NAJMA NASHAAD IYO CAWAALE DAYR WARAYSI XIISO BADAN OO XOG BADAN AAD KU OGAAN DOONTO FULL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • Hoyga Murtida Hawraar
    Kala Soco Had iyo Goor
    Heeso Cusub,
    Hana ilaawin

КОМЕНТАРІ • 426

  • @abduldiriiyediriiye1443
    @abduldiriiyediriiye1443 4 роки тому +62

    Intaa najma qosolkeeduu ka heshay liketa ugula agree garee damm she have a beautiful smile Allahuma Bariik loool wariyahu su,aalo qaylinayaan ayuu waydiyey sida da,adeeda inu waydiyo May ahayn too personal question

  • @khadarabdimohumed5254
    @khadarabdimohumed5254 4 роки тому +116

    Intii xabiibkeena jecel like saar ♥️♥️♥️

    • @Fatma-vm7fw
      @Fatma-vm7fw 3 роки тому

      ❣️❣️💓💔🥀💋

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 5 років тому +47

    Maasha Allaah heesta muftaax yare qofkii hooyo uun baa dareemikara Allow kudaaa
    Iskuwaara Lamaane jaceyl baad tihiin ❤

  • @anshax____________fanny___2487
    @anshax____________fanny___2487 5 років тому +311

    Intii nabiga jcl
    Ilke izaara wll

  • @asmanuura4991
    @asmanuura4991 5 років тому +94

    Boqolaal ilko fiican oo quruxbadan ayaan laga helayn intaan isaga ay ka heshay raganimo ayaa nimanka lagu doorta ka dhamaada

    • @ahmedhanad7917
      @ahmedhanad7917 5 років тому +4

      Asma nuura qof wax garad ah ayad tahah Aqliga iyo cafiimadka qaba alle haku dayo somali wa iska sida

    • @Hanad75
      @Hanad75 5 років тому +2

      Xaqiiiq

    • @naimanano9144
      @naimanano9144 5 років тому +2

      runta dadka inta waxgardka ba yar wlshy

    • @canabmaxamed5655
      @canabmaxamed5655 4 роки тому

      Hhhh asma nuura abayo aad aa IGA qosolsisay dad ilka qurxon ayu kawagsanyahay sax abayo qurux oo qimo lahen wax mataro marks ninka waxaa lagu qataa ragnimadisa iyo wax garad nimadisa masha allah

    • @vr7619
      @vr7619 3 роки тому

      Asma nuura as sidaa hppti❤

  • @iqbaaljalaqsan8598
    @iqbaaljalaqsan8598 4 роки тому +5

    Mansha Allah wiil kaftan mcn weye cawale dayr dhal poqortooyo 👑 darawishta garaadadi ayaa KU dhalay huuno kuwan KU cayaya cuqdad ay qureeshtad ka dhalatey u hayan ayay kugu quudhi layihin amaan ka KU waraysanayana waba cunsi buuxa marka ha u joojin adiga iyo najma Allah ha isku kiin daayo 🤲 cidi ka xun iyo xaasidkuba ha dhaco 💪🇸🇴

  • @faraxcabdicasis8158
    @faraxcabdicasis8158 4 роки тому +15

    Geesi geesi dhalay walee in aad libaax thy❤❤❤boqorkanaga sharaf ku nolow indeer adiga iyo marwadada iyo carurtiinuba❤❤❤🤲waxa iso jiidatey sidad ugu fanayso hal abuuradeenii❤

  • @nimcocawl7144
    @nimcocawl7144 5 років тому +64

    Nin xaskiisa jecel Waa cawalo kle waxwalba waxa kahoreya inu qofku kujeclayay kuguna faanyo maaha qurux iyo lacagba noloshu❤️🤴👸 alle haysku kiin daayo

  • @jabertibaynah7573
    @jabertibaynah7573 4 роки тому +5

    Asc. Gabadhaan hadeyba guursatey wiil ISLAAM ah hadana Somali ah waa Illaah mahadii,mida kale ninka markuu 40jir yahay waa caglimiiran iyo xoog waana quruxlow ilka iska sameey hadaad aqrisatit qoraalkeyga. Hanuun Alla wax la isku garabsiiyo ma ahan Fanaanimo hanuun Alla dhamaanteen aamiin yaa Rabi.

