SHAN SU'AALOOD OO KU SAABSAN WEERARKİ XALAY EE İRAN (BEEN MİYUU AHAA WEERARKA MİSE XAQİİQ)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

КОМЕНТАРІ • 84

  • @Cabdulahinur227
    @Cabdulahinur227 20 годин тому +14

    الله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبر musliminta guul ayaan ura jay naayaa

    • @WorldlyWork
      @WorldlyWork 17 годин тому +1

      @@Cabdulahinur227 ❤️🎯

  • @YuunisCali-tu3wj
    @YuunisCali-tu3wj 19 годин тому +5

    Allaahu akbar iiraan wey mahadsantahay
    Dowladah kale hakudayadaan inkastoo ay iiraan shhico tahay dowlada badan ayay dhaantaa

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 12 годин тому +1

    Masha allah ANNAGA MEDIA, nin wacyiga iyo qurkaanba isku dabakha, sida usii wad

  • @KIKIAFCAD-t6n
    @KIKIAFCAD-t6n 20 годин тому +8

    Masha Allah Walal Xaqiiqada Noosoo Tabiya Mahadsanid❤❤❤

  • @zakariaaxmedhassen4202
    @zakariaaxmedhassen4202 17 годин тому +2

    Thanks Ustaad sida aad mowduuca qaabka wanaagsan aad ugu sharaxto keep going

  • @Shaaficimaxamed2024
    @Shaaficimaxamed2024 20 годин тому +2

    Wallo alle jannada haku geeyo adiga iyo innagaba❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaadaqCusmaan-gb5ll
    @SaadaqCusmaan-gb5ll 20 годин тому +5

    M.a wll hore u sooco ❤❤❤❤

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 20 годин тому +1

    Mahadanid ustaad 🙏
    Hambalyo 400k subscribers 🔥
    Yuhuuda alle ha jabiyo Aamiin🤲

  • @hassanhiir9969
    @hassanhiir9969 12 годин тому

    Masha Alla Ustaad C/rashiid keep Going Brother...

  • @xamdidahir9141
    @xamdidahir9141 20 годин тому +1

    guul muslumka shiicaba ha ahaadeene

  • @FarahAbdiali-t9y
    @FarahAbdiali-t9y 11 годин тому

    Manshaa allaah guul guul muslimiinta

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 15 годин тому +1

    😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah .❤😂🎉❤❤❤

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS 20 годин тому +2

    LEGEND GUULEYSO 🔊❤️

  • @mowharhariir4148
    @mowharhariir4148 13 годин тому

    Mashallah my ustaad cabdirashid 🎉haray usoco hana inoowin xaqiiqada asc qof waliba

  • @MohamudAbdalle
    @MohamudAbdalle 20 годин тому +2

    M.a suxufi Lkn waa labo qolo oo shirki ku jira

  • @hogaankachannal682
    @hogaankachannal682 19 годин тому

    Waaa dhamaatkiii yuhuuda insha alaah alaahu akbar

  • @cabdiraxmaanabuukar9301
    @cabdiraxmaanabuukar9301 19 годин тому +1

    Alaayacizak iiraan🎉

  • @AbdihakimAdam26
    @AbdihakimAdam26 20 годин тому

    M.a . alah ku barakey wllkey wad ku mahadsantahay soo tabinta ad nosoo tabisay muqaladaan camal adaan kaaga fadhiya wllkey

  • @IsmailMuhammad-m1f
    @IsmailMuhammad-m1f 9 годин тому

    Mshallah my brother gull gull

  • @AminoAbdirahman-s7i
    @AminoAbdirahman-s7i 18 годин тому

    Alhamdulilah ashukrulilah almulkulilaa❤❤❤❤❤wafaraxsanhy

  • @amransulemanamran9331
    @amransulemanamran9331 18 годин тому +1

    Allahu akbar Allahu akbar

  • @MohaFirdhiye
    @MohaFirdhiye 18 годин тому

    Allaahu akbar allaahu akbar

  • @Ether2-o6g
    @Ether2-o6g 20 годин тому

    Ustaad magacaaga ugu sharaf

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 20 годин тому +3

    rabiyow no gargaar

  • @cabdirisaaqismaacil4622
    @cabdirisaaqismaacil4622 19 годин тому

    Guul Guul ayaan urajeynaya

  • @shiikhabdalla5497
    @shiikhabdalla5497 17 годин тому +1

    400k here we go🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Aw-Mahdi
    @Aw-Mahdi 9 годин тому

