Sxb wlahi aqoon baa kaa muqata masha allah waadmahadsan tahay Madan hayn onr million like hayn laha waan kuu like garay lahay Lkn anigu waan ku dhuftay
Ilaahy dartii baa kujeclhy szb mcne haka dalin qayrka nosogudbisa siwalbo dadka dawado uyaryihin waa sunan ilahy in mar walbo xaqa iyo badilka dadkooda isla ekeen run waa run bene wa been sxb ilaahy janda hanaguwada kulmiyo dhamnteen I.a
Mudo badan waan sugayey waliba waxaan sugi kari laayahay marka uu salahadiin wacdaraha ka dhigay dagaalkii Xatiin!! Cajaa ib taariikhda islaamka maantu waxay u eeg tahay markii crusiders ku qabsaday qudus muslinkuna uu aad ukala daadsanaa laakiin uu alle salahadiin soo saaray. Bal yuu noqon doonaa midka nasiibka badan ee maanta soo bixi doonaa
Masha Allah bro waxbadan ayan ka faiday Thanks
Masha.allaah aadbaad u mahadsantahay
Sxb wlahi aqoon baa kaa muqata masha allah waadmahadsan tahay
Madan hayn onr million like hayn laha waan kuu like garay lahay
Lkn anigu waan ku dhuftay
Masha allah wll hore u soco
Ok
Chanalkan aad bn uga fa iday malinwalba waxaa soturjumta wax walbo wax laga fa idikaro wax kasto baritan dheer igu qadan lahaana sifudud un bn halkan ugahelaa wakhtiga lagu bixiyana aan ahayn mid laga shalayo aad bad umahad santhy Rabbi rali hakaa noqdo cimrigiyo cafimaadkana hakuu barekeeyo cibadadana haka aqbalo🤲🤲🤲
Great work bro 😎
Qeybta2aad waan ka sugeyna,
Keep Going Pro🤴🏼✌🏽
Sxb qeyta 2 noo soogali plz
Part 2
Qaybihiisi kale walal so turjum
Wll waxan ku waydina barnaamijka Al Jazeera ma diyarisay
Haa ku qor the crusades: arab perspective aljazeera English baad ka helaysaa.
Aad iyo Aad ayaa umahadsantahay khadar johar
Qaybtii labad aaway sxb
Casharkaan waxaa kafahmeysaa wax yaalo kaduwan sida.1)khilaafku dhibka uu leeyahey.2)shiico meeley joogtaba iney tahey cadowga islaamka . Waxaad arkeysaa dadku oranaya iiran iyo yuhud baa isneceb ....
Shiicada WA halyeeyada islaamka Wahaabiyow
Nights templ iyakna xogtoda noso gudbi
Ilaahy dartii baa kujeclhy szb mcne haka dalin qayrka nosogudbisa siwalbo dadka dawado uyaryihin waa sunan ilahy in mar walbo xaqa iyo badilka dadkooda isla ekeen run waa run bene wa been sxb ilaahy janda hanaguwada kulmiyo dhamnteen I.a
Mudo badan waan sugayey waliba waxaan sugi kari laayahay marka uu salahadiin wacdaraha ka dhigay dagaalkii Xatiin!! Cajaa ib taariikhda islaamka maantu waxay u eeg tahay markii crusiders ku qabsaday qudus muslinkuna uu aad ukala daadsanaa laakiin uu alle salahadiin soo saaray. Bal yuu noqon doonaa midka nasiibka badan ee maanta soo bixi doonaa
Aniga
@@roodaabdikarim9538 alle hakaa dhigo insha alaah