XARIIR AHMED | BEST SONG | ''ISKA EEG WADDADA'' | NEW SOMALI MUSIC | OFFICIAL VIDEO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 кві 2022
  • IMISAAN KU LAHAA HA IDHAAFIN
    BAL ADKEE WACADKOO HA ILOOBIN
    IMISAAN KU LAHAA HAAN ABQAALNO
    UBIXII QALALOO HA ISTAAGO
    -----
    WAAD AHAATAYE SOO MA ARKEYSID
    NABSIGII KU ABBAAR MA OGSOONID
    ANNA KUUMA HAYOO MIDH ABAALEE
    ISKA EEG WADDADOO U BANNEE BAL
    ------
    THE TWO ASPECTS OF LOVE ARE REFLECTED IN THIS SONG..
    ‘’NOW YOU SEE HOW KARMA HAS COME BACK TO BITE YOU,
    AND I HAVE NO SYMPATHY FOR YOU,
    READ THE ROAD AND BE ON THE LOOKOUT
    FOR MY APPROACHING RAID’’.
    ISKA EEG WADADA - ISKA EEG WADDADA
    ---------
    CODKA : HOBOLKA GAYIGA : XARIIR AHMED
    JILLIINKA : ILHAN CISHQI
    EREYADA & LAXANKA : CABDI SHAKUUR BADMADOW
    MUSIC: FURINLE
    VOCAL R : HENOK
    DIRECTED & EDITED BY: ABDI ASKARI
    PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
    CAMERA BY : SHAKIIB YARE
    -----------------------------------------------------------
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
    / abdiaskaritube
    Twitter : / abdiaskaritube​
    Instagram: / abdiaskaritube
    TikTok : / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @XariirAhmed
    @XariirAhmed 2 роки тому +297

    Waad Ahaataye sooma Arkaysid ..Habluhu Ha iska Raalli Noqdeen..Heesku intaa Waa Ka Guda & Micne Ballaadhanyahay!!
    Mahadsanidiin Team #Abdiaskaritube & Dhammaan Ummaddii ''iska eegtay Waddada''!!

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 2 роки тому +123

    Hees Bil Kudhan Lala Maqnaa way Mudantahay ! 🔥🔥🔥

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  2 роки тому +182

    iska eeg waddadoo u bannee bal ..
    Hobolka Gayiga & Heeska Ciidda..
    #Jigjiga Caawa Waa jawi Ciideed..
    Lasocda Habeenka Ciidda -Inshaa'Allah
    #Eidmubarak #Ciidwanaagsan

    • @ccasiismukhtar2869
      @ccasiismukhtar2869 2 роки тому +1

      ᵐᵃˢʰᵃ ᵃˡᵃʰ ˣᵃʳⁱⁱʳ ᵃˣᵐᵃᵈ ᶜᵃᵇᵈⁱ ˡᵃʰⁱ ⁿᵒˡᵒʷ

    • @sankashariif6366
      @sankashariif6366 2 роки тому +3

      HOw SHu WAa SiDaA

    • @abdiqafarahmed6797
      @abdiqafarahmed6797 2 роки тому

      Legend xariir ahmed show noma qabanayo eid miyaa

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 2 роки тому +2

      Kkkk, wallee run bay sheegeen, dadkii yidhi soomaalidu jacaylka ma yaqaanaan, walaalayaal, toloow, goorma ayaynu ka gudbaynaa, foorjada iyo nabsigan la isku abhiyaanayo??
      Sida kale heesta habDHaceedu wuu wacan yahay, hoobalkana codkiisu wuu qurxoon yahay,
      balse micnahuhu waa colaad soconaysa !

    • @zainabkhalif6683
      @zainabkhalif6683 2 роки тому +1

      Ciid mubarak boqorkena

  • @KASKEYPRODUCTION
    @KASKEYPRODUCTION 2 роки тому +321

    The legend xariir ahmed hit song💥

  • @Somali450
    @Somali450 Рік тому +18

    بارك الله في أخينا الصوماليين وهم خير الناس على الإطلاق نحن نحبهم عائلتنا الصومالية 🇸🇦

  • @ovidioescobar3764
    @ovidioescobar3764 Рік тому +24

    This music is very good, peace & love from México brothers 🇲🇽 ✌️

  • @volodomirdanielhenry6614
    @volodomirdanielhenry6614 2 роки тому +213

    🇷🇺From russian people we love you somalia brothers and sisters1 love❣

  • @DhooL-ml7bb
    @DhooL-ml7bb 2 роки тому +4

    Gabadhii isiiiii horuuu ku dhaga hadlayaaah,I felt it😌💔😩😂😂😂😂

  • @nasriinbeauty3275
    @nasriinbeauty3275 2 роки тому +7

    Calanka gabadha gacanteda kuxiran🇱🇺manshalla quruxdedan kagartay iney boqortoyadi kadhalatay❤️🥰queen

  • @abdilhayiabdilqayum9390
    @abdilhayiabdilqayum9390 2 роки тому +65

    I’m from Oman 🇴🇲 we love Somali songs 🇴🇲❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 2 роки тому +2

    Xarir axmd nin wayn hees waynaa laa so shiirtaaga walhi wilkeenaa hory u soco hunoo

  • @user-qg5xk8cl6c
    @user-qg5xk8cl6c 2 роки тому +33

    From algeria 🇩🇿 ♥

  • @ahmettelqardhawi807
    @ahmettelqardhawi807 2 роки тому +7

    Qofkasta qoralkyga arakaya waxan leeyahy eed wangsan faraxd iyo cafmaad badan ku gaar sanado badan
    xariir ahmed bro dhuntaada baad ku jogta fanka horu mar

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 2 роки тому +18

    Xariir legend codkaga wax loo dhigan jirin Eid Mubarak somali maxamed like Sara bal manta aan arko 🏃‍♀️🌝🥰🙏4

  • @Two_pac_shakur_63
    @Two_pac_shakur_63 2 роки тому +38

    It's crazy how many people come back to this every second. this song is legendary 🇸🇴❤🙏

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 2 роки тому +9

    Heestan wlhi iney iga turjumeyso ayan umaleya dumarka marka laga daba cala cala ma arkan markad ka dhamato maxey ku daba dhigtan waad ahatay soma arkeysid😂 tnks xarir 🔥👍

  • @Jamike-123
    @Jamike-123 2 роки тому +5

    Wll heeska waa Iga gadan thy lkn inoo fura from puntland 🇸🇱

  • @anfacabdullahi1123
    @anfacabdullahi1123 2 роки тому +4

    Najaxy imasaa lagu lahaa😅😳

  • @fnn7642
    @fnn7642 2 роки тому +2

    Usataaaas abdi Askari Io xariir Ahmed ishelay wooooow♥️♥️♥️♥️♥️

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 2 роки тому +6

    Abwaanka heestan sameeyay waa abwaankii heestii Uma qalantid Sameeyay best song🥳🥳
    Xariir And Cabdi Askari tube Layaab🇸🇴🥳❤

  • @sabriinleki1555
    @sabriinleki1555 2 роки тому +3

    Ane kuma haayo maryolow
    iska eeg waddo ubane bal😫🥰

  • @mohamedmuktar320
    @mohamedmuktar320 2 роки тому +51

    Subhanalah hada lee laafurey kolmas hees kusooturteen Allah halaga cabsathaa dadka hadanbajinina. Xarirow kasbi halal eh oo kan ka qeyr bathan Allah kuusahla InashaAllah.

  • @user-oe1uc6ob2b
    @user-oe1uc6ob2b 2 роки тому +3

    Hees iyo badh🤗

  • @muztafyare5510
    @muztafyare5510 Рік тому +3

    Xariir axmed lajin lajin kuwad waan taageeray in hablaha isxariifiya saa loogalo 😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Zhakerhajji
    @Zhakerhajji 2 роки тому +18

    Xariir ahmed abdulahi one of the best singers 🥳❤eid mubarak team abdi askari

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 2 роки тому +27

    Xariir is back iska eeg waddado 💥 waxba lagama qaban karo legend xariir nolow intay nololi jirta libaax💪💪

