КОМЕНТАРІ •

  • @KaakiroBusiness
    @KaakiroBusiness 2 місяці тому +5

    Wlhi waa arin laga naxo, in noloshaada dhan aa Caay ku dhameesato ayada oo aadan adiga qalad galin waalidkaadana uusan qalad galin.

  • @Bidixo
    @Bidixo 2 місяці тому +1

    Waa saxiix warkiisu.
    Welcome brothers.. viva Sheekhaal.

  • @maslah345
    @maslah345 Місяць тому

    Waxaa qalad ah in umadii waxaysan mudneen lamarsiiyo taas oo ah cunsurinimo iyo waxaanan loo joogin bal fiiri waxa ay sameeyeen qafdhan ayey qalbigeeda jabiyeen oo ilaa hafa uguur la kii dhibka sameeyey iyo kuwa kuraacay faquuqa ma oga in xisaab imandoonto oo ALLAH weydiindoono

  • @Fvhffhjifjkztkzmg
    @Fvhffhjifjkztkzmg 2 місяці тому +4

    Adeer aniga tumaal ayaan ahay oo mechanic marka shaqadeeda waa gacanteda inaan sameyo gawarida adiga waad wadataa gariga haduu halabo tumaal ayaa kuusamenayo kasheekey hadhow waxaad ileedahay boon ayaad tahay markad ii imado waxaad leedahay walaal gariga iga haleesan ii firi hadan kudhaho birito kuu sameenaa waxaad walaalow iisamey maanta yaa baryootamaya marka fikirkas waa xaligii jahiliyada muslimiinta waa walaalo Rabi ayaa sidaa yiri

  • @cabdinasir8647
    @cabdinasir8647 2 місяці тому +1

    𝐌𝐚𝐫 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐮𝐮 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲
    𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐚𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡𝐚𝐚𝐥 𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐜𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐮𝐮 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐡𝐨𝐫𝐞 𝐮𝐮𝐬𝐚𝐧 𝐪𝐚𝐛𝐢𝐢𝐥𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐧𝐚𝐲𝐧

  • @arimahasomalida5269
    @arimahasomalida5269 2 місяці тому +1

    Been badana aniga ALLA MAGAN Ah Axmadka meel aan kaso galno majiiroo ALLA MAGAN OSMAN aa naladhahaa islaan carabiyad inoo gursadey odaygii ALLA MAGAN Taarikhdaas wujiraa gabalada wuqooyi ino kaso hayaamey taasne wan maqlay

  • @maxamedcabdullaahi4958
    @maxamedcabdullaahi4958 2 місяці тому

    Xildhaane majirtoo adoo saaxibkaa lasodo in garka lagaaxiiro isne lasiidaayay

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 2 місяці тому +2

    Sheekhaal qudheeda Ayaan asal ahayn waxay ka farcameen 12 Wadaad oo isu tegey si ay dadka diinta u baraan

  • @ahmedmohamoudahmedgass8172
    @ahmedmohamoudahmedgass8172 2 місяці тому

    Ogadeen reer cabdule wa midgaan marexaan oroorsaame wa midgaan

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 2 місяці тому +1

    inta takoor kan jiro Somalia raja ma leh ee umad yahay aan isi saxno

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 2 місяці тому +1

    Beenta joooji Tumaal waa mj

  • @cabdinasir8647
    @cabdinasir8647 2 місяці тому

    𝐈𝐧𝐭𝐚𝐚 𝐦𝐚 𝐰𝐚𝐜𝐚𝐥 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐚𝐡𝐚𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐧𝐚𝐲𝐧 𝐜𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲

  • @TUMALGIRL
    @TUMALGIRL 2 місяці тому

    Please Tumaalada jooga Muqdisho ninkaan iska qabtaa 🤮 magac Tumaal hanoo dhiigo
    SubxanaAllah. War anaga iyo Sheikhaal shaqo iskuma nihiin . Hadaad wada degtaan inaad qabiilkeena dusha ka saartid qabiilkale kaa aqbalii meeyno bisinka. ALLAH ka baqaa magac Tumaal hanooga ciiyariin . Hadaad adigu Sheikhaal tahay magac Tumaal noo dhiig . 😏🙄

  • @cabdinasir8647
    @cabdinasir8647 2 місяці тому

    𝐌𝐚𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐡𝐨𝐫𝐞 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐝𝐢 𝐠𝐨𝐨𝐛 𝐚𝐡𝐚𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐧𝐢𝐧 𝐫𝐞𝐞𝐫𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐫𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚𝐲

  • @mahamudomar3225
    @mahamudomar3225 2 місяці тому

    maanta ma shiiqaal bay joogtaa? 2sano ka hore wareysi aad siisay weriye ( ayaanle hanoolaato) in aad tumaal tahay ayaad qiraneysay, kuwa aad maanta aad sheeganeyso (waceysle) aan abgaal aheyn magacooda runta ah waa maxamuud macalim waraabe si hoose iyaga u weydii. adeer waxaan ku dhihi lahaa soomaali oo dhan ayaaba shul-shul ah bug ah ee nafsadaadi ku kalsoonow ma kuwa aan kala garaneyn meel ay ka soo jeedaan ayaad maciin biday oo kolba wax sheegta kuwo (oromo sheegta,yuhuud,carab chechniya, iran, mozambiik,) faan iyo kibir waxaan aheyn haka sugin.camalkaada ayaa ku anfacaaya ee qabiil jano kuma galeysid adeer.

  • @jamaalali2434
    @jamaalali2434 2 місяці тому

    Aftisi fircoon Somali waaye

  • @mukhtaarclaahixasan3493
    @mukhtaarclaahixasan3493 14 днів тому

    waar.beenta
    jooji.cidaatahay
    sheego
    anigaa.allah.magan.ah
    sheekhaal.ma.ihi
    dhaqanku.ciyaar
    magalo

  • @abuukarayaanle6842
    @abuukarayaanle6842 2 місяці тому

    Sheekh qudub inuu hiraab yahay shaki malaha

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 2 місяці тому

    Lkn Tumaalo oo dhan ma ahan Sheekhaal
    Waxaa jira qaar Majeerteen ah oo Cali Xijiile ah waxaa ka mid ahaa Cali Samantar

    • @Matildaschannel-kx8rz
      @Matildaschannel-kx8rz 2 місяці тому

      Sheeko

    • @OldSomLyrics
      @OldSomLyrics 9 днів тому

      cali xajiijle aniga ayaa ah Cali samatarna waxba nagama galin iyo tumaalnimada aad sheegayso...........wax dhinta tahe

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 місяці тому

    Shekhal iyo hawiye macqul maha in wax kadhaxeeyo because dad wanaagsan weye shekhaal

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 2 місяці тому

    Waa abtiir sax

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 2 місяці тому +1

    Beenbuu daldalayaa sheekhaal qabiil ma aha waa urur waxayna katimid qabiilo isu tagay oo la dhihi jiray sheekhyaasha😂

    • @wardoonacademy
      @wardoonacademy 2 місяці тому

      Sheikaal oo dhan ma dhin ee Qudub ayuu dhahey.