Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

ADIGOO BADOW AH MARKAAD GABOOWDID WAA ISKA SIDAAN!! ANIGAA REER HEBEL AH MAXAA LAGA DHAXLAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 60

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +10

    ua-cam.com/video/CwJ0YOZiSzc/v-deo.html
    KAFAAIDEESTA WALAALAYAAL MUUQAALKAAN, SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMIN!

  • @hiboawciise5433
    @hiboawciise5433 Місяць тому +11

    Maanshaa Allaah Ayadahaa quruxda badan Allaah hakaa ajar siiyo

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Місяць тому +9

    Naagah wa xaasid wa isku dawaanayaan subxanalaah mida mesha tagan uf uf

  • @haweyacaymad3264
    @haweyacaymad3264 Місяць тому +6

    Subxanalah waan fiirin waayay jirkaa I xanuunay ilaheey hasoo hadeeyo iyaga iyo anaga intii muslin ee qaldan ba

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Місяць тому +3

    Subxanalah allahu akbar ilahow noo gar gar kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw

  • @mariamabdi7041
    @mariamabdi7041 Місяць тому +2

    Asc wrb abaayo Naciima, wallahi mamoodayni hooyooyin ama dumar soomaaliyeed .subxaana Allah. Allah imajoojiyo meeshaas laakiin hadaan joogilahaa ulwey intaan qaato aan labadoodaba ku casayn lahaa. Waasaad sheegtaye naciimooy jahli iyo macaadiin la,aan
    ayaa haysa. Xayawaanka maxay dhaamaan. Allah ha ku xifdiyo wall qaali. ❤

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 Місяць тому

    mashalaaah hor dhacaaga jecelahay hormar wacan ❤❤❤❤❤ hbo mcn

  • @ubahhussein2451
    @ubahhussein2451 Місяць тому

    Maansha Allah Ilahey haku xafido walashiis

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 Місяць тому +2

    Dharkay dhaqanka iyo diinta ulahayeen maxa udiidau hadadan alle kacabsanaynin ileen cidkalaba kamacabsatid alaaha hanuuniyo dhamnyeen

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 Місяць тому +2

    Arinkani Germany buu ka dhacay waa Dad Xishoodkii ka dhintay ma shaqeeyaan Wax ma baftaan Maalinba Ninbay Ilmo udhalaan waana eryaan

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Місяць тому +2

    Mida marba dhinac ka maraysaa iigu daran may kala qabtaan weyba is duubayaan waa duli

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Місяць тому +1

    cheep and cleen waa qashin

  • @halimaabdi270
    @halimaabdi270 Місяць тому +4

    Subxanallah kuwaan wadanka halo soceliyo

  • @suadshire6755
    @suadshire6755 Місяць тому +2

    Asc Niciimo Qurux❤ . Waa Cajiib alle Allah maxa badow Magaca Somalikudheley 😮😮😮😮

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Місяць тому +3

    Subxanalhi allha yahdika

  • @Sahra881
    @Sahra881 Місяць тому +3

    Zubxaanalaah, cuneeyga oo 5 sano jira ayaa maalin isagoo ordaaya guriga ii soo galay, Wuxuu yiri " Hooya laba hooyo oo mid aay uur leedahay ayaa xadiiqada hoose isku dalgaalooyo waan naxsanahay" " Sweden bey aheyd. Marb
    Kiiba xaafada dhan ayaan ka guuray waa bilaa dhaqan.

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 Місяць тому

    Subaxanalah ilahow sharakoda nagabadabadi kuwono kale😢😢😢😢😢😢😢

  • @shukriahmed4632
    @shukriahmed4632 Місяць тому +2

    Masha Allah tabarakalaah ❤❤❤❤❤

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll Місяць тому +3

    Baaritaan lagu sameeyey dadka dagaalka badan waxaa lagu ogaaday ineysan aqli badneyn. Qofka aqliga leh waa is xukumi karaan waana fahmi karaan dhibaatada uga imaan karto dagaalka. Dagaalna labo qof ayuu u baahan yahay. Hadii lagugu soo boodo adoon fileyn waa arin kale. Markasto ka fogow dagaalka.

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x Місяць тому +1

    allaha ceeb badanaa wa daddhulkoodii sogubay wardadka dhulkooda hakceebanina

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Місяць тому +2

    Wcs wr wb welcome back i sister ❤❤

  • @user-bl1nz3hc1d
    @user-bl1nz3hc1d Місяць тому +1

    Ceeb badana cadanka sey no arkayan 😢😢😢😢😢

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w Місяць тому

    Sub xaana laaaah may kalaqab taaan kuwa meesha maraaayo xijaaab kana mawataaan sub xaaana alaaaah

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому +3

    Istaqfurulla dagaalna ma yaqanan qaabdarada 😅

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 Місяць тому +2

    Suxaana allaahAa

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 Місяць тому

    SubxaanAllah 😰😰, waxaba iyaga kasii daran nagaha dawaanayah😮

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt Місяць тому +1

    Naciimuy Badu waabaduw dhaaf ha isdilaanee ALAHA isku diru

  • @user-tj7wn1yw8b
    @user-tj7wn1yw8b Місяць тому

    Subxanalaah subxanalaah

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 Місяць тому

    Naagaha somaliyeed intayar ee diinta baratay ee kudhaqanta mooyee intakale xayawaanka weykaliitaan waana munaafiqiin Alle iyo Rasuul kafurtay waa wuxuush saabay hooyo kuyihiin oo ilmo kukorinayaan very sad

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Місяць тому +2

    ❤scw❤scw❤scw❤ masha Allaah my sister ❤❤

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Місяць тому +2

    Naag soomaaliyeeed inkaar ayaa ku dhacday dantaada garo waalaga waayay sxb ayey noqdaan kalama dhamaadaan waa is caayaan waa is xantaan kalana haraan wax ma bartaan kuwi wadanka joogayna is cadees iyo bac isku xiroow ayey naftooda iyo caafimaadkooda ku dayaceen kuwi qurbaha tagayna waa kuwaas meel noo Roon malahan marka umadaan Allaha soo hanuuniyo.

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 Місяць тому +2

    Duf kubaxa waxaan foolxumadooda Sida xayawaanka Kangaroowgay isu dilayaan Fadqalalooyin!!!!!

  • @eveibrahim6673
    @eveibrahim6673 Місяць тому +1

    It’s very sad situation…wallahi.😢
    See cml… landheera ahay ma sidaane dhashay….. iyo 30/50 sano qabiil lesku faquuqayo???? !!!! Hadana wadan shisheeye in sidii kanguro madax isku dilaaan?!!!!! 😮Jaahil mini jaahil nimo dhashay wa sidaaan... 😮😕😓Allahuma najeynaaa....😢

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 Місяць тому +3

    Subxanallah😢😢😢😢

  • @zeinabhassan3351
    @zeinabhassan3351 Місяць тому +1

    Caruurta daawanaysa hooyadood ooladilayo maxaydareemayaan

  • @seynabmohamed-issa2289
    @seynabmohamed-issa2289 Місяць тому +1

    ❤❤❤

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 Місяць тому +4

    Wa syn daro ilaaheye cizo Iyo karamadeni ha ino so cesho wax aad logo mutogodo waaye🥵🥵🥵

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 Місяць тому

    KUWAAN WAA KUWA HABEEN IYO MAALIN TIK TOK KU DHAHJIRO OG CAYTAAMA UUUUUUFFFFFFF DHEEH

  • @aminahirsi2334
    @aminahirsi2334 Місяць тому +1

    Ascw niciimo waa duli wala firsada police haloguyero saan lamafirsankaro

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 Місяць тому +1

    Aniga hadin arko labo nag Somali oo is dagaleyso hadiibo ilmo watan polis aa lagu waca nijasta
    Wa shaqo la'aan iyo waxbarasho la 'aan ayaa dhibkan keentay.

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Місяць тому +1

    Dad xanuunsan aya qurabaha yimiid waa dad iaygu mashquul.isku ah

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj Місяць тому +2

    Acuudubillahi Mina sheydhaani Rajiim oo naagtan ninka kalacelin lahaa udiiday maxay ahayd war naagaha somalidu wacadow badankood

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Місяць тому +2

    Soomaali ooma ekee maxaa dhacay haday kuwaas soomaali yihiin waynoo dhamaatay

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      Anigaa codka kaxeray waa Soomaali, caruurtana weey kadhax ooynayaan meesha!

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 Місяць тому +1

    duqoshin wye kaga daran subxnlh

  • @user-dz4ti5ru8d
    @user-dz4ti5ru8d Місяць тому

    May kala ceshaan😢

  • @salmaaraale8743
    @salmaaraale8743 Місяць тому +1

    Asc hawo naima sethy xld kawrn hawo waxan kuwaydina hooyada uurka leh waqtige ugu fiicn aye naqtrka laxariire ama midwife ka ?pls iso jawab

  • @zamzamhasan1837
    @zamzamhasan1837 Місяць тому +1

    aniga waa ba yabee dadkan waqtigan ee isku sagalan intee kakenan yaa Howsha u qabto aniga waqti aan ehelka kusosalamo xitaa ma awoodo dagal is kadaa ilahay ha sohadeeyo

  • @user-ff2xw5dp9x
    @user-ff2xw5dp9x Місяць тому +1

    Xishotki baa kadhumay 🤔 yaab

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому +1

    way Qoqen dhiloyinkah waxan kah xumahay in lah kenoh yurub

  • @user-to4ko6nn4y
    @user-to4ko6nn4y Місяць тому

    Bonjour ma sœur je ne peux pas regarder cette violence ❤❤❤😂😂😂😂

  • @mmh8047
    @mmh8047 Місяць тому +1

    Xaguu dagaalkooda kudhamaaday

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Місяць тому +4

    Runtii aqli majiro adoo hooyo ah inaad naag isku jijidaan wadada dhexdeeda maxaa kasogalaya hada xabsi ayey muteysqnkaran mexey fa idee

  • @Qurux00
    @Qurux00 Місяць тому

    Meshan sharci kama jiro miya maxaa loo xiri laayahy naagahan ciyaal suuqiinta ah every day wey is dagalayan,ala yaa america ka dhiga 10 years jail aya afka loo galin lahaa

  • @rodahmohamed7946
    @rodahmohamed7946 Місяць тому

    Bal ilaahaan idinku dhaarshay waxaan iney doqomo yihiin waan garanaye, bal kuwa duubaaya iyo kuwa daawanaaya ma dad baa , dumar ma ahan ee waa xoolo xoolo dhaafay , shame on you Somali women!!!🤭🤭🤭🤭