Mareexaan isku raaci maayo in kismaayo lagu duulo fartaag iyo bare hiiraale waxay joogeen kismaayo maalin kasta dhiig mareexaan ba daadanayey dadka kale ee markaa daganaa kismaayo xaquuq somali iyo mid islaam midna ma ool marka reer xassan, talxe, reer ahmed, hawraase cali dheere oo u badan dadka gedo dagan ma ogalaanayaan ujeedka fartaag ee jeebkiisa aan dhaaf saneyn gedo qabiiladeeda u badan kama gadmayo hadii lasku dayana dagaal dhexdooda ah baa bilaaban
Walahay ogadeen ku waaa dad fican, waxaaa ficnaan laheeed hal mar sifican in marexaaan iyo ogadeen laisu sari lahaaa markaas lagu kala guuuro, kismayo ayaaaa ka caratey marexaaan ayagooo dhul ogadeen wali kusii maqan yahay,
inkaar qabe fartaag waa caabuq marwalba cidii doonta kushaqeystan
waa ayaan darri wasiirkii abniga Dalka inuu dagaal ooge noqdo
Nin bu shaqeeya ay ka go’antahay Darood Babi oo dhulkooda qaado. Wa horgalada Xamar kuwa ugu foosha xun
Daarood sheegasho uma baahna itoobiya aada ogaadeenow😂😂
Asc waxaa wanaagsanaan lahayd inay soomaali sidaa uwada fahmaan siyaasi aan dadntooda wadin❤الله المستعان ❤
FAR TAAG InshaAllah
LUGTA TAAG SI DEG DEG AH
Marexan iyo Ogaden wa dad wadadhashay fartaag wa laba wajile iska ilaliya
Mareexaan waa somali ogaadeen waa itoobiyan 😂😂😂
Alhamdulilah rabil caalmin
👉🫏🫏🫏. War fartaag kii marexaan leynayaey ee odhan jirey magaaladu calooshey kabuktey sow ma aheyn 🎉🐃🫏🫏🐃🐃🐃🐃
Jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
WALLAAHI REER- GEDO HADII AAY SAAS ULA HADLEEN HORGALE FARTAAG SIFIICAN BAAY YEELEEN.
Xasan dhiiqo waala og yahay wuxuu yahay
Mareexan hadee yeelaan farataag inuu caroortooda dilo. Iyageey utaaal
Hadee ninkani caqligii xamse oo kale unbuu wataa, oo kismaayo kuduulay kuna fashilmay, hadana kanaa istijaabinaya.
KAB IYO DHAGAX FARTAAG IYO CADAWGA LA SOCDA GEDO HALAGA SAARO MAREEXAANOW HADAAD DAD TIHIIN.
Mareexan waa eber nin xasan wato iney aaminaan
Nin itoobiya wadato oo ogaadeen itoobiyan ah baa kaxun😂😂
Kulanti Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan ❤❤❤
FARTAAG IYO TUUGTA UU WATO NASIIB BAY LEEYIHIIN HADII IYAGOO JEEBAYSAN AAN MUQDISHO LAGASOO DEJIN😂
walaahi oo bilaahi darood xalaal waa mareexan iyo mj waxa kale waa buunsho mj iyo mareexan allaha xafido
Dayuuska fartaag oo aan xishooneyn waa Xamsihii labaad😂😂😂 ninku indha adakaa😂. Muusan Gedo ixtiraam u hayn 😢❓️.
Buugbay u soolalabixiyeen fartag iyo xasan xamse danahooday
Kan waa manaxo doonayo inuu reerkiisa barakiciyo Alaha ka qabto
FARTAAG WAA NIJAAS😂. IN LA GARAACAY AHAYD😂. MAREEXAAN WALIHI WAA MASAAKIIN. ANU DHAGAX BAN MAGAALADA KAGA SAARILAHAA😂
Ninkan dhiig daarood maleh DNA halaga qaado kaas mareexaan maaha
AHMED MADOOBE IN GEDO LAGA WEERARO MA HASSAN SHIIKH BAA IDIN YEERINAYA,XAASHAALLILAAHI WAX AAD AQBALI KARTAAN MA AHAN.
Waa na kan muxuu sheegay ninkan caaqa
Mareexaan ma umaleynayo ineyn1 wiil xitaa udhimanayo
Fartaag ha dhaco Hala caydhiyo😂😂😂😂😂
FARTAAG WAABA DOQON😂. MUYUUSAN OGEYN IN MAREEXAAN JUBALAND DHULKOODI TAHAY⁉️
Super
Ceeb badana ee allow naga qabo xasan waa fashilmay
Illahey mar seddexd Xassan ma soo celiyo kuligiin yar iyo qeyn ka dagalma.
QAA INKA MARKUU HADLAYO DHINACYADA AYUU QOORTA U WARWAREEJIYAA FARTAAG WAA INU WADDAN XASANNA SIDAAS AYEY HESHIIS KU YIHIIN !!!
Jaamc glad waa shydaan
BEEN BADANAA KAN WAA FIKIRKIISA
Waar kan fartaag ee u eg yeyda duurjoogta mareexaan inuu wanjaluu rabaa waa caĺoshiisa u shhaqeyste illaahayow naga qabo
MARKAAD DULMI KU SOCOTO WAA SAAS WALEE XATAA ETHIOPIA XATAA HADAY KEENTO ANAGA KU FILAN
Xasan Dufle axmadmadobe umasocde Darododhan buwararkuhaya hadanlagahortagin
XASAN DHIIQO A. MADOOBE UMA SOCDEE DAAROOD OO DHAN BUU WEERARI RABAA ‼️😡. MAANUN AQLI LAHAYN ❓️.
Biinloow faalalow
Mareexaan isku raaci maayo in kismaayo lagu duulo fartaag iyo bare hiiraale waxay joogeen kismaayo maalin kasta dhiig mareexaan ba daadanayey dadka kale ee markaa daganaa kismaayo xaquuq somali iyo mid islaam midna ma ool marka reer xassan, talxe, reer ahmed, hawraase cali dheere oo u badan dadka gedo dagan ma ogalaanayaan ujeedka fartaag ee jeebkiisa aan dhaaf saneyn gedo qabiiladeeda u badan kama gadmayo hadii lasku dayana dagaal dhexdooda ah baa bilaaban
Waykusugeen yaaka aqlixun
Walahay ogadeen ku waaa dad fican, waxaaa ficnaan laheeed hal mar sifican in marexaaan iyo ogadeen laisu sari lahaaa markaas lagu kala guuuro, kismayo ayaaaa ka caratey marexaaan ayagooo dhul ogadeen wali kusii maqan yahay,
Nin lacag laaluush soo cuneey yuusan dab idin saarin😂 mareexaan reer Tolkeey 😂 Feeejig naada 😂 dhagarta Hassan dhiiqo yuusan idiin dhiiqayn 😂
Reer Sade waa dad aan la siri karin oona yaqaana xasan sheeq munaafiqnimadiisa marka loo baqi maayo reer sade
Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk