Rer faroole wa mafia movie godfather wallahi umada allah idinka qabto dulmiga aad wadan waajigiisa qarxi rabaa caro iyo ciil u qabo deni ka allah Megan aamin
War waxaan naga Hor leexi ,waa Qaracan ina Faroole SNM yuu u shaqaynayay ,SNM wax ha u taro ee Puntland ha ka waraysan jaajuuska khaa,inul wadanka ah .
kan waxaa ka dhaadhacsan kursiga waa tookadii beesha Ciise Maxamuud. Puntland 33 degmo baa doorasho xalaal ka dhacday. kan iyo aabihiis caasimaddi Puntland Garoowe waxey ka dhigteen wax ay ku gorgortamaan.
Ee dadka caaytamaya ee ha dhawraan mediyaha walaalkeen xaashi oo noo hagar baxa dal iyo dibadba Allaha xafido waa nin yar oi dadaalaya raafinaya xaqiiqda iyo taariikhda in kastoo khalad yar yar iska dhici karo ileen waa beniaadam wuxuu war kasoo qaadayna waa isagoo oo kale iyo sida ay ka tahay guul mediyahaaga iyo adiga.
I think he is confused and he is also contradicting himself. At one point he said the army is independent from politics and then he continued to say they were part of the concern. My question is who assigned Jimcale to become a constitutional expert? What does Jimcale know about Puntland constitution? And what is it the role of reer Nugal to protect the constitution? Why are the rest of Puntland silent?
Sulaymaan fariid mashaa Allah congratulations marka kululaadaan waa ladajiyaa Cabdixaafid wax uu dhahaa markuu siyaasiyiinta tuuga daa kudhalaaliyo soo dhawaw faraha kuroga calooshooda u shaqayesta yaasha mujrimiinta ah
Isaga iyo abihi alle ha naga wabto
REER FAROOLE MAAFIA FAMILY
Dalka guushiisu waa dani ❤
Kkkkkkkk hhhhhhhhhh kkkkkkkk hhhhhhhhhh 😮
Maxamed c/raxmaan ma isweydiiyey xilligii faroole inta bilood ee ciidamadu ayan mushaar helin sidaasna wali uga maqan
Mudane Madaxwayne Siciid cabdilahi Dani Dalka Guushiisu Wa Dani Viva Dani Iyo Puntland Iyo Ssc Khatumo State
THE GREAT LEADER DENI ❤❤
Garoowe waxaan unacay
Reer faroole
Deni guul xaaladaha hada taagan
Haashi bro fadlan ha igu soo dhisin ina hooleey
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Maxamed faroolow waa inoo Geedkii Timirta 😅😅 Reer faroole waa Reer Funny ah oo Saameyn leh.
Farole wa u jaabay mar hdii muse bixi jabay farole na WA u jabay
Reer Faroole cid dooran kartaa ma jirto waa majaqaan
Ha noolaado deni ilaahay ha daayo❤
Xoolo
Nin wayn oo isku xaaraya..ina faroole..iga dheh..
Farole sidii uu rabay may noqon
2 more years for Deni 🦁
Rer faroole wa mafia movie godfather wallahi umada allah idinka qabto dulmiga aad wadan waajigiisa qarxi rabaa caro iyo ciil u qabo deni ka allah Megan aamin
Allow axadkaan iyo wixii lamid ah sharkooga ayaga ku koob. Horgal ka reer puntland loosoo diray.
Waa odaygii oo niic ah. Faroole discount ah.
Waxan waxa la dhaha Team fadaro
Ina hooley faroole balaayo foolxun walle Deni baanu raaceynaa mar hadii aad amni badantii puntland ee Garoowe aad xabad karideen adiga iyo inta kugu racsaneyd
YAAHUU. TAAIIKH. UMAYAL. WAR. WAXAAD. TIHIIN. WAA. LA. OGYAHAY. ALE. IDIN. ABAAL. MAI. AMIIN
Aaranjaaan habaar bay qabaan ilaahay masoo celiyo sababtoo ah idoor bay daba kuwataan dhibkaa ugeysateen umada reer puntland iyo gabi ahaanba waan ognahy
wareysi dhinicyo badan tabanaya Mahasanid hashi. iyo Horufadhi tv .....................Nice Own Brand S.Hashi shirt keep going pro
Ilma hoolay Ilahay Puntland ha ka qabto..
Hashi horfadhi media bro sumcadaada iyo sumcada horfadhi media ilaali oo dadka mafiyada iyo horgallada aad waraysanayso naga dhaaf khayr badan allaha kusiiyo
Cancer kii puntland inaad waraysatid aad baan uga xumahay
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Dani Yes
Viva Dani Dani
War waxan wuu murmaya faroole Hoolay ba dhalay
Its fire crossoodent ever seen mr hashi make more and more somalian ploticail crises keep goig team horufadi media
midkaan ninka waraysanaya waa quuqle cuqdadi kabuuxda ,waa khalad mr maxamed c/man inuu u waramo midkaan xanuunsan
War waxaan naga Hor leexi ,waa Qaracan ina Faroole SNM yuu u shaqaynayay ,SNM wax ha u taro ee Puntland ha ka waraysan jaajuuska khaa,inul wadanka ah .
