QUDBADII MP FARAH MACLIN U KA SO JEDIYAY MAGALADA LIBOI TASO KAGA HADLAY ARIMO MUHIIM AH DAWO

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 74

  • @ShukriElmi-pd5ir
    @ShukriElmi-pd5ir 9 днів тому +10

    Very good Mp Farah

  • @abdikhadirlibaxow8015
    @abdikhadirlibaxow8015 9 днів тому +13

    Mp Farah runti waa Halyeey Soomaliyeed. Abti ALLE haku daayo.
    Waxaan kugu jeclaaday qadiyada Diinta iyo Somalia nimada.
    Mahadsanid.

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 дні тому +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 4 дні тому +2

    Mashallah mr farax Allah xifdiyo waa inay gadoonka ka baxaan reer gaariso iyo dagmooyinka u dhaw waan ku faraxsanahsy horumarkaas kismayo ilaa gaariso inay laami kaga dhigo iyo meelkasta ay dadka soomaaliyeed ay dagan yahiin si dadkaas ay eheladood isgu xirmaan cadawgan Allah ka qabto iyo kan horumarka u diidan dadkaas soomaaliyeed inshallah

  • @HooyoMcn-yd4cm
    @HooyoMcn-yd4cm 6 днів тому +2

    Manshaallah farah macalin Allah hakudhowro reer Mombasa baa ah waan kuwata ❤

  • @user-ho7hd6yk5u
    @user-ho7hd6yk5u 7 днів тому +2

    It's the greatest leder in the Somalian community

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s 9 днів тому +5

    Respect Macalinka Wayn 🌍🇸🇴. keep on teaching 🙏🌍

  • @Abdikadir2020
    @Abdikadir2020 5 годин тому

    Ilahay cimrigaada ilahay hanoo barakeeyo

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 23 години тому

    Soomaaliyey meel kastaba waxaa idinku socda isin doris galaysin farac bedelis dhul bob dhaqalo burburin. Xasbunallahi wanicmal wakiil. Farax macalin waa halyey soomaaliyed isago kale Rabbiyoow nobadi Aamiin yaa Rabbi. ❤❤❤❤❤❤

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 9 днів тому +1

    Legend is always legend keep up abtii

  • @AdenFarah-yt4to
    @AdenFarah-yt4to 4 дні тому +1

    Hon Farah keep going greet u from ijara

    • @FALIYAHADADAAB
      @FALIYAHADADAAB  3 дні тому

      Thanks brother please subscribe my channel brother

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 9 днів тому +1

    ASC OUR HEART OUR HALDOOR OUR HALYEEY MP FAARAH MACALIN DAWAARE XAFIDAHULAH MAASHA ALLAAH WE ❤U WE ❤U

  • @mohamedaliabdullahi4031
    @mohamedaliabdullahi4031 5 днів тому

    Warka Farah macalin dawara wuu igu socdaa good words

  • @abdisamedahmed925
    @abdisamedahmed925 День тому

    Good farax maclin nolow insha.allaah

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 5 днів тому +1

    Masha Allah farax wa geesi somaliyeed Allaha xafido, somali guul iyo gobanimo melay joganba 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @superfun1819
    @superfun1819 9 днів тому +1

    Farah macalin❤❤ Allaha kubarakeeyo ❤

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 9 днів тому +1

    Farah moalin true somali statesman we love ❤u allaah ha ku xafido

  • @adanIbrahim-lq2kk
    @adanIbrahim-lq2kk 9 днів тому +4

    Mp faaraxow cawlyahan ladafay kaliiya hadad soodaaysa muslimiinta kalena yaa u maqan dakoo dhab xaq bay kugu leeyihiin

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf 7 днів тому +1

    Congratulations my dear abti maan am from garrissa county masalani subcounty

  • @yussufhussein8123
    @yussufhussein8123 7 днів тому +1

    Farah wa halyey mashallah ❤

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig 4 дні тому

    Shabaab waa OGADEEN

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 4 дні тому

    farax macalin khayr allah hasiyo mesha is taba meraysi ba ka jira al shabab gala so
    samaysatay si ay muslimka dhigisa
    ugu banaystan uguna
    Babi, iyan lakin dadki somaliyed tas mafahmayan
    oo waxay modayan
    inay islam wax uhayan jahli iyo aqon
    yari darted ayna kala
    waxa xun iyo waxa suban...

