Dhalinyaro hala dadaalo. Fadlan SOMTPD Member kanoqo sii aad Legal services uhehesho. Kalaso dag Mobile Appka linkigan apps.apple.com/us/app/somtpd-pro/id6476205567
Lkn aniga waxaan arkay dad Auditors ah kolleey Auditors ka ah waa taqaanaa waa kuwa dhaqma 1st Ammendment oo ah Free speech marka Auditors ka qaar wxn ku arkay iyadoo xita caynaayo Law Enforcement Police ka iyo kuaw kaleba ileen Dastuurka aad ayey u yaqaanaan, inaad i fahantaneh waan rajeenaa. Aniga USA ma joogi ee wxn jooga Muqdisho lkn macluumaad anfacaayo qolda Mareekanka joogta waaye.
Dhalinyaro hala dadaalo. Fadlan SOMTPD Member kanoqo sii aad Legal services uhehesho. Kalaso dag Mobile Appka linkigan apps.apple.com/us/app/somtpd-pro/id6476205567
Masha allah good I dea brother
Shukran brother
Man sha allah walaal qaaliya allaha kubarakeeyo. Koley qofkii ilaahay caqli siiyay waano qurux bandana on
Ameen Shukran walal
Maashaallaah
Shukran walal
You are right man
Appreciate you brother.
maansha allah sxb guuleyso ❤❤❤❤
Shukran brother
Lkn aniga waxaan arkay dad Auditors ah kolleey Auditors ka ah waa taqaanaa waa kuwa dhaqma 1st Ammendment oo ah Free speech marka Auditors ka qaar wxn ku arkay iyadoo xita caynaayo Law Enforcement Police ka iyo kuaw kaleba ileen Dastuurka aad ayey u yaqaanaan, inaad i fahantaneh waan rajeenaa.
Aniga USA ma joogi ee wxn jooga Muqdisho lkn macluumaad anfacaayo qolda Mareekanka joogta waaye.
No saas ma dhihin wuxuu dhahay sidee speed u sameyay haduu gari iga horeeyay. Hadaa aniga speed gareeyay gariga iga horeyay maxaa u qaban waysay speedka makaa kiligeey maahi micna hadaa kaas aadan qaban aniga tick isiisay cunsiri baa tahay
Omg
Qaladka Wiilkan::::
Waxaa ay ahayd in uusan marnaba hadlin oo uu Aamuso sababtuna waxa ay tahay waxaad isku sii fureysaa Dambiyo kale.
Waxaa ay ahayd in uu ID siiyo kadibna Daaqadda Xirto kadibna Tikidka qaato Lawyer u sheego waxa uu qabo. Hadda waxaa lagu qaadayaa ereyga uu yiri ee ah Furaha qaado waan iska tagayaa kaas oo loo yeeli karo Macnooyin badan.
Dhameeso Videoga in sha Allah.
Yarka luqaduu ku hadlaayo tiisa hooyo ma aha xisaabta ku darsada mana xumeyn lahjadiisa cunsurnimaa wadaa ayuu ku yiri boliiskaa yaabay
Hhhh😂😂😂😂 take the key says the fam 😂😂😂 damn
,🤣🤣🤣🤣🤣 HAHAHAHA HAHAAAAHHGAAAAHAAA,
HAKA YEEEEEEEEEELIN, HABARTIIS HA U GEEYO GANAAXA
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣, MAYYYYYYA, IIIINYOW, WAA KAAAA DIIIIDAY MR OFFICER 🤣🤣🤣🤣🤣, YOU ARE RACIST 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