Wariyuhu caadi maaha yaa xidhay🤣🤣🤣🤣🤣😍😍
Waa reer waalan waxay isu haystaan putland inay haysan karaan waa laga gudbey warkaa reer faroole aaranjan bye bye viva deni 😊😊😊😊😊😊
War maxamad dadka waxaan uhorkeeneeysaa xashiyoow subxaanallah
kan waxaa ka dhaadhacsan kursiga waa tookadii beesha Ciise Maxamuud. Puntland 33 degmo baa doorasho xalaal ka dhacday. kan iyo aabihiis caasimaddi Puntland Garoowe waxey ka dhigteen wax ay ku gorgortamaan.
Aaranjaane Uf laydine nac Aaranshaydaane waa horgalayaale burburka puntland koowe bayrabaane
Suleymaanoow markaan waa kasoo dadhey, waa in lagaa cararaa nin weyn baad aheed oo la aamino qofkaad aragtaba wareysi baad kasoo qaadeysaa, wiil aabahii uu rabo inuu khasab dalka ugu dhiibo oo ciyaal suuq ah baad rabtaa inaad nabarto.
Waxaan akhristay commenti dadku aad beey uga soo Horjeedaan ini Faroole
yes waan ku farxay
@@Ayyhh2022 maxaa ku faraxday ?
Yaahuu Aaranshaydaane waa horgalayaale burburka puntland koowe ka aha ilmahoolaye waa laydinacaye Dani waa saxsanyahaye waana dooranaynaah dadka iyo dalka dantoodu waa Dani
Great interview.
Xashi waan ku salaamayaa, walaal salaan qiibo badan . Runtii aniga aad iyo aad ayaan kuugu xeranahay waana kaaga mahad celinayaa dadaalka aad udadaaley so umadaada, runtii waxaad tahay nin dhalinyaro ah oo aad iyo aad isu xilqaamay oo inuu umadiisa wax tar xaga warbaahinta ah uqabto , waana ku mahadsantahay.
Xaashi walaal waxaan aad iyo aad uga xumahay in aad umadii kuugu hanweyneed oo ku gu xerneed intii aad ukeeni lahay barnaamijyo wax tar ley sidii awalba aan kuugu naqaanay, in aad maanto nookeento wax aan fileyn runtii waa niyad jabin aad niyad jabineyso dadkii aad udadaaleysay. sida marka aan wareysi ka qaado oo ummadda usoo gudbiso shakhsi aan umadda dhib maahanee aan waligii wax utarin oo ilaa iyo hadda utaagan inuu waxyeeleeye araga iyo Aabahiis , sagaashan jirka Dajaalka ah oo umadda inuu dhibo ku cumri dhameystay.
Ummadda soomaaliyeed iyo ummadda reer Puntland iyo khaatumo ssc, markhaati ayay ka yihiin wax qabadka Dani, inkastoo ay farmaajo isku khalaafsanaayeen siyaasada, farmaajo xataa wax badan oo khalad ah oo ka hoosbahay ayaa jiray sida asaga xataa noo qirtay , taas waa wax ka dhaxdhaco siyaasada.
Dani waxa ay kula dagaalsan yihiin shakhsiyaadka noocan ah oo dhiiga dadka iyo xaaraanta ku soo koray waa ha tusin oo ha uhorseedin dariiqa wanaagsan iyo dimuqraadiyada, waxey rabaan in nidaamkaan musuqa iyo xaaraanta ku dhisan in la sii wado. hada hadii Dani ka tanaasulo nidaamkaan ummadda rabo beri waxaad arkeysaa iyagoo taageeraayo oo amaan kala dul dhacaayo.
Wax qabadka Dani waa muuqdaa waad ujeedaa sida ummadda reer Puntland wada dhisatay uu umideyay oo SSC khaatumo ugarab istaagat , waa howl la qarin karin. ka aad wareysaneysana ysid xaaraan ku korkaan iyo Dajaalka dhalay waxey sameeyeen oo ku sameeyeen ummadda reer puntland iyo halka ay dhigeen SSC khaatumo ummadda way ogtahay, laakiin ilaahay waxuu usoo diray walaalkood Saciid Dani ilaahay ha xafido Aamiin.
Saciid Dani waa nin soomaali lagu amini karo. in kastoo soomaalida ay tahay ummadd xaqiir ah oo is xaqirto ay caado iyo dhaqan ulaheyn in qofka wanaagiisa la sheego oo aan la qarin.
soomaalidu waa ummadd Qabiilka wax ku taageerta waxna ku mucaarada, aqoon yahankooda iyo kooda jaahilka ah. waa ayaan darada haysato ummaddan .
Tan waa aragtideyda Anigu ma ihi puntland labada nin iyagaa iska keyxiga. waa aragtideyda.
Hantida dadka Dani haduu dhaqaalaha dadka adinkaa qaatay ilaa hooyooyinkiin aad madaxa kajartaan
Abdi 7444 walee waa runtaa xaashi maanta waa ka hoos baxday inuu nookeeno musiibadii faroole oo abtiyaashi ugu aaraya puntland iyo khaatumo stad waa nin ciil qaba kuye abtigay oo la dilay 88 kii ayaan siyaasada soogalay kkkkkkkkk imisa abti iyo adeer ayaa nalaka dilay
Wuxuu isku darsaday labo oo ah nus iidoor wagaash iyo aaranjaanimo ah waa faashil 😂😂😂😂😂😂😂
Waa waraysi heer sare ah. Runtii.
Kani waxu umuuqda ushubadi reer uruur Samaale Garaweena Isaaga Xabada kabiilaabe💰💰💰💰
On point of view
Siyaasadna waaxba kaama oga ee waa Father's Boy😂😂😂😂😂
Qof iidoor iyo aaranjaan iska dhaleen wlhi khayr inuu ka imaaneynin.
Reer puntland illaahay baa idinka hor leexiyay
War kan ma ah kii hooyadiis iydileen kan hooyadiis waa Ciise maxamuud haisku khal dina
Waa nooshahay hooyadiis Isaaqa waa islaantii dhimatay caruurtaas waa kayar yaryihiin odaygaan
@@maryamadirie8722 walee. Asagaan moodijiray wlhi.
@@maryamadirie8722 waa macquul
Really Banker
lixdii baloodh ee dhulka ahaa ee hargaysa ayaad butland iyo soomaaliyaba aad ka jeceshay adiga iyo aabahaaba
WA TUUG TUUG DHALEY
Afka dey
YAHUUUUU 😅😂
ina farolle Runbuu sheegey Runta somali du weynecebyihii
Ina Faroole Ma Kii Hòyadii Dilabaa.? Mise Kee Kale ?
War mahan kaase waa cabtooy
Kan hooyadii waa ciise maxamud, siciid dheere ina adeertii baa ninkan dhashay.
Sharcidajiyihii baa jabiyey waana la iibsaday aflagaado qaran danbi buu galau xoolo😂😂😂😂😢😮
Ninkaan ayaa uqalmo madaxweyne.
Aabahaa Alla jannee, aabahay buu nagu waalay maba dhamaysan. War ina adeer meeshu carabtii maaha, siyaasina maahid umana ekid xataa, waa ogahayoo muraayaad Australia laga keenay baad isku eegtaa oo libaax kuu ekaysiisa,,, waxaad yeeshaa iska hargal adeer kheyr qabe.
40 jir 40 million
Ninka jaamacad ka baxay 1989, 40 ma jiro ee waa 60jir 60 milyan.
Tare diidnay reer hooley diidnay😂😂😮😮
ILMA HOOLEEY WARYAA ADIGA IYO AABAHAA MARKAAD DHACAYSEEN BOOBAYSEEN HANTIDA UMMADA HARTI MIYAAD OGOLEEDEEN ISLA XISAABTAN IYO TRANSPARENCY.
Ma kiiii hooyadiii dilaaa qofkaan faroole waa oday waalan
Xaashi waa nasiib daro inaad ina faroole umada soo horfariisiso wiliba og aaranjaan inay dhibaato ku yihiin dhamaan gayiga daarood ku dago waa niman raba inay puntland sidii gafanihii ugu naaxaan waa nimankii ogaadeen xabashida udhiibi jiray waa niman raba inay khaatumo baa bi'iyaan waa musiibo ninkaan iyo aabihii ninkaan waa isaaq lugaynaya
Hooyada ba dishey habaar qabe puntland idinma bahna
Taariikh dhan aabe faroole miyaa 😂😂😂
Khayr malahan faroole iyo waxuu dhalay. Aabihiina xiligii joogay Puntland caruurtiisa ayaa fashilayay meeshana waxeey kadhigteen xera ari aay iyaga leeyihiin. Marka waa faashiliin bimacnaa kalimah. Umadan Soomaliyeedna Alle waxeeynu uga baryaynaa in maafiyada Alle kaqabto khaasatan kuwa iimaanka la' oo madhargayaaysha ah oo iyaga mooyee cid kale aan waxba aan ogalayn.