    Masha Allah

  • @haawasandol4068
    @haawasandol4068 15 годин тому

    Allah uakbar❤❤❤

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 20 годин тому +1

    cidoo illaheey lajiro cidna kama adkaan karto ayaana o gargaari karo kuwa oosan garab o aheen illaheey waa cidna
    اللهم احفظ اهل فلسطين والمسجد الا قصى و غزه من كيد الظالمين وايدهم بنصرك وقوتك اللهم تنصر اخواننا المستضعفين في فلسطين غزه و المجاهدين و المسلمين انشاء الله

  • @Moh_media45
    @Moh_media45 20 годин тому

    Sxb hore usoco ❤

  • @Abdimalikhassan-sm2wn
    @Abdimalikhassan-sm2wn 4 години тому

    thanks ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @cabdirisaaqismaacil4622
    @cabdirisaaqismaacil4622 19 годин тому

    Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar

  • @LiibaanYarre
    @LiibaanYarre 20 годин тому +1

    400k hampalyo

  • @user-ms9wc1u0
    @user-ms9wc1u0 19 годин тому

    Ustaad sharFa iyo karamo

  • @AminoMahmud
    @AminoMahmud 20 годин тому

    Wll wllhi wan 😢 kujeclahay

  • @CabdilaahiCabdiraxman-h2f
    @CabdilaahiCabdiraxman-h2f 9 годин тому

    ALAAHU AKPR

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 19 годин тому

    waa la ogyahay in aysan kufartu sheegaynin khasaarahooda iyo jabkooda tona waayo ale ayaaba shegay dhagartoda khayaanadooda iyo bentoda marka waxaa lagu guulaysan doona burburkoda halaagoda iyo khasaarahoda oo aan la soo koobi karin taasna waa amarka ale iyo awodisa alena qom fashaday wuu halaaga mid daran markaa waxaa yimid nasrigii iyo cadaaladii ale subxanahu wa tacaala insha alaahna waxaa u sugnaatay kufarta halaag daran jab iyo burbur iyo khasare ku bilawday kufarta wayna jabi doonaan amarka ale iyo awodisuna way socon wax hor istagi karana ma jirto wuuna bilaamay hoogii kufarta guuldaradii iyo dulmigiina kufartana in ay dhamaato ayaa bilamay insha alaahna ale ayaa amray burburkoda iyo khasaarahoda iyo halaagoda insha alaah baidmilah waxaa guulaysan jihadka xoraynta alaqsa iyo gasa iyo shacabka rerfalastin muslimintuna way guulaysan oo adkaan insha alaah waana amarkii ale subxanahu wa tacaala awodi ale iyo cadaaladii ale subxanahu wa tacaala insha alaah baidmilah

  • @Cabdulahinur227
    @Cabdulahinur227 20 годин тому +1

    biri kasoke inaa mid kale aa soo dhigeen aa u maleeyay lajjan noo sooo badi

  • @MohamudOsmanWarsame
    @MohamudOsmanWarsame 20 годин тому

    Sxb Barnaamijyadada Aragtida fog leh noo dheereey

  • @AmiirAli-wp4qt
    @AmiirAli-wp4qt 19 годин тому

    Hypersonic missle,waa gantaal rer yurub aanay weli gaadhin,ruushka ayaa haysata uun