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 5 років тому +22

    Jaceylku iyaguu ka dhexeeyaa ama 40 am 19 ha ahadaan.love is love, family quruxbadan.

  • @F13500
    @F13500 5 років тому +44

    Real gentleman waa kano kle isku waara jecliya nin gabdhisa aay boqorad utahay ❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 роки тому +7

    Kelmeda Cawaale Yidhibaa Iturqay
    Ee Ah Xaaskaygan Naftayda Kahormariyey .. iyadaa Naftayda Ankahoreysiiyey💔Najma Nashaadey Ilaahay Nabsigan Dhinac Hakanariyo💔

    • @samiraxasan7211
      @samiraxasan7211 3 роки тому

      Wll Wlhi halkay ku danbayn garan maayo gabadhasi dahab ayay heshay hadana way ku ciyaartay alla yaa aniga iga dhiga najma nashaad

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 роки тому +4

    masha Allah najma nashad waa inan yar ilahay codkeeda u barakeyeey

  • @hamdaakushii2081
    @hamdaakushii2081 4 роки тому +4

    MashaAllah muhiimaduu wa farxada wx loo dhafa majiiran kun quruxbadan ban iskuu faraxsanayn oo intaay iskuqaban jcyl isuuqabin wlhi MashaAllah 😘😘

  • @juweriyafarah7425
    @juweriyafarah7425 4 роки тому +4

    Dadkan wada xanunsanaya e ku mashqulsan reerka quruxda badan rabi ishina haka duwo reerka.mash allah rabi haa isu kiin daayo Najma nashad iyo Saygageda sharafta leh Cawale dayir

  • @ibrojam6740
    @ibrojam6740 5 років тому +19

    Najma nashaad fananad buuxda hore usoco sister 😍😍

  • @soomaaliyasoomaalibalehsha4578
    @soomaaliyasoomaalibalehsha4578 5 років тому +35

    ilaahy ka baqa maxaa ka rabtaan wiilka iyaga baa isdoorday iskuna faraxsan rabbi haysku dhowro intii nolol jirto

  • @adannur4755
    @adannur4755 5 років тому +34

    Cod mcn ladahey quranka maa ku aqriso

  • @fatimah25
    @fatimah25 5 років тому +16

    Macha Allah heesta babygeeda uqaday
    Uruqda jidhkayga cadki ka jarmow❤ ❤

  • @khadarmaxamed7752
    @khadarmaxamed7752 5 років тому +24

    najma nashaad fananad buuxda aya tahay wlahi wan ku qiray anigu wlshy go forward

  • @nicimaibrahim5459
    @nicimaibrahim5459 4 роки тому +6

    Masha Allah lamanaha afka kala baxa ayaga is doortay ha waro jacaylku❤

  • @idiladan8508
    @idiladan8508 5 років тому +9

    Masha Allah nolasha waa farxad haku mashqulina way isku qanacsanyihin ♥️👌

  • @waciyebosaso4253
    @waciyebosaso4253 5 років тому +11

    Waay shidan yihin. Ayaay rer xamarku dhahan. Anigu waxan leeyahay. Waay hulcayaan codku waaa dab iyo naaar. .guulaysta. 👏

  • @SummerAbshir23
    @SummerAbshir23 5 років тому +19

    Masha Allah tabarkallah 😱👌
    She’s so beautiful 😘👍🔥🔥👌 and
    Amazing voice🎶👌🔥🔥🙌

