Waar Daahir walaal adiga waxbaa kaa khaldan, ninkan caalamadaha ka muuqda waa nin qaba xanuun physology ah dadkaasi been bay ku noolyihiin xaalado adag baana ka furan jidhkooda dhexdiisa waana loo dhibriyaa waana laga fogaadaa hadii kale adigaa ku waalan hadaad la macaamisho.
Maxamed Qadiija waa adke caadiye.. Aa carartaa daahir CALASOW 😅
WAJAALE
Daahir yuu idin danbaajin ninkas