Daa, uud cali masxaf

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024
  • Dhagax dhuunta kama dego

КОМЕНТАРІ • 57

  • @zudaysi101
    @zudaysi101 8 місяців тому +6

    Kama caajiso kama go'o kama daalo dhagaysiga artistihi waynaa alle qabriga hauwasiciye ❤

  • @mousataphadaher
    @mousataphadaher 2 роки тому +17

    Aya dawanaya 2022 like igu yaciya dheee ✌

  • @mohguled
    @mohguled 2 роки тому +6

    Walaal keen Daa'uud Allah ha u naxariisto . Rabi Janada ha ugu bishaareeyo. Aamiin.

  • @maryanalinor4117
    @maryanalinor4117 2 роки тому +8

    2021 yaa ila dhegeysanaya ❤️ Allah ku naxariisto

  • @XasanAbdi-m9t
    @XasanAbdi-m9t 11 місяців тому +1

    11 bisha 11 2023 yaa ila socda duleedka degmada bursaalax gobolka mudug iyo jawi roob zxpkay wariye Axmed shaaciro baan ku soo xasuustaah heeskan❤❤

  • @somalilanddhagocadearmy1291
    @somalilanddhagocadearmy1291 4 роки тому +6

    allow kuu naxariiso al ustaad daauud geesi naga baxoo guul dhashuu ahaa. waxaan ka tacsiyadaynayaa dhmn inta afka somaliga ku hadasha

  • @maancabaas6343
    @maancabaas6343 2 роки тому +4

    Rabbiyoow naxariistaadii sii, Aamiin

  • @hassanmoussa7030
    @hassanmoussa7030 3 роки тому +6

    Sxb aad iigu dhow ayuu ahaa da'uud cali masxaf ilaahay ha u naxariisto
    Jano fardowsa rabi ha geeyo

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 3 роки тому +5

    Legend Ilaahay hakuu Naxariisto

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n Місяць тому

    Masxaf allowkuunaxariiso fanaan xasuus mudan buu ahhaa

  • @jaambiir8
    @jaambiir8 2 роки тому +1

    Alle ha u naxariisto Daa,uud cali masxaf, nin ka baxay fanka ayuu ahaa

  • @nabardaarshe6276
    @nabardaarshe6276 3 роки тому +4

    Ereyada & laxankaba io kabankaba
    Isaga ayaa le Rabbi hakuu naxaristo masxafow.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Рік тому +1

      Erayada heesta waa barre m fiidoow.

  • @sir__cmc
    @sir__cmc 2 роки тому +4

    Ilaahay haw naxariisto 2020 ayuu geeriyooday

  • @Seexo123
    @Seexo123 4 роки тому +3

    Waa hees qiimo leh. Ilahay ha uu naxaristo

  • @abdallamohamed5794
    @abdallamohamed5794 4 роки тому +4

    Allah unaxariisto daud ali 😥

  • @ibrahimsamatar5975
    @ibrahimsamatar5975 5 років тому +5

    Manshalah saxipkay daauud 2013kii baanu hargeysa wada joognay oo igu dambaysay sxp noolow

  • @libankhaire6646
    @libankhaire6646 2 роки тому +1

    Ilaahay hakuu naxariisto Daauud.

  • @alimahamud9824
    @alimahamud9824 4 місяці тому

    Ilaahayow unaxariiso Oday daauud

  • @abdulhashi7317
    @abdulhashi7317 Рік тому

    Ilaahay ha u naxariisto marxuumka

  • @mohamedamiin6830
    @mohamedamiin6830 2 роки тому +1

    Mshlh wlhi hees way dhaaftay daauud xanfar hadaad tan inooga reebteen waad dadasheen waxay ka mid tahay heesahan ugu jecelhay heesaha somalida hadaanay ahyn taan ugu jecelhay illaahaw adaa wayne adoonkaga u naxariiso jana farduusana ka waraabi waa legend ninkan aynu u dacayno wllken mrkynu ku raaxaysano codkiisa 31 Aug 2022

  • @yonishassan4131
    @yonishassan4131 6 років тому +2

    axyaa fanaan Daud cimri dheer baan alle kaaga tuugay

  • @abdiwahaablibaaxlagde2453
    @abdiwahaablibaaxlagde2453 3 роки тому +1

    Ilahey ha u naxaristo usteed daaud cali

    • @ruqiyarubaabi6999
      @ruqiyarubaabi6999 3 роки тому +1

      Huno gormu dhintay ma bari hore mise dhawan allh unxaristo

  • @MrGeelegaab
    @MrGeelegaab 3 роки тому +1

    Ilaahoow naxariistii janno ka waraabi

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 8 місяців тому

    Ilaah ha u naxariisyo

  • @MohamedOmer-pi7hh
    @MohamedOmer-pi7hh 2 роки тому

    Daauud Cali Masxaf AUN wuxuu ahaa amiiral cuud

  • @maxamedibraahin2731
    @maxamedibraahin2731 2 роки тому +1

    Alle ha unaxariisto

  • @lilboss5452
    @lilboss5452 7 місяців тому

    Allah ha unaxariisto

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 6 місяців тому

    AALA DAA'UUD DUCAALEH

  • @AA-qs1rz
    @AA-qs1rz Рік тому

    Ilaahoow u naxariiso

  • @adansiyaad4309
    @adansiyaad4309 5 років тому +3

    Axyaa daauud cod IGA dheh

  • @ahmedzeki5539
    @ahmedzeki5539 5 років тому +3

    Legend heestada kuhystah

  • @alifanaan7860
    @alifanaan7860 2 роки тому +1

    Allaah haw naxariisto

  • @mohamedmostapha4414
    @mohamedmostapha4414 3 роки тому +1

    Alle haku naxariisto😭🤲

  • @maxamedbajaaj4085
    @maxamedbajaaj4085 3 роки тому +2

    Axsan yaa daa'uud

  • @aboubakerbogoreh633
    @aboubakerbogoreh633 2 роки тому

    Allah onararisto Daoud

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 Рік тому

    Alaha unaxariisto

  • @Kingofbali401
    @Kingofbali401 Рік тому

    We miss one of the greatest musician

  • @maxamuudfaarax302
    @maxamuudfaarax302 2 роки тому

    Maxamud farax cumar

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 9 місяців тому +1

    ALLOW KUU NAXARIISO

  • @ibrahimbaydhabo7902
    @ibrahimbaydhabo7902 2 роки тому +1

    Da.uud

  • @xassanxabbad750
    @xassanxabbad750 3 роки тому +1

    Legend masxaf

  • @tigaroarju6005
    @tigaroarju6005 6 років тому +1

    nice song axyaa cod

  • @muusecabdi2887
    @muusecabdi2887 4 роки тому +1

    A.u.n.daaaud.

  • @abdilahizack7279
    @abdilahizack7279 5 місяців тому

    2024/5/15 ❤8:59habenimo

  • @adamabdulahi6846
    @adamabdulahi6846 3 роки тому

    Waaaaaaw mashalaah

  • @zakisoleiman4287
    @zakisoleiman4287 2 роки тому

    Daa.uud cali masxaf ahaa wuu bartay sida loo tumo

  • @Dhawalproduction
    @Dhawalproduction 3 роки тому

    Allaa yarxam raximiin

  • @Kafi_adde
    @Kafi_adde Рік тому

    Legend 🫡