Ee dadka caaytamaya ee ha dhawraan mediyaha walaalkeen xaashi oo noo hagar baxa dal iyo dibadba Allaha xafido waa nin yar oi dadaalaya raafinaya xaqiiqda iyo taariikhda in kastoo khalad yar yar iska dhici karo ileen waa beniaadam wuxuu war kasoo qaadayna waa isagoo oo kale iyo sida ay ka tahay guul mediyahaaga iyo adiga.
❤❤❤❤❤ I ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ manshallh
Deni waa dhaamaa reer faroole boqolkiiba boqol
ayagoo cayra bay qaxooti ka yimaadewn wali waa dhargi waayeen waa in latoogto
garoowe buy qaxiyey cidna dan kamalaha
Ilahhey ha noogu dhibo xukunka rajul salax ah
War ninku been badanaa imaanka lagaa qaad waaba laqaadaye
Waa nin kibir badan kan waxan layabanahy yuu xukumi doona
Siyaasad ba ba’aday hadi kan siyaasad kawaramayo
Ina-hooleeya Cambaashe aka in-afwaliinje waa nacas bilaa taariikh iyo Qadiyad ah, waa shakhsi nus-dollar naftiisa u haligaya, asaga iyo Boqor Candho-calasoow waa isku mid dumarka googaradooda ka sheekeeya,, wax xil ah habayaraadee ma istaahilo xitaa agaasime xafiis dawlada hoose.
Deni guuul
Madaxweynaha puntland waxaa uqalmo jeneraal Asad diyaano
Xasbiyulaahu.wanicmalwakiil waxa aan allah ka baryaya in uu umada somaliyeed ee uu uguhoreyo xasan tuugsade 1 waa masiibooyin waayeyn dani iyo aabahaba iyo adiga waa tuugadii budland
ina farole aya tugnimo cid ku cayaya😅
Godkaad soomaaliya u qodeen maanta adinkay idinku soo noqoteen aaranjaan
Aabihiis haduu ahaa siyaasi u shaqeynayey Butland xiligaas sow kama shaqeyneynin burburki Dowladi dhexe!
p
Ina hoolay
reer hoolay ceeb aan waligood kaharin baa ku dhacsay xaaraan baa lagu koriyey
War Waraysiyada noso badi dad bdna noso qabo
Hashiim waxaan laclaca cudhay maxaad wakhtiiga usiiisay
Aad ayaan u jelaa inay kulmaan ina farole iyo wariye xashi intarnational wariye somaliyeed oo wadani ah
Wawww. Bro hanshi speaking the fact this is a big progress your keep up on that motivation and spirit I am sure God will reward. ❤❤❤
sure ka haow maxaa puntland kaagalay langaabyahow
Borobagandada deni baa xiran waxad umalaysa inuu ilmo lahadlayo yaahu afweyne😂😂😂😂
Waa reerku hooyood dilay xaaraanta ku noola tuugo ismirsatay
Sababta Uu Uga Soo Horjeedo .Harti Siiba Dhulbahante. Waa InvLa Dilay Abtigii Sacad Muuse Ahaa.Waana Sababtu Uu Saacido Jeegaanta..
Iisheeg ina adeer ina faroole iyo aabihiis taariikhda aad ka hayso xagee lagu dilay abtigiis iyagaaba hooyadii dhashay dilay mawaxan baa puntland doonaya inuu hogaamiyo wallaahi kan haday puntland madaxweyne ka dhigtaan waa udhamaatay qalaas meel gubatay oo laga qaxo bay noqon nin siciid deni ah waa boqor deeqsi ah bal fiiri quruxda puntland maanta
aabahaa qof siyaasada kagaliita soomaliya kamadhalan dhagayso khudbadahiisii isburinayey ee duuban
Danab iyo Aaranjaan =
Kan horta doqon weenaadey wlhi intuu kasoo galay soyaasada aabahay ayaa madaxweene noqday nagu soo galay adeer aabaaha magaciisa adaa ku xaartay aqas
Hashi wll bal comment ga dhagaystayaasha qiimee
Wey dhacdey tuug 2009
Sow taad diyaano
Ciidanka madaxtoyada
Xerada psf sooweerareen
Oo aabaha madaxtoyada
Sexan wayey markii
Daroonta mareykanka
3 bilood
Bosaso lasexan waayey
kkk waxaad ka soo jeedaa qoys puntland horteed sabool ahaa maantana hanti badan haysta horumarkeedana hortaagan shacabka magaciina ma maqli karaan
👍
I think he is confused and he is also contradicting himself. At one point he said the army is independent from politics and then he continued to say they were part of the concern. My question is who assigned Jimcale to become a constitutional expert? What does Jimcale know about Puntland constitution? And what is it the role of reer Nugal to protect the constitution? Why are the rest of Puntland silent?
Walaalow xaashi ninkan maxaa waqti ugu dhumisay waraysi kan kaliita oo aad so gudbisay kan kahor ma arkin😂😂😂😂