Madamuu adiga kuu soo muslimay jacayl uu kuu qabo waa inaad ixtiraam dheeraada siisa waa inaad qofkasta ka hor marisaa waxuu rabo ama danihiisa ha kaliyeen marnaba.
waxad sheegtay waa wanag gebigoodaba taa wax bixinta deeqada somalida aanay aqoon mooyee inta kale wa okay qof ku dananaya wa inu ogado meesha tagtay kuwa somalida maaba joogo siduu u oganayaa meesha adan subaxu tagaa qarkood xata guriga ma soo waacna intay meelaha yuruuran dhurmayan yaba u xasuuusanaya reerkii caruruti marka qofka hadu ku wanagsna yahay inta yar culture wa loogu dulaqata ama wala dhadhiciya walahay waxan aqaany gabdh nin ajanaba qabay somalida koofurta nin african baa qabay waxay tidhi reerahi waxay raban in la cawiyo isana maba ugu jirto sheekada qaarabo ayaa la cawinaya waxay ii sheegtya inay xata xado carkiisa bank si ay reeraha wax u siiso yaaab iyo amankaag walahay tuugo ayay ku noqtay marku la fahmi wayay marka teena wa mid wali ah qof walaba wixiisa lala cuna dad ka lacag badan qofka aya hadan wax ka raba wana islamka ina baray haday diinta la qabsdan way bixin ajanabka waxa ku adag qof xoogleh oo wax baryaay muu shaqysto bay odhanyaan haday arkan oo walidka lacag u dirya way xaaqyaan walahay naago an aqanay markan idhahdo manta dahabshil baan tegaya maxad ka dooni wax ba n u diryaa walidkaga xataa kulaha walidkaga waxba ha siin maxa lagtaada u siinaysa hada wa walid heerkasay marayan galada hooyadeed waxba ma siiso marmar iyaga wax la siiya schoolada laga bixiya iyaga waxad mooda inan xaq ba anay ku lahayn galadan lakiin qofka hadu muslimo masajidka tago arako musliminta siday u dhaqman siday wax isu taran wuu ku dayanaya taas kula dedala dumarka guursadow xata way jiran somali qaarkood saqajaana walahay waay jiran naago waxad arkaysa wax uu taro daye iyadi wax walaba ka rabo oo siinaysa aanu weligi shaqo tegayn
Do you have to share bills or he’s the provider because most white men expect you to contribute however in Islam you are meant to be taken care of and provided for.
Our money goes into one account managed by me. We both take allowance (mine is higher since I send money to Africa and as a woman I have more expenses than my husband). He makes double my salary so my husband doesn’t mind if I decide not to work. But I work from home so that’s nice. I don’t feel like I have to contribute anything but it’s my choice and besides I am the head of the finance in our household 🤣🤣🤣🤣
If I going to marry white man it will European man who's family values not American they lost their way . Working 8 to 12 hours day 5 of week full stressful in American that's why most of us end single mother..... Marry American man is 50/50 for bills end that 😂😂 is better to get Mexican man who's provided his stay home wife with respect n his kids but American man good for nothing
ManshaAllah,
Wallahi, you had me in stitches walal. I can resonate with your situation. You’re a good storyteller.
Hijaabka sidaad ugu qurux badantahy ban ka helay Mansha'Allaah❤❤❤❤
You are funny, good experience. Tell us all maashallah.
Masha Allah xijaabka qurux ku tahay abaayo❤❤❤
Masha Allah illaahay ha ku xiftiyo hadinta hadinku suugo ku dadaal diinta
Asc thank you
Mashaa Allah xijaabkaad kuqurux badantahay
💗💗💗
Aniga wan ka helay dhaqan kaas nin caruurtiisa is jeclaysiyey waa inta Inaga dhiman
G.muse ❤❤❤
Qofka inuu dar ilaahay u soo islaamo 'ayaa wanaagsan naftiisana u fiican'waa khalad inuu qif dartiisa loo soo islaamo'
alaah in ow u muslimo Lk adiga darta waa qalad taas ha la ogado
G muse you are funny wlhie Mnzha allah allahuma barik 😂❤
Thanks 💗💗💗
Wa Aleykum salaam beautiful with your hijab on ❤
💗💗💗💗
Ma adaaba xumaan sheegay ❤😂
Maa aragta 🤣🤣🤣 walahi waa dadaley.
😅😅😅😅Maasha Allah wallhi daacat baa tahay. Ka qalee xaajiga waa fiicanyahee
Haye haye waa ka qalena - waa nin wanagsan walahi
Sharafi dhimatay maxaa gaal kuu geeyay aqas
Wallee waxaas uma dulqaadan karo ilaaha ileh 1 fimilkeyga xiligey rabaan waa iney ii imaadan farxad baana ka helaa 2 ilmaheyga waa iney aniga iisoo ooyan aana dareema inaa hooyo ahay oon cidwalbaba ka xigo 3 jikada nin ila maamulaa ma rabo ilaaha ileh 4 hadaa. Rabo aan shaqeysto lkn anoo ley qabo wllhi inaa lcgteyda isticmaaleyn isagaa iga masuula waxaan rabo waa inow isiiyaa hadii kle waalagu kala tagaa sidaa awgeyd faaraxeyga leee leygu og yhy😂
Na mana ku dhalay wlh isku mid aa nahay
U are funny wallahi the u explain to us😂😂
Walhi waad iga qoslisay cunto ayuu i karya kula malha waxa u raba inaan buurto😂😂😂😂
Isku dhaqan ma tihiin nin cadaan ah
Walal waan somarey waa runtaa waxan waa dhaqan kooda 😂😂😊
Mashallaah
Dhibka aad ku jirtid Allah ka saaro
Madamuu adiga kuu soo muslimay jacayl uu kuu qabo waa inaad ixtiraam dheeraada siisa waa inaad qofkasta ka hor marisaa waxuu rabo ama danihiisa ha kaliyeen marnaba.
You are absolutely right. Walahi waa isku daya 💗💗
Hadifaacin cadaan iimaan york waaye😢
Waa qor qodeyaal yaab😊
You fany ❤❤🎉🎉😂
ilayn waD no fanaysay 😂
Part 2 No sosame Abyo❤
Sister horta nin iyo naagtiisu colna maaha nabadna maaha laakin waxaa importanka saygu waa inuu nin masuula oo reerkiisa dhaqda xoog iyo xoolaba waa inaad ka heshaa haddi intaasi naagtu hayn waa reer ba’oow yaa ku leh . Markaa sister seediga uu naxariiso. Dumarka Somali Faarax dulaystee aan waxba tariin ayay hor iyo daba cararaan oo kabaha daba qaadan .
Walahi waa runta. Familkisan yar aad ayu uu jecelyahay
Naag cool 😎 ❤❤❤
11:01 that's Americans way 😂😂😂
❤❤❤ mahad sanid qali 😂😂😂😂😂🎉🎉
Waa runtaa walaalo
Alle xijaabka ku qurxooni badanaa
Thanks qali
Nimanka cadanka fifty fifty ayaa ladhahaa 50 kaaga inaa bixisid waaye
Nin wanaaagsan baad heshay ee qarso
Bari haduu kanoqda isaga uma walwalayan lkn lacala hadii caruur idinka dhaxeyso armuu caruurta kaa haleeya cml
Qofka inuu dar ilaahay u soo is laamo ayaa wanagsan'wayo qancsanan ayuu dareemaya'waa khalad in qof adigoo raali gakinaya diinta u qaadato
aniga hadaa idooneyso Islaam baa dhashay qofkaan hadii aad bari kala tagaan inuu kabaxa lagayaaba
Naa wlley Faarax somali Account kiisa waabu kaa qarsanayaa,Lacagtii lama arko.bill yar oo saqajaan ah buu u tuura familyga.
Koontorolkaas ma leh nimanka somalida waxaa rabto ayaa sameyn kartaa
Ninka markaad isku dhacdaan xijaabka qaado kkkk
Nin cad ma ceeba naagan iskufilayn ama iskukal Sonayn hayskala joogto faaraxeda qalafsan haysla balaqsadaane iyo dhaqankaas laysku mashquulo
Raaxada aqbaaal Somali men yuuhuudaa dhaanta
Hodaney caadi iska dhig hadii oo nin Somali ah Ku xumeye iyaga dhan ma xuma
Because he using you Berkeley hoos baad u oogeeysaa ee uf
🤣🤣🤣Faarax somali iroon inta sheekte ma xamili karo
Kuwii nagu dhaqanka ahay baan ku dawaqnay waaba mid naga dhaqan iyo diin duwan😅😅
Faarax majo paasto baan iska biyo biyey sanaynaa inteena wax badan fahansan😂😂
Dhuuso😂
Nin cadaan ah isoo raadi
Somalidu waxey dhahaan guurso waxaa taqaan
waxad sheegtay waa wanag gebigoodaba taa wax bixinta deeqada somalida aanay aqoon mooyee inta kale wa okay qof ku dananaya wa inu ogado meesha tagtay kuwa somalida maaba joogo siduu u oganayaa meesha adan subaxu tagaa qarkood xata guriga ma soo waacna intay meelaha yuruuran dhurmayan yaba u xasuuusanaya reerkii caruruti marka qofka hadu ku wanagsna yahay inta yar culture wa loogu dulaqata ama wala dhadhiciya
walahay waxan aqaany gabdh nin ajanaba qabay somalida koofurta nin african baa qabay waxay tidhi reerahi waxay raban in la cawiyo isana maba ugu jirto sheekada qaarabo ayaa la cawinaya waxay ii sheegtya inay xata xado carkiisa bank si ay reeraha wax u siiso yaaab iyo amankaag walahay tuugo ayay ku noqtay marku la fahmi wayay marka teena wa mid wali ah qof walaba wixiisa lala cuna dad ka lacag badan qofka aya hadan wax ka raba wana islamka ina baray haday diinta la qabsdan way bixin
ajanabka waxa ku adag qof xoogleh oo wax baryaay muu shaqysto bay odhanyaan haday arkan oo walidka lacag u dirya way xaaqyaan walahay naago an aqanay markan idhahdo manta dahabshil baan tegaya maxad ka dooni wax ba n u diryaa walidkaga xataa kulaha walidkaga waxba ha siin maxa lagtaada u siinaysa hada wa walid heerkasay marayan galada hooyadeed waxba ma siiso marmar iyaga wax la siiya schoolada laga bixiya iyaga waxad mooda inan xaq ba anay ku lahayn galadan lakiin qofka hadu muslimo masajidka tago arako musliminta siday u dhaqman siday wax isu taran wuu ku dayanaya taas kula dedala dumarka guursadow
xata way jiran somali qaarkood saqajaana walahay waay jiran naago waxad arkaysa wax uu taro daye iyadi wax walaba ka rabo oo siinaysa aanu weligi shaqo tegayn
Adoomo.ayaad.u.tihiinģaalo.buuryaqa
Ha naaxdo 😂😂😂😂😂
Maxan faaiday intan koriyay marka way naday haduu carurtisa naagtisa ku mashqulay
Attention ayuu rabaa sida ciyaalka
naya manta wad is asturtaye
Shut your mouth why you cut she's beautiful always 🎉❤
Why do you care she's always beautiful🎉
Wali wxuuku wanaagsanaa uunbad sheegtay 😂
Oo Ana xumantisa sheg aya islaha 😩😩😩😩
Naaa waaxa ufagaraya in aan wixisa lalacunin
Waxay ku wacanyihiin ma’ jirto Nin cad Oon Islaam ahayni, don’t tell us Bolshid
Bbalaayo.ka.qaadagaalo.raaco
Hhh hadaanba xanaaqsanahay
Ala waa iga qosliseey 🤣🤣🤣🤣
Eye baad tahay ee hanag duufsan gabadha beenleeyahay cranky gumeeysto if if uf
😂 kuwa carabta kasohadal hada wax ka ogthy
Walee edeb ayaa laguu yeelay heatkaa ku gaaraycwuxuu kaa ilaashaday 2 diisii wiil ee cadaanka ahaa ileyn waxaa tahay naag soomaali ah oo madoow 😂
Do you have to share bills or he’s the provider because most white men expect you to contribute however in Islam you are meant to be taken care of and provided for.
Our money goes into one account managed by me. We both take allowance (mine is higher since I send money to Africa and as a woman I have more expenses than my husband). He makes double my salary so my husband doesn’t mind if I decide not to work. But I work from home so that’s nice. I don’t feel like I have to contribute anything but it’s my choice and besides I am the head of the finance in our household 🤣🤣🤣🤣
If I going to marry white man it will European man who's family values not American they lost their way . Working 8 to 12 hours day 5 of week full stressful in American that's why most of us end single mother..... Marry American man is 50/50 for bills end that 😂😂 is better to get Mexican man who's provided his stay home wife with respect n his kids but American man good for nothing
😂😂😂😂😂