    • @rihannaali1990
      @rihannaali1990 4 роки тому

      Hindisaam Abshir I agree with you honey

  • @abdikanianshaxaawi6492
    @abdikanianshaxaawi6492 4 роки тому +4

    Allaylahe Najma Nashaad Cisi Ku Noolow
    adi iyo Xaajiguba❤💖💗💖💑

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 3 роки тому +2

    way iskuso baxeen labadan masha allah cawaale iyo najma👍❤❤

  • @fuadmohammed1228
    @fuadmohammed1228 5 років тому +6

    Masha Allah wlhy najma nashad wa at isku DAR satay qurux iyo cod
    Wali man arag qof sidas uyar una cod macan maxan qaar badan karay San doona

  • @abdirahmansalad3257
    @abdirahmansalad3257 5 років тому +3

    Allow wax saan noojecel noosahal aaaaamiin war haliisoo duceeyo ,🤲🤲🤲🤲

  • @abdelqanimohammed995
    @abdelqanimohammed995 5 років тому +44

    Weriyaha inanta maxu u weydiiyay da’deeda , waa very unprofessional question 😂.

    • @YahyeMohamed
      @YahyeMohamed 5 років тому +5

      Soomaalida ayunbaa da’da ka sasta e waa wax caadi ah oo la iswaydiin karo

  • @naasiriyeetamohamedaliyo2629
    @naasiriyeetamohamedaliyo2629 5 років тому +10

    mansha allah najima nashaad hooyo isku kalsoon

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 4 роки тому +4

    Bismilah Masha Allah
    Waa Reer Somali Oo Qurxoon
    Masha Allah Dhaha Uun Heesahana Iska Dhegaysta Wax Kale Waa Ceeb

  • @ugaaskagabdhisaa7954
    @ugaaskagabdhisaa7954 4 роки тому +10

    curadkan dhalen kucil baxayow allow ada cadil ah riyada I rume🤲🤲😘 Mohamad Amin hooyo cfimad ku imow

    • @user-ct7ce1nz2p
      @user-ct7ce1nz2p 4 роки тому

      Amiin 😚😚😚😚😚m.a hoyo hoyolee darento😗😗😗😗👪👪⚘⚘⚘is ilali abaayo

    • @maryanlastquen6692
      @maryanlastquen6692 4 роки тому

      Ugaska Gabdhisa Amen mcnto frxd wartana alle ha idiin siiyo baarina hakaga dhigo❤❤💋💋

    • @samiraxasan7211
      @samiraxasan7211 3 роки тому

      Amen wll mcn In anagana illahay ubad bariya nasiyo naguso duceya wl

  • @nimaodiamond5179
    @nimaodiamond5179 5 років тому +18

    2000 bay dhalatay sax mnsha allh koley way yartahay

  • @selmayosuf1145
    @selmayosuf1145 5 років тому +7

    Jaceylku wlee indho malahan doquna waa cajiib💙💙💙💙

  • @talizoapdiraxman493
    @talizoapdiraxman493 5 років тому +7

    Cawale dayr waa nin masuula my sister nin masuula raadso sida najma nashaad

  • @hudaahmed7095
    @hudaahmed7095 4 роки тому +1

    Da.kuma xidhna calafku alxdmdulilah 19jir ban ahay 34jirna wu iqaba noloshu wa jacayl iyo is fahan inankayga curad 17sana kaweynahay waxan aminsanahay nin Da.yar in ananu ishaynen wa,yo qofka weyn wuku ixtiramaya ku dulqadanaya noloshu wa isfaham ee dhamada reerka isku faraxsan

  • @xamaddheman3629
    @xamaddheman3629 3 роки тому +2

    Najama iyo odaygeeda alle hawsukiin daayo aaaaaamiin

  • @mahdideer4162
    @mahdideer4162 5 років тому +5

    Mnsha Alh''lamaane Isuqalma Iskuwaara!!

