cajiib waaa wiil yaro heestii k'naan ku luuqaynaya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 гру 2015
  • subxaanaka yaa cadiim bal ila dhegaysta wiilkan yare heestii kaynaan ku luuqaynaya

КОМЕНТАРІ • 212

  • @jecliyadalkayga3346
    @jecliyadalkayga3346 4 роки тому +60

    Wiilka yar na waxan rajeynayna inuu kaynaan no badali doono inshallah🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somali weyn weligiin jira

  • @hirresheikh1155
    @hirresheikh1155 7 років тому +148

    knaan if you watched the video please help the young man to realise his dream wlh he is thinking big

  • @Omar_Abdalla1
    @Omar_Abdalla1 2 роки тому +10

    Wiilkaan asigoo wayn muuqaalka inta dawatay waa salamaya💖👋

  • @faadumosahrafaarax3849
    @faadumosahrafaarax3849 8 років тому +179

    Maasha allaah maskax badanaa wixii illaahay kuu Calfo ayaa lacunaa been maaha

    • @diyaabdukadir6703
      @diyaabdukadir6703 7 років тому +15

      masha Allah wiilkan yar Wuhu kuhami deyryahy ilahy hausahlo amiin

    • @siciidmahamed685
      @siciidmahamed685 7 років тому +5

      faadumosahra faarax

    • @ahmedgaraad460
      @ahmedgaraad460 7 років тому +5

      faadumosahra faarax wlhi hadalkisa waxan ubogay intaa uleyahy ilahy wuxukusiyaba walacunaa mashaa allah dadka qarna wayna lagan cuntda

    • @abdikadirmohammed6133
      @abdikadirmohammed6133 6 років тому +1

      Mahad sanid

    • @bisharacabdi57
      @bisharacabdi57 5 років тому +1

      Masha allah

  • @abdiaziz.2326
    @abdiaziz.2326 7 років тому +35

    yar caqli badanaa masha allah waa rag aduunka waxka noqod alle waxa uu siiyo ayuu baan cunaa

  • @nema2647
    @nema2647 4 роки тому +28

    ManshAllah 😭😭wallhi waa aqli low 😍ilahay Khyr ku sii 😭

  • @ayma_f2514
    @ayma_f2514 3 роки тому +59

    When you grow up you will be stronger❣️☹️mashallah little boy❤️

    • @sumayoabdallah4926
      @sumayoabdallah4926 2 роки тому +1

      Insha allah

    • @kinghcm559
      @kinghcm559 2 роки тому +3

      Wiilkani hada wuu waynaaday wariyahan laftirkiisaana waraysi danbe kasoo qaaday

    • @macalindugsiofficial4388
      @macalindugsiofficial4388 2 роки тому +1

      @@kinghcm559 wareysi kale miyaa laga soo qaadey wll

    • @drhd1043
      @drhd1043 2 роки тому +1

      @@macalindugsiofficial4388 haaa manta arkay tiktokta

    • @Horn_petroleum
      @Horn_petroleum 2 роки тому

      @@kinghcm559 dee chanelke la soo galiyey

  • @ahmeddjib8812
    @ahmeddjib8812 3 роки тому +14

    Wow macha Allah cod macana🥰🥰👍keep going brother k'naan yarka wah ukapo

  • @oralojamuqtaar6136
    @oralojamuqtaar6136 7 років тому +31

    waa wiil fariid ah. waxan u rajeynayaa mustaqbal fcn.

  • @mahamuud7693
    @mahamuud7693 7 років тому +34

    Mnzha allahkan eefa waar hees lahyne wiilka wax u qabo amase izka sii daa baaburtisa haso dhaqdee 😊 #Allahu Akbar

  • @liibaankhaliif857
    @liibaankhaliif857 7 років тому +57

    ooh
    rag rag dhalay wllhi masha allah
    illah hamiga hgo rumeeYo

  • @jamaalare9974
    @jamaalare9974 7 років тому +17

    Waaw Allaha daysto inanka yar cimri dheer iyo cafimaad very smart.

  • @Has-o9d
    @Has-o9d 6 років тому +6

    Waa video iga ilmeey siiyey cunuga caqli badana Masha allah

  • @taammustafe9075
    @taammustafe9075 8 років тому +27

    maansha Allaah waa wiil yar oo caqli badan

  • @shamirahmed7790
    @shamirahmed7790 7 років тому +27

    mansha allah cafimad badan iyo cimridheer

  • @zuhuurjamac4470
    @zuhuurjamac4470 7 років тому +19

    Aww baby boy he 's so adorable 😊☺ God bless you!😆

  • @faysalabdirahman5613
    @faysalabdirahman5613 3 роки тому +6

    Masha AllaH, walal, Axmes yare waa wiil da'yar balse Alle xikmad iyo caqli badnaan iskugu daray alle haku barakeeyo brother.

