @caliamir2411 5 років тому +4

    Like itugu aqoonsada Inaan Heli karo😂

  • @hasanabdirahmaanmahamuud4
    @hasanabdirahmaanmahamuud4 2 роки тому +1

    X

    • @k.k.k.kkkjaylaani
      @k.k.k.kkkjaylaani Рік тому

      Sooraan jawaan waalooxo xiisay❤❤😂😂🎉🎉😢😢😮😮😅😅😊😊

  • @apthahmantozane2426
    @apthahmantozane2426 4 роки тому +1

    shudhap

  • @baahiye2479
    @baahiye2479 4 роки тому

    Kuwani sooraan gaadhi maayaane mxy kga daba ba,Ayan

  • @user-tc5jd9hc1x
    @user-tc5jd9hc1x 7 місяців тому

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @sathiasathia4088
    @sathiasathia4088 5 років тому

    Kuxidhnow sarif barako 300172

  • @abdirazaksenior5999
    @abdirazaksenior5999 5 років тому +2

    Riwaayadu waa sarbeeb xamar bay ku socotaa na aqoonsada dee

  • @cabaascali7040
    @cabaascali7040 5 років тому

    Mudane biixi baan kuu naqaanaa dadkana waxeey kuuyaqaanaan sooraan kkkkkk

  • @abdifataxmdaahir7858
    @abdifataxmdaahir7858 4 роки тому

    Meeshu ma masaajid baa orodoo meelahaa ka mari xadiiska.
    Oo yaanu shaqo weerar dhicin

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 5 років тому +1

    Soorana Ragedi Sarbeba waye nineki fahamaya fahamaya

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 5 років тому

      Maan fahmin

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 5 років тому

      khadija gulied tan ugu horaysa wuu denbaabay inu yidhaahdo qof ii aqoonsada isago Alle qof ka dhigay

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 5 років тому

    War malaha channel kii waa la jabsaday kani yaasiin maaha

  • @najiibhanad3964
    @najiibhanad3964 5 років тому

    Kulahaa mrkaa ma wxa la yidhi ha la is wada kufsado😂😂😂😂

  • @user-ie5nm3lh6k
    @user-ie5nm3lh6k 5 років тому +1

    kitaabka quranku siyasada iyo qaabka gaalada loola dhaqmo wuu inoo sheegay

  • @abdihakimabdullahiawaale.6735
    @abdihakimabdullahiawaale.6735 5 років тому

    Odayaasha riwaayda noo ga dooba,

  • @Eng.Qorrane
    @Eng.Qorrane 5 років тому

    🇸🇴✊

  • @faadumomaxmed5980
    @faadumomaxmed5980 5 років тому

    sooms
    ujm

  • @abdizakihazzan9087
    @abdizakihazzan9087 5 років тому +1

    😂😂😂😂

  • @abbasyoung2423
    @abbasyoung2423 3 роки тому

    Hhhhhhhhh

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 4 роки тому

    😂😂😂😂😂😂