  • @najibabdulkadir6844
    @najibabdulkadir6844 5 років тому +28

    Ilayn Gabadhu Waa Reer #Galkacyod Xagaz ayay Hibada ka wadata🔥🔥🙏

    • @MohamedMohamed-qh7cj
      @MohamedMohamed-qh7cj 4 роки тому

      Haa waa Garoowe reer abtigeed ee waxay kasoojeeda Hargeisa reer ahaan.

    • @ayanlehassan5031
      @ayanlehassan5031 4 роки тому +2

      waa arab inaantu lkn abtiyaal keed ba ah reer galkacayo.

  • @hamseizhqi6997
    @hamseizhqi6997 4 роки тому +2

    Nashaad iyo zekygeda isku wara nolashina farxad ku qata jacelkina mar walbo ka guul gara❤🤞

  • @faraxmuuse7847
    @faraxmuuse7847 4 роки тому

    Masha allah dadka isjecel wallahi wan iska jecelay please dhiri galiya dadka isjecel wllo hore usocdaa

  • @cadnaanyare3725
    @cadnaanyare3725 4 роки тому +1

    Lamanahayga nolol wcn kuwara inta dunida ka hadhay🌺🌹

  • @sacdiyaismail9487
    @sacdiyaismail9487 4 роки тому +4

    Mansha allh wiilkan edada u ahy maftuux caynada garadad mid lo cirsada ❤

  • @abdinasirmohamed248
    @abdinasirmohamed248 4 роки тому +12

    Goormaan ka gudbeynaa xad-gudubka, meel ka dhaca iyo faro-gelinta shakh-siyadda?, doorashada iyo dooqa ruuxna qof kale ergo ugama aha gabadhu iyadaa dooratey calafkuna cidna edeg uma aha.
    Garoowe ayey isku heleen iyagoo reer Hargeysa taasi ha idinku filnaato, tan kale ilkuhu ma maqnee waa casaan sida abtigii Fuaad.

  • @caaishazack7642
    @caaishazack7642 4 роки тому +8

    Inanti ilka lawe iyo timo lawe bay u gacn gashaY
    Inti isjecel ilahy haysu dayo
    Koley dokhu wa cajibeH

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 5 років тому +3

    Gabadhaan beautiful maashaa allah lakiin ninka ilkaha iyo style ka iska hagaajiyo

  • @user-mi2he7jk3p
    @user-mi2he7jk3p 5 років тому +66

    Naagaha soomaalida oo qurbaha ku wareeray mid walba markii nin laaan ku dhacday ayeey meelwalba negative, xaasidnimo, iyo oo hinlataagan yihiin, qaarka single mother ah na nin iyo naag isqaba weydhibtaa 😝

    • @HaniHeloS
      @HaniHeloS 5 років тому +2

      Xaasinimo Ma wanagsana Wlh yaa la xasdin xaasidun idaaa xasada Ayuu ilahey qur,aankisa Ku dhahay 🙏

    • @saadoaxmed7050
      @saadoaxmed7050 5 років тому

      Mesh Allh najma nashad fan and buxda wan ku dagera wllshy hore u soco

    • @saadoaxmed7050
      @saadoaxmed7050 5 років тому

      Lamane is jecel Noloshu waa isku qanacsanan

    • @ayanelmi2333
      @ayanelmi2333 4 роки тому

      Hhhhhhhhhhhhh walahi wa runtaa

    • @sacdaaay5725
      @sacdaaay5725 3 роки тому

      Xaasidiin weeyi soomaalidu

  • @wiildhalad9021
    @wiildhalad9021 4 роки тому +3

    Indr gabadhan si dar I lahay baan ujecelay lkn markan leeyahay si dar ilahay baan ujecelay calashan inta caqliga usaxibka unba fahmaysa horumarkeda jecelay cawale dayr zxb oori nasaba heshay ilasho alle haysku kiin daayo

  • @muniiramuqdisho7197
    @muniiramuqdisho7197 4 роки тому +1

    Masha allh farxadiina ha waarto aniguba 40 jirbaa iqaba aad iyo aad II jecel waana ka yarahy alx awlaadna waan isu dhalny marka nin yar wuxuu sheegaayo malahan mashquulka daaya