    • @amiirapdi4113
      @amiirapdi4113 2 роки тому +1

      Hopalaka gayiga somlida xarira axmed✍️

  • @sacdiyajirdee2696
    @sacdiyajirdee2696 2 роки тому +3

    Wow Amezing Lendged Is the best Very improved

  • @abdinajibomar9593
    @abdinajibomar9593 2 роки тому +2

    Xariir cod 🥰

  • @suhuurfarxaan439
    @suhuurfarxaan439 2 роки тому +3

    Mashalaa waan ladhacay

  • @Apdallehazard
    @Apdallehazard 2 роки тому +136

    Eid Mubarak all muslims hadaad iga dambeyzo liketa dhac ku sii
    Waa idin salaamay 🖐❤🥰

  • @nazzir_official
    @nazzir_official 2 роки тому +3

    Lᴇɢᴇɴᴅ xᴀʀɪɪʀ ᴀʜᴍᴇᴅ💫💫👋💯

  • @hadiyacabdi4245
    @hadiyacabdi4245 2 роки тому +1

    waaw iga dheh wlhi anay igu socotaa wlhi heeskani waa hees qaaliya wlhi xariir axmed waan ku wataa wlhi

  • @mariahappy9532
    @mariahappy9532 2 роки тому +3

    Ana kuma haayo mir abaal ah,✋

  • @mjrashid7654
    @mjrashid7654 2 роки тому +72

    Xariir Ahmed never disappoints He has his own unique style and voice not mentioning the lyrics of his songs, mahaba tupu❤️

  • @adammosa5328
    @adammosa5328 2 роки тому +7

    Imisaan kulahaa aduunkeena adigoo kiliyaa ku abuuran..
    imisaan kulahaa aynigaaba lama keenin ifkoo lama uumin..😮😮
    #heestan cimaamadeeda lama haysan karo.
    #iska tuura cimaamada. @like isaar 😊😮😍

  • @bismus9944
    @bismus9944 2 роки тому +43

    Wow this is on 🔥🔥🔥🔥Thankz for the translation 😁😁😁👏🏿👏🏿👏🏿☺️☺️☺️

    • @Supr93
      @Supr93 4 місяці тому

      I have left because he didn't have the right number to it but I think to be honest he just needs kind and kind of the 😅

  • @maheraden5441
    @maheraden5441 2 роки тому +3

    Hobalka rer ogadenia you the best

  • @xamdiaxmedyusuf4163
    @xamdiaxmedyusuf4163 2 роки тому +3

    Wow😮 9malin 1m fiirsasho wax kle wlhi

  • @timoibnumahad6126
    @timoibnumahad6126 2 роки тому +3

    Xariir hadan ka haya hees Best fanan halkaso kale galdu waxay dhahada another level 🙄

  • @AOH4963
    @AOH4963 2 роки тому +3

    Ninkam aad arkysa ma iisho
    Si kasto usha loola dhacaayo
    Mayidhahdo axoo abidkiiba
    Qofan u ogayn uma ooyo🥰😂

  • @mohamoudclqadir230
    @mohamoudclqadir230 2 роки тому +4

    Markay three million gaadho liketa dhac igu sii

  • @shaadiyosharaf574
    @shaadiyosharaf574 2 роки тому +3

    WOW!!

  • @genaraleofficial309
    @genaraleofficial309 2 роки тому +4

    Boqorka Aduunka Xariir Ahmed Guul iyo Gobanimo OGADENIMO😍🤩😘❤

  • @zupersiciiddhiif2719
    @zupersiciiddhiif2719 2 роки тому +121

    His name is xariir ahmed abdulahi, he is one of the best artists ever in somali art, personally, he is my fav artist of all somali artists #HOOBALKA_GAYIGA.❤🥰

    • @khadarmahad7963
      @khadarmahad7963 2 роки тому +1

      Dee ninkii heesta sooosAAARAY UN BAA GARANAYEE WAYDII ISAGA legen askariyow

  • @abdullahiarabazaami3242
    @abdullahiarabazaami3242 2 роки тому +6

    Boqorka codka xariir Ahmed Dhuuntiisa dahab iyo diamond halaga baaro ninkaas 😍🥰 aniga cumaamadiisa wn tuuraye wlhida ♥️

  • @abdulshukrihassan5966
    @abdulshukrihassan5966 2 роки тому +64

    This song is on 🔥🔥 .... Eidd Mubarak to all Muslims around the world

  • @sankashariif6366
    @sankashariif6366 2 роки тому +2

    How Shuu Waa Sidaa Sxb Xariir Axmed 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi1157 2 роки тому +3

    Hodan Online Miyaa qoftaa 😳😳❤

  • @maxameddj5694
    @maxameddj5694 2 роки тому +23

    Legend always legends xariir axmed 💪

  • @rayfanfaarax487
    @rayfanfaarax487 2 роки тому +2

    Another level

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 2 роки тому +7

    One of the Somali idols xariir Ahmed, waad ahaataye soo ma arkaysid inaad tahay Somali superstar.

  • @khadarhapy2439
    @khadarhapy2439 2 роки тому +6

    Ayyyy🥰🥰 the beat 💓 👌 legend ♥️ super star 🙏 🌟 xariir axmad. Heestii aduunka🥰

  • @maxamedismacil9619
    @maxamedismacil9619 2 роки тому +9

    Ciid wanagzan umada somaliyeed ilahay haynoo naxariisto umadeena somaliyeed

  • @cabdullahiibnumoha8056
    @cabdullahiibnumoha8056 2 роки тому +2

    12 days talaa 1.2M bal qiyas One year hadey taal meeqo daqawan kartoh🤞

  • @kingusaama113
    @kingusaama113 2 роки тому +8

    Another level Xariir Legend Heestaan Wa aahaatay ❤🥰

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  2 роки тому +318

    EREYGA '''ABQAAL'' HALKEE BUU HEESKA KAGA JIRAA, YAASE MACNAYN KARAA?

    • @amiinabdi3241
      @amiinabdi3241 2 роки тому +46

      Imisa Aan Ku lahaa Aan Abqaalo,
      Ubixii qalalo Ha istaago
      Aniga Waxan U aqanaa:-geedka marka meesha u ku
      dhashay laga qaado o meel kale loo badalo.
      Markaasa baaabqaal la dhahaa.

    • @siciidclaahi4078
      @siciidclaahi4078 2 роки тому +8

      Kacaamid ayaa la macno ah waana geedku marka uu baxayo
      Sidookale waxay noqota beerid

    • @cabdisamadseenyaale
      @cabdisamadseenyaale 2 роки тому +14

      ABAQAAL:- Tallaalidda laan geed laga soo gooyay lagu tallaalo geed kale ama geed dhir kale ku dhow oo laga saarayo meeshii hore oo meel kale lagu beerayo.
      NB: ABQAAL looma qoro balse waxa loo qoraa ABAQAAL.

    • @abdirahmanabib737
      @abdirahmanabib737 2 роки тому +3

      ABQAAL=Beerid

    • @siyaaddaljir9293
      @siyaaddaljir9293 2 роки тому +4

      imisaan ku lahaa “aan abqaalo”. heesta baydka hore ayuu kagag jiraa
      micnaha eraygu waa abuur beerta marka la beero ee la rabo in ay si fiican u baxdo dooga ama cawska, ayaa laga guraa dabeed sidaas ayay durba ku baxdaa

  • @beerkacadde8914
    @beerkacadde8914 2 роки тому +2

    Laxanka heestan inyar qeybta hooriska waxay isi shabahaan heesti "Liin Macaan"
    inta ila aragtay like dhac kusiiya bal😀

  • @nafisonaftauroon65
    @nafisonaftauroon65 2 роки тому +3

    Ana Kuma hayo midh abaale😂iska eeg wadado ubaney bal😏😂

  • @maqoslemaquuste9089
    @maqoslemaquuste9089 2 роки тому +10

    This song is gonna be. One of the best song. Of the year 🤘

  • @saacguure3349
    @saacguure3349 2 роки тому +12

    I LOVE SOMALI SONG IAM FROM CANADA 🇨🇦🇨🇦

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 2 роки тому +2

    Boqorka codka #xariir_axmed fanaanka sanadka hadu noqon waYo somali qabyalad alla haku dilo

  • @KingOfTheKingsMrGugac
    @KingOfTheKingsMrGugac 2 роки тому +14

    Xariir on fire 🔥 marwalbo xaalada aan ku jiro oo hees ah baa soo baxdo wax iga nasiib bdn malaha 👏👏👏🔥

  • @saliimpro
    @saliimpro 2 роки тому +4

    Another level my dear uncle keep going 🥰

  • @JIm-bi1ve
    @JIm-bi1ve 2 роки тому +7

    Legend I always like his song and his Attitude legend from dhagahbuur respect ✊

  • @gulledsimba1010
    @gulledsimba1010 2 роки тому +1

    The first one legend xariir 🔥👊🏿🤜👏🏿

  • @farhanwadani5287
    @farhanwadani5287 2 роки тому +2

    www xariir ahmed fananka ogu cod macaan somaali oo idil 🙏🙏

  • @ciltireproduction7824
    @ciltireproduction7824 2 роки тому +9

    Hit song manshallah
    Legend is legend always 🙏🙏💯

  • @yasta3722
    @yasta3722 2 роки тому +4

    The best song I listened this year
    XARIR ON FIRE 💕❤💖

  • @mumtaazcalibaashi2883
    @mumtaazcalibaashi2883 2 роки тому +1

    Waa ahaateye sooma arkaysid………best music best voice Best beet xariir ahmed

  • @deeqmaxamed8378
    @deeqmaxamed8378 2 роки тому +2

    This is exceptional singer woow this song is on 🔥🔥🔥 waxba lagaama qabankaro legend xarirow

  • @cilmiboodhari272
    @cilmiboodhari272 2 роки тому +45

    Best Somali Song❤
    Xariir Ahmed King Voice Of Somali Singers😍
    I Can't Wait AbdiAskariTube👏😎
    From Godey Gacalo❤✌

  • @Mahamedsilva35
    @Mahamedsilva35 2 роки тому +4

    Super Star 🌟 Xarir Ahmed On fire 🔥 👌

  • @saidomar2434
    @saidomar2434 2 роки тому +1

    Legend. Salaan diran from Djibouti

  • @maxamadcabdi5033
    @maxamadcabdi5033 2 роки тому +2

    Hobolka Gayiga King rap.Xariir Axmed💙🇸🇴

  • @hodancabdi9932
    @hodancabdi9932 2 роки тому +4

    Fanaanka Fanka iskaleh iga dheh heesta 2022 weeYan Xariir ahmed Abdhulahi Legend keep going fanan

  • @elmohazaj4833
    @elmohazaj4833 2 роки тому +6

    Waw! King Xariir The only LEGEND❤️ One more Erayo macan "So joog inantii laga wayo iska eeg wadadda Laga helaa"
    BEST MUSICIAN 100%
    Ereyo Dhaxal gal ah 100%
    Background 100%
    Laxanka 100%

    • @user-me1ho7ys6t
      @user-me1ho7ys6t 2 роки тому

      Hooyo many 🥀🥀🥀🥀🥀🌹🌹🌹🌹🌹❤🇸🇴

  • @izzysaid3117
    @izzysaid3117 2 роки тому +36

    This is soo right for what I’m going thru right now … it’s on replay “what’s goes around I goes comes around” 😉🤞🏾🤎it’s a hit

  • @nishbaby413
    @nishbaby413 2 роки тому +2

    Cimamadaada waan kugutuurey xariirow 🥰👌🔥

  • @WIXII_CUSUB
    @WIXII_CUSUB 2 роки тому +2

    Erayada caadi ma ahan iyo laxanka another HIT 🔥🔥

  • @hajirmustaqbal7219
    @hajirmustaqbal7219 2 роки тому +3

    Whoever mistreats his/her partner deserves such a Response, Reply and Result.
    KARMA IS REAL.

  • @asaidiyare7563
    @asaidiyare7563 2 роки тому +10

    Amazing voice 🖤

  • @anfacosman1251
    @anfacosman1251 2 роки тому +1

    Woow another level xariir axmed🔥🔥🔥

  • @zakariamohamed8850
    @zakariamohamed8850 2 роки тому

    The one and only Xariir Ahmed. Wu talabsaday❤️

  • @adoullijamaa6273
    @adoullijamaa6273 2 роки тому +7

    😭Heestan waxaa loo qaaday Najma canjeex oo ah gabarta heesta loosameeyay Waxaan isku baranay Dalxiis
    Hadana waan is waynay markaa baa heestan xariir aan dhiibay bilaa mobbil baan ahaa barigaa wakhti fog ba way ahayd waan isdic maali jirey lkn bada maldives bu igaga dhacay sidaan u raadinayay gabartaa waan daalay plz iso hela naag dheer oo Madow ayay ahayd markii iigu danbaysay Bati cas bay wadatay gacantana waxay ku wadatay 🍗 laf hilib ah oo xili qado ah ayay aheed qofkii 😭gabartaa arkaa arka 🤙
    Riyo🙆‍♀️🥺

  • @mohanabdi3715
    @mohanabdi3715 2 роки тому +22

    Iam Ukranian i like Somalia songs, i don't know the meaning but the lyrics is something else

    • @abdullahi9609
      @abdullahi9609 2 роки тому +5

      waa sheeko kale😃

    • @mmuuseofficiall1458
      @mmuuseofficiall1458 2 роки тому +3

      dadkii Dagaalka Ukraine Visaha uqatay ee xanuunka iskuruday miyadtahay 🤣🤣🤣🤣

    • @salmacabdi3897
      @salmacabdi3897 2 роки тому +1

      😂😂😂shekadaas ma kente

  • @nasirjimcale2855
    @nasirjimcale2855 2 роки тому +1

    Wonderfull what A Fantastic xarir Ahmed Banaankisu Ku dhacay

  • @soubeirmohamedsoubeirmoham3529
    @soubeirmohamedsoubeirmoham3529 2 роки тому +2

    The legend xariir axmed 1 million 🙌 ❤

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 2 роки тому +40

    The one and only lagend Xariir Ahmed❤🥰
    Abdi Askari📸🔥🤟
    Voice=💯
    Melody=💯
    Music=💯
    Lyrics=💯
    Vedio=💯
    Edinting=💯

  • @caashoxasan1469
    @caashoxasan1469 2 роки тому +6

    Woww what a song 🎵😍👏👌

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 2 роки тому +2

    Legendär Xariir 👌👌👍🏻👍🏻👍🏻😁😁 Eid mubarik

  • @nimcowarsame6316
    @nimcowarsame6316 2 роки тому +1

    Xariir💪🏾 si kasto usha lola dhacayo ma jidhaxo ah Oo ma iisho👌🏽

  • @shaakir0018
    @shaakir0018 2 роки тому +4

    The king of east and central Africa is back,xarir axmed Wa legend legend dhalay,hada love marabo.....markey million gaarto isaara.....♥️💯

  • @mustafekhaliif619
    @mustafekhaliif619 2 роки тому +3

    #xariir fanaanka geeska
    #heesta geeska
    #codka geeska
    #musica geeska
    💓💓💓💓💓💓💓

  • @halbeegmedia3585
    @halbeegmedia3585 2 роки тому +1

    Offff Welcome Back Sheydaanow hhh

  • @sacadmuuse6390
    @sacadmuuse6390 2 роки тому +1

    Wwwwww 9 days 1 million Abdi askari an other level

  • @bedradinmahaari6766
    @bedradinmahaari6766 2 роки тому +15

    رغم أني لا أفهم معناها مع ذالك أحب فنيات الصومال اخوكم مغربى تحيات الصومال

    • @rakashekh1377
      @rakashekh1377 2 роки тому +1

      هالغنيه الها معني
      مثلا كان معه علاقه مع هاي بس هي طنشته
      هو بلش ينسي
      بعدين هي حاست مشاعر تجاهه بعدما راح
      عم يقول هلا
      كم قلتلك ماتنسي وعودنا
      وهلا مالي خلق روحي💔

    • @khalidyaree6224
      @khalidyaree6224 2 роки тому

      أهلا وسهلا اخانا نربح بايدي مفتوح ⁦🖐️⁩ فسوف تتعلم بهذه اللغة الصوماليه

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 роки тому +4

    #Ayyy Hit Song iyo muuqaalkii Ciida😎👌
    Enjoyful Eidul Fitri.❤💯

  • @iam.legendar
    @iam.legendar 2 роки тому +2

    On fire🔥Xariir in the building and abdi askari🔥👊❤️

  • @Demxa
    @Demxa 2 роки тому +2

    Tan hees wey dhaaftay guul wacan Asxabta ciid wanaagsan ❤❤❤❤❤❤ 100%

  • @ahmettrealman2413
    @ahmettrealman2413 2 роки тому +3

    An other level 🔥