  • @RibaMunvar
    @RibaMunvar 20 годин тому +1

    Comment markoo ogu horesay ee anqoro😂

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 20 годин тому +4

    Wll Abdi Rashiid Adiga oo raali Waxa aan ku weydiyey maxaa Usa 🇺🇸 Maxay Marshall islands 🇲🇭 ugu Duureen Nuclear ☢️ Oo ay Ugu beegsadeen Biniki Atolls oo Ayagoo og in ay dagan yihiin Maxaase Aduunka isku weydin laayahay in Usa 🇺🇸 veto power ay fadhido iyadoo Waxyeelo ay gaadhsiisay Dad aduunka kala badh Maxaase Japan 🇯🇵 Lagu mashquula Dhacdada Nuclear ☢️ oo looysku weydin laaayahay Marshall islands 🇲🇭

    •  20 годин тому +1

      Waxaa ay ahayd tijaabadii koowaad ee Mareykanka, Dadkii halkaasi ku noolaa waxaa la sheegaa in laga soo raray oo meel kale la dajiyey, İyada oo siddaa la sameyey xitaa saameyn dadka ku yeelatay 10 kun oo qof ayaa saameyn radition ay ku yeelatay. Laakiin tani arrin tijaabo ciidan oo la isla ogyahay ayey ahayd. Laakiin Japan waxaa ay ahayd dagaal 200 kun oo qof ayaa japan halmar ku dhintay. İsku khasaaro iyo isku ujeedo ma aha.

    • @FunnyFlicksOfficials
      @FunnyFlicksOfficials 20 годин тому +1

      Wll Aad ayaad ugu mahadsan tahay sida aad igu soo jawaabto Ilaahay Abaal haka siiyo Sida aad inooga jahli saartod Geesi

  • @DDM.27
    @DDM.27 20 годин тому

    sidaa waaye

  • @mohamedosmanabdullah218
    @mohamedosmanabdullah218 20 годин тому

    Msh allah guul Insh allah

  • @ismaaciilibraahim3980
    @ismaaciilibraahim3980 20 годин тому

    Sasaa laga rabaa iiraan

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 20 годин тому +1

    kuwee suniga ahaa aaway majeefaan mase waxeey la jeraan yahuuda

  • @sameersmr8313
    @sameersmr8313 13 годин тому

    M. a

  • @bakarAbadiir
    @bakarAbadiir 11 годин тому

    Asc ustaad ma dhicikartaa in Dowlada mareykanka falcelin ay sameyso si ay ugu qanciso in yahuda ay garabtaagan yihiin?

  • @ZakiApdilahiHussein-eo9sh
    @ZakiApdilahiHussein-eo9sh 19 годин тому

    200 Gantaal = dhimasho : 0
    2 nin oo hal qori wato = dhimasho : 8
    Iran !

  • @mohamedmuzamil1592
    @mohamedmuzamil1592 20 годин тому

    Ustaad dagaalki 3aad malaga yaabaa in uu dhacao.
    Ama israa'il macquulmatahay in ay burburto.? Waqti dhow. Maadaama barigadhexe xaaladiisa ay sii qasmeyso.mahadsanid

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 17 годин тому

    Weliged dharbaxada oo kale ma gadhin

  • @aqoonguud7523
    @aqoonguud7523 19 годин тому

    Muqaalka like 👍 yaan laga ilaawin

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 17 годин тому

    Way ku dhinten lakin mashegan

  • @ahmedxasan3492
    @ahmedxasan3492 2 години тому

    Wll wxd kaso waranta arinta mini moon e bilaha so socda la rajaynayo in la arko

  • @abdulqaadirali2072
    @abdulqaadirali2072 16 годин тому

    nin aqli badan ayaan ku moodayey

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 8 годин тому

    Malaga yaabaa in ay ku tala gal u qaban waayeen ayagoo og gantaalka lagu qabanayo inuu k qiimo badan yhy wan la qabanayo gaar ahaan kuwa meelaha banbanaan ku dhacaya ustaad?

  • @Gaaney
    @Gaaney 20 годин тому

    Iran 🇮🇷 💪🏼💪🏼

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw 20 годин тому

    Aad ayaad walaal u mahzd santahay runta aad sheegsyso waa dhab waxa aad sheegaysaa

  • @daudbashir6304
    @daudbashir6304 20 годин тому

    Srail iyo shiicada iiraaan hadii ay hore isku dhari ahaan jireeen malahan way kala tageen jwbta srail ee weerarkii xaly ayaan sugeynaa

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x 16 годин тому

      Wahaabiyadda iyo Israel ayaa waligood isla safnaa😂😂 sabata aad jawabta u rabta muxuu yahay ma waxaa rabtaa in umadda islaamka ah ee Ahlu beytka la laayo. Maxaa igu ciil qabtaa jawaabtaas.

    • @daudbashir6304
      @daudbashir6304 10 годин тому

      ​@@AliAmino-w5x adeero aniga shiico iyo sahnunyada srail way ii simanyihiin markann ahay suni tariikhada shiicada soo aqri
      Mida kale shiicada dan islaam uma socadan ee sharafkooda ayaa ku xiran in ay weraraaan taa fahan markaa tahay suufi shiico bad ismodaa ee adiga suni bad tahay

  • @Jaamac-dn2iu
    @Jaamac-dn2iu 20 годин тому

    Su Aashu waxay tahay iRan ma Laga weerarikaraan xaRumaha NugLeeraka

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 20 годин тому +1

    Anaa soo dhaqsaday Caawa..

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 12 годин тому

    Way iska Cadahay in isreal qarsanayso jugtii wayneed ee IRaan gaarsiiyey

  • @NuurudiinMaxamed
    @NuurudiinMaxamed 20 годин тому

    Saxib maxaa laga wadaa gantaaalada codkooda kadheereeyaa

    •  20 годин тому

      Wax weliba waxaa ay leeyihiin limit xawaare ah, Tusaale: Qof bani aadam ah haddii uu qayliyo ama uu hadlo codkiisii xawaaraha uu ku socdo waala xisaabin kartaa. Gantaaladuna kolka la ridoo xawaaraha ay ku socdaan ayaa kala duwan. Gantaalada ugu casrisan maanta waa kuwo xawaarahoodii uu ka dheereeyo xawaaraha codka. xawaaraha codka bani aadamku qiyaastii 343 mitir ilbiriqsigiiba (ama 1,235 kiiloomitir saacaddiiba) uu jari karaa tanina waa cabir laga soo qaatay marka uu jawigu wacan yahay heerka badda iyo jawi leh heerkul 20°C..

  • @alimahamud9780
    @alimahamud9780 18 годин тому

    Hada maxawaxa naleedahay Iran wa Mu,miniin yahuuda alle kusaliday

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 19 годин тому

    Si fudud baa looga hortagi karaa gantaalladaas 😂 waxa lagaga hortagi karaa gantaalada lasoo tuuray kuwo ka badan oo dalkii soo tuuray lagu duqeeyo

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 20 годин тому

    Meesha waxaa ku fashilmay wadamadii suniyiinta oo noday kuwa la,haystayaal ishaysta xalayto diracya wayntii carbeed xaar ayay ka wareegeen maryahii ayay iska wasaqeyeen

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 19 годин тому

      Shacabka muslimiintu hogaan ayay rabaan inagadaa shiicada iyo jilinkoodoo

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x 16 годин тому

      ​@@ubahdhool8158aamus Wahaabi khawaarij argagaixiso ah cayda muslim ka ayaa lagu baray iyo qarxintooda

    • @istaradan9237
      @istaradan9237 13 годин тому

      @@ubahdhool8158 wara Muslim Iran dhama majira nagada dumarksa 😂

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 8 годин тому

    Iran iyo yahuud waxay heshiis ku yihiin xasuuqa carabta.
    Iran gaalada reer galbeed bay la shaaeeysataa

  • @FadhiJaqalabirr-py3it
    @FadhiJaqalabirr-py3it 20 годин тому

    Jawaabta ay bixin doonto intee in leeg oo khasaare ah ayaad filaysaa

  • @CaliXirsi-l5l
    @CaliXirsi-l5l 7 годин тому

    M.a 😂😂😂😂

  • @abdikadiribrahim7643
    @abdikadiribrahim7643 20 годин тому

    quul plesten