  • @muniishaaragsan9750
    @muniishaaragsan9750 3 роки тому +1

    Ilahyi waxan ka baryayaa inu isku soo celiyo cawale iyo najma nashaad runtii waxan qaba inu xasid Kala geeyay labadoda oo si niyada aanyi u Kala tegin

  • @nemofarhan6903
    @nemofarhan6903 5 років тому +36

    19 jir iyo
    40 jir 😂😂😂😂
    Lkn Mnsha allah
    Najma nashaad iyo cawaale dayr
    Isku waara

    • @suleqomohamedabdimohamedab8296
      @suleqomohamedabdimohamedab8296 5 років тому +1

      Hhhhhhhhhhhhhhhh
      It's true relly

    • @hawoalbi1227
      @hawoalbi1227 5 років тому +3

      Age don’t matter anyway 😏

    • @hawoalbi1227
      @hawoalbi1227 5 років тому

      Nemo Farhan that’s love what do u know about love anyway 😏😒😏

    • @poqoradanolosha3732
      @poqoradanolosha3732 4 роки тому +1

      If you Love someone you don't care age number or the way the person looks like or he poor or rich that's the fact

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 4 роки тому +2

    wow hore usocda bahda adinkana iisaara thnks

  • @ubaadargsan6895
    @ubaadargsan6895 5 років тому +14

    Boqol qurux bdan oo ilko dhamysitrn leh ayaa nolol iyo jcyl wcn laga heleyn raga waxaa lagudoortaa raganimo iyo dabecd illhaw isku daaa lamanhn somaliyeed ee isku farxsan

  • @Hanad75
    @Hanad75 5 років тому +13

    Wariyaha quruxlow waye i like

    • @fihiimafanih4606
      @fihiimafanih4606 4 роки тому

      Hhhhhh miyaad ka dhex bilowday durdaba waa iga kaftan

  • @sadiiqcabaas2952
    @sadiiqcabaas2952 4 роки тому +2

    Najma nashaad wanku taagera xbbti hore usoco kalsoni aaaan cadi ahayn ayad wadaye ha warwarina

  • @razmijcyl4324
    @razmijcyl4324 4 роки тому +2

    somaalidu dhib badanaa jacylku da^ qurux iyo lacg kuma xidhna only mayhy qofku qof aad isfahmaysan oo isku qanacsntihiin marxalad kasta oo idin somartna makawda gudbi kartaa
    imika dhalinyrda inamada ah ee imika jooga wlhi wu udhama xjigeda cawle waayo ixtiramkeeda iyo xilkeeda wugranya halka kuwa imika jooga hiif iyo dagaalka joogtda ah yaqanaan♥️♥️
    anywy Hawaaro jcylka

  • @saidabdikaremhersi5576
    @saidabdikaremhersi5576 5 років тому +21

    Bisinka ma 21 bu sheegtay..nagama xishoon

  • @bashirkasim4493
    @bashirkasim4493 4 роки тому +3

    Qosol wanaak Najmo nashaad Qosolkeeda waan jeclahay

  • @sayruqali5599
    @sayruqali5599 5 років тому +5

    Man shallha

  • @ifrahhussein3133
    @ifrahhussein3133 5 років тому +16

    Somali maryoley mashquulka kadaaya reraha isku faraxsan waa kaa isku qanacsan oo camerada idiin so fadhiistay oo walipa codkiisa idinla wadaagay wax la imaaday adinka kumashquulaya rerka

  • @SamatarCosta
    @SamatarCosta 5 років тому +2

    Wll Mohamud Ali Abdala qoftu da'deedii bay noo sheegty soo gaar Waa 19 jir aaax nio intaan ku yaacin iga soo gaar

  • @mursalmuuse3932
    @mursalmuuse3932 4 роки тому +20

    Wlahi noloshu waa is fahan uun lacag iyo qurux midna kuma xidhna alla ilahow tuyar oo sidaa najma uqurux badan isii 😂😂