  • @yussufhussein8123
    @yussufhussein8123 7 днів тому

    May Allah bring them back to their freedom ❤

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 22 години тому

    ❤❤❤farax macalim

  • @mohamedblack5549
    @mohamedblack5549 9 днів тому +1

    Inta an dabanayey muuqaladada waa midkii ogu viewska badna mashaalah keep on

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 3 дні тому +1

    Farax macliin waa halyey geesi geesi dhalay Guuuuuuuuuuuleyso ab iyo iisiir ataad uledahay geesinimada keep gone keep gone viva

  • @Mahamedcheik
    @Mahamedcheik 9 днів тому +1

    Faarax macalin waa runtii sharciga isagaa yaqaana

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q 4 дні тому

    Shame on you all north Ester Mp your people are different than the rest of Kenya’s they don’t have any Rods

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 12 годин тому

    Waa runti

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 9 днів тому +1

    Ilahay Somali is jecalsya O qabil ka sar

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 7 днів тому +1

    Farax ali wadanu dhab ah lkn turufatoorka waa aadan barre ducale wa wax baqtiyay beenlow ah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 5 днів тому

    NO COMMENTS 😅

  • @user-tf5hi7yn8b
    @user-tf5hi7yn8b 3 дні тому

    Kuwii dawladu qaadatey aa la' la yahay, dadka waxba uma sheegin, iyagii ba dhahaysaa iska celiya, kenya military aa la iska celin karaa

  • @mohamedelmi288
    @mohamedelmi288 9 днів тому

    Dhageyso waan idiin Sheegiye

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 9 днів тому

    Faarax maamsuukh ka want somaliland halka aye marathon. Ka want g21.

  • @khadrajama6756
    @khadrajama6756 6 днів тому

    xoolo tiisama daryele ayaa tukale kudara 😮

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 5 днів тому

    Taa ma soconeysoo wyo side laku arka marka qofka asogo kalike unbaa laqadaa

  • @saynab7503
    @saynab7503 День тому

    Dadka shaqsi sharaf leh oo madax ah caayaya waàqof nolosha ka dhac san aanan gara nayn wax fcn iyo wx xunba nin iyo nagba

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 9 днів тому

    Baa lgu wadaa wani iga is guray oois afduubaya

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 9 днів тому +1

    Kkkkk weli dad ayaa dhegeysta Doqonkan hada wuxuu bilaabay in aanu xataa badhamada ama Guluusyada aanu xidhan ee sida dadka qaar laabta qaawiyo.Sharaf beel xata Lebidka ma garanayo.afka sida uu I kala waaxayo daawo

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q 4 дні тому

    Faarax macalin bal ka waran wadada u dhaxeeysa garissa ilaa liboya walaah hadaan adiga ahay ma hadleen xitaa jaay waa ku shubi waaydeen

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 9 днів тому

    Waar ugaadeen kii Bela heshay waa lagurayaa afduub

  • @adanIbrahim-lq2kk
    @adanIbrahim-lq2kk 9 днів тому +1

    8:38

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 9 днів тому +2

    Kkkkkkk reerka uu u hadla wax dhaama miyay waayeen,kani Somali iyo muslin midna uma Hadlee,shaqadiisuna waxay I egtay Caano boodhe iyo Istusnimo ama halaga sheego

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 9 днів тому +1

    Waar cag dheer waa idinka kuwa is gurayaa us afduubayaa maaha Cid kale waa shaqadiina basaasidu waa shaqada ugaadeen

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 День тому

    Kuwaan waa is dhiibeen warka kuma socda waaba iska Happy

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 9 днів тому

    Waada garaneysa ee waydi goobta laga qaaday cid xukunta

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 9 днів тому

    Wa runt Dalya waxa idin so war O Malka socod la Karan iska calya

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 9 днів тому +1

    Adoonkaa sawaaxilaga ee dadkii doortay aan meel ku sheegi karin baa somaliland ka dhamaan la dadkaa kama war bixin karo in la dilay in ay xidhan yihiin waxay u badan yihiin in la uus xabaalay adoon faarax.kukuyo adigi is xoree marka ka hadal afaaro kale somaliland waxaa hamigeedu ahaa in ay xorreyso Shalin yaradda la ayahay

    • @mohamedgeelqaad4741
      @mohamedgeelqaad4741 9 днів тому

      Waar ninka dadka hakudirin ha iska shaqaysto ee.

    • @CISMAANCG
      @CISMAANCG 9 днів тому

      Waar xabashi baad wadankii siisayee maxaad xorayn iska aamu

    • @abdinurmahamed3147
      @abdinurmahamed3147 9 днів тому

      #Somaliland intee la dhaha

  • @Jamac20
    @Jamac20 3 дні тому

    Kenya ka xarooba dhibtu halkas ka tagan tahay.

  • @CAALIYACADEY-xo7rj
    @CAALIYACADEY-xo7rj 7 днів тому

    Sheekadaan afduubka waxay u egtahay mid iidoor wado war how ogaadenow feejignaada waxan umalaynaya meesha iidoorba idin xadaye

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q 4 дні тому

    Wadooyinka dadka ka hagaajiya

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih 9 днів тому

    Ma hada ayuu ogaaday dadkiisu in gumaysi ku jiraan

  • @abbasxagar3033
    @abbasxagar3033 9 днів тому

    Eeg khaniiskii afka balaqsanaa nacalaa dhiladii kudhashay kuyaal makhnuudkiiyoow kuwo kula mid ah baa ku dhegeysanaya

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 9 днів тому

      Cuqdad yayna meel cidla ah kugu dilin ninkaan kaama warhayee😂

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 9 днів тому

    Baa lgu wadaa wani iga is guray oois afduubaya