  • @leilabiggk807
    @leilabiggk807 7 років тому +45

    awww this is sooo adorable

  • @abdirashid4906
    @abdirashid4906 7 років тому +27

    wuuba ushegay nolashisa suu kuleyahy cuno tee ujeceshahy ka yarbaa ka badiyay lkn walhy taan arkaba wan cunaa buu yidhi

    • @user-nk5wp5dt9t
      @user-nk5wp5dt9t 6 років тому

      sidii uu yahy fanaan ama nin taajir dhaly buu Ku leeyahy cunntadee jeceshahy,lkn wiilkayar baa wllhy runta usheegy waa illmo Dan ay hayso wixii uu helaba uu iskacunayA,illhy hacaawiyee

    • @abdallaahmed8104
      @abdallaahmed8104 3 роки тому

      @@user-nk5wp5dt9t wariyuhu xabbad caqli ah maba leh suaal xumaa ilma gaajaysan miyaa waxaas la waydiiyaa

  • @muctasimdrm1089
    @muctasimdrm1089 5 років тому +15

    😭😭😭😭
    Kaanan wiilkan wax uqaba

  • @legends8061
    @legends8061 2 роки тому +3

    Hadaa 21 taajir uu noqday.......is that fact.....😍🥰

  • @dalmaraxmeddalmardaacad6020
    @dalmaraxmeddalmardaacad6020 7 років тому +24

    bal dar ilaahaz somalizeez like iigu reeba

  • @aarlion8718
    @aarlion8718 2 роки тому +5

    Waxaan arkay videogiisa cusub masha allah he grows healthy and good life🥰🥰🥰

  • @albashirabdi9438
    @albashirabdi9438 6 років тому +8

    Masha allaah waa wil farid ah bro waxan kurajenaya mustaqbal fcn iyo cumri dher

  • @mohamedabdirahmanmohamed5468
    @mohamedabdirahmanmohamed5468 5 років тому +4

    Maashaa Allah aad ayaan uga helay wiilka yar Aftahanimada iyo Garaadkiisa, qaar badan ayaa jira oo u baahan in lagu caawiyo si ay uga miro dhaliyaan Riyadooda iyo Kartidooda

  • @jamclemahmed227
    @jamclemahmed227 7 років тому +13

    walaahi waan kanaxay waa miskiin dawlada ayaa iskaleh inuu uu wadan shisheeye uu baabuur ta dhaqo oo uu heeso shisheeye qaado iyagaa wadankankiisii kasoo eryay

  • @albacade7686
    @albacade7686 7 років тому +14

    Masha allah

  • @mandeqlove1434
    @mandeqlove1434 7 років тому +14

    MASHALLAH ALLOW DHOW CUNUKAAN JAR 12 JIR AH:

  • @nuursaid3444
    @nuursaid3444 2 роки тому

    Cunto ma lakala jeclaankaro bu yiri wa runtiis oo wixii aad heli kartid oo awoodid ba ku mcn masha allah

  • @ahmedceyni9344
    @ahmedceyni9344 7 років тому +6

    Masha Allah bro sare Cod wanagsan Aya leedahay. Illahaw u gargaar yariiskan

  • @abdulahiabdi4213
    @abdulahiabdi4213 3 роки тому +5

    He is sa smart Masha allah i hop allah giv everthing👍👍👍

  • @sinyoritabintucisman8451
    @sinyoritabintucisman8451 7 років тому +4

    woooooooooow allha kuxifdiyo masha allh tabarkalaah

  • @kaftaniyosheeko8986
    @kaftaniyosheeko8986 2 роки тому +1

    Wlh waa wiil xikmad badan, balse waqtiga ayaa ka hiiliyay, ilaah haku barakeeyo yariisoow