  • @zakisuldaan9975
    @zakisuldaan9975 5 років тому +7

    Najma nashad cadi maha nolow ❤️😍

  • @abdulkadirrasaasta3942
    @abdulkadirrasaasta3942 5 років тому +3

    Naag walba waa in aan haddaa jaceyl u shgta, mid sida nashaad qurux badn bn heli dona insha alllah

  • @indhadro2633
    @indhadro2633 4 роки тому +2

    Wariyahan maxaytahay kusasay qofku intu jiro wa sual khaldan war cawale wa cungyar wllkey waaye

  • @zaprinazaprina4657
    @zaprinazaprina4657 5 років тому +7

    Nazhaad tgero weyn u ahy
    Love u more❤❤❤❤❤
    Allah izku kiin daayo couple pair👫

  • @drssamaan34
    @drssamaan34 4 роки тому +2

    Lamaanaha qarniga ❤Awale iyo najma

  • @khadracabaade4475
    @khadracabaade4475 4 роки тому +9

    cawale inan wanagsan oo dabecad fcn bu u egyhy plz jin iyo shaydaan inanta xumeya miya la rabtin hada yaba somali nin fcn ka hela najma cawalo kale somali lagama helo wlhi nin naftiisa taada ka horaysiinaya lama helo insha alah isku dul gabooba 10 ilmood oo gabdho iyo wiilal ba ah

  • @abdirahmankoking608
    @abdirahmankoking608 5 років тому +8

    najma waa fanaand buuxda

  • @AhmethAwath0
    @AhmethAwath0 4 роки тому +2

    Manshallaah Alle haysukin daayo

  • @amishachannelone9146
    @amishachannelone9146 5 років тому +2

    Mansha Allah najma qurx

  • @farahsudi8010
    @farahsudi8010 3 роки тому

    Music somalia mixes of the most 🇸🇴🇸🇦🇰🇪🌐I Farah

    • @farahsudi8010
      @farahsudi8010 3 роки тому

      Music somalia mixes of the most 🇸🇴🇸🇦🇰🇪🌐I Farah

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 5 років тому +5

    Najma nashaad wa gabar aad u yar reer garowey ahaan jirtey gabadh yar oo aan family nahay ba taqana

  • @marwaebrahamali3150
    @marwaebrahamali3150 4 роки тому +2

    maansha alllh ilahay haysku kiin daayo

  • @zamia_mohamett9942
    @zamia_mohamett9942 5 років тому +17

    Khadra silimo noo soo casuuma hawarar media

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 4 роки тому +2

    Waaw war ilayn cawaale dayr waa wiil darwiisha

  • @amiiragoobe5814
    @amiiragoobe5814 4 роки тому +1

    Mansh allah najmo nashaad HBO hore ayaa u soco Ninkii ku helaye naag buu helaye

  • @hamdimahmoud2947
    @hamdimahmoud2947 5 років тому +3

    najima nashaad qalajada fanka

  • @naimamohamed1609
    @naimamohamed1609 5 років тому +5

    Manzhallaah cawale dayr gobanimo geesinimo alle haysu kin barakeeyo

  • @bahjailkayarbahjailkayar2048
    @bahjailkayarbahjailkayar2048 5 років тому +6

    HawaarO jacaYlku 🌸♥️🌹👈

  • @sayidalikhadar75
    @sayidalikhadar75 5 років тому +8

    Wacad alle najma waan taageeri jiray lkn hadayba dumaashiday noqotay

    • @yusufanimaxaamud2482
      @yusufanimaxaamud2482 4 роки тому +1

      Ninkani uma qalmo najmo nashaad

    • @maxamedmuuse9737
      @maxamedmuuse9737 4 роки тому

      Yusufani Maxaamud dayuus ninka cawaale ganaral dayr Xaaji Cabdi ka quruxbadan xaguu joogaa

