JAANDHEER CUSUB mohamed farax iyo foodcade HOL-HOL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 24

  • @user-bk8tx5xb9m
    @user-bk8tx5xb9m 6 місяців тому +3

    Foodcade waa nin madhan wlhy oo habow ah habaq habaqle ah

  • @zekimohamed3277
    @zekimohamed3277 6 місяців тому +4

    Maxamed Faarax Wiilka Wacays Cabdulle waa naar naar CABSI CABSI Ah 🦁🔥🫡
    “Adigoo badhaha Hawd yaal
    bal aan beeshaadu ku ogayn bulshona lagugu soo darin
    Holhol baalaheedii bari sacabka laga tumay
    waxad ugu badheedhaa buuq ula timaadaa aniga waa ila doqonimo hadaba buuraha Nugaaleed Bohol yaan lagaa ridin
    Baaruurka dib uraac
    war hooy biimadana ha u noqon hadalka beena ha u arag
    walee waa kula baxsanayaa
    Wiilkii Bah ararsame ee Fooley dhulka laga taagey maxaa Nugaal kaga dhacay rag bay u kala xidhan tahaye War Ninkaas Baabuur ha loo in Gaydho Waxbaa ku dhacaye😂

    • @user-qm7cw8wm7v
      @user-qm7cw8wm7v 6 місяців тому

      Car nin nugaal jogaa fodcade gurigisa ha yimadp isaga uun doo ugu taga wllo taas na qimee inu ka gesisanyahay kana wada adagyahay

  • @user-bk8tx5xb9m
    @user-bk8tx5xb9m 6 місяців тому +2

    Foodcade waa nin madhan wlhy waa qof habow ah oo bahaq habaqle ah 😂😂😂😂

  • @user-yn9gk7tn2w
    @user-yn9gk7tn2w 6 місяців тому +2

    maxamed Farax moye wiilka kale wayo wll

    • @jaandheer
      @jaandheer  6 місяців тому

      Waa dhulbahante bahararsame

  • @AhmadBaciidfuul
    @AhmadBaciidfuul 6 місяців тому +1

    Soo badi sxb❤❤

    • @jaandheer
      @jaandheer  6 місяців тому

      Waa diyaar walal subscribe saaro like saar videosyada

  • @user-rm7hv4nl5y
    @user-rm7hv4nl5y 6 місяців тому +1

    Soo badi waxan oo kale 😅

    • @jaandheer
      @jaandheer  6 місяців тому

      Diyaar weeye saxib like saar videoska

  • @user-bk8tx5xb9m
    @user-bk8tx5xb9m 6 місяців тому +1

    Maxamed faarax warsame buur miisaanka culus

    • @maan732
      @maan732 6 місяців тому

      Maxamed faarax warsame buur wacays cabdule ah miyaaa

  • @mohammedabdirashiid4768
    @mohammedabdirashiid4768 6 місяців тому +1

    Maxamad farax wa ayo

    • @jaandheer
      @jaandheer  6 місяців тому

      Maxamed farax: Ugadhyahan wacays abdulle
      Fodcade :Maxamed garaad bahararsame

  • @user-uj1oy4rz7w
    @user-uj1oy4rz7w 6 місяців тому +2

    Foodacdde udulqaad badnaa maalin nin cusub baa cuna ninkan bahararsmae ha qabsato bilaa xigmadda ah😂

    • @jaandheer
      @jaandheer  6 місяців тому +1

      Maxamed farax warsame buur nin cusub maaha gol dhan waa ka caan

  • @YaasiinCabdirsaaq-nx5lm
    @YaasiinCabdirsaaq-nx5lm 6 місяців тому +1

    Maxamed faarax vs foodcade ragbaa is helay

    • @jaandheer
      @jaandheer  6 місяців тому

      Haa subscribe saaro

  • @ChristopherAdams123
    @ChristopherAdams123 5 місяців тому +1

    Miisanka culus foodcad

  • @nuuryare5515
    @nuuryare5515 6 місяців тому +1

    Aar meesha ma foodcada baa ka qaylisiinya shinbirihi nugaaleed ee bilaa codka ah😂

    • @jaandheer
      @jaandheer  6 місяців тому

      Waa nin cod iyo erayo haya waa cabqari

  • @xamsecumar423
    @xamsecumar423 2 місяці тому

    Dadka qaar masaakina iyo maynoorataa jira😂😂

  • @garadmohamed
    @garadmohamed 6 місяців тому +1

    Heesta qaybtii kle soo Gali sxb

    • @jaandheer
      @jaandheer  6 місяців тому +1

      Waan soo wadaa iyadoo dhawr qaybood ah subscribe saaro like saar videosyada