  • @kareemhachi9
    @kareemhachi9 7 років тому +16

    maansha allah

  • @superpipo3039
    @superpipo3039 3 роки тому +2

    M.a
    Waa will aadu aqlibadan

  • @cabdikhadar2024
    @cabdikhadar2024 7 років тому +10

    masha allah bro

  • @cumargalaydh6611
    @cumargalaydh6611 6 років тому +1

    Manshallah waa wiilyaroo fariida alle ha barakeeyo

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 3 роки тому +3

    Masha Allah tabrka Alha alle haku barkeeyo habo🥰🙏💯❤💝💕

  • @hanadcrouza1644
    @hanadcrouza1644 5 років тому +2

    Allaha kadhigo ahlu diin sidaadba uxasusan tahay qadarka iyo qudinta allah

  • @diamondhidaayoshariif6949
    @diamondhidaayoshariif6949 7 років тому +2

    Masha Allah waa wiil caqli badan allah ku so barbaariyo

  • @issadin8698
    @issadin8698 7 років тому +3

    maasha Allah aqli xigmad wanag alle haku siyaadiyo

  • @isbatorenaanaa8258
    @isbatorenaanaa8258 7 років тому +8

    aley lahe fariid batahay mazhaalaaH

  • @erdouganhamza6580
    @erdouganhamza6580 8 місяців тому

    Mash allah keep going m'y little boy

  • @cabdicaaqil99lvg30
    @cabdicaaqil99lvg30 7 років тому +3

    mnshallh.
    walahi dad badan oo uu ka yar yahay ayuu caqli daamaa.soo bar baar adeer....

  • @kafiyanoursouleiman3074
    @kafiyanoursouleiman3074 5 років тому +2

    Waaaw wa geesi garab LA an hysa wlh wa nin mustaqbal leh ee hala garab qabta rer nayrobi

  • @abdirr345hussein6
    @abdirr345hussein6 7 років тому +1

    Mnsha allah
    illahay waxuu ku cafo uun bad hali
    Allah ku xiftiyo Aamin Amin

  • @balqiisajaamac4019
    @balqiisajaamac4019 7 років тому +2

    masha Allah abowe qali allaha ku dhowro

  • @fardowsaibrahim6071
    @fardowsaibrahim6071 7 років тому +3

    Mansha allah god bless u young man 😘

  • @najmamohamed6029
    @najmamohamed6029 6 років тому +1

    Nice young boy IWISH you long life bro

  • @abdirahinmohamed1993
    @abdirahinmohamed1993 3 роки тому +2

    Champ ma sha allh 👌👌 love you knaan jr ♥️

  • @sayidcatoosh6515
    @sayidcatoosh6515 2 роки тому +2

    Masha allaah kanbedeli raba
    Keynan 👑🤘

  • @quizzes1_
    @quizzes1_ 3 роки тому +7

    Awwwww mashaallah😍😍🥺❤

  • @yuusufmaxamed9259
    @yuusufmaxamed9259 4 роки тому +5

    Wllhi waan ilmeye mrkan fiirsade

  • @draliabdihassan8023
    @draliabdihassan8023 2 роки тому

    You will win dear brother keep going

  • @xusnimubaarak8407
    @xusnimubaarak8407 4 роки тому +3

    Maa shaalaah waa wiil caqli badan

  • @nawalhasan6447
    @nawalhasan6447 7 років тому +3

    mansha alaah wa wil yar oo aqli badan

  • @phantom-_-1515
    @phantom-_-1515 2 роки тому +3

    He has a beautiful voice

  • @cabdikhadar2024
    @cabdikhadar2024 7 років тому +7

    masha allah

  • @cowlkhadar2449
    @cowlkhadar2449 2 роки тому

    Waa fariid ahaduu alle ku idmaayo

  • @baarqab9558
    @baarqab9558 6 років тому +1

    Masha Allah Allahu ku garab galoh Walaaaaal

  • @ogaanshahadunida
    @ogaanshahadunida 3 роки тому +2

    Masha allah waa yar fariid ah

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 7 років тому +5

    Ka'naan is the best

  • @Mohmed_luqman004
    @Mohmed_luqman004 2 роки тому +9

    mashallah 😍❣️❣️🥰

  • @xaliyesiciid8518
    @xaliyesiciid8518 6 років тому +2

    masha allh waa wax lagu faano

  • @badribaadshaa5732
    @badribaadshaa5732 6 років тому +1

    Manshallah
    Waa wil yar
    Maxadkaqabtan
    soocodsada
    Wii yar yar

  • @abdifatahalimohamed489
    @abdifatahalimohamed489 4 роки тому +5

    MashaAllah

  • @ttkt9734
    @ttkt9734 7 років тому +7

    Maskax badnaa waxan sual xumaa illahow umadaaada u gargaar

  • @johnwallbestpgever5156
    @johnwallbestpgever5156 7 років тому +9

    Mashallah

  • @mohamedmxm2468
    @mohamedmxm2468 7 років тому +4

    Masha allah wiil caqli badan

  • @dheymanluul4431
    @dheymanluul4431 7 років тому +3

    Waw wilkan aqli ilahy ba uu hibayay ilahy ha dhowro

  • @Somalicommunity1
    @Somalicommunity1 7 років тому +3

    MaaShaAllaah ilaahaw xifdi

  • @djzafwan4331
    @djzafwan4331 2 роки тому +3

    Mashalah wooo ❤❤❤❤

  • @maryamcusman364
    @maryamcusman364 4 роки тому +2

    Masha allah
    Ilaahoow saacidee😢

  • @suhaybmaxamed7592
    @suhaybmaxamed7592 7 років тому +1

    Mache Allé Allé haku barkeeyo

  • @faadumoalim1224
    @faadumoalim1224 6 років тому

    Masha Allah waa wiil Yar oo caqli badan

  • @umurahman1055
    @umurahman1055 7 років тому +4

    mashaa.Alah.mamo.sobarbaar

  • @bashiirmursal4516
    @bashiirmursal4516 5 років тому

    Mzha allh wixii alle ku calfo uun cunaysaa

  • @kdsburneraccount1171
    @kdsburneraccount1171 2 роки тому

    whaaaaat 🤣 love you lil man.

  • @abdirashid4906
    @abdirashid4906 7 років тому +2

    nacas kaan suaal xumaa nijaas dhe cuntada teed ujeceshahy kuye xoolo dhe qofkii wax haysta baa cuntadoyinka kla jeclaadee muxuu jeclaadaa cunooyinka walhy wuu iga xanaajiyay garacaan xoolaaha ah

    • @sadaampato607
      @sadaampato607 7 років тому

      hh runta lkn kayar wuu kabadiyy tu ilaahy isiiyaba wan cuna yidhi funny walhi

  • @zaedidres1393
    @zaedidres1393 7 років тому +2

    macha allah Allh yacizak

  • @abdisalaam2417
    @abdisalaam2417 7 років тому +2

    mansha allah

  • @naasirhashi3944
    @naasirhashi3944 7 років тому

    alaha ha ku barakeyo adero

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 2 роки тому +3

    Smart boy🙏

  • @abdirizakhersi6897
    @abdirizakhersi6897 4 роки тому +1

    Mansha allah cunugan
    Waaw
    Waxa uu ubahan yahay in lacaawiyo.

  • @mohamedsuleimanhassa
    @mohamedsuleimanhassa 3 роки тому +1

    Very smart young boy

  • @user-nk5wp5dt9t
    @user-nk5wp5dt9t 6 років тому +1

    illmhan isagaaba fanaan Ku haboon wllhy English ta si asl,ah buu ugu qaadyaa

  • @rafaaziabdihakiim1530
    @rafaaziabdihakiim1530 3 роки тому +1

    Masha allah 💓💓

  • @abdirr345hussein6
    @abdirr345hussein6 7 років тому

    Allah ku xiftiyo
    Aamin Aamin

  • @alexisde9413
    @alexisde9413 2 роки тому

    Masha Allah libaax libaax dhalay ❤️✅

  • @abdiaziizmohamed5116
    @abdiaziizmohamed5116 3 роки тому +1

    Wxn yar fariidsana

  • @foziaissa7993
    @foziaissa7993 7 років тому +3

    manshaallah

  • @cabdinaasirraiiscali3133
    @cabdinaasirraiiscali3133 3 дні тому

    Masha Allaah

  • @zakilucky9702
    @zakilucky9702 7 років тому

    Allah haku xifdiyo

  • @dragonpanda4807
    @dragonpanda4807 7 років тому +1

    my bro caqlilow aa thy wlhi se kan ku waresanya ayaa doqon ah wlhi suaalo macqula waydii ilmaha yar kolkuu dhahay gaadhiyada ayaaa maydhaa inaa waydiiso cuntadu uu ecelyahay qalad waayi wlhi

  • @user-rc7gf2jt9c
    @user-rc7gf2jt9c 6 років тому +1

    Masha Allha

  • @sabiriinmohamed3482
    @sabiriinmohamed3482 2 роки тому

    Wiilkan hada wuu weynnaday alxamdu lilaah waliba kenya jooga

  • @laylamahamed7444
    @laylamahamed7444 3 роки тому

    Mashallah waxan filaya hada wiilkn caqliga badan iney noloshu u wanagsnthay

  • @queenali3603
    @queenali3603 7 років тому +2

    mashalllah

  • @marioyaska5609
    @marioyaska5609 7 років тому +2

    mansha alh walhy wan ilmeeyay cunugayga isaga leeg iskuulka lamiga wan kagudbiyaa marku iskulka adayoh cadayo shanlayso ayn dhaha sory cunugan ad ayn uga qiiroday ilahy hoyo dhibaatada hakaasaro ilah aya qadaray in qofba si unooladoh alhu akbar

  • @sadiakm8891
    @sadiakm8891 5 років тому +4

    Plz keynan wiilka yarka hada daawato video kisa caawi😢😢