  • @queenargsan1454
    @queenargsan1454 5 років тому +2

    Niyoow wlhi heesta ayuqaaday wiilkeeda waan ilmeeyay anaa ismooday inaan wiil aandhalay uqaadayo

  • @xubixasan1439
    @xubixasan1439 5 років тому +2

    waa gabdhar yar oo codaleh Talanti horay usoco

  • @nimcohassen2049
    @nimcohassen2049 5 років тому +2

    Naya kadhamada lamanaha haku warerinemad uqoriladihin msha alha farxad kunolada abid

  • @adeeghayemarket
    @adeeghayemarket 5 років тому +2

    Mnsha allah isku waara hadalka wanagsan waa sadaqo

  • @aaminokucayile84
    @aaminokucayile84 5 років тому +12

    Ninka wariya ah waa cunsuri qurmay najma markay Puntland so hadal qaday uu yiri halkaas iga jooji

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 5 років тому +2

      Dee maxaa puntland Ku dhex jira kkkk

    • @MohamedMohamed-qh7cj
      @MohamedMohamed-qh7cj 4 роки тому

      Najmo Nashaad somaliland iyo puntland labadaba way tahay,reer abtigeed iyo halkay kasoojeedo oo Hargeisa aa.

    • @khadrahj5143
      @khadrahj5143 4 роки тому +1

      Unprofessional waaye

    • @teamzaki8880
      @teamzaki8880 4 роки тому

      Hhhhh bal bartaa puntland haynoo joogto

  • @dahirofficial6814
    @dahirofficial6814 4 роки тому

    cawaale fanaan cod heer sare ah wata fanku waa hibo lama khasbo hore u socda adiga iyo marwadaadu

  • @rihannaali1990
    @rihannaali1990 4 роки тому +4

    Mansh Allah she is so beautiful 😍

  • @ibtisamsln1076
    @ibtisamsln1076 5 років тому +11

    Ninku dhali karaa ku dhaqi kara way isku fraxsanyiin kanaxaw NAFTA waa inta isjecel

  • @sacdiyaabdulahi5581
    @sacdiyaabdulahi5581 4 роки тому +3

    Maftuux cadceed music 🎶

  • @dalmarinho_09
    @dalmarinho_09 5 років тому +6

    DalmarinHo Caawa Ugu Soo HoreeYaY

  • @nimcoibrahim9944
    @nimcoibrahim9944 5 років тому +14

    Muhiim mahan nloshu qurux waxa muhima qofka inaad ku qanacsanthy boqolal qurux bdn hdana jcyl ku siin karin cunug yar oan dhaqi krin knba udhama

  • @richman9183
    @richman9183 4 роки тому +7

    RPS qof reer galkcyo aan dhigan majiro wlhi kkkkk

  • @siyaadyare4788
    @siyaadyare4788 4 роки тому

    ilkihii aaway eber jaadka dhibkiisa meesha ka muuqda

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 4 роки тому

    Cawale ad ayu u ciseya un jcl yahah xaskisa doqisa wuxu ka hor mariyay doqo xaskisa najomo nashad jclka ha waro 👫wa gabar an heesaheda jecelahay 🎤❤️❤️

  • @mohett30hazzan88
    @mohett30hazzan88 2 роки тому

    Heztii qulLubaha dadka is jecEL❤💋

  • @fatimaxusen2462
    @fatimaxusen2462 4 роки тому +4

    Wiilka wariyaha wakahelay😭

  • @neehaalqaadiro1238
    @neehaalqaadiro1238 5 років тому +9

    Waryaadhaeen ha ku masha quulin dadka is jecel isku daayade. Jaaluus nimada iska dhaaaf

  • @burco7626
    @burco7626 3 роки тому

    He is sooo sweet masha allah ♥

  • @aaminoqurux7779
    @aaminoqurux7779 4 роки тому +1

    34:42 baarso dacad ugu yahay firi ax jacel💖